Walaaca Axmed Madoobe ee Beesha Mareexaan, Qorshaha MW Xasan & Fartaag ee Gedo & Baardheere | Dagaal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 45

  • @maxedclaahi2813
    @maxedclaahi2813 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤Asc Munasar Mmc ❤❤#Sabaax

  • @InaGurre
    @InaGurre 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Allaha ummadda ka qabto Xasan iyo Shartiisa

    • @Alicabdalla7332
      @Alicabdalla7332 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Axmed kansar alh ka qabto

    • @InaGurre
      @InaGurre 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@Alicabdalla7332 Aamiin allaha dhammaantood naga qabto

  • @DJHONEST-z2m
    @DJHONEST-z2m 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War xasan shiiqoow kajoog dhuxul dab ah baad kuciyaareeysaayee

  • @SuldanAfandi
    @SuldanAfandi 47 นาทีที่ผ่านมา

    Munassar faataalihii arimaha bulshada ku wareeray hadda siyaasada ku qabsaday waxba Kama yaqaan caseeyihii radio Mogadishu 1996 subagle cambuulo macaan

  • @Rabsho1
    @Rabsho1 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Marexan hdey naf leyihiin 13 sano ka hor bare hiraale dirac Kismayo ugama bexeen😂😂

    • @AbdirahmanAli-u9i
      @AbdirahmanAli-u9i 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      So anigii airport ka iyo dakada kaga saray sadaxsaac ma ahan ee kenyanka iyo Ethiopian ka so kaxaystay adeer cagdheer wali waa qadarinayna oo wlalnimada wali xeerinayna ee hanagu qasbina Inan juboyinka idinka dharina Wana awoodna

    • @qadrishmohamed9537
      @qadrishmohamed9537 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Marexaan Kabalalx oo dhan +Kenyan + Etopian baad u so wadata waxna Ka qadi kari waysay 20 sano ban Kismanyo haysta hadana wan usocda Lkn adiga is xoree Ada xabashi gabdhaga naska Kajartaa Wiilkagana Asagoo nool la xabala injirinu Jeel Ogaden kugugasha tan kale kabalalx futada Saliid Ku leh Ba taha marexan wa rag Adeer ilaheyba idinma Simin ilma futa Dhiig 😂 Kismanyana Waa Goof marexan iyo sheqaal, Gaal jecel

  • @ShucaybxasanIbnujidaal
    @ShucaybxasanIbnujidaal 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nabada ka hadal oo dhiiri gali inaad qayb ka noqoto xoojinta wada jirka iyo xasiloonida dadka soomaaliyeed halkii aad horboodi lahayd xasaradaha amniga iyo wada jirka qaranka dhaawaca ku ah..

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods4257 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Axmed madoobe waa in laga qabtaa dalka. Waa ninka kaliya oo wali fadhiya kursigiisa sidii loo aasaasay maamulada.

  • @ibraahimyusuf9677
    @ibraahimyusuf9677 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maxaa meesha keenay sawirka farmaajo, hada yaa is haysta😂😂😂😂😂

    • @abdirizakabdallah2672
      @abdirizakabdallah2672 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waa wof dadku jecel yihiin, sawirkiisa Views ayaa lagu helaa

  • @GeeleJire-m7w
    @GeeleJire-m7w 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Munasaroow beryahaan dameer baad noqotay...

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wax laga walaaco meesha ma yaalan, ninkan buulasha wareegaysanaya muxuu iska celin karaa, wax aydaan hubin ha ku hadlina CBB😂😂

  • @Hanadyare-n1u
    @Hanadyare-n1u 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kismaayo Axmed madoobe kaadi ayoow usoocabay

  • @ayaanleabdi1728
    @ayaanleabdi1728 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wale waa yaab

  • @mulmommie7539
    @mulmommie7539 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hassan garguurte wadanka halaqabto

  • @YuusufMaxamed-g3e
    @YuusufMaxamed-g3e 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ahmad.madoowe.habooteyo.walasaqo.ayaalagu.dheelaa.wanalagu.seexanamaste.karan.qaran.kasomalia

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ahmed madobe, isaga oo meyd wata ayuu soo galay, isagoo meyd watana wuu ka bixi doonaa.
    Wax kale oo uu haayo ma jiro.

