Dr. Ibraahim Al Fiqi | Kobciyaha Hab-Nololeedka Bulshada.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Barteena Instagram-ka:
    / aadan_sahan
    Taxanaha Shubahaad Saarka:
    • Maxaynu U Soonaa Ramad...
    Taxanaha Xaqiiqada Qadhaadh:
    • Xaqiiqada 01 | Asalka ...
    Taxanaha Soomaalida Weyn:
    • Soomaalida Weyn | 01 |...
    Dr. Ibraahim Al Fiqi | Kobciyaha Hab-Nololeedka Bulshada.

ความคิดเห็น • 196

  • @MO_ABDII
    @MO_ABDII 5 ปีที่แล้ว +57

    Wll hadii aad ubaahantahay buuga 10 ka fure ee gusha ee dr ibrahim el fekky asigo afkaaga somaliga lagugu turjumay ka daawo linkigan th-cam.com/play/PLETvexYtoY6R7N4whhqZ9yiSDmKbd-JrR.html

    • @hindamohmoud6195
      @hindamohmoud6195 5 ปีที่แล้ว +3

      Wll xagan ka helaa buugas oo ah pdf

    • @fatemahamedali4001
      @fatemahamedali4001 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hindamohmoud6195 wxaad ka helayzaana play store ama apple store

    • @maxamedaadancumar1671
      @maxamedaadancumar1671 3 ปีที่แล้ว +4

      Masha alaah keep going

    • @maxamedaadancumar1671
      @maxamedaadancumar1671 3 ปีที่แล้ว

      Wll hortaa waxat tahay qof maskax furan .lkn waxay napadii cadhootay cadaan paa madow ogaday inagu wuxuu ilahay naku ma taystay pad hadana kaluunpa dipada nooga imada sipidh paan lenahay hadana sipidh paa dipada inooga imaada lkn adiga ilaahay carshiga sare ha kaa soo dhaweeyo

    • @davisellis7445
      @davisellis7445 3 ปีที่แล้ว

      Sorry to be so offtopic but does someone know a way to log back into an Instagram account?
      I was stupid forgot the password. I love any assistance you can give me

  • @muhzinige8151
    @muhzinige8151 2 ปีที่แล้ว +5

    Macalinkaa noloshaa 🙏🏾💕

  • @cabdiwaareermiyicabdiwaa-gy3hy
    @cabdiwaareermiyicabdiwaa-gy3hy 11 หลายเดือนก่อน +5

    4sano ka dib baa daawan allow ii sahal hadafka nolosha amin aad baa u mahadsanthy aadan ❤

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaah ha unaxaristo dr Ibrahim fiqi

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 5 ปีที่แล้ว +13

    Allah haw naxariisto janatul firdowsana hawgu deeqo isaga iyo inta dhimateyba ee muslimka ahba

  • @nimcoabdiabdilaahinimcoabd7677
    @nimcoabdiabdilaahinimcoabd7677 5 ปีที่แล้ว +3

    Alle haw naxariisto dr ibraahin

  • @yusufsalad6316
    @yusufsalad6316 3 ปีที่แล้ว +4

    Dr.ibraahim al fiqi allah unaxriisto kitaabadiisa aad baan u jeclahaY🙏🙏

  • @axmedsalaan6226
    @axmedsalaan6226 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay ha unaxariisto wlhi waxbadan bay igusoo kordhinayaan 🥺

  • @aasiyaaxmed2194
    @aasiyaaxmed2194 2 ปีที่แล้ว +1

    Samayn badan insha allh adigana alle khayr haku siiyo wll

  • @Cashraabi
    @Cashraabi 2 ปีที่แล้ว +1

    Aaaaaax, SAAMEYN WEYN AYEEY IGU YEELAAYAAN INSHAALLAH, QAAR HOREY WAAN U AAMIN SANAA KUNA DHAQMI JIRAY QAARNE HADDA AYAAN AAMINAY KUNA DHAQMI DOONAA INSHAALLAH, SHUKRAN WALAAL. ALLLE KHEYR HA KUUGU ABAAL MARIYO FAAFINTA WANAAGGA IYO SADAQADA AAD MAR WALBA NAGU SADAQEEYSATO MIISAANKA XASANAADKA ALLE HA KUU SAARO,
    WA CALEEKUM ALSALAAM

  • @idiljamac821
    @idiljamac821 5 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha u naxariiso Dr Ibraahim Al Fiqi

  • @alvajox5245
    @alvajox5245 2 ปีที่แล้ว +1

    M,sha Allah wallo sobadi

  • @nasramohamed6338
    @nasramohamed6338 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @maprukadeeqa7956
    @maprukadeeqa7956 5 ปีที่แล้ว +3

    go forward sahanka xogaha
    my favorite Somali channel
    for informations

  • @sidra857
    @sidra857 5 ปีที่แล้ว +1

    Rabi ha unaxariisto qabrigana ha unuuriyo aamin aamin Dr Ibrahim al-fiqi

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah Samayn wayn ayay naftayda ku yeesheen xigmadahan😊😊😊😊

  • @nimcoali6000
    @nimcoali6000 5 ปีที่แล้ว +4

    Shukran WL sidaad wakhtigaag nagu hurty Angan allahaa naga dhigo Kuwii diintood Ku Anfac illaahay haka raali noqodo WL

  • @50jir
    @50jir 5 ปีที่แล้ว +3

    mahadsanid wll aadam Dr.ibraamih 3dex buug uu leeyahay ayaan aqriyey wax badan oo iga qaldanaana halkaas baan ka ogaadey

