Rag yaryar oo geeljiraa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Instagram dhaqankaaba
    www.instagram.... 👈
    Facebook pege dhaqankaaba👈
    Facebook dhaqankaaba👈
    tiktok dhaqankaaba👈
    Hadii aad doonayso mawduuc inaad igala hadasho oo aaladaha aan isticmaalo aad igalasoo xariirto asc kaliya hasooqirin ee sooraaci mawduuca sigoo dhamaystiran
    waan iidinjeclahay soomaali maxamed❤🥰
    fadlan subscribe saar Channalkaan
    • Video 👈

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @dhaqankaaba7350
    @dhaqankaaba7350  3 ปีที่แล้ว +442

    Raga yaryar maasha Allaah haladhaho muuqaalkana liketa igu amaal Mariya🥰🥰

    • @yohanisjr5779
      @yohanisjr5779 3 ปีที่แล้ว +7

      Kaa Hadan just qalaanta

    • @abdalla_abroz43
      @abdalla_abroz43 3 ปีที่แล้ว +5

      Muqalka Xaqisii Siyay Iyo Waliba Channel kaba Horay U Soco Queen

    • @abdalla_abroz43
      @abdalla_abroz43 3 ปีที่แล้ว +2

      Muqalka Xaqisii Siyay Iyo Waliba Channel kaba Horay U Soco Queen

    • @gobeeymaxamed2204
      @gobeeymaxamed2204 3 ปีที่แล้ว +2

      ani ahaaan waxeey ila tahahay fikirkeyga kii hadal u baahana hadal kaan u baahneeyna sidaanoo kale wax yar oo fah faahina gadal uga dar noo naso macan badan.

    • @kaafiyoxasan923
      @kaafiyoxasan923 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha alah wax facan ayey qabayan

  • @lateefazdi1178
    @lateefazdi1178 3 ปีที่แล้ว +2

    أين هذا المكان الجميل ؟
    Where is this beautiful place ?

    • @hamd9203
      @hamd9203 3 ปีที่แล้ว +1

      Somalia❤

  • @cakulemedia330
    @cakulemedia330 3 ปีที่แล้ว +29

    Wllshy caano geel oo diiran oo ardaagii yaala oo lagu dhamo goormaa noogu dambaysay huguriga ayaaba naga soo dhacay

  • @mahadabas8490
    @mahadabas8490 3 ปีที่แล้ว +11

    Dadka dislike-ta
    saaaray ma waalanyihiin mise waa kuwo aan geel aqoon

  • @mowofficialcw9534
    @mowofficialcw9534 3 ปีที่แล้ว +58

    Wllhi waqtigaan wan somaray 😂😂 xasuus thanks 😊 #queen 👸 #dhaqankaaba

  • @mohamedmohamed-sl1tf
    @mohamedmohamed-sl1tf 3 ปีที่แล้ว +14

    Mashaalah ilmo yar oo ka karti Badan 20jir qurbo ku dhashay ama ku koray

  • @jamamuse4823
    @jamamuse4823 3 ปีที่แล้ว +66

    Dhaqankaaba wll fikrad yar baan kuu hayaa oo aan isleeyahay shaqada aad hayso ayey xoojinaysa adna faaiido iyo duruus bay kuu noqonaysa umadana sidoo kale jiilalka danbana dhaxal bay unoqon hada ayeyna uugu haboontahay inaan kula wadaago wll

    • @saidodahirdahir2065
      @saidodahirdahir2065 3 ปีที่แล้ว

      doodah ustaad anka faideysaneeh

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 3 ปีที่แล้ว +3

      Dadka beeraleeyda inaa gacan qawono waaye wlhi

    • @husseinabukar7723
      @husseinabukar7723 3 ปีที่แล้ว

      Luuqa ugu dir

    • @amigos8552
      @amigos8552 3 ปีที่แล้ว +6

      Oo intaas qoralaba qortaye fikrada maad raacisid lee

    • @sulubmuuse4697
      @sulubmuuse4697 ปีที่แล้ว

      Hhhh xogaa wakhti yaa iga cunty

  • @maxdar11
    @maxdar11 3 ปีที่แล้ว +9

    OMG Jawiga meeshaa waan Dareemi karaa masha allh bal intay leegyiin iyo xoolahay ay la joogaan eega dadka miigu aadbey uga Duwanyiin kuwa magaalada

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M 3 ปีที่แล้ว +14

    Muuqaal iyo hadal islasocdo ayaa ilawanaagsan,
    Waxbadan ayaad inoofasiri lahayd oo muuqaalka dhexdiisa ah,
    Mahadsanid.

