DAAWO LABADA FANAAN EE UGU DA DAYARLE ABDIWELI KINGEERO IYO MALYUUN MAANKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 613

  • @cowke3293
    @cowke3293 4 ปีที่แล้ว +98

    Wll abwe/abyo hdy hooyadaa nooshahay alx oo comment aqris usoo gshy plz like👍👍👍 wax wayn ma ahan dhac dhac lee iisii plz😰😭😭😢😢

  • @nasiimharir8475
    @nasiimharir8475 4 ปีที่แล้ว +1

    Inta darisle abdi jecel like

  • @fartunnuuur6729
    @fartunnuuur6729 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa kayar yahay gabdha sax

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 ปีที่แล้ว +67

    Labadan yar yar cod hibo ah oo iska keen keen ahayn buu ilahay siiyay....
    MaYla araGtaY horta.....⚡

  • @smartgirl9285
    @smartgirl9285 4 ปีที่แล้ว +17

    Wiilka wuu ka yar yahay gawadha inta ila argta👍🇸🇴💯

    • @cabdulahijaamac5568
      @cabdulahijaamac5568 3 ปีที่แล้ว

      Malyuun manka weyka wentahy umana dhuwa xitaa cabdi wali waa 19 jir ana walalkiya ona guri ila jooga hader 😘

  • @camirkahiye2659
    @camirkahiye2659 4 ปีที่แล้ว +1

    Sidii Mohammed bibshe wax barta markas fanka kubira , imagine Mohammed bibshe learnt international relationship .maa shaa Allah

  • @weedhzame1513
    @weedhzame1513 4 ปีที่แล้ว +3

    Kama yara wilku gabadha inta igu raacsan like sara

    • @fatimaabdiaziz9347
      @fatimaabdiaziz9347 4 ปีที่แล้ว

      haa wl gabdhuhu badana wy ka hanaqadsn yhim wilsha

  • @zharifka7530
    @zharifka7530 4 ปีที่แล้ว +2

    Najuu caraale inay markale dirisle garabkisa so fariisto inta rabta like isaara

  • @saeynbmaxmed6770
    @saeynbmaxmed6770 4 ปีที่แล้ว +34

    Dirislow ayaan taan shax shax wlhi war yaa igu racsan 🤣🤣🤣

  • @adnachannel3726
    @adnachannel3726 4 ปีที่แล้ว +45

    Funanada hargesa ee dirisle xidhanyay cidii u qushuucdy ee tagersan like

  • @zuwaaraahmed6059
    @zuwaaraahmed6059 4 ปีที่แล้ว +37

    Laxanki qamar sugani e sixirka aha iyo fanin da yar cod macan ✅✅✅✅⭐⭐⭐⭐⭐❤

    • @ceynash
      @ceynash 4 ปีที่แล้ว

      Wll Subscribe maii saari karta

  • @qalanjachannel8015
    @qalanjachannel8015 4 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle abdi wax gaara lawaaa

  • @rahmaahmed4317
    @rahmaahmed4317 4 ปีที่แล้ว +79

    Dirisle wllo Talo wllnimo iga qaado wxn ku odhan lahaa wxd haysata jcyl aan youtubers ka kle loo qabin si waali ah ayaa lgu tageera runti saan aragno mrka jcylkaas ado ka fa idesanya wx yaalo kla duwan samee iyo muqaalo qrx bdan hal meel inad taagnatid wa lga qrx bdanyhy wllkey we love you bro❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤴⚘
    Samee wxyalo kala duwan💪 tnx
    Teamdirisle hadadd igu raacsntihin like🙏👍🏽

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 ปีที่แล้ว

    Great video loved wow malyuun maanka keep going xabiibtii .thanks for sharing qaaliyeey.

