Abyoy illhy ha ka ajar siiyo markan digriga ka caajiso adaan kuso radiyaa janada allha nagu kulansiiyo hadaan aduunyada ku kulmi wayno illhy dartii ku jeclahy ❤
Asc jawahir abaayo vidio yadaada waan daawadaa Mashaalaah liken hada markaa soo duubeeysid camarada ma Fashi do socod iyo meek gurus soo doubtable iyadoo ordeeysa madaxaa kugu xanuunaayo camarada Fashi is Hal meek ku qabo socodka badan ka daa hadii kale dadka majeclo qaali ka Dhageeyso
Abaayo maxaa idhihi leheed waswaasaa raaxada iga qaaday mana awoodi in aan iskareebo salaada 6bil madukan masoomin isoo duceeya walaahi dikriga iyo saliga nabiga ma aqrikaro waa la iga hor istasgaa😢😢😢😢😢
Abyo marka hore alle hakaa qaado anaga dhan rabi hanaga magangaliyo abyo tallo waa tii rabi marka dareento waswaaska rabi la hadal oo dheh rabiyow adiga iskaa dhibay iga xafid wadku fa idesaa ana ishqesay alx
Abaayo daawadaadu waa is iloowsiin ismoogeysii waxaa awoodo tuko hakusoo celin si shaydaan uxumeysid abaayo walaahi ismoogeysiin waad ku faa'iideysaa suuratu Al Naas ku celceli.
Noloshu waa meerto qofna lama xumeeyo waayo maanta waaxa sameeyso bari hortaada ka hele waad mahadsantahy walasheen jawahir husein markasta waad na dhiiri galisaa ilahy haku barakeeyo hppt
Asc wllshay qaali waad mahad santhy in badan shugran wll codsi seen kuula soo xidhiidhi karaa
Masha allaah
Subxaanalaah Allah ❤❤❤
Allahu akbar
Laaxawla walaa quwata ilaaa bilaah
Masha Allah❤❤❤
Asc walashy jawahir iyo asxabta iso duceya licenki babaurka igu adkadey ee
Alle hku fududeeeyo abyo salaatuibraahimiya badso hbbty
Masha Allah abaayo qali ilahey hanoka xifdiyo wan kuxisay aragaga ilahey darti ankujeclahay❤❤❤❤❤❤❤
Wcs jawahir cdy Allah ku xafido walashy wacany wajiggii farxda badna waan u xiisnay❤❤
What goes around comes around sidas le dhihi lahaa
Adduunku waa harka labadiisa galin..Allaahuma lakal xamdu wa shukru
Ilaahay hana cafiyo wixii gaf ah oon gaysanay anagoo aan ogay iyo wixii aan ilawnay ya rab
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Allow noo dambi dhaaf❤❤❤
Jawahir❤❤
Jawaahir xbbti waku salaamay abyo xaajiga daraad kalatagnay furiinkana abyo aniga MA iga imaanin ee asiga xagiise katimid wlhi abyo hadal yar oo kaftan aan udhahay aa warqad furiin leygo qoray gacanta leysaaray saa unaxay saa u ooyay 😭ilaa io hada abyo xaaladeda caadimaaha marka xbbti ninkega waa jeclahay adi io asxaabtada igu soo duceeya inaa isku soolaabano rajactu idhaho igu sooduceeya qeyr Allah idiin siiye iiduceeya reerkega inuu ilaahay iiceliyo ilaahay dartiisa igu soduceeya😭
Wlh waan naxay markaan qoraalkada arkey abyo
I dhageeso abyo wax yaabaha ankudhahyo sifican udhageso feedback ilasowadag labo rakco tuko sujuuda alle arimahaga
Alle ugushego wayo waxbo idinma
dhexeyan soomaligagane kubari
Waxaana kucelcelisaa intaan
ياجبار اجبر كسر قلبي لا حول ولاقوة الابالله
Fasiraadeda waxa waye ilahayow qalbigeyga jaban iikab oo dhis awoodada mahne awood kale malhi
لا حول ولاقوة الابالله kucelceli ilaa ninkaga oobaryaya kusolabanayo abma wax kaqerbadan ilahe kusinayo yacni qalbiga kudagayo
Feedback isosheg lkn adiga waainaa alle talo sarata