    • @drgabriel4216
      @drgabriel4216 3 ปีที่แล้ว

      Inantu wa dadaalysay ee ninka geel jiraa ayaa xidhxidhnaa oo an kaba gurayn

  • @haniitarashiid5657
    @haniitarashiid5657 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllo mnta wixiiba aaamusni bad ku dhamaysee maxay twhay sababta naaska looga xidhay geeelka😂

    • @sahrujahaji6058
      @sahrujahaji6058 3 ปีที่แล้ว

      1:Wxay ila tahy in is nuugan baa loo diiday
      2:iyaga io awrkooda yar yar baa isla daaqaya oo wxa la diidaya inay nuugan 🤣🤣
      Way siday ila noqotay anigu waligey io miyi ma dhex tagin

    • @haniitarashiid5657
      @haniitarashiid5657 3 ปีที่แล้ว

      @@sahrujahaji6058 hhh shukran🥰

  • @daysanedaacad2655
    @daysanedaacad2655 3 ปีที่แล้ว +12

    Waa ilaahay nimcadiis ماشاء الله تبارك الله يا أختي الكريمة

  • @fartunahmad7054
    @fartunahmad7054 3 ปีที่แล้ว +9

    افلا ينطرون الا الابل كبف خلقت

    • @maryamahassan377
      @maryamahassan377 3 ปีที่แล้ว +1

      Cajiib wlhi bal arag siduu eebe noogu saqiray dhaqashadiisa

  • @nadiirbakaal2109
    @nadiirbakaal2109 3 ปีที่แล้ว +22

    Guuleyso wllshey ubax c/llahi dhaqan_kaaba
    💘

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a GEEL dhalay oo LALA LISAYO iyo nirgihii oo jaqaya jawi degan xataa waan maqlayaa qolaydii subxaha hore ciyi jirey 🐦 m.a way fiican subxaha jawi qurux badan la idhaha lagu daawado🤩🤩🤩🤩😁😁😁
    Halo = geela kuwa dhedig
    Awr= geelaha kuwa lab
    Nirgo= dhalaha geelaha 《 NIRIGA IYO NIRIGTA》
    Qaalmo = NIRGAHA WAAWEYNAADAY 《GEELA DHALINYARADAA🤭》QAALINKA IYO QAALINTA
    BAARQAB = AWRKA LA RARTO 《 RARAY》
    HEESAHA GEELAHA
    GEELU GALABTII GAANI IYO IRMAAN GOLOF IYO RIMAY HAYSKU KALA GURO
    《 MARKA LASOO CARAABINAYO》
    MArka waraabka laga keenayo
    Geelu geel fulay gaadhi maayee hakadaba fulo ○○○○○○

  • @hiremedia2059
    @hiremedia2059 3 ปีที่แล้ว +20

    Maasha allah wlle dhaqankaaba aad ayaad umahadsantahay runtii waxaad isoo xasuusisey waa aan anoo yar geeljire ahaa🥰🤣

  • @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع
    @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع 3 ปีที่แล้ว +10

    Carrigu waa Barwaaqo. Masha’Allah.

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 3 ปีที่แล้ว +5

    Sidaan aamusnaanta waxba kuma jabno balse Waxaa dhici karto dadka qaar in ay meelaha qaar fahmi waayeen marka cod in aad saarto ayaa wanaagsan baan dhihi lahaa
    Mahadsanid

  • @umuabdirahman5986
    @umuabdirahman5986 3 ปีที่แล้ว +13

    اللهم انا نسألك حسن الخاتمة

    • @omarhamid5107
      @omarhamid5107 3 ปีที่แล้ว

      آمين يارب العالمين

  • @ahmedomar1663
    @ahmedomar1663 3 ปีที่แล้ว +9

    Maaasha Alllah 🌺🌹💯💯💯 Wakhtii baadan Kadib Safaarki Waaaad Noso noqothy

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 3 ปีที่แล้ว +6

    Shaqaa kujiraa si sir aan kudawanoyaa😉🤗sis horag usoco hadaa awoodid malin kasto vedio soo Gali!! “