  • @Mvioskry
    @Mvioskry 4 ปีที่แล้ว

    Apti ee gabay I hano weye like ta team darisle😘😘😘

  • @mohamedjamaca678
    @mohamedjamaca678 4 ปีที่แล้ว +1

    Huruuud ama jaale badanaaaa videogu

  • @mow-khaliifa995
    @mow-khaliifa995 4 ปีที่แล้ว

    Team dirisle yaa ila arkay in wilka iyo fabdha laxanka ka weyn yahay wyo wa qamat sugani aya so sarey👏👏🏾

  • @deeqahmed601
    @deeqahmed601 4 ปีที่แล้ว

    Wiilkii Muqdisho got talent ku jiray waye

  • @yaskacade3172
    @yaskacade3172 4 ปีที่แล้ว +1

    Makeupka waa foolxumo wlh gabar wacay kuqurxon tahay waji bila makeupmida kale yaso gabar yarn ayuba kadhiga nuuckale

  • @hoodocabdi3836
    @hoodocabdi3836 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh talo wlltinimo cid siinysa wlhi mjirto thanks dirisle adna wll qado wayo cid waxkisisa wad helysa lkn cid waxkushegta helimysid👍 cidi iguracsan like❤️

  • @ahmedeegto4608
    @ahmedeegto4608 4 ปีที่แล้ว +22

    Aad by ucod mcn yihin team dirisle iga giijiya😎

  • @mohammed_kenadi
    @mohammed_kenadi 4 ปีที่แล้ว +12

    Wa intii dirile hdda dawanyza liketa😂😂

    • @djhophop5487
      @djhophop5487 4 ปีที่แล้ว +1

      Masul subscribe ii saar waa an ku sry

  • @barashadacilaansaarka8746
    @barashadacilaansaarka8746 4 ปีที่แล้ว

    #Deeqa afreee shabahDaaaa gabdhu

  • @MTRsom
    @MTRsom 4 ปีที่แล้ว

    Wiilka waa fanaan waxaana la dhahaa ibraahim wuxuuna kusoo guuleystey mogadisho got talenta waa faan codkiisa laga yaabe 1koowaad ayaana heley

  • @saacidcaqli1933
    @saacidcaqli1933 4 ปีที่แล้ว +19

    Dirisle Abdi Nin Meel Dheer wax ka EeGa ✊

  • @raamoole7429
    @raamoole7429 4 ปีที่แล้ว +6

    Hadaanu reer hargeysa nahay funaanadaas waan sugaynay jaale... thanks

  • @hhhchanel3624
    @hhhchanel3624 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhu waa naag wayn zhp dirisle mayaro gabadhu😅😅

  • @aminaamisha2670
    @aminaamisha2670 4 ปีที่แล้ว +40

    Dirisle in taageerto waan taageera❤️

    • @hanadhassan8122
      @hanadhassan8122 4 ปีที่แล้ว

      amuun wll subscribeta inoo saar Channelkeena Ahmeto_Offeciall thankz

    • @djhophop5487
      @djhophop5487 4 ปีที่แล้ว

      Amuni wall subscribe ii saar waa an ku sry

    • @djhophop5487
      @djhophop5487 4 ปีที่แล้ว

      @HIGLO show higlo masul waa an ku sary ii saar subscribe

    • @ceynash
      @ceynash 4 ปีที่แล้ว

      Ana iisaar wll adna wan kuu saare

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 ปีที่แล้ว

      @@djhophop5487
      Mar hore ku saaray bro adigana ii xaqiiji SUBSCRIBE

  • @akramyare143bwoy9
    @akramyare143bwoy9 4 ปีที่แล้ว +6

    Inta dirisle taagerta liketa👍

  • @waxwalbachannel5908
    @waxwalbachannel5908 4 ปีที่แล้ว +15

    Dirisle nin adag
    Yo big man horey u socoo

  • @mahadabdullahi1021
    @mahadabdullahi1021 4 ปีที่แล้ว

    Tiim dirisle dhiira galiya oo gaarsii ciyaalkan 1m 1week waana #balanbaalis duubistii team saami cade