  • @maslaxshaaden4952
    @maslaxshaaden4952 5 ปีที่แล้ว +4

    Dr ibraahim allaha unaxarista waan jeclaa kitaabtisa

  • @hibomaxamed3826
    @hibomaxamed3826 5 ปีที่แล้ว +6

    Allaha u naxariisto aad baan u taajeeraa

  • @maajidyare5943
    @maajidyare5943 5 ปีที่แล้ว +6

    😯😯😯Wow ninkaan waa raadinaayey Wlh😍😍😍😍 shukran ya Akhi 👌👌👌👌❤

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 5 ปีที่แล้ว +8

    Thanks SX: ALLe garaadka wuxuu inoo siiyey ineynu waxku garano,lkin inooma siin inuu ina maamulo, dhamaan wax ku jiritaankeena aduun iyo aakhiraba kuna saleysan furqaan, hadii aynu ku dabaqno noloshenana horseedi kara guul, bi'idniLLaah

  • @ahmedamiin592
    @ahmedamiin592 2 ปีที่แล้ว

    Mahadi haku sugnaato walal Aadan sahan.
    Cabsida iyo u dhawaanshaha Alle ayay i siyaadiyeen xikmadaha ustaad AUN ibrahim faqi. Waxan dareemayay inuu ibrahin ila hadlayaba.
    Mahadsanid wll boqol jeer. Malaha ilaa 2 saac waan ku ceshceshanayay barnaamijkaan.

  • @afnanali9921
    @afnanali9921 3 ปีที่แล้ว +2

    Adan wlo qaali Alle kartida ha ku barakeyo❤👏

  • @yayamuse4743
    @yayamuse4743 5 ปีที่แล้ว +7

    Allaha u naxariisto amin amin

  • @anashlyrics2061
    @anashlyrics2061 5 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid dhamaan bahda sahanka xogaha aad iyo aad baad ugu dadaaleysin bulshadhiina

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 5 ปีที่แล้ว +9

    جزا ك الله خير اخي

  • @waarabiabdilahi4105
    @waarabiabdilahi4105 ปีที่แล้ว +1

    Habka aad codka usaartay Ayaan kahy wllo keep going ♥

  • @zomaliofficial
    @zomaliofficial 5 ปีที่แล้ว +9

    Macha Allah alleH Haku Barakeeyo👏

  • @axmedsalaan6226
    @axmedsalaan6226 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay hakuu naxariisto marti la jacelyahay hakaa yeelo😢😢

  • @wardaidiris5459
    @wardaidiris5459 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah

  • @same-kaabaar-salaan6263
    @same-kaabaar-salaan6263 4 ปีที่แล้ว

    MAHADSANID JAZAAKALLAAHU KHAYRAN
    Runtii buuga tobanka fure ee guusha waan u xiisaaba

  • @jimcaalemuse4254
    @jimcaalemuse4254 5 ปีที่แล้ว +2

    jazaaka laah sxb dhiirigaliye khadar aadam sahan

  • @papayazh4184
    @papayazh4184 3 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid wll🙏🙏

  • @fadumosaid5170
    @fadumosaid5170 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha naxariisto

  • @layloluza5119
    @layloluza5119 5 ปีที่แล้ว +2

    M.a mahdsanid wll allh kuxafido adnh 😘😘

  • @idiljamac821
    @idiljamac821 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha ku xafido wll hawl Culus baad umada u haysaaye

  • @abdulkadirmohamed3567
    @abdulkadirmohamed3567 5 ปีที่แล้ว +1

    Allow u naxariiso, janatul firdowsana ka waraabi Dr Ibrahim al-fiqi

  • @abdolrahmanisse9049
    @abdolrahmanisse9049 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah
    Wad mahadsanthy wll
    Waa oraahdii ugu fiicned an maqlo

  • @shamuuqtopol.m7135
    @shamuuqtopol.m7135 4 ปีที่แล้ว +2

    Wall wa xan ahay mid kuxeran barnaamijkaga aadka aqurux badan HORE USOCO SAXIB

  • @fahmowankusalamayjokarjiro231
    @fahmowankusalamayjokarjiro231 5 ปีที่แล้ว +2

    Mash allh ajir allah ka siiyo wll

  • @abdullahimohamed7012
    @abdullahimohamed7012 5 ปีที่แล้ว +3

    walaal qali hor usoco waxbadan kaa faiday allah hakubarakeyo

  • @najaxhassan8695
    @najaxhassan8695 2 ปีที่แล้ว

    Jisakumulahu khayran wll

  • @nimcoabdulle6492
    @nimcoabdulle6492 5 ปีที่แล้ว +5

    Thanks walal 🙏

  • @filimsideofficial5233
    @filimsideofficial5233 3 ปีที่แล้ว

    leged one waan ku wataa soo gudbintaada tnx

  • @hanadmohammad5575
    @hanadmohammad5575 5 ปีที่แล้ว +1

    Hal kudhigyo qiima hooda aan wax la siisto lahayn thanks wall

  • @xamsesamaale6389
    @xamsesamaale6389 5 ปีที่แล้ว +1

    Wllkay illahay haku xidiyo aduun iyo akhiiro dar illahayban kujeclahay aqoontada diimed iyo taa madiga iyo garad badnidaba alle haku hibeyo 🙏🙏🙏

  • @ahmedcasanyo7125
    @ahmedcasanyo7125 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi sxb adan aad ayan ku jeclahay ilahay haka dhigo mid aqoontisa dