CREAM DILDILAACA KA HORTAGAAYO ILA ARKA😍| amira qurux |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 500

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 4 ปีที่แล้ว +131

    Saa u sugayaayle Mowducan amiira qurux inta u xiistay sidayda oo kleh like

  • @nawelnalka
    @nawelnalka 4 ปีที่แล้ว +79

    Aniga hada walac ahy wlhi cunto dhan wa ncy urkeda idhibta borash le cabaa Iyo jus allow ufudedey 🥺🥺🤲🏻

    • @IzaZaid
      @IzaZaid 4 ปีที่แล้ว +4

      Sis walac gormo bilawda anba ur leyahay 5 isbuca leyahay cuntada urka waxyar idhibe lkn cuntada sifican ucuna illah adi hakufududeyo wallahi

    • @nawelnalka
      @nawelnalka 4 ปีที่แล้ว

      Faio Faiw Amin abyo 4week ahy

    • @umumohamudcadde4073
      @umumohamudcadde4073 4 ปีที่แล้ว +7

      Anigna abyo 9ki bn ku jiraa isoo duceya illahy haynoo wada fududeeyo dhamantena inshallah

    • @queenafnaan4517
      @queenafnaan4517 4 ปีที่แล้ว +1

      Caloosha miyaa la idin dhaamiyay hhh illahay ha idin fududeeyo

    • @nawelnalka
      @nawelnalka 4 ปีที่แล้ว

      Khadijo Abdi ibraahim alllha ku fududeyo abyo mcn

  • @لاتحزناناللهمعنا-د8ط
    @لاتحزناناللهمعنا-د8ط 4 ปีที่แล้ว +46

    Amiira waan kuu duceeyay dhoor jeer intaan uurka la heen inuu Rabi caruur ku siiyo Alxmdulillah ducadeyda Rabi wuu aqbakay

    • @fowsiyodagan7415
      @fowsiyodagan7415 3 ปีที่แล้ว +1

      Abyo anigana iso duce inu ilahy awal salixiina oo bariya isii 2sano dagnahy

    • @asmajokarasmajokar9375
      @asmajokarasmajokar9375 ปีที่แล้ว

      ​@@fowsiyodagan7415allah ku siyo abayo owlab bariyaa hada ma ku siyay alle xayati olwad bariya

  • @anizahidig3645
    @anizahidig3645 4 ปีที่แล้ว +65

    Wxaan kula talinaaa madama aathy qof uur leh anigana cafimdka waxbdn ka aqano wxaa kugula talinaa
    1: inaa cunin cuntada cusbda kubnthy
    2: inaa isticmasho vitamins si dhigada uyaran marq dijajka iska ilali
    Socod badan samay
    3: booqo xarumaha cafimdka sida MCH
    4: Biyaha cabida badso

    • @saadiyomaanka3934
      @saadiyomaanka3934 4 ปีที่แล้ว

      Cream mala marsan karaa anisa

    • @anizahidig3645
      @anizahidig3645 4 ปีที่แล้ว

      @@saadiyomaanka3934 abayo mcn cream natural am waxyabaha dhirta sida huruuda qasilka ama timirta lkn waxyabaha chemical waxay dhib ukenayan ilmaha uurka kujira marka maya thnks sis

    • @deeqaluul6155
      @deeqaluul6155 4 ปีที่แล้ว

      Abaayo digaaga maxuu dhibaa

    • @anizahidig3645
      @anizahidig3645 4 ปีที่แล้ว +1

      @@deeqaluul6155 abyo mcn digaag macnha aad cunto waxba kama dhibayo inkasto dadka qaar ellegic ama xasisiyad kuqaban lkn hooyada uurka leh waxba kama dhibayso digaaga waxaaba kujira ama kahele protien wuxina ufnyhy koritanka cunuga uurka kijiro hilibka gaduudan kan cad baa kawngsn sida kaluunka digaaga waxa kujiro iron ama taas oo ka cawinysa cunuga inuu noqda mid koriinsho wngsn helay thansk sis