  • @abdulaahiyusuf3269
    @abdulaahiyusuf3269 4 ปีที่แล้ว

    Msha allh cod macn iga dheh

  • @sheikhumul2792
    @sheikhumul2792 4 ปีที่แล้ว

    Dirisle najuuu meeh

  • @majiddiaz3323
    @majiddiaz3323 4 ปีที่แล้ว

    Anigaa ugu horeeyo manta like noo bakheyl

  • @abdifatahtube5720
    @abdifatahtube5720 4 ปีที่แล้ว +22

    Inta caafimaad ku dawanysa ama ku daawaty alleh ha u siyaadiYo inta xanuusanysana alleh Ha Caafiyo wll subscribed LIKE COMMETI Alleh dartii igu saar😭🍃💞❤

    • @ceynash
      @ceynash 4 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe ta waan kuu saare ana iisaar sxb

    • @sayidibnusayid7881
      @sayidibnusayid7881 4 ปีที่แล้ว

      @HIGLO show Walal wankusaray adna isaar Subscribe plz

    • @sayidibnusayid7881
      @sayidibnusayid7881 4 ปีที่แล้ว

      @@ceynash Walal wankusaray adna isaar Subscribe plz

  • @kulanyare8803
    @kulanyare8803 4 ปีที่แล้ว

    Msha llh laba cod macaan waye balse innta kal iyo laab ugu haysta wanjeclaanlahaa heeskale inay soo qado oo waliba laxanka gamarsuugani ah 👌 maxamed wardi laxankiisa wanku haystaaa

  • @kingcabdiraxman8599
    @kingcabdiraxman8599 4 ปีที่แล้ว +1

    Heesta ninka qurxiyey waa qamarka suugaaani 👏👏👏👏👏👏

  • @ilwaadali6042
    @ilwaadali6042 4 ปีที่แล้ว +1

    wiilkaan & gabadhaan waala marin habaabiyay lkn markay garaadsadaan bay ogaan doonaan in uu san fan natiija lahayn

  • @rowdashow3076
    @rowdashow3076 4 ปีที่แล้ว

    waa labo fanan oo aad u dayar bal aniga fadaln timka dirisle kun igaarsiiya bal

  • @adnanjanuzaj8154
    @adnanjanuzaj8154 4 ปีที่แล้ว +6

    Jumca
    Wanagsan
    Team dirisle
    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @xudaydifromturkishqaasinhi5117
    @xudaydifromturkishqaasinhi5117 4 ปีที่แล้ว +2

    dirislow zxp dadku ma sina

  • @Genzidea4
    @Genzidea4 4 ปีที่แล้ว +1

    Laxanka qamar suugani inteh leh uu macanyhay like ii zaar

  • @muxsinofficiall8492
    @muxsinofficiall8492 4 ปีที่แล้ว +24

    dirisle reactionkiisa waxn ku jecelahy wax buu kuu sheegayaaa isagoo kula talinya .hore u soco sxp

  • @camirkahiye2659
    @camirkahiye2659 4 ปีที่แล้ว +2

    Hees kale ayuu qadi dirislow

    • @ceynash
      @ceynash 4 ปีที่แล้ว

      Subscribe ta waan kuu saare ana iisaar sxb

  • @mohasalaadibraahim4893
    @mohasalaadibraahim4893 4 ปีที่แล้ว +3

    Aniga ayaa ugu horeeyay team dirisle

  • @ahmedyusuf1419
    @ahmedyusuf1419 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaa cod macanyihiiin

  • @suhaybaxmed3312
    @suhaybaxmed3312 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh

  • @cabdiraxmanwacdaro633
    @cabdiraxmanwacdaro633 4 ปีที่แล้ว +4

    Qamar suugani walhi waa Fanan jiraH iyo laxameeYe 👏👏

  • @khadarKmc
    @khadarKmc 4 ปีที่แล้ว +1

    Abdi Wali keep going

  • @aliahmedhassan5434
    @aliahmedhassan5434 4 ปีที่แล้ว +1

    Lajan qamar sugani wuu ugal kici hesda dada yar ee soo barbareyso

  • @umoanwarumoanwar5519
    @umoanwarumoanwar5519 4 ปีที่แล้ว

    Dirisle.runta.ayaan.kuugu.jeclahay

  • @farhiyaabdullahi1964
    @farhiyaabdullahi1964 4 ปีที่แล้ว

    Asc wall qali wanku dageraaa ilahay haku xifdiyo qali darisle

  • @najmaalihussein_koos
    @najmaalihussein_koos 4 ปีที่แล้ว +2

    Wow m.allaah❤❤❤

    • @hanadhassan8122
      @hanadhassan8122 4 ปีที่แล้ว

      Najmo Lpx SUBSCRIBERTA Hayla Dhaafin

  • @muhiyadin6816
    @muhiyadin6816 4 ปีที่แล้ว

    Team Kingeero farta taaga☝️☝️

  • @khaalidnuur1960
    @khaalidnuur1960 4 ปีที่แล้ว +4

    Dirislaaw ha iloobin salaada

  • @abdikanifaysal2002
    @abdikanifaysal2002 4 ปีที่แล้ว +1

    Saaxb darisle love isaaar

  • @hawraarchanell1411
    @hawraarchanell1411 4 ปีที่แล้ว

    Dirisle abdi aad ayan ku salamaya

  • @Mohamet-t5b
    @Mohamet-t5b 4 ปีที่แล้ว +3

    Dirisle Team waad salamantihiin❤❤❤

  • @ifrahnuor2574
    @ifrahnuor2574 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah horey usoco wllky latali wixiiqaldan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍

    • @djhophop5487
      @djhophop5487 4 ปีที่แล้ว

      Ifrah wall subscribe ii saar

  • @mohamedelmi2863
    @mohamedelmi2863 4 ปีที่แล้ว +1

    Qadar iyo dataxba sasay kusooobaxeen Go forward abdiwali+malyuun

  • @khayreahmed6683
    @khayreahmed6683 4 ปีที่แล้ว

    Dirisle wn ku taageeraa zxp qli like dhac ku sii inta ila qabta

  • @suhaybaxmed3312
    @suhaybaxmed3312 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaao

  • @mohamedofficial6143
    @mohamedofficial6143 4 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle abdi walahi wan kutayeraa bro

  • @kokeofficial9778
    @kokeofficial9778 4 ปีที่แล้ว +10

    Dirisle apdi Somali youtuber

  • @maysunactobar290
    @maysunactobar290 4 ปีที่แล้ว

    masha allh dirisle abdi wn ku tageer allh ku shrfo allh ku shrfo allh ku shrfo wllo wxn kugh tageer wx kle ma ahn akhlaqdaa iyo dhaqankaa iyo xishoodka wlhi wxn aamin snhy wlhi youtprda soonlida in aad ugu xishood bdn thy allh ku shrfo

  • @yaxyecalicisman5303
    @yaxyecalicisman5303 4 ปีที่แล้ว

    Qofkiii ugu horeye zxpo dirisle abdi

    • @hanadhassan8122
      @hanadhassan8122 4 ปีที่แล้ว

      Yaxye Ali Lpx SUBSCRIBERTA Hayla Dhaafin Adoo MAHADSAN

  • @thestarboy264
    @thestarboy264 4 ปีที่แล้ว

    Waa wiilki ku guuleystay tartanki heesaha dhalinta

  • @meymunshirwa2951
    @meymunshirwa2951 4 ปีที่แล้ว

    Gabadha cot keedu aad ayuu u macaanyahay 👏👏👏

  • @Cabdalle_modric
    @Cabdalle_modric 4 ปีที่แล้ว +8

    Dirisle dhaqdhaqisa hdad malmahan lasocoto best youtuber subscribe iso sara❤one love