  • @guulwadechannel6414
    @guulwadechannel6414 3 ปีที่แล้ว +7

    GEELU WAA GEELII (REER CALI SUGLE)REER BICIIDYAHAN.
    KKKK SUMADAAN Gartay

    • @mahadabdi2605
      @mahadabdi2605 3 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa waa doolo ciida

    • @talabsi123
      @talabsi123 3 ปีที่แล้ว

      Walahi magaranayn wa cidahayaga

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 ปีที่แล้ว

      Lkn gelayna marsabit jogaa wuxu leyahaay qorjid %

  • @issaibrahim8892
    @issaibrahim8892 3 ปีที่แล้ว +1

    Geel jirr aa!!!, ma kuwa geella indhaha karridayya ee tuuryeeynnayya!!!! Iyo kan hasha xooga ooku sirbabixinnaya!!!!?. Waa yaab!!!!!!.

  • @umuabdirahman5986
    @umuabdirahman5986 3 ปีที่แล้ว +7

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah waa dhankeenii oo qurux badan aad iyo aadbaan kaaga duceeyaa kolley dadka yurub joogaa ma jecla danyarta ladilo sida xoolaha ilmaha iyo cidwalba oo laga xoog roon yahay ilmaha waxaa fiican inla baro naxariista sey ugu naxariis taan waxa mudan ilmahaygu waxay dheheen maxaa loodilaa

  • @maxamuudcabdullaahi3007
    @maxamuudcabdullaahi3007 3 ปีที่แล้ว +4

    Geela sidii reer magaalkii loo marqiyaye lkn maraxdii waa laga tagay 😂😂😂

  • @cabdilaahimaxamed7698
    @cabdilaahimaxamed7698 4 หลายเดือนก่อน +2

    أفلا ينظرون إلى الإبل كيف خلقت

  • @fathihazan8657
    @fathihazan8657 3 ปีที่แล้ว +3

    masha allah abayo waxaan jeclaanlahaa inaa codeyso oo noosharaxdo waxyabahan geela nasaha logaxirayo mid waan garanayaa sida xariga ookaleto ooloyaqano marqit .marada lagu xirayo manoo shegikartaa abay?

    • @alifanax8212
      @alifanax8212 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi wa suaal fIcan?

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 3 ปีที่แล้ว

      waxaan filayaa nirigaha inay nuugaan ayaa looga xiray.

  • @cumarfaarax6428
    @cumarfaarax6428 3 ปีที่แล้ว +4

    Ma allaah shaqadah waan soomaray walashay

  • @crazaaqmahamed7575
    @crazaaqmahamed7575 3 ปีที่แล้ว +3

    Anigu.Waxaan.Ku.Talinayaa.inaad.Saarto.Cod.Ileen.Waxaa.jira.Dad.Badan.oon.Aqoon.ulaheyn.Waxa.looga.Dhaqmo.Miyiga.Aniguse.Waan.Garanayaa.Dhaqanka.Miyiga.Maadaama.Aanku.Soo.Barbaaray.Baadiye.Guulleyso.Walaasheyda

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 3 ปีที่แล้ว +2

    *KAAS GEELA LISAYA 2 SANO KA BACDI BAARLAMAANKA SOOMAALIYA KA DHEX FIIRIYA ISAGOO MOTION WADA*

    • @kulmiyechannel3821
      @kulmiyechannel3821 3 ปีที่แล้ว

      Wuu mudanyahay wuuna ka caqli iyo aqoon badanyahay kuwa qurbaha kasoo laabtay aan waxba lajoogine baarlamaanka dhex tuuran ood sheegta aqoonyahan .

  • @vickyr778
    @vickyr778 3 ปีที่แล้ว +5

    There’s no need to hit them with branches like that…

    • @qaalbinuura6603
      @qaalbinuura6603 2 ปีที่แล้ว +4

      It doesn’t hurt the camels and plus it’s their culture these people have been herding camels for centuries.