Abaayo facbk jawaahir Hussein igalasoo hadal waa codsi fadlan fadlan qaalideydaay illahey idinkiis aniga qalbiga kuu dhaqaayee kaalay qaali dumarey
Abyoy illhy ha ka ajar siiyo markan digriga ka caajiso adaan kuso radiyaa janada allha nagu kulansiiyo hadaan aduunyada ku kulmi wayno illhy dartii ku jeclahy ❤
Wcs wlshey jawahir husein ukhtii wajigaaga ixiisay bariyahan cod bas noogu soo daysaa allha ku xafido xbbty
Abaayo arin ayaan rabaa in aan kula wadaago ee xagee kaala soo xiriiraa
anigu haddan isku dayo magac shèekada waxan ubixin lahàa Ayaan daran
Asc jawahir abaayo vidio yadaada waan daawadaa Mashaalaah liken hada markaa soo duubeeysid camarada ma Fashi do socod iyo meek gurus soo doubtable iyadoo ordeeysa madaxaa kugu xanuunaayo camarada Fashi is Hal meek ku qabo socodka badan ka daa hadii kale dadka majeclo qaali ka Dhageeyso
Sorry xabiibti kamarada ma dagana ma fadhido Hal meek ku qabo si dagan
Hye abaayo sharaf
👍🏽👍🏽
Jawahiry payo plz iso jwp istiqfarta markan pilaawe madax madax xanuun zaaid isku arka mxa kena wlshei plz iso jwp 🥹
Weykuu shaqeyneysaa hadeynin wad abaayo
Walashy badi astaqfarta shedanka waye madaxanunka
Asalamu aleykum wall digtigi meeyey aad kuso qortay qisada dhan waan dhagaystay wax digriyana maad noo sheegin please kuso qor qiso lkin haku qorin digri waayo hadana wa qiso wax digriya Kuma jirto marka qiso kaliya ku qor wixii qiso ah fadlan
Abaayo channel kaan dhanba waa cibro qaadasho kulina waa alle unoqosho title ka video yadeyda dhana waa digri
Inte kalaso xidhiidha wllo talo ka rabaye
❤❤❤
Azc wll qiso ayaan kula wadaa gilahaa ee wll halkee kaa la soo xiriiraa.
Facebook jawaahir Hussein igalasoo hadal walal
Abaayo maxaa idhihi leheed waswaasaa raaxada iga qaaday mana awoodi in aan iskareebo salaada 6bil madukan masoomin isoo duceeya walaahi dikriga iyo saliga nabiga ma aqrikaro waa la iga hor istasgaa😢😢😢😢😢
Abaayo macn Ilahay subxanahuu watacalla haa kuu siyo cafimaad buuxa wll salada iyo sonka wa wajiib iskuuday siidaad usamayn kartiid inaad usamaysa salada biloow mantaba sonkana Allaha ku fududeeyo dikriga biloow 13 saliga calayhisalatu wasalaam 13 Istiqfarta intaad awoodo waxyr kuu biloow malin kastaa hana katagiin insha Allah wad arkii doontaa isbadal ducadana badii
Abaayo video ga labaad matkansoo daayo fadlan sida anigaba aanku faiday ticraac wlhi adbad oogu libaneysa bi idnillah
Abyo marka hore alle hakaa qaado anaga dhan rabi hanaga magangaliyo abyo tallo waa tii rabi marka dareento waswaaska rabi la hadal oo dheh rabiyow adiga iskaa dhibay iga xafid wadku fa idesaa ana ishqesay alx
Abaayo daawadaadu waa is iloowsiin ismoogeysii waxaa awoodo tuko hakusoo celin si shaydaan uxumeysid abaayo walaahi ismoogeysiin waad ku faa'iideysaa suuratu Al Naas ku celceli.
waxkastoo aakawaswastid is iloowsii maskaxaada waxkale ku mashquuli waa sheeydaan abaayo kudiidaayo cibaadada iyo horomarka.
Nabsi ayaan ubixinlahaa
Abaayo arin ayaan rabaa in aan kula wadaaga xagee ayaan kalasoo xiriiraa
Masha Allah ❤❤❤❤
❤❤
Abaayo arin ayaan rabaa in aan kula wadaago ee xagee kaala soo xiriiraa
Facebook abaayo jawaahir Hussein ba iigu qoran