    • @saadiyomaanka3934
      @saadiyomaanka3934 4 ปีที่แล้ว

      @@anizahidig3645mhdsanid xbbti

  • @aynibeauty6773
    @aynibeauty6773 4 ปีที่แล้ว +26

    I have 3 kids and i never had Stretch marks i juse use normal cream everyday

    • @maryanchannel2187
      @maryanchannel2187 4 ปีที่แล้ว +1

      Ayan I wl subscribe isar

    • @yasminshazma8108
      @yasminshazma8108 4 ปีที่แล้ว +1

      Me too i hsve 2 kids Alx and i dont have stretch marks i used normal creams

    • @aynibeauty6773
      @aynibeauty6773 4 ปีที่แล้ว

      @@maryanchannel2187 waa ku saray abyo

    • @maryanchannel2187
      @maryanchannel2187 4 ปีที่แล้ว +1

      @@aynibeauty6773 mahadsanid wl

    • @mumtaazmohamed6060
      @mumtaazmohamed6060 4 ปีที่แล้ว

      Which cream u used

  • @hafsaabdulkadirmohammad3045
    @hafsaabdulkadirmohammad3045 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah amiira qurux foosha Allah ku fududeeyo qali gabr qalbi wanagsan aya thy love u so much

  • @cudoonbarwaaqo7314
    @cudoonbarwaaqo7314 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah thanks amira qurux mar kasto wax lee kaa faida aniga hada sadax bil ahay weli walac maka bixin illahey ha ufududeeyo aniga iyo inta ila midka ah intana heysane Allah ha siiyo 💝🥰

  • @hafsahafoosa5463
    @hafsahafoosa5463 4 ปีที่แล้ว +23

    anigaa hada kahor ii faaidausay
    shivanyada ilaa hada wan isticmaalaa wajigayga oil skin waaye wallahi wajigayga nabra lee ow ahay wane kaquustay inuu noqdo nadiif lkn markaan shivanyada bilaabay inaan isticmaalo wajigayga nadiif uu noqday baby skin aan helay alxm wax nabra ma haysti alxm
    alle mahadiis kabacdi adigay mahad kuu sugnatay xabiibti wankuu duceeyaa marwalbo waane kujecelahay rabi haku xafido qaali

    • @hibobilejama7782
      @hibobilejama7782 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa abaayo lknse gadud miyu leyhy aniga suqa mrkn ubaxo mlntii cadced hdy jirto gadudyar isku arkaye

    • @hafsahafoosa5463
      @hafsahafoosa5463 4 ปีที่แล้ว

      @@hibobilejama7782 maya xabiibti wax gadgaduud ah malahan qaali mararka qaar xitaa asigoo iimarsan ayaan cadceeda fadiistaa wax gad gaduud ahne malahan 3gebdhood ayaan kumarsanaa qofne gadgaduud kamasoobixin

    • @hibobilejama7782
      @hibobilejama7782 4 ปีที่แล้ว

      @@hafsahafoosa5463 hah zx xppt

    • @maryamnasir537
      @maryamnasir537 4 ปีที่แล้ว

      Original iyo fake side lagu garta shivanyada

    • @ugbaadmalpoh670
      @ugbaadmalpoh670 4 ปีที่แล้ว

      @@hibobilejama7782 malaha waa faketa taa guduudka yelanaysaa

  • @haboonmowliid9344
    @haboonmowliid9344 4 ปีที่แล้ว +6

    Maaaasha allaha abayo allha ku fududeyo fosha insha allaha🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🧨⚘🙏👌🙏👌🙏🥰😍⚘

  • @Motivation4you82
    @Motivation4you82 4 ปีที่แล้ว +4

    Mothercare we have in UK but is gonna closing soon alot of branches are closed now we order online now

  • @qaadijocadey1366
    @qaadijocadey1366 4 ปีที่แล้ว +5

    Amiira alle hakuu fududeyo Cuncunkas wuu jiraa gawaraa la igu qalay alxm weyna iga saqiirtay itan awlad heysan allaha siyo aniga iyo inta an heysan inta heysatana allaha u barakeyo

    • @samiyoalinur6773
      @samiyoalinur6773 4 ปีที่แล้ว +1

      Badal khyr qawa allaha ku siiyo abaayo adigana qalbiga allaha ku qabojiyo cafimaad taam ahna haku siiyo

    • @yyy8963
      @yyy8963 4 ปีที่แล้ว

      Amiin

  • @nasrakiineerkole7300
    @nasrakiineerkole7300 4 ปีที่แล้ว +2

    Aamin Dhamaanteen alle Hano Fududeeyo inta Aan Heysana Eebe Haku irsaaqo Owlaad Saalixa🤲❤

  • @qalbiiqurux7793
    @qalbiiqurux7793 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allh amira qurux waka faidnay waxbdn mahadsanid huno qli❤

  • @nasreenapdi8730
    @nasreenapdi8730 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks amira qurux noo soo gali creamka baabiya dildilaaca 😘

  • @dhaqankaabe4566
    @dhaqankaabe4566 4 ปีที่แล้ว +2

    Wax lagu farxo waxa ah adna iyo amiira inay inyar kla danbeeyaan mnshllh laba TH-camr baa kla dhalyee *this is amazing 💅🏻* adna ka baro adkaysiga wxna ku leeyahay keep going wllo like igu qabo Plz

    • @dhaqankaabe4566
      @dhaqankaabe4566 4 ปีที่แล้ว

      amiira wllo plz *pin* igu qabo Plz share out hy noqotee

  • @suusaanabdi1743
    @suusaanabdi1743 4 ปีที่แล้ว +4

    Anne waxan kugula talin lahaa liin balbeelmo hadii agtiina laga helayo waa inaad subixi cabtaa dhiiga ayey soo celisaa
    Wna kujeclhy

  • @munomustaf6239
    @munomustaf6239 4 ปีที่แล้ว +8

    Abayo amiro gacma ha iyo luga ha waxa an marino ino so sheg abayo adigo ma had san wax ad is ticma shid keep goin❤🖤

  • @haldhaainboqor5026
    @haldhaainboqor5026 4 ปีที่แล้ว +8

    Fadlan haydhafin walal subscribe ii saar ilahay dartiid rasuulka dartiid صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه

  • @xafsaxafsa7154
    @xafsaxafsa7154 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh rabi ha u fududeeyo inta uur leh anigana iso duceeya in ilahey isiiyo wan jeclahay mel walboo caruur ama wax ku sabsan loga hadlayo inan jogo

    • @iimaanali1542
      @iimaanali1542 4 ปีที่แล้ว +1

      Allah ku siyo awlaad salax abaayo

    • @xafsaxafsa7154
      @xafsaxafsa7154 4 ปีที่แล้ว

      Ladan adem amiin abayo shukran

  • @shukrimohamed9924
    @shukrimohamed9924 4 ปีที่แล้ว +8

    Abayo ilahay haa ku fududeyo fosha ani waxan kula talin laha inad socsocotid markad folaneysana ad is dajisid marku nabar ku qabto jirka haa is galgalinin miskahana hadbo dhinac uu war wareji neftana haa isku dhaji nefso Wlhy ad bey kugu fududan Insha allah ani markan dhalayay ayan sameyay Wlhy wey rumeysan wayen dhokhso san uu dhalay Iyo san sameynaya ila iyo intan dhakhtarka ka so baxayay wey I amanayen waxan gabdhaha dhalayo kula talin laha iney sameyan ubax muse kadawo waxey kaa shekeysa fosha wey ku cawine

    • @deeqaluul6155
      @deeqaluul6155 4 ปีที่แล้ว

      Ubahina musa miyaa

    • @nawelnalka
      @nawelnalka 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi gabadha talo ficn meshada ka hely alllha ajar kasiyo

