@@Alicabdalla7332 Ahmed nuur is way better than USC or hawiya group action how about that you weasel 😂 😂 & we I’ll defend our integrity and our dignity against xassa moryan
Abdilahi shacabka ayaa ciidan ka xoog badan xasan guurguurte haduu ciidan keeno sidii raskambooni ka filo fartaag waa caato qaate waxna kama badali karo goaanka shacabka
Waxaa gacan kuhaynta baardheere go aaminkara ciidamada ithoobiya
Xaalkeena meeshaasuu maraa
ومن يهن الله فماله من مكرم.
صدق الله العظيم
Subxaanalaah 😢waa cajiib
Dowlada Fadaraalka somaliya Dadkaas somaliyed buundada hanala dhisto hadii ay rabto in la soo dhaweeyo Bardhere iyo burdhubo waa dhul somaliyeed
Umad dhan oo rali isaga noqotay jasjusnimo yaarabi
فَاسْتَخَفَّ قَوْمَهُ فَأَطَاعُوهُ ۚ إِنَّهُمْ كَانُوا قَوْمًا فَاسِقِينَ|||
Dalwada waa ineey Barawe iyo baardheere ka weerarta shabab oo jid ka baxeen lagu siiwadaa ilaa jilib iyo jamaame. Dhinaca badda Lee halo baneeyo qawaarijta.
Beenaale MD Axmed Madoobe ayaa loo socdaa kismaayo ayaan hawiye ku beerayaa ayaa Xasan sh Maxamuud laga hayaa
Xassan billiqo waa washay 😂😂
Axmed madoobe iyo dawlada yaa idin roon😂
@@Alicabdalla7332 Ahmed nuur is way better than USC or hawiya group action how about that you weasel 😂 😂 & we I’ll defend our integrity and our dignity against xassa moryan
Kolba ninkay oromo lasafato ayaa iska leh baardheere waa erayo cajiib ah taariikhday galaysaa
Laakiin Tigray way Ka duwanyihiin oo la raba😅
Cadawgii somaliya ma somali buu noqday dawlad,shabab,jubaland baa isdilaaya ileen dariska Kenyan itopiya waxaan uga yaraanay isdilka.
Tan kale fartaagan buundaa idiin dhisin barbaartiina ha Ku dhaafsanina
Masaakiin wiilasha dabka lagu shidayo kuwii xasana jaamacaday udhameeyeen.
Waa nasiib daro villa soomaaliya ka abuurto fidno meelo nabad ah 😢😢😢.
Abdilahi shacabka ayaa ciidan ka xoog badan xasan guurguurte haduu ciidan keeno sidii raskambooni ka filo fartaag waa caato qaate waxna kama badali karo goaanka shacabka
Ethopia ayaa gacanta ku heeysaa bardheere ayaga ayaa go'aan laga qadan karaa waa nasiib daro wayne
Xassan
Dagaalki uu kula galay
Alshabaab hirshabeele iyo Bariga Galgaduud
Way ooga soo adkaadeen Bu,aale uu sheegayo waa Xarunta Alshabaab Baardheere korkeeda illaa Bu,aale waxaa jooga Alshabaab ma awooda inuu tilaab qaado
Xassan wuu riyoonaya
Xasan Shekh wuxuu yiri hawiya qraxaa laayay darood waxba qarax kama dilin marka anaa shaatiga dowlada ku leeynaya ayaga iyo degaabadooda
xanuun hawiya ku haayo iska nafis 😂😂😂
Hawiye xanuun waxaa ugu filan Culusoow oo hadba ka bara kicinaya meel oo doonayo in uu iibsado. Diidnay Qoriga debka ah ee uu Culusoow la dhex wareegayo deegaanada Daarood! Jubaland guul. From Gedo
Durba ethiopia ayuu la kaashanayaa miyaa la dagaalanka daaroodka?
Madax waye waad fashilantay dalka iyo dadka cabasho kaa yihiin dadkii dalkaaga maqal xilka iska wareeji hogaanka waad ku fashilan tay mudane madax waaye
Mareexaanow xasan waxbo ha taageerina axmed kiina idiin dhaamo😅😅😅
Axmed geedo naar cadow iiga daran malihi hada mr nahay