  • @QamarQali-ly6qq
    @QamarQali-ly6qq 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😢😢😢Munasarow sxbkeygow aniga oo meel iska taagan inaad telegaraamkaaga soo dhigtay ayaad 20 baabuur oo sokor wado oo hormuud leedahay ayaad dhahday ninkaan ayay u baakiman yihin beentaas aad iga sheegtay aakhiro iyo aaduunyo waan kuu heystaa war xataa anaa qof la dagaalaayo ama la murmaayo xitaa wax bey ahaan laheed lkn anoo meel iska taagan oo iska yaabanbo ayaad igu dhahday intaas oo baabuur oo magaalka ka baxooyiin oo dhinacaas warshadaha oo socdaan ayaad igu dhahday waa ay u baakiman yihiin intaas baabuur oo sokor wado oo hormuud leedahay hal askari meel ma baakiman karyaa anaga kuwa raran oo soo galaayo waala cilaayaa oo ey ayaa lagu baaraa lkn kuwa baxaayo maba la hadalno lkn qalad weyn ayaad iga lkn ilaahey ayaan ku daayay maalin aaakhiro suaal ayaa jirto oo ah adiga miyaa ninkaan arkaayay markow gaawaari meel ku baakimanaayay ah

    • @Alicabdalla7332
      @Alicabdalla7332 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kan waa fadlan lacag ku shubo xumaanta dalka ayuu raadiyaa mar walba

  • @sharmamecade1204
    @sharmamecade1204 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mar kale miya cidanke la qaldi raba

  • @mayo3034
    @mayo3034 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cod malahan

  • @xarigle739
    @xarigle739 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    CBB

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jaajuusiin ayaa ku badan.

  • @museosman8296
    @museosman8296 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan dhiiqo ciribtirka D iyaguna ma fahansana waxay u badadan yihiin dhuuni raac

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kismayo sirti dhaba yaca iyo ilka dheer isku xifaleyen xaris misamid deegan kadib kaga baxay ifaham wayo dhabayaco iney balan qaday iney qabsaneyso jilib morgan iskadubay familya dhabayaco

  • @kingmohaa5256
    @kingmohaa5256 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sheekh khatumo xumo buu kubixi donaa haduu kabaq san dagal

  • @Najiib12Xasan12
    @Najiib12Xasan12 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenalyal kali ayatihin

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wixii ogaadeen kaqaban waayeen Ahmed madoobe, miyaa loomalaynaa inuu mareexan kasuurta galinaa..walee HSM waa waashay

    • @AbdirahmanAli-u9i
      @AbdirahmanAli-u9i 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Mareexaaan haday uso jeestan Ahmed inay kismayo kasaran waxbo lama ahan lkn waxbaa laxirinayaa ogadeen jajusnimo moyee tabarkale maleh haday waxtarayaan dhulkooda gumaysi kuma jireen

    • @AbdiMohamed-e3m
      @AbdiMohamed-e3m 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @AbdirahmanAli-u9i adigu itoobiyaanka gedo oo soomaaliya ah ninka keensaday somatihid, wax lagaa aqbalayo kuhadal

    • @AbdirahmanAli-u9i
      @AbdirahmanAli-u9i 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@AbdiMohamed-e3m aniga makenin asalna Uma lihi Inan cadow dalkayga kuso hugamiya ee Gedo waxa Ethiopian ka no kenay waa Ahmed madobe ee mareexaaan haka sugin inuu cadow dalka keeno

    • @AbdiMohamed-e3m
      @AbdiMohamed-e3m 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @AbdirahmanAli-u9i waryaah masaajidka ciyaarta kadhaaf..mise taariikhda gedo ayaadan sifiican uhaynin..Ahmed madoobe haduu gedo tagi lahaa wankaa yeeli lahaa warkaas awoow

    • @AbdirahmanAli-u9i
      @AbdirahmanAli-u9i 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@AbdiMohamed-e3m 👍

  • @yesserahmed
    @yesserahmed 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    (M M T)

  • @Gdmagan007
    @Gdmagan007 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maan laawe dhabarka ka raran.
    Waxaa ila yaab badan qolooyinkan Daarood ma sida xoolaha ayaa loo dareersadaa oo marba meel loogu dulaamiyaa.
    Haddii ay iib yihiin dhammaantood maalinba mid ha ka xaraasho maxaa wacay iyaga ha la isku jebiyo dalkana ha laga caydhiyo ileen deegaan kuma laha Daaroodkuye.

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HSM waa munaafaq ilaahay kafogaaday, waligay mataageerin hadana taageeri maayo, nin dad masaakiin ah oo soomaaliyeed barakicinaayo habeen iyo maalinba

    • @Alicabdalla7332
      @Alicabdalla7332 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Kaagama baahna abgaal iyo marexaan baa taageersan

    • @Mu12salMohamed
      @Mu12salMohamed 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Alicabdalla7332 nio horta qabiilka inta iska deyno, suaal : muxu ula heshiin la'ayahey Ahmed Madoobe siduu itoobiyankuba ula heshiiyey kan Somaligana ugu mudun in lala heshiiyo intaa dhiig somaliyeed daadan lahaa mise itoobiya wadanka xukunto isagana wa magac u yaal? 🤔. Labaduna mid damac xukun jubaland, kujiro midna damac bad inu helo. Caqligaada isticmaal kebaa mudan in damiciisa la diido?

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qabyalad iska daa