    • @umumohamudcadde4073
      @umumohamudcadde4073 4 ปีที่แล้ว

      Bayo xgen kala so xiriraa inaan hawlahaas wx ka wareesto bn raby 9kan ku jiraa hdda

    • @shukrimohamed9924
      @shukrimohamed9924 4 ปีที่แล้ว

      Abayo what’s up kaa is ticmala numbarkaga iso dir

    • @shukrimohamed9924
      @shukrimohamed9924 4 ปีที่แล้ว

      Nawel Faysal thanks 🙏 abayo

  • @ifrahmahamud5433
    @ifrahmahamud5433 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha alllha amiro qurux ❤️❤️😍😘💕👨‍❤️‍👨💕gabar qalbi wanagsan wlh wan jeclahay ilahay amarkis

  • @luldaganchannel8632
    @luldaganchannel8632 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Wa runtaa Owlaada Alle ayaa baxsho Gabdhaha walalahaay uu Ubadka ka daahay waxan leeyahay ku dadaala Astaqfaarta.

  • @Fariihahaashi
    @Fariihahaashi 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid xbbt dar allaan ku jeclahay afar indhoodo nabada ilaah hakaga dhigo ilaah haku fudeedeyo fooshana aamiin❤❤❤❤

  • @noonecares6018
    @noonecares6018 4 ปีที่แล้ว +10

    Shivaya dadka way cadaysaa kaligiis marsadaa nalkana waan ka cadahay sistry

    • @maryamnasir537
      @maryamnasir537 4 ปีที่แล้ว

      Side lagu garta mida original ka eh

    • @ubahladanmohamed9744
      @ubahladanmohamed9744 4 ปีที่แล้ว

      @@maryamnasir537 original ayaa dabada uga qoran

    • @maryamnasir537
      @maryamnasir537 4 ปีที่แล้ว

      @@ubahladanmohamed9744 shukran

    • @ramaas5896
      @ramaas5896 4 ปีที่แล้ว

      @@ubahladanmohamed9744 abyo qoral kla uga qoran orginl mhn miya

    • @umasuheyla4175
      @umasuheyla4175 4 ปีที่แล้ว

      Wlh malagu cadaanaa

  • @halimomohamedkaali6172
    @halimomohamedkaali6172 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah qurux Amira dhamey dhan isha allah quruxey

  • @abdulaahiali3284
    @abdulaahiali3284 4 ปีที่แล้ว

    Amiira abyo morning routine kaka soo dhig plz and plz

  • @casiyabintuhassancasiyabin2738
    @casiyabintuhassancasiyabin2738 4 ปีที่แล้ว

    San u sugayey leh imkan arkay thank you so much amiira qurux ku jacliya qaliyey wlhi malmahn wan ku wayey adna chanel hita wan ku so weydiyey miss you abyo nolow inta nolal jirto ilhy haku fududeyo ♥️❤️🌹

  • @shukriahmed5069
    @shukriahmed5069 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah ilahay hakugu fududeyo apaayo Mashaallah

  • @fartaybintiyarrow5035
    @fartaybintiyarrow5035 4 ปีที่แล้ว +2

    Creamka magacis safican lomarka Amira qurux big ❤💗

  • @muniiramuhamed1855
    @muniiramuhamed1855 4 ปีที่แล้ว

    Qusulka adonka walhi arewo nimada waye kulaha alh ku fududeyo Amiira quruxey 😍😍😁

  • @seinabzalah4563
    @seinabzalah4563 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah amiira 🥰🥰😍😍 allaah darti baan ku jeclahay

  • @ismahaanali8545
    @ismahaanali8545 4 ปีที่แล้ว +13

    Ugudabbeyntiii Allle uur waaku siiyey alxmd

  • @muunacumar2735
    @muunacumar2735 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ilahy haku fududeeyo wllshy amiira

  • @suusaanabdi1743
    @suusaanabdi1743 4 ปีที่แล้ว +1

    Abayo waxad noso galisaa wajiga finanka kasoo baxo mxaa ufican oolamarin karaa
    Wna kujeclhy

  • @fartoonahmed6124
    @fartoonahmed6124 4 ปีที่แล้ว

    Masha all ha tabaarak illhay ha kuu atkeeyo abaayo 💝💝💝

  • @ducaysanbintb5464
    @ducaysanbintb5464 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah tabarakallah hambalyo horumar wacan amira😍🤩

  • @aliahasanmahamed1861
    @aliahasanmahamed1861 4 ปีที่แล้ว +3

    m•a apayo waxa ku weydiinaa gad gaduudka wajiga maxa ufiican iisoo sheeg

  • @somaliarmyofficial142
    @somaliarmyofficial142 3 ปีที่แล้ว

    Abyo pls isoo sheega amirah cream wiji miyuu cayliya

  • @aminadinix5672
    @aminadinix5672 4 ปีที่แล้ว +2

    Amira abayo ilahey dartis ayan kujclhay 9ka marka gasho timir bdn cun ugu 7 ama 9 ama 11 iyo malabka cadiga ah malab cadaha foosha ayey fududeyan timirtana minka aye furta aniga aya ku fa iday cidna kama maqal waxn jcleysty inan kula wadago 2cunug ayan dhalay nus sac waxn dhameyn ayana foshay alx biyaha cadna badso mhdsnd

    • @istahilwarfa2724
      @istahilwarfa2724 4 ปีที่แล้ว

      Abayo alxm dheh ilaahay hanoo fududeeyo foosha

  • @intasamahajecelofficial8710
    @intasamahajecelofficial8710 4 ปีที่แล้ว +1

    Amiira qurux xbbtii waxaad inoo soo gelisaa cream moyinka wajiga aad u moodo inuu doldaloolsanyahay oo aad u moodo inuu wasaq ku jiroh wax u fcn ❤💯

  • @zuzanlove2435
    @zuzanlove2435 4 ปีที่แล้ว +1

    Amira quruxay waxad noso galisaa cream jidhka la marsado please🙏🙏🙏🙏🙏

  • @umunaimaofficial4675
    @umunaimaofficial4675 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah amiira hormar wacn xabbty allah ku fududeyo inta ku dhiman iyo fosha salamo allah kugu kala kerno insha allah 🤰🤰🤱🤱

  • @munahajihaji
    @munahajihaji 4 ปีที่แล้ว

    masha allah abaayo illahaye haku xifadeyo.

  • @faaizaabdirahman6520
    @faaizaabdirahman6520 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo wajiga wax liisho ka dhigaayo oo nabraha iyo madmadowga uroon noosoo gali 🥰👍

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abayo Amira Qurux
    Love you sis❤❤😘

  • @AYNYS
    @AYNYS 4 ปีที่แล้ว

    masha allah abayo Allah haku fududeyo adi iyo inte Islam 😍

  • @dekadahirmohamed4985
    @dekadahirmohamed4985 4 ปีที่แล้ว

    M.a love u xbbti amiira alaha ku barakeeyo

  • @najmanayrus9137
    @najmanayrus9137 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah allaha kuxifdiyo abayo qaliya Allaha kufududeyo umusha insha allaha abayo qaliya 😍❤️❤️❤️❤️😍😍😍💕💯❤️ keep going ❤️😍😍❤️❤️

  • @hodansiciid4347
    @hodansiciid4347 4 ปีที่แล้ว

    Amiin abyo mahdsanid

  • @umutasnem452
    @umutasnem452 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahey haa ku fududeyo abaayo

  • @habibofarah5901
    @habibofarah5901 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allh amira waa gabar sharf leh waad mahad santahy xayati👍💝

  • @raxmashariifruun1154
    @raxmashariifruun1154 4 ปีที่แล้ว

    My queen alle haku xafido ♥️♥️♥️♥️

  • @abwanzaki8498
    @abwanzaki8498 4 ปีที่แล้ว +12

    Walalahey aniga fanka waan kabaxay ilahe ba iga madobeyey youtubekeyga wakan ee 3k oo subscribed igaarsiya abaayo ama abowe mahadsan4k oo kk

    • @halfati8900
      @halfati8900 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/0m2zRJas24c/w-d-xo.html please go subscribe to my

  • @sihamabdalla2921
    @sihamabdalla2921 4 ปีที่แล้ว

    Creamyada marsadaan nooga soo hadal gabdhahaa isku safka tihiin ama uurka leh 👌

  • @hiboqaali6481
    @hiboqaali6481 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo allaha ku sharfo nabadna allaha ku kala keno waxan rabnaa gurigaga Ina nala wadagto yaa igula racsan asxabey🥰

  • @malabey197
    @malabey197 4 ปีที่แล้ว +6

    Aniga iyo Adigaba iyo Gabar walbo Xaamila ah ALLAH hanoo fududeeyo dhalmada

    • @farhiyoruun7784
      @farhiyoruun7784 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin qali

    • @ruweydojibriil8864
      @ruweydojibriil8864 4 ปีที่แล้ว +1

      Amiiin Amiiin abyo aniga xita xamilo aya ahay ISO duceya dhamanteena

    • @malabey197
      @malabey197 4 ปีที่แล้ว

      @@ruweydojibriil8864 ALLAH hano wada fududeeyo qaali

    • @sadiamustaf157
      @sadiamustaf157 4 ปีที่แล้ว +1

      Amiiin yaraabi

    • @maryanchannel2187
      @maryanchannel2187 4 ปีที่แล้ว

      @@farhiyoruun7784 wl subscribe isar

  • @zamzammaxamedzamzammaxamed3549
    @zamzammaxamedzamzammaxamed3549 4 ปีที่แล้ว +1

    Abyo cunuka dhaqsi alle hakeeno🤲ani ilmaha waan jeclahey ❤💉

  • @cabdikhaalaqanwar3505
    @cabdikhaalaqanwar3505 4 ปีที่แล้ว +1

    MnshAllh keep going my sisters wllo wxn ku waydiiyay qabiilkaaga adòo raali ah Thanks💋😍😍

    • @nimconadar8114
      @nimconadar8114 4 ปีที่แล้ว

      Walaalkiis qabilkeed maxaaka faaiidee hadii aaan ogaato

  • @samiroahmed257
    @samiroahmed257 4 ปีที่แล้ว

    Amiira abaayo sthy abaayo waxaa kuweydiya wax gacmaha jilciyo

  • @aishacumar1419
    @aishacumar1419 4 ปีที่แล้ว

    Abayo Amira waxa kaodasana inada no sameso baklava wilige waxa maka odasani si dekdeka no sameya

  • @umutasnem452
    @umutasnem452 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah amira cadey midka naagta uurka kusawaranyahay salidisa isticmaaley anoba jexjexyelanin isku bilaabay kahortag cml aadu ufiicna

  • @samsamiito1382
    @samsamiito1382 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo Aamiira wlo see ku heli karaa creamka waliba online ka helaya isoo sheeg please

  • @sucaadoaweys7204
    @sucaadoaweys7204 4 ปีที่แล้ว

    mash allh macato alle haku fdudeyo meqo bilod aay jogata nala wadad adiga rali ah

  • @fatimaa2049
    @fatimaa2049 4 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله والله زي كذا ما تجيبي قالت كيف اعمل شكل تحبه الله كل شيء في ايمان ربنا يهديكم في اولاد بسيطه ربنا يحفظها🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤❤❤