    • @mrprince7062
      @mrprince7062 2 ปีที่แล้ว

      These people have been camel herders for thousands of years and you think you know better how to look after their livestock!? The western mentality baffles me, these young boys are just controlling and manoeuvre their herd to safety... But why don't you preach and tell your people to stop whipping racing horses for their own enjoyments, pleasures and betting companies!? Animal cruelty applies when it doesn't concern you lot! Hypocrisy at it's finest

    • @hanad9301
      @hanad9301 2 ปีที่แล้ว

      Camels have thick skin i dont think it hurt

    • @Lii_gamer
      @Lii_gamer 2 ปีที่แล้ว

      They're kids how they supposed to know

    • @abduqadirbashir
      @abduqadirbashir ปีที่แล้ว +2

      theres no need for u to be commenting here vicky, worry about ur own culture.

  • @abdurrahmanar7490
    @abdurrahmanar7490 3 ปีที่แล้ว +1

    اللهم صلي وسلم علي سيدنا محمد

  • @mustafkhaan4751
    @mustafkhaan4751 3 ปีที่แล้ว +5

    Dhaqankabo Team one love

  • @shukrihasan5765
    @shukrihasan5765 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allaah Tabarkallaah Ilaahey SWT ha noo barakeeyo dhulkena quruxda badan abaayo wilashaan iyo kuwan ogahay kala nasiib badan Allaah naga soo aruuriyo Allaahuma Aamiin Yaa Allaah

  • @shantagobal
    @shantagobal 3 ปีที่แล้ว +8

    Maasha allah

  • @munasarabdirahman3572
    @munasarabdirahman3572 2 ปีที่แล้ว +1

    Kaliya waxan kuraaxeysanaya dhawaqa kooraha iskudaba dhacaya ee leh aleelka afjeexda masixi karo iney kujirto xamum

  • @CUMARXAASHIHIRAABE
    @CUMARXAASHIHIRAABE 3 ปีที่แล้ว +5

    Cod saar abaayo , waana ku mahadsantahy howshan ad no heydo.

    • @bartanabada2906
      @bartanabada2906 3 ปีที่แล้ว +1

      ka daa wiilasha yaryar iyo kooraha geela baanba ku raaxaysane🥰

    • @sagalcabdiaxmed3245
      @sagalcabdiaxmed3245 3 ปีที่แล้ว

      @@bartanabada2906 kkkk walahi sidasu ku qurux badanyagay m.a codka maa ficna

  • @libanaliibrahim2980
    @libanaliibrahim2980 3 ปีที่แล้ว +1

    Wax kale qolayda ama humburuqda codkeeda ayaaba xasuus iigu filan

  • @maxamuudoomaar1396
    @maxamuudoomaar1396 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah tabarakallaah alle haku xiftiyo aduun iyo aakhiroba amiin

  • @goodman435
    @goodman435 2 ปีที่แล้ว +1

    2012kii iigu danbeysye baadiye somalia ala maxan u xiisey 😭badiyo wax ka nasiino badan iyo jawi macan ma jirto

  • @saalimcumar122
    @saalimcumar122 3 ปีที่แล้ว +12

    From ogansho ❤️🙏

  • @ibraahimhassan6336
    @ibraahimhassan6336 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan jecelahay Inad codeyso oo sharaxso waxyaabaha geela Ku saabsan

  • @leylojinow8343
    @leylojinow8343 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah tabarakalah Allah hano xafido carurta💯❤❤❤🥰🥰🥰🥰

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 3 ปีที่แล้ว +2

    Xoolo nooc aan raacin maba jiro aniga💔😭

  • @suldansaid2331
    @suldansaid2331 3 ปีที่แล้ว +4

    Alla ma geelba. Ratiga qooqa sidu ugale bal arag. Talow hadN qooqo sida maan noqona

    • @abdinurmahamed2948
      @abdinurmahamed2948 3 ปีที่แล้ว

      Geel miyaad tahay lol heer kaas maxaa ku garsiinaya waaba habaar ama guursa ama soon waa intaas un waayo heer kaas hadii aad garta haweenka ayaad kufsan

