HASSAN SOYA OO SAFAR AH IYO ANIGOO AAD UGA NAXAY ARINTAAN GUYS😭✈️

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 372

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +57

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢😢😢😢😢

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN ปีที่แล้ว +117

    Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most knowledgeable, the most trusted person, the most honest person ever, the most handsome man in the whole universe and ever shining person ever is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤❤❤🕋🕋🕌

  • @Yurubyassincisse
    @Yurubyassincisse ปีที่แล้ว +73

    Xamdi wa gabar qalbi wanagsan ixtiram badan dunidan anhada jogno wa yartahey qof xamdi okale ah ilashada xamdi❤

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru ปีที่แล้ว +1

      Haa walahi ❤

    • @Quresha-g4m
      @Quresha-g4m 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@MaryanQurux-kf7ru💋💋💔

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 ปีที่แล้ว +240

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝️🕋❤️😢

  • @mahadmahad9463
    @mahadmahad9463 ปีที่แล้ว +30

    Xasan zoya wlhi umu ahzab waa qof qlbi jilcan nio gabadha waqti wlbo prnki haku sameynin niyad jab inta ay so martay le ha u ahate hada waa ina farxad aad sisa lipaax ❤❤❤❤❤

  • @AyaanMaxamut
    @AyaanMaxamut 6 หลายเดือนก่อน +2

    Xamdi waa gabar maskiin ah sy oo daacad ah ilaahow janadada ku arsaaq❤❤❤❤❤❤❤

  • @WiiloMaxamud-u1i
    @WiiloMaxamud-u1i ปีที่แล้ว +28

    Hassan sooya and xamdi wa iskiin jeclhy allaha idin dhowro😍

  • @malyuunmaanka-k8p
    @malyuunmaanka-k8p ปีที่แล้ว +15

    Walahi qof qalbi wanagsan ba thy xamdi Allah ku xafido 🥰❤️❤

  • @maryanmaryan2349
    @maryanmaryan2349 ปีที่แล้ว +84

    Salallahu caleyhi wasalaam ❤❤❤❤❤❤❤waku jeclahy rasulki alle ❤❤❤❤❤❤

    • @missnajma5505
      @missnajma5505 ปีที่แล้ว +2

      Scw❤

    • @caynixasan3540
      @caynixasan3540 ปีที่แล้ว +2

      scw❤❤😊🎉

    • @MusdafGedi
      @MusdafGedi 10 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw 333

  • @user-boqorada
    @user-boqorada ปีที่แล้ว +22

    Ala jecliyaaaa kuwaygaaan. Uma ahsaaab waaa gabadhakaliyeee soooshiyaaal miidiyaha aan kajeclahy hadana waaa qofka kaliya eee aan kudaydo. Kib going Hbo mcn ❤❤❤❤

  • @mustafefaysal
    @mustafefaysal ปีที่แล้ว +28

    Dadbaa dhahaya dadkan jacayl ka dhexeeya lkin maaha
    Waa saaxiibtinimo halkii ugu danbaysay wlhi❤❤❤❤❤❤❤

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 ปีที่แล้ว +6

      sxptinimada Nuucaan ah 😂😂bull Allah siiyo

    • @SalaadIssack-bn2em
      @SalaadIssack-bn2em ปีที่แล้ว +2

      Waraa kir sxptinimo wllhi majirto
      Hadaa kaayeelo loos allaha igadhigo
      Ee wllow bax 😂😂

    • @mustafefaysal
      @mustafefaysal ปีที่แล้ว +2

      @@SalaadIssack-bn2em ilahay canjeero hakaa dhigo heeeee

    • @mustafefaysal
      @mustafefaysal ปีที่แล้ว +1

      @@SuntaFaaraxmajopasto58 aamiin

  • @XanaanMaxamud
    @XanaanMaxamud ปีที่แล้ว +7

    Adinka anaga nawaloysiin jeceyl kena na xasusinoysin masha allah xamdi sharaf karaamo ayey ledahay qof xushmad badan waye ❤❤❤❤

  • @queennataali5449
    @queennataali5449 ปีที่แล้ว +6

    Hasan mar kle ha isku dayin hamdi qurux ina ka ilmeysisid ilinteda ma jecli🥺🥺🥺

  • @HamzeIbrahim-iw1dl
    @HamzeIbrahim-iw1dl ปีที่แล้ว +40

    Really she's a best friend respect all of you especially hamda queen👑✊

  • @Rexweyngirl
    @Rexweyngirl ปีที่แล้ว +16

    Ku salli nabigena Muhammad scw scw scw scw ❤️ ♥️

  • @UmuquteybabintuBashir
    @UmuquteybabintuBashir ปีที่แล้ว +5

    Wllhi aniga xitaa waan la ooyey hadana waan la farxay, ala soya aboowe gabadha qalbigeeda ilaali sidaan okale haku sameynin mar kale waayo xamdi waa gabar qalbi wanaagsan oo aan jeclahay masha Allah xamdiyey adigana Allah ku xafido adiga iyo axzaab mcnto waan ku salaamay.

  • @hodanabdullahiashkir9476
    @hodanabdullahiashkir9476 ปีที่แล้ว +2

    Waa isku nureysaan saad isku daryeleysaan oo isku fahmeysan I like it plzz ha iscidlenina vediokan so many times kuso ceshtay
    Hassan soya plzz ii ilali gabadhan I love her
    Mar danbo kama murjin kartid
    Dumashidow take care for Hamdi
    Love you umu Ahzab

  • @jasminisse8857
    @jasminisse8857 ปีที่แล้ว +9

    Masha allaah aad ayan ku geeraa gabadh qalbii wanagsan oo aan akhlaqdeeda ka hela tahay marna samiday ba tahay Hamday guulayso ina adeer❤️

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 ปีที่แล้ว +12

    Xamdi qurux ha dhibin Hassan soya jira oo joga❤❤❤

  • @ASHKIRSOMALITV
    @ASHKIRSOMALITV ปีที่แล้ว +13

    Masha Allaah umu Ahzab qof qiimo badan oo qalbi wanaagsan ❤❤

  • @marwomunaismail3861
    @marwomunaismail3861 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah marka aan idin dawado waxan dareema naxariis❤❤❤ keep going insha allh

  • @fatumashariif237
    @fatumashariif237 ปีที่แล้ว +28

    Mashaallah ❤cadowga allah idinka qabto

  • @FaadumoShariif-cq1gd
    @FaadumoShariif-cq1gd ปีที่แล้ว +14

    Hassan soy gabadha saan maxa uga galeysa uma ahzab waa la qiiroodaya xassan soya saan prank lays ku gal ❤❤❤um ahzam abyo ka soo is a aarso xasan soy ❤wa idin jaclhay hassan soy iyo um ahzam ilaahey idin xifidiyo ❤❤xassan soya ❤❤😘😘💖

  • @salmoseytuun6200
    @salmoseytuun6200 ปีที่แล้ว +8

    Xamdi wlllhi 😢😢😢 qalbigeda said bu u naxay😢😢😢

  • @hassanmohamoud3570
    @hassanmohamoud3570 ปีที่แล้ว +2

    Hassan and hamdi quruxeey waan idin salaame from shibis❤🖐️🥰

  • @ayaanabdulaahi9514
    @ayaanabdulaahi9514 ปีที่แล้ว +16

    Kaligaa lagum sameen xamdiyeey anga xitaa wangul sameeyaya qalbiga qax idhahaya 🥺🙆💔 waxa Haniiga dhexeyaan am yeey niiga dhexeen isal joiji diina ku heestaa waqti kastab wa niidwadaa wliba markaan diyaar sanyo carshrka📕🖊️

  • @FarxiyoAxmad-mk4my
    @FarxiyoAxmad-mk4my ปีที่แล้ว +5

    M.a walshey xamdi wan ku salamay ❤❤

  • @Xilkas44
    @Xilkas44 ปีที่แล้ว +3

    😢😢Hamdi wlh waa abaayo qalbi wangsan hassan ino ilali gabadha qalbigeda

  • @FartuunOmar-mi3ex
    @FartuunOmar-mi3ex ปีที่แล้ว +5

    Ala xasan sooya haka tagin xamdi qurux bls😢😢

  • @shamsirashid7853
    @shamsirashid7853 ปีที่แล้ว +52

    To be honest, she already heart broke how many time I don’t wanna be too for her to be like this anymore please, I really cry😭😭😭 because she’s very good woman👌

    • @ubahabdi6315
      @ubahabdi6315 ปีที่แล้ว +1

      Haa Wlhy

    • @MulkiAhmed-oy9et
      @MulkiAhmed-oy9et ปีที่แล้ว +3

      Walhi waxan jeclahay hamdi sida u jeceshay ❤ even channel fm wa. Arka qoralkaga ❤