  • @asiosiciid5633
    @asiosiciid5633 4 ปีที่แล้ว

    Abyo amiira kareemka magiciisa nooso.geli ma arkinee🥰🥰

  • @rukiaali3909
    @rukiaali3909 4 ปีที่แล้ว

    ManshAllh favorite Amira qurux

  • @mohaazanchannel8823
    @mohaazanchannel8823 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Masha allah Masha allah

  • @muniirasalax1157
    @muniirasalax1157 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku fudaydiyo wllshay amiin amiin yaa rabi

  • @ilhaanitaqaali3512
    @ilhaanitaqaali3512 4 ปีที่แล้ว +3

    2qof mawaaye oo subscribe isaarto ilaah baan nii ku dharshe walalahey muslimiinta ..

    • @Gift606
      @Gift606 4 ปีที่แล้ว

      Wanku sareya isaar

  • @Seey667
    @Seey667 4 ปีที่แล้ว

    Amiiro waa no fra iideynosa thank u🥰🥰

  • @yaskamohamud8066
    @yaskamohamud8066 4 ปีที่แล้ว +1

    Uur miyaa leedahay maa lagu qabaa amiira

  • @inacumeeyr178
    @inacumeeyr178 4 ปีที่แล้ว +1

    Jirka Marko qalelka ka bato jirka wa cun cunayaa sasa keneyso. Dil dilaaca waxa keena jirka oo kala jiidmaayyo oo fidaayo märkasto wa muhim ina jirka wax qoynaayo siiso

  • @AniisaMohamed0
    @AniisaMohamed0 4 ปีที่แล้ว

    Abyo dil dilaaca jirka maxaa baa bi iya ii soo sheeg plz mhdsnid mcnto

  • @susuqali5832
    @susuqali5832 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah 💛💛💛💛💛💛🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💖💖💖

  • @philzangareen5379
    @philzangareen5379 4 ปีที่แล้ว

    Magaciisa nala wadaag abaayo allha kuu adkeeyo fooshana allha ku saqiro

  • @amaalabdi3455
    @amaalabdi3455 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allaa huuno ilahay hakuu dhib yareyo foosha qaali

  • @ubahladanmohamed9744
    @ubahladanmohamed9744 4 ปีที่แล้ว +1

    Shivanya markaa marsado wajiga gudguduuud Aya yeesha 😥😥😥😥😥😥😥😭😭😭maxasameyaa

    • @ramaas5896
      @ramaas5896 4 ปีที่แล้ว

      Ame fake tahy

    • @drkey4285
      @drkey4285 4 ปีที่แล้ว

      Anigaba sas iga dhigty

  • @munaqueen5424
    @munaqueen5424 4 ปีที่แล้ว +1

    Amira qurux illahay hakuufudeeyo foosha💏💑💚💛💚💛💛💛💛💛💛💚😘😘

  • @suldamadaajecelkaa8961
    @suldamadaajecelkaa8961 4 ปีที่แล้ว

    Asc abayo nabraa haa maxaa lagu babiyaa

  • @hidaayofour_four8239
    @hidaayofour_four8239 4 ปีที่แล้ว +1

    Abaya mcn plz cream magciisa lama arkayaa isheg anee iga buxan dildilac garbaha io xabad korkisa Wax iga babiye mudaa radinaay wlhi yabanahey wlhi hada dhaw guursdey wali xajigeyga makulmin igu soo duceye nabad Inan ku kulana insh,alalh

  • @ashacuud4201
    @ashacuud4201 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshaaalh my amira cadey♥️♥️♥️♥️👌🙌

  • @saidoabdirehman6484
    @saidoabdirehman6484 3 ปีที่แล้ว

    Azc Abyo anu wajigu iga halabey gadgaduud iyo Xidido NAFTA ikeeenay, marka abyoy Shivanya waabistcmly Wajigu iga gaduudiyay, doorno bana ku daray wa iska dhaafay, suber white caream la Dhaho aa istcmly asagana xadido iga so bixiyaya, marka abyoy shivanya kaliged ma istcmla hada, seeke fican shivanya iyo suber white