    • @talabsi123
      @talabsi123 3 ปีที่แล้ว

      @@abdinurmahamed2948 kkkkkkkkkkk

  • @Nor-ugas
    @Nor-ugas 3 ปีที่แล้ว +1

    Xaga codaynta iyo aamusnaanta isku dhax dar kuwaad isledahay cod way ubahantahay codee kuwa kala waa caadi sida hada kan oo kale uma baahna cod ,mida kale waxaad noo soo gudbisaa walaal quruxda dhulka iyo geedaha kala duwan ee dhulkaas s.galbed ilahay ku manastay gaar ahaan hdaan nahay qurba joogta aad ayaan ugu bahanay sababto mid horta waa xasuus mida kale qurbaha dhibatadadisa iyo stares kisa ayaa iska badan marka muqaldan qofku markuu daawado farxad iyo xasuus quruxb badan ayuu ku reebaya oo uu ku ilaawayo waxa markaas haysta ee culeska qurbaha ah ,waadna mahaddanthy walaashay dadaalkaaga halkaas kasii wad.

  • @ibraahimqaalidmrkey1923
    @ibraahimqaalidmrkey1923 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah

  • @abdullahikomandoos6786
    @abdullahikomandoos6786 3 ปีที่แล้ว +1

    Geelaan qabiilka leh waxaa tastaan tiisa sheegaa geela kooraha badan iyo qaabka loomar qaa

  • @zahranuurzuhur3084
    @zahranuurzuhur3084 3 ปีที่แล้ว +3

    ماشاءاللہ تبارک اللہ اللھم بارک

  • @zaamnews4717
    @zaamnews4717 2 ปีที่แล้ว +1

    geelani geel dhaqan maha sababtoo ah waa geel aad u waydsan dayacna ka muuqdo
    mida kale raga geela jeceli caag kuma lisaan waxa ay ku lisaan gaawe ama gorof
    mida kale geela lama candho saabo sida adhiga ee maraq ayaa loo diiraa waxaana laga diiraa geedka galoolka layidhahdo
    raga geela aad u dhaqdaa waxa ay joogaan deegaanka soomaalida ethiopia
    gaar meel aan anigu geela ku raaci jiray (sibi) garanayaa garane

  • @fardowsaciise6404
    @fardowsaciise6404 3 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allah waxaan dhihi karaa waa nolol wax badan ka wanagsan Nolosha magaalada waayo waxay ku sifawday xoriyad, dagaansho hawo saafiyo iyo caano lis ah. Wxaa intaa dheer karti firfirconaan, wxaas oo dhanna waxaa laga helayaa cafimaad iyo cimri dherar qofkii Allah u qoray. Wxaa ku yar amaba aadan ku arkayn nolosha rer miyiga qof qaba cudurada khatartaa sida dhiigkar, sonkarta ama kaaadi macank, duxda oo ka timaada xayrta iyo, xinjirowga.

  • @fartuunabdullahi8027
    @fartuunabdullahi8027 3 ปีที่แล้ว +2

    Cod saar abyo muuqaalada insha allah

  • @camaarichanel8086
    @camaarichanel8086 3 ปีที่แล้ว +7

    Awrka Qooqan Sumadii Abtiyaashay Buu leeyahay Far iyo Shumayo

  • @cabdinaasirmaxamed494
    @cabdinaasirmaxamed494 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadka dislike ta saaray xaasid sanaa video gan maa dislike u qalmo 😏 shimbiraha dhawaqoodo iyo quruxfa geela iyo dhulka inaba caadi ma ahan wlhi wax aan dhex jooga ayaan isku maleynayaa 🥰

  • @qalbisaafi7792
    @qalbisaafi7792 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah😍😍😍

  • @libanaliibrahim2980
    @libanaliibrahim2980 3 ปีที่แล้ว +1

    Asxaabta su aal geedka caanuhu hoos yaalaan magiciis

  • @abdullahamerica2476
    @abdullahamerica2476 3 ปีที่แล้ว +3

    Manshllah I really miss the moment 💖💖💖

  • @aadanjokeofficial4711
    @aadanjokeofficial4711 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan u arakaa in reerku usan ahaayn reerkini uu yahay reer video ka dumaysay