    • @ceynash
      @ceynash 4 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe ta waan kuu saare ana iisaar sxb

    • @ceynash
      @ceynash 4 ปีที่แล้ว +1

      @HIGLO show waan kuu saare ana iisaar sxb

    • @capdalemodric1757
      @capdalemodric1757 4 ปีที่แล้ว +1

      ❤🇸🇴

    • @Cabdalle_modric
      @Cabdalle_modric 4 ปีที่แล้ว +1

      Sidacada idinku saray zahipyal idinkuna isara

    • @Cabdalle_modric
      @Cabdalle_modric 4 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/channels/aAP3bZjQJ9u8_nG_Ns00og.html

  • @fartunnuuur6729
    @fartunnuuur6729 4 ปีที่แล้ว +1

    Ha dey ubadadto wa 16 jir gabdhu

  • @hannahajiomar961
    @hannahajiomar961 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaw direslle hore u soco wllkey👍👍

    • @hanadhassan8122
      @hanadhassan8122 4 ปีที่แล้ว

      Hanna Lpxd SUBSCRIBERTU WAA XAGAAGA THANKZ

  • @muqtarmuqtar2129
    @muqtarmuqtar2129 4 ปีที่แล้ว

    Dirisle kep goin

  • @rahmaahmed4317
    @rahmaahmed4317 4 ปีที่แล้ว +3

    Dirisle nin meel dheer wx ka eega keep going........💯👍🏽

  • @monam7931
    @monam7931 4 ปีที่แล้ว +1

    Cadi maha waa laba yar yaro shax shaxa wwww qar badano fanan isku shegayaala bay ka Cod macanyyiin runtiiiiiiiiii🙏

  • @najaxmohamud131
    @najaxmohamud131 4 ปีที่แล้ว +2

    Like isar walasha ila wase dirislow😂✌

    • @hanadhassan8122
      @hanadhassan8122 4 ปีที่แล้ว

      Najax Lpxd SUBSCRIBERTU WAA XAGAAGA THANKZ

  • @djamacmahdi8721
    @djamacmahdi8721 4 ปีที่แล้ว

    walal waa jumce manta ii saara subscribe

  • @mohamedabdirashid8235
    @mohamedabdirashid8235 4 ปีที่แล้ว +1

    WllHi wa hlkaa dirisle waxparazhaDu wa muhiim abtow! Fanka hakuzoo dagdaGin

  • @zakariahollac7446
    @zakariahollac7446 4 ปีที่แล้ว +2

    Timi dirsle l love fadalan subscribe. igu caawiya kolaya waad akhariyasaane l love dirsle

  • @saddexoofficial1399
    @saddexoofficial1399 4 ปีที่แล้ว +4

    Hargeisa iga gadan manta sxp dirisle❤❤❤❤❤❤

  • @nunowzofficial2756
    @nunowzofficial2756 4 ปีที่แล้ว

    Great bro tagero number one

  • @abdirizakosmansuleiman
    @abdirizakosmansuleiman 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxb gabrtan iyo wiilkanba tartankii got talent ayey kaalin sare kagaleen

  • @kawsararte7218
    @kawsararte7218 4 ปีที่แล้ว

    Ala waa run wlhi kuwo badan dhaman idirislow

  • @anasirrrr
    @anasirrrr 4 ปีที่แล้ว +3

    Laxanka idilay 🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @salmaancishqi3083
    @salmaancishqi3083 4 ปีที่แล้ว +2