  • @hudoe
    @hudoe ปีที่แล้ว +7

    Allah finally Umu Ahzab Hassan soya way is jecel yihiiiiin ya ila dareemay habeenkii buu la joga😂😂😂

    • @AHLAAMIITAMOHOMED123
      @AHLAAMIITAMOHOMED123 ปีที่แล้ว +2

      Apaayo ka xishood dadka waa dad.sharaf leh❤keep going my ziz and my pro❤❤

  • @xawacabdicasis4317
    @xawacabdicasis4317 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhaan brank yada aad ku samaynaysa waxay natusen walipa shaqsi ahaan in aythy shaqsi aaad u wanagsan umu ahsap waxan ku jaclahy ruunta wax walpa runta baa laga sheegin ilhay haku xifdiyo wllshy macan qof ku jecelna hakugu deeqo ❤❤❤❤ walasheen🎉

  • @sucdicadood601
    @sucdicadood601 ปีที่แล้ว +22

    Sorry sorry Umu ahzab qof qalbi wangasan xasan soya wlle qoftan qalbiged ilali❤😢😢😢

  • @abuhachimi
    @abuhachimi ปีที่แล้ว +7

    Hassan soya kaalay adi yuhuud maatahay shpoow gabadhaan maxa uga ooysiine
    Wllkeey prank sameey lkn prank emotional ah hakusamayn gab kadheh shpoow oohinteeda mar walba mafiirsan karnee haaaay😢

  • @hodhanishbby1wx
    @hodhanishbby1wx ปีที่แล้ว +14

    Mcnto ilahey haidin xafido quruxey adi io walalkey keep going😍😍farxada idin rajeyna sis

  • @Ruuneeey143
    @Ruuneeey143 ปีที่แล้ว +3

    Waaw laba an jecla tageraha wena nh u aha 😊❤
    Malika darema ina zaid idin tagero 10 mind xita video ka marku so dhaco kama ahn kro hadn hol hayn

  • @farxiyocabdulaahi-ns6ef
    @farxiyocabdulaahi-ns6ef ปีที่แล้ว +3

    Masha allah umu axsab wlhi wan laqiirody wana qof qalbi wanagsan alle ha ku xafido abayo mcn

  • @fahmoali9264
    @fahmoali9264 ปีที่แล้ว +5

    Maskiin waan la qiiroode 😢😢 xamdi team.umu ahzaap

  • @anabali1926
    @anabali1926 ปีที่แล้ว +4

    Walaahi waa naga qoslaaye, waa ku farxay kulahaa❤❤

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 ปีที่แล้ว +1

    Xassan soya xamdi ilaasho brother wlhi waa Quf Qalbi wngsn ❤❤❤👑👑🙏🙏

  • @DrAarka2019
    @DrAarka2019 ปีที่แล้ว +32

    Did you did your zikr today? No?
    Ok let's go.
    it will take 5 minutes
    #Astagfirullah x5
    #Subhana Allah x5
    #Alhamdulilah x5
    #Allah hu akbar x5
    #La ilaha illa Allah x3
    #Subhan Allah hi wa bi hamdi hi x3
    #Subhan Allah al'adheem x3
    #Allah huma ini asaluka al jannah x7
    #Allah huma ajarni mina naar x7
    #Allahumma aghfir lil muslimina wal muslimat
    wal mu'minina wal mu'minati x3
    Well done
    In sha Allah u will be rewarded

  • @drs_siham_aragsn2258
    @drs_siham_aragsn2258 ปีที่แล้ว +3

    😭Wada Nolada sooya io hamda Rabow Hakala Dheraysiin 😢❤

  • @fadumafarah6229
    @fadumafarah6229 ปีที่แล้ว +3

    Mashaallah tabarakallah walalkay Iyo walashay wan idin taageeraa

  • @somaliaassociationfemaledi7319
    @somaliaassociationfemaledi7319 ปีที่แล้ว

    Maanshaa allah ina adeyrkey hassan shariif hassan soyaa gabadhan dumashi nooga dhig

  • @saadasiman3115
    @saadasiman3115 ปีที่แล้ว +3

    Ano ma jecli inay ooyso umu ahzaba sbbto ah waa gabadh aan jeclahay waliba sixad dhafa ah waliba wn ku daydo waa qof mudan in lagu daysto ilove you umu ahzaba sidokale wllky Hassan soya lkn kadhaf umu ahzaba prank ok sidasan isku ognahay farxad igu nolada labadina baa❤❤

