Xogta Itobiya oo Xasan Sh ku Eedeysay Fishilka shirkii Ankara, Wada-hadalkii Kooxda AS &DFS oo fishi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.ค. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 12

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 2 วันที่ผ่านมา +2

    Good maashaallah alx guul

  • @mahmoudhassan8043
    @mahmoudhassan8043 วันที่ผ่านมา

    Adeer shacabka soomaaliyeed Ilaahay ayaa u maqan aragtiduse ma fiicna.

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 วันที่ผ่านมา

    A Shabab Dawlad U SOO dhisaysa Dawlad Islaami ah Foonfurta Somalia Italia.

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 วันที่ผ่านมา +1

    ASC KULLAN LA MID AH WALAAL 👋

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 วันที่ผ่านมา

    Warya Suldaanka tv odeyga adrka xasan gorgurde shirki somaliya Ethiopia wu ku fashil may warya suldaanka tv odeyga adrka xasan gorgurde marku fashil may ayu u cararay furimah warya suldaanka tv khamista so socdo sharkas dhacayo waxu udhaxaya odeyga adrka xasan gorgurde marxun xamza cali dheer mahad garade suni shbb dacish argixisada damajid

  • @user-mh4bb4er5u
    @user-mh4bb4er5u 2 วันที่ผ่านมา

    Gocaanka Somali xassan garguurte Kama Goco Waa Madaxweynaha ugu Been Badan Caalamka

  • @user-rd9hw6bz5f
    @user-rd9hw6bz5f 2 วันที่ผ่านมา

    Nac.naci.waxba.
    Kama.goyso.siyaasad.

  • @goudhassanaden4627
    @goudhassanaden4627 2 วันที่ผ่านมา

    Kan Waxaan u aqaan Beenaale TV

  • @saalaxawad6322
    @saalaxawad6322 2 วันที่ผ่านมา

    Wadalkaba qalada maxaa yeelay shirka ma ku jiraa diradhabe inaan ku haysano itopia see looga hadlaa tan turkiga xeshiiska difaca ha qabto ama ama

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan gurguurte waa isaga cida dalka iyo bada iibshey waxba yuu qiiqa isku qarin welina wuxu kujiraa sidii uu itoobiya ugu wareejin lahaa bada

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas6583 2 วันที่ผ่านมา

    BEENAALE MA ADAAN KU RUMEYNAA, MISE MADAXWEYNAHA DALKA?!?!? AF-SOMAALINA MA TAQAANID E SI FIICAN U DHEGEYSO KHUDBADDA MADAXWEYNAHA, DHADHAANOW.....!!!

  • @mahamuudmahdi5877
    @mahamuudmahdi5877 2 วันที่ผ่านมา

    Beenaale beenaale dhalay ayaad tahay dadaw ha dhegaysanina beenaalaha suldaan tv