  • @wafaguzelik827
    @wafaguzelik827 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a Amiira Alle haka dhigo cunug
    Dalkiisa 🏞
    Diintiisa 💒
    Dadkiisa 👥
    Anfaca 😍😚

  • @waxgaradnoqo5960
    @waxgaradnoqo5960 4 ปีที่แล้ว

    Mash abyo ilaahay hakuu adkeeyo ubadkaaga asagoo nabad qabana ha idin kala keeno ducada walidka lagu helaa owlaad ee waalidka lee halaga duceesto

  • @cataayecade760
    @cataayecade760 4 ปีที่แล้ว +3

    Amiiro waankubaryaa soomaaliya igasoowad waanacay😟😟😟

    • @umunaimaofficial4675
      @umunaimaofficial4675 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣

    • @luushapea9564
      @luushapea9564 4 ปีที่แล้ว

      😁😁😁😁😁

    • @deeqaluul6155
      @deeqaluul6155 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂✌

    • @ruujaqurux8111
      @ruujaqurux8111 4 ปีที่แล้ว

      fadlan waxano kle dambo haku so qorin meshan 😁😁😁😂😂😂😂

    • @nawaalyuusuf6477
      @nawaalyuusuf6477 4 ปีที่แล้ว

      @@ruujaqurux8111 copy from catoosh 😂😂

  • @zeyranvlogs3912
    @zeyranvlogs3912 4 ปีที่แล้ว

    Keep going sis mashaallah ❤💯👌🏾👌🏾

  • @fartaybintiyarrow5035
    @fartaybintiyarrow5035 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaaallah❤ jirkana mahas marsata

  • @qaaliabdi982
    @qaaliabdi982 4 ปีที่แล้ว +1

    Abayo qaali Wan kusalamay waxan rabainad inadiishegto wajiga ayaawax madmadawiyeeshay eemaxanisticmaalaa ooaadigulatalinlahad abayo mcn adooraaliya iisoosheeg

  • @soumeyarachidhassan484
    @soumeyarachidhassan484 3 ปีที่แล้ว

    Walalo amira qurux jasaka allah khaira
    Walalo anika dib aya ihaysa alochayda
    waha kurudo ya dodonaya

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 4 ปีที่แล้ว

    Masha alh apyo alh ku xfido geep going

  • @xidiigtamuqdi3987
    @xidiigtamuqdi3987 4 ปีที่แล้ว +1

    mashalaha walasheey amiir qurux

  • @ifraaxbashiirkitchen4421
    @ifraaxbashiirkitchen4421 4 ปีที่แล้ว +4

    masha allaah 👍👍👍🤩🤩🤩

  • @boolaciire8771
    @boolaciire8771 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo kreamka sifiican maloo arko magaciisa noosoo qor fadlan mahadsanid

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Aabyo masha Allah tabrikllha Aamir Casey xabti ilahey haku xafido Aamiin Aamiin Yaa rabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @idmahalbi2256
    @idmahalbi2256 4 ปีที่แล้ว +1

    Maxa lagu bii iyaa jexjexa taas no so gali midka ugu fican e lagu ba bi iyo dilaaca

  • @naaficakhadaraxmed8558
    @naaficakhadaraxmed8558 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah amiira Qurux

  • @habiiba4851
    @habiiba4851 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah ilaah haku xafido quruxey

  • @umusafwan8466
    @umusafwan8466 4 ปีที่แล้ว

    Amiiro qurux xbbti wan ku salaamay abayo

  • @saafisimaansaafisimaan3083
    @saafisimaansaafisimaan3083 4 ปีที่แล้ว

    Mashalh mizz amiira qurax

  • @sacdiasalmena2178
    @sacdiasalmena2178 2 ปีที่แล้ว

    Asc amiira suunka caloosha mamaway waan ku faaidaay wali waan wadaa cuuntada iyo carem nogu soodar si dagdg