  • @MaryanSubow-pj7iv
    @MaryanSubow-pj7iv ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ❤tiim aan jeclahay ❤wlhi alle ha idin dhowro dhamaantiin

  • @qaasimmaxamedcusmaan1596
    @qaasimmaxamedcusmaan1596 ปีที่แล้ว +3

    Soyo dhabtii aniga ayaa ka naxay inaad safar ka aadid tiimkaaga, markaan arkay dareenka umma axsaabna waana kasii naxay fadlan ummu axaaab prank noocaan ookale ah haku sameynin please and please

  • @abdillahimedrobleh5213
    @abdillahimedrobleh5213 ปีที่แล้ว +1

    Ah 😌 Waxan baa jacel kaa dapta ah Hassan soya qofta no ilali 🎉

  • @ikranabshir39
    @ikranabshir39 ปีที่แล้ว +3

    Plz hassan iska dhaaf prank qalbiga wx yeelaya

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh ปีที่แล้ว +1

    Xamdi qurux xamdi queen she's good person walhi waxaan aad uga naxay geesaha ayey fiir fiirisay labada dhinac kadibna dhabanada ayey qabsatay murugo qof adan jecleyn in uu kaa tago oo sadar dag dag ah hosta ka galiyay xamdi waa gabadha soceil media ugu daacad san walhi taageero dhab ah ayan kuu ahay xamdi the only girl an si niyad ah u taagero xasan xamdi dhibka ka dhaaf neef weyn ayaa ka so fuqday markii aay ogatay in uu prank yahay guuleyso waligaa xamdi qurux ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @rahodahir9886
    @rahodahir9886 ปีที่แล้ว +3

    Umu Ahzab & Hassan Zoya they look good together ❤

  • @X__A_channel
    @X__A_channel ปีที่แล้ว +1

    Albadina ad baa idin jclahy lkn waxa rajeyna ina noqotan lamano isku wara onolosha kumidowa illahow itus adinko ah lamano ad isku jcl isku ixtirama hassan soya iyo umu ahzab love you so much

  • @Khadra-c3i
    @Khadra-c3i ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ Marshall llehi xamad qurux iyo xasan soye wankuwataa❤❤❤

  • @maryanmaryan2349
    @maryanmaryan2349 ปีที่แล้ว +11

    Salallahu caleyhi wasalaam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +12

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤

  • @juweeriyaaxmed-kb7np
    @juweeriyaaxmed-kb7np ปีที่แล้ว +9

    Say mashaallah gabadhan in badan baan ku xidhna kalankeda waa gabadha wanaagsan oo qalbi wacan leh wiilkuna waa lamid alle ha idin xafiido wlshy mcn iyo walaalkay qaali alle calaf ❤❤❤qurux❤❤❤badan❤❤❤ha iskugu❤❤❤kiin❤❤daro❤❤laba❤qof❤❤oo wanagsan❤❤❤❤badtihiin❤❤mashallaah❤❤tabarakallah❤❤❤haddii❤❤alle❤❤calaf❤❤iskugu❤kiin daro❤❤waxan❤❤idin so hambalyenaya❤❤inshallah❤❤waan❤❤iska kiin jecladay ani waxad tihiin❤❤❤labo qof❤❤oo wanaagsan ❤❤inta❤❤cidii❤❤wanaagsan❤❤❤tahay❤❤❤❤❤mashalllaaah❤❤❤waan❤❤❤idin ❤❤salaamay❤❤❤salaan❤❤idinka❤❤❤timi❤❤❤walashiin❤❤❤❤oo❤❤❤dar❤❤alle❤❤idin❤❤❤jecel❤❤❤❤❤❤inshallllaaaah khyr badan❤❤baan❤❤❤idin❤❤rajaaynaya❤❤❤❤xaga❤❤raabii❤inshaallllaaaa ❤❤❤❤❤xamdi❤❤❤iyo❤❤❤hassan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Yaxye12
      @Yaxye12 ปีที่แล้ว

      Video nogasodhig waku cajisee😢😅😂😂

  • @muslimamahammmed57
    @muslimamahammmed57 ปีที่แล้ว +4

    Abtii wlh waxfican madsameynin wlh am crying 😢 dnt heart break her plz stop😢

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 ปีที่แล้ว +4

    Habo Xamdi Qurx Waxan walaga dhafoo😢😢😢😢😢

  • @duufaan6300
    @duufaan6300 ปีที่แล้ว +3

    Umu ahzaab jiliinka qatar ayeey ku tahay prank ugu horeeyay ay ku faraxdo aaaaaa😂