  • @xalimacalii6031
    @xalimacalii6031 3 ปีที่แล้ว +6

    ما شاء الله
    اللهم احفظ بلدنا وبلاد المسلمين ،في بلدنا ثروات كثيره ، ثروه بحريه ثروه حيوانيه ثروه سمكيه،وعندنا احد ثاني اكبر محيط في العالم ونفط ، اللهم احفظ لنا الصومال

    • @abduqadirbashir
      @abduqadirbashir ปีที่แล้ว

      aamiin lakiin maxa af carabi noo galine afkena maku hadashid

  • @abdulrahmanmuhamed4039
    @abdulrahmanmuhamed4039 3 ปีที่แล้ว +1

    Hal mar uu haraatiyo wilka funanada gadudan beerku goynaaa

  • @luulhassanawaaleluullubi9648
    @luulhassanawaaleluullubi9648 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah caruurta miyiga iyo caruurta magaalada farqi wayn baa udhexeeya

  • @fatimamohamuud844
    @fatimamohamuud844 3 ปีที่แล้ว +1

    abyo maneedna tg plz🥰

  • @nasranalka5555
    @nasranalka5555 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @nejibhassan4881
    @nejibhassan4881 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus ban galay waxan soo xasuustay yartaydii

  • @alibashirwarsame8129
    @alibashirwarsame8129 3 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid walaal dadbadan oo aan kamid ahay ayaa qalbiga kadalxiisaya markey daawadaa muuqaaladan quruxdabadan
    ALLAHA kuxifdiyo horey usoco

    • @shukriIbraahin
      @shukriIbraahin 11 หลายเดือนก่อน

      😅p⁰😊😊😂❤😊¹😊11😊

    • @shukriIbraahin
      @shukriIbraahin 11 หลายเดือนก่อน

      1¹a

  • @reermiye1geeljire41
    @reermiye1geeljire41 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah beautiful I wish I can take my boys there

  • @canababuukar7794
    @canababuukar7794 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @maxamedxuseen9960
    @maxamedxuseen9960 3 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo wiilasha yaryar ee geela raacaya caanaha ha loo badiyo waxaad moodaa in lagu yareeyay

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 3 ปีที่แล้ว +4

    Walaaashay sidaan ayaa fiican videoga aamusan masha Allah familyga iyo wiilasha yaryarna aadbaan usalamayaa 🙋‍♀️👍

  • @darwiishali7631
    @darwiishali7631 3 ปีที่แล้ว +1

    Marba sibay ku fiican yihiin mahadsanid

  • @labanmahamed7550
    @labanmahamed7550 3 ปีที่แล้ว +4

    ماشاءالله 😍😍 صومال ليس كما سمعناها صومال جميلة جدآ❤❤

    • @zakariyemohamed9523
      @zakariyemohamed9523 5 หลายเดือนก่อน

      كككككككك بلى بل إنا غنيه

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waq ti aange ley ahaan jiray baano xasuus tay masha allah ♥️♥️♥️♥️✅✅👌👈

  • @dahirhusseinabdirahman907
    @dahirhusseinabdirahman907 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah somali dhaqankedii waa kaas. Mahadsanid walal vidiyowga quruxda badan

  • @deeegaaan45
    @deeegaaan45 3 ปีที่แล้ว +1

    nin rageed waaye ninka geela marqinaya oo lisaya waa rageedii wlh wiil dhisan masha allaah biixi waaye bir lab ah caana geela kumaqan raga boorada cabookale maaha

  • @issaibrahim8892
    @issaibrahim8892 3 ปีที่แล้ว +1

    Wuu babranyahay rittigu geelbuunna kujirraa!!!, isma keeneeso!!!.
    Marriti lo,olleeybaa!!!!.
    Waa dhaqan iga dadban anniga kolleeyba.

