Allaha u caafiyo tubada caloosha u baahantay in loo xaro maskiinta tankale wa inee cunuda ushiidaa u jicilsaa afka kasiisaa wa cawineysee gabadha yar intee tubada kaheleyso😢
Waxaad geysaa dhaqtar ku yaala hargeysa oo ku taqasusey Xanuunkan iyadoon la daloolin ey ku caafimaadeyso insha Allah waxaa la yidhaahdaa city hospital
Gabadhaan yar daahirow please yaan la qalin cunugtaa yar MRI eskan u dir taqtarka yiri halaqalo ka badal mid kale geey waxa dhici karo in ay dhunta ama calosha wax fadhiyan tubo caano unbaa lagu siiyaa ee cunto laguma siiyo hadana caano weycabtaa maxaa loo qalaa
Ilaahow caafi cunugaas yar oo hooyadana kafarxi yaa Allah
Allaha u caafiyo tubada caloosha u baahantay in loo xaro maskiinta tankale wa inee cunuda ushiidaa u jicilsaa afka kasiisaa wa cawineysee gabadha yar intee tubada kaheleyso😢
illahay ha u cafiyo ilmaha yar hoyada dhiban
Ilaaheyow cafimaad taam eh usii yaa rabi
Illaahow caafi aamiin yaa rab
Allah.cafiiyo
Allaah ha shafiiyo idanka Alle
😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲😭😭 yarabi gadha yardaa cawii wlhi oo hiin wn iscelin wayey
alllllahu akbar haloo kaco soomaliyeyyy maanta waliba degdeg waxkabadannn inatay sheegayso haloo taro
Dowladii dahir Alasow.masha Allah.
dahir waxan rabaa inan kula wadago mamo masking ah ooh jogta Somalia mogdisho
Illaahow casfimaad ugu dar waxwalba oo loo qabto..
Magaca mpesa da waa qalad ayey mpesada leedahay.. pleased magacaga mpesada oo sax ah bal ii soo sheega
Allah afiyo
alaaahawwww caafimaad siiiiiii
ALLAHU AKBAR
❤❤❤❤alow cafi
Daahir please gabadhaa ilaah dartii aan u caawiye ila soo xidhiidh
Sxb
Numbarkeeda lala xidhiidh bro
@@maxamedcalixasan9233
Bro waa qalad lacagta waa la igu soo celiyey whorls remit 7:18 ayaan diray walalhi
Lacagta nambarada 8:23 ee videowga kala xiriir.
dahir magaceda wa shukrijilacow
Yarbai wat awoda cafimat tamaha sii😢
Waxaad geysaa dhaqtar ku yaala hargeysa oo ku taqasusey Xanuunkan iyadoon la daloolin ey ku caafimaadeyso insha Allah waxaa la yidhaahdaa city hospital
Allaha caafiyo
Daahir dumarka aad faydeeso jooji wlhijabka iyo diinta ilaali waxyaaba aann kugu taageerin baa tan ah cowrada aad feedeeso Qof tabaaleesan dharka dhigo hadaad Shi Ruud uga dhigto sax maaha qofka haduu dhibanyahay waxkaste buusameenkara
Cunugta 5 jirta ahaa nacalaa kugu yaal cunugaa dhiban cawro maleh
Alha cafiyo amin
MAXKAMADA WAA OK LKN HABRAHA DHILOOYINKA EE HOOS KASOO HADLO AYAAN NACEY OO BAAHIDA AH NACALAD HAKU DHACDEE
Asc daahir calasow
Ok sxb sare
Allaha kucafiyo waxaad canaha ugu dartaa furuud ugu dhax shiid wiil ootiismo qabo oo sas ah waxaa canaha loogu daraa borash yar iyo furuud sida moos. avokato .tufaax I.W.M. xitaa loos MashaAllaah siduu ukorsanyahay walal marka hore kutijabi sidaan kadib hadad.xal uweysid fiiri wixi kula haboon haku degdegin qalniin.
Idle dahir lacag ya lagu haleyn telkeda ku shubo plz
waxaa xanunaya feeraha iyo sambabada
Hala caawiyo Gabdha yar waa u qalantaa
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
iyadaa kuu shegi donta
ilaahow u cafi cunugta
Eberka kasaaar
Dahir waxan
Marka waxay dhaqtar ku tagto ma haysato
Gabadhaan yar daahirow please yaan la qalin cunugtaa yar MRI eskan u dir taqtarka yiri halaqalo ka badal mid kale geey waxa dhici karo in ay dhunta ama calosha wax fadhiyan tubo caano unbaa lagu siiyaa ee cunto laguma siiyo hadana caano weycabtaa maxaa loo qalaa
Feeding tube is what she's getting, which is good...
Waxan rajaynaa inad la xarirto
Dadka waxan kula talina hada qof cawinesan numberkeda ugu diro lcgta ha sinaha dahir iyo asxbtisa
Mamada in lo gar garo way mudan tahay
War dadkaan a sharks helaysaa A J kawareeg yaa sharks laga xuubsan
0 ka saara