  • @Gaashaan-Tv
    @Gaashaan-Tv ปีที่แล้ว +7

    Hahahaha atoore iyo atariisha, filinkaan waa idinka hayaa😭😂 very funny 😂

  • @fadumoabdi5537
    @fadumoabdi5537 ปีที่แล้ว +2

    Sorry😢 hamdi qurux wan la ilmeeye wlhi 😢😢😢 hassan rali galin nasoo sii team hamdi wan ilmeene😢😢

  • @AxmedCabdi-ol5rd
    @AxmedCabdi-ol5rd ปีที่แล้ว +11

    Team soya prank an kugu baranay wakana team hamdi so arsada

  • @abdirahmanjama6319
    @abdirahmanjama6319 7 หลายเดือนก่อน

    Walaahi waan idin jeclahay😅❤❤❤❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 ปีที่แล้ว +11

    Iso booqda asxabta❤❤❤

  • @ConfusedElectricity-wl4uz
    @ConfusedElectricity-wl4uz 8 หลายเดือนก่อน

    Ku saliya nabiga😢❤

  • @xamdiaxad5801
    @xamdiaxad5801 ปีที่แล้ว +22

    Wlhi waa farxay prank waye marku dhahay marki hore umu aya murugta la daremay qof kugu qali ah hadu ku dhaho waa baxa xanun waaye runti wada jiro nawad gala xamdi And xasan❤❤

  • @deeqaahmedsabriye1881
    @deeqaahmedsabriye1881 ปีที่แล้ว +3

    Jah isku dagma nahy xassan rer karaniya dhiiga maku tagerane❤❤😂

  • @ajanokilliya900
    @ajanokilliya900 ปีที่แล้ว +1

    Siz hamdi nataka kuona hassan soya plz mimi ni fans yake

  • @saadasiman3115
    @saadasiman3115 ปีที่แล้ว +2

    Of Hassan soyaa gabadha ta sixuun baad yeshay wllhi ani xata ruun ban uu maleynayay

  • @faadumo123-hv8mn
    @faadumo123-hv8mn ปีที่แล้ว +1

    Prankigan waa kaan ugujeclahy prankigina qiiro camal 😂😂sorry sisteryy❤

  • @SamsamSheikhahmed-mt6px
    @SamsamSheikhahmed-mt6px ปีที่แล้ว +3

    Masha allah walal qali

  • @deeqa1547
    @deeqa1547 ปีที่แล้ว +2

    Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed

  • @fatimaali3037
    @fatimaali3037 ปีที่แล้ว +3

    Walhi you me cry too Abowe don’t do it again 😢😢😢

  • @Oubah-hm7nk
    @Oubah-hm7nk ปีที่แล้ว

    Masha Allah hanbalyo dad aad isku fahmaa way yaryihin lkn hassan soya iyo umu ahzab waa dad wanagsan 💯 💯 wada nolada oo nabad ku waraa king 👑and Queen 👑 wn idin jecelahy dadka Laba qof oo is jecel waxay modan uun in ay xiriir ka dhaxeyo minaha wiil iyo gabadh saxib iyo wllo is jecel ma noqon karan miyaa war dadka isku dayaa oo dhibka ka dhafa wllayal somaliyey il baxa salan sare🙏❤️😍😍😍

  • @IdilIdil-k5t
    @IdilIdil-k5t ปีที่แล้ว

    Abayo. Wan. Kusaray. Sabisgared calashanag. Xasan. Sooy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ee. Sodhawaw

  • @bbyamishbbyamish5102
    @bbyamishbbyamish5102 ปีที่แล้ว

    M.a a good friend of world wow amazing 😍😍😍😍😍

  • @hassanmahamoud7052
    @hassanmahamoud7052 ปีที่แล้ว +2

    Xasanow zhp xamdi waxay kusoobaxaysaa inaad dumaashi nooga dhigto waxan idin rajaynayaa inaaad is guursataan🎉❤❤

  • @qaaliibraahim4137
    @qaaliibraahim4137 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkk su.aalihi udhamaatay ee markale nooga dhig my queen.t aan jaclahay abayo fecbook gaaga ii sheg ama tiktok igala hadal adoo raaliya muctat ayaan kuu.ahay