    • @Gaanimedia273
      @Gaanimedia273 3 ปีที่แล้ว

      Waa laga seeteeyaa mararka qaar marka la rabo in uu halaha abaahiyona waa laga furayaa uun waxaana kalifaysa geela uu ku jiro oo tiro ahaan yar

  • @xamdamaxamed244
    @xamdamaxamed244 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqan kaabaay aamusnaan kadhig hh

  • @axmedwaliaadan5437
    @axmedwaliaadan5437 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa la xagaynayaa geelan macnaha hal dhinac ayaa laga lisayaa

  • @firdowsahassan4350
    @firdowsahassan4350 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo codka noso saar saan wax walbo ufahano qeyr illahey haku siyee

  • @saalahmedia3382
    @saalahmedia3382 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha'alaah walashyda guul ban ku rajaynaya

  • @darwiishali7631
    @darwiishali7631 3 ปีที่แล้ว +1

    Aaamusnaantaa ila fiican aniga

  • @abdrxmaandauud9851
    @abdrxmaandauud9851 2 ปีที่แล้ว +1

    Caanuhu wa bilaa sonkor

  • @khadijajamac33
    @khadijajamac33 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash so barbar

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 3 ปีที่แล้ว +1

    Codkana raaci si kuwa fahmayn shaqada u fahmaan💥💫💫🗯👍

  • @sowdonur6065
    @sowdonur6065 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo anagu ma ogin midii kuufudud Adiga haday codayntu kuufududahay soosaar hadayna fududayna iska dhaaf shukran xppty

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 2 ปีที่แล้ว +1

    Why are they beating them 😢😢😢😢🤭🤭🤭

    • @Astaqfirullah9
      @Astaqfirullah9 8 หลายเดือนก่อน

      They’re not trained to have mercy on animals unfortunately. Anyone who want mercy from Allah, they’ve to show mercy to His creation

  • @macalinmukhtaar9639
    @macalinmukhtaar9639 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallale meshan waa xagee

  • @salmoabdirisackhussein8604
    @salmoabdirisackhussein8604 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allah wll Runtii Amaan baad mudanthy ab.
    Soomaaliyey Gabadhaas Fikrad iyo Fanba hala garab istaago.
    Wll meeshaani barnaamita kasoo duuba Gobolka Galgaduud miyaa mise waa Gobol kale.

  • @fadumomaxamed4731
    @fadumomaxamed4731 3 ปีที่แล้ว +1

    Aaamus nàaaan aan rabnaa

  • @fatoumahassan1993
    @fatoumahassan1993 3 ปีที่แล้ว +1

    Carurutani waa geesiyal igu salana from Djibouti walhi waan ka helaya mashalha

  • @Miriamegeah
    @Miriamegeah 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Caruur Adag Oo Fariidin Ah Geela Keeshali Ayaa Loo Xidhay Xataa Ari Keeshali Loo Xidhay Waan Arkay Waxa Keeshaliga Badi Laga Yaqaan Dhulka Galbeedka!!!

  • @gabyowshow5069
    @gabyowshow5069 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll waxa soo kordhisay fikrad aan hore u jirin waxa tahy qof qiima badan oo qaali keep going wlll mcn

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah 💯 masha allah 💯 masha allah 💯 xifdulah wilasha yaryarka

  • @khalifjama879
    @khalifjama879 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah ilaahay ha dhowro wiilsha yarka ah oo somaliyeed

  • @abuucumayr2557
    @abuucumayr2557 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllo ilaahay meelkastood joogtid haku xifdiyo

  • @crazaaqmahamed7575
    @crazaaqmahamed7575 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a
    Alla.Maxaan.Toobte.Ku.Haaneediyay.Xusuus.Horey.Ayaan.Xusuustay.Alla.Dhaqankeenu.Fiicanaa.Hormar.Wacan.Ayaan.Kula.Rabaa.My.Sister.

  • @ismacilcde2375
    @ismacilcde2375 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay caeuurtiina iyo geeliina ha idinbarakeeyo

  • @shamsaorganise8871
    @shamsaorganise8871 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo allah subxaanahu watacaalaa caafimaad iyo farxad haidinkusiiyo dhulkeenii hooyo indhahaad noonuurisee noloshiina Allah Haidiin nuuriyo

  • @umuabdirahman5986
    @umuabdirahman5986 3 ปีที่แล้ว +2

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @nuraabdilahi5838
    @nuraabdilahi5838 3 ปีที่แล้ว +1

    wiilasha yaryar Mashallah tabarakallah
    codka no saar huuno ado raliya markaad codka sarto ayu xaalad leyahay Mashallah no sharaxdo

  • @Nasir_official2255
    @Nasir_official2255 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan Soo Xusuustey Waagaan Geela Raaci Jidhay Anugoo Aad U Da,Yar 🥰