    Dirisle abdi su aal ayaan waydinayaa.
    Zhp horta salada ma tukataaa☝️

    • @mariacabdi9059
      @mariacabdi9059 4 ปีที่แล้ว

      Ma gaalbad moody 😡😡👊👊

    • @zackizmail7172
      @zackizmail7172 4 ปีที่แล้ว

      ninka pilaa cml ka kla tag nio 👌🦒

  • @najmadayib9187
    @najmadayib9187 4 ปีที่แล้ว

    Bartedi bey dhigen yar yarkan

  • @ABWANQAYS
    @ABWANQAYS 4 ปีที่แล้ว +17

    *CAR HADAD GEESI TAHAY XAGA HOOSE SOO EEG
    @) WLL WAN KU XIISEYA SUBSCRIBE ISAAR*

    • @ceynash
      @ceynash 4 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe ta waan kuu saare ana iisaar sxb

    • @kaabeofficial3279
      @kaabeofficial3279 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ceynash isaar ana waan kuu saari

    • @ceynash
      @ceynash 4 ปีที่แล้ว +1

      @@kaabeofficial3279 mahadsanid bro

    • @kaabeofficial3279
      @kaabeofficial3279 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ceynash isaar Subscribe zxiP adoo raaLiYa

    • @ceynash
      @ceynash 4 ปีที่แล้ว +1

      @@kaabeofficial3279 mar horaa kuusare sxb hada ii saarin hada ii saar Mahadsnd

  • @pirimogaapo1124
    @pirimogaapo1124 4 ปีที่แล้ว +4

    *anigaH ugu horeyaH🎊*

  • @zir_mk_lyrics3881
    @zir_mk_lyrics3881 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh .....wey ka cod macaan yihiin wlhi runtaa

  • @abdimalikabdikariim4176
    @abdimalikabdikariim4176 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @khayriyadheman7451
    @khayriyadheman7451 4 ปีที่แล้ว

    Haa wad ku nuraysa mansh alllh

  • @minalaxmed3557
    @minalaxmed3557 4 ปีที่แล้ว

    Dirsle wll wlhi kugu xidhanahy ku dhagysa ku dawada ku jeclhay wlhi aaad wll gabdh somaliye o jigjiga joogta o ku jecelan ahy ka maqna markd jigjiga timaday isdaba marnay wll ku jecelhy wlhi

  • @bestcartoon6422
    @bestcartoon6422 4 ปีที่แล้ว

    Esh calaa heestani way iga gadanthy
    Mansha Allah go forward fanaaninta
    Da'da Yar😊🥰😊😍😍😍

  • @ashkirmahamed9941
    @ashkirmahamed9941 4 ปีที่แล้ว

    Eegaba ihanoo mnshllh lahjada somali galbeed

  • @abdirizakxooshey1625
    @abdirizakxooshey1625 4 ปีที่แล้ว

    Asxbey ereyga "la edaadayaa " iyo "eegaba" halaysheego macnahooda waaa iga codsi
    Inta garan weyday ereyadaas like ii saara

  • @mariamustapha693
    @mariamustapha693 4 ปีที่แล้ว +3

    Labaddan Codkooda wLhi❤👏👏

  • @maxclipproductionhd1637
    @maxclipproductionhd1637 4 ปีที่แล้ว +2

    Team dirisle 👊

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 4 ปีที่แล้ว +1

    Wiilka yar

  • @maxameddeeqofficial6635
    @maxameddeeqofficial6635 4 ปีที่แล้ว +2

    Wll ilahey dardiis wx kawen majiro ihayey dardiis subscribed isar

  • @istaahilistaahildheman9549
    @istaahilistaahildheman9549 4 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi wali kingero waaa wiil yar inkastoo is gdbhuba yartahay labdodaba fanku uma ficna waa dad mastuqbal ifaya leh haday nolyihiin alahow fanka kasooo hanuni

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allaah heestiinu waa macaan lkn dhalinta halkan jooga dayn maayan fanka ee ado fankaaga wata waxbarashadaada haka tagin balwadana habaranina dhalintina labadiinu waxbrasho wa ubahantihiine guuleysta walalyal🥰🥰🥰👸👑✋