  • @Qaseofficial2537
    @Qaseofficial2537 ปีที่แล้ว +1

    wlhi wan ka xumahay inkasto uu yahay prank gii ugu horeyy ku faraxdo seydu soyaa qalbigaas ino xafid ciyaal xamar walagu ogtahay gobnimada ee ka ilaali dhawacyada sint sint ah wu weynan karaa waayo sidisaba cudurka si yar ayu ku bilowda wuna fidaa ee wallkeygi ina shariif ciyal shibis

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 ปีที่แล้ว +2

    Boqorada caawa waa ka oysiisay xamdi oyneyso caawa kahor ma arag tan iyo waxa fiirsanayay 2018 xasan soya raali galin karabna

  • @AbdifitahhassanManuuti
    @AbdifitahhassanManuuti 10 หลายเดือนก่อน

    Sxb filimki parts usoo dhameystiran

  • @FaizaAbdirahmaan
    @FaizaAbdirahmaan ปีที่แล้ว +3

    Qof aad saan agteeda qaali ugatahay prank nuucaan ah haku sameynin

  • @ayanahmed7160
    @ayanahmed7160 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hal ha isku kiin daayo isha cadawga idin ka dahaan

  • @hassanGEDF
    @hassanGEDF 3 หลายเดือนก่อน

    Prank yara wacn ayuu ahaa ani albabkan kasi dagi laha inta borsada qato 😂

  • @suheepyare-ts3vl
    @suheepyare-ts3vl ปีที่แล้ว +3

    Hamdi qof qalbi wangsan soya pro qoftan qalbiged ilali

  • @SacdiyaMaxamed-s6s
    @SacdiyaMaxamed-s6s ปีที่แล้ว

    Xasan iyo xamdi seri❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢

  • @nalkanastexoaxmadnalkanast8012
    @nalkanastexoaxmadnalkanast8012 ปีที่แล้ว +4

    xamdi abayo alaha kuxafido ♥️🥰

  • @aminasheikh8064
    @aminasheikh8064 ปีที่แล้ว +2

    Umu ahzaab xabiibti walaahi waan ooyay markii aad imoshinaal aad noqotay

  • @abdifatahhassanjumale7838
    @abdifatahhassanjumale7838 ปีที่แล้ว

    SHE IS INLOVE WITH THIS KID
    MAMA SHUTTER AYAAA KUDAMEEE

  • @SiiseyCade-mi9oz
    @SiiseyCade-mi9oz ปีที่แล้ว +3

    Adiga nh anaga miyaa nagu sameysay 😮😂😂😂 tanokale wee dhacdaa😂😂😂😂😂

  • @najmo2679
    @najmo2679 ปีที่แล้ว +4

    Sorry abaayo waka arsandonaa team xamed qurux

  • @CashoBashirmuse
    @CashoBashirmuse ปีที่แล้ว

    😢😢😢walhi wan lailmeyey😢😢my😢waxa samenena😢kabixiwese ax ax😢

  • @mohamednooreymoi-st9wq
    @mohamednooreymoi-st9wq ปีที่แล้ว

    Hi umu ahzab ... I really lyk how u conduct ur self ❤❤

  • @nuurkalaan721
    @nuurkalaan721 ปีที่แล้ว +3

    Boqorada qalbiga ayey kahadashey waxa aan dhihi karaa waa qof wanaagsan

  • @suldanofogedan254
    @suldanofogedan254 ปีที่แล้ว +2

    Ume Azazba Walshey vidio halmra idoba plz safari galirba

  • @NashadTigerofficial
    @NashadTigerofficial ปีที่แล้ว

    Hasan no ilalai hamdi😢❤

  • @shamisfaragab8304
    @shamisfaragab8304 ปีที่แล้ว +1

    Xamdi qurux wll qalbi fiican❤❤❤

  • @khalidahmednor1488
    @khalidahmednor1488 ปีที่แล้ว

    soya sxb waan ku wata palse ayada ino illale xaqiqde kama kaftno ❤ wayo waan jiclnahy Team umu Ahzaab🎉

  • @AbdishakuurShak
    @AbdishakuurShak ปีที่แล้ว +3

    waan isla jeclahy labadan

  • @AyaanMohamed-z5r
    @AyaanMohamed-z5r 7 หลายเดือนก่อน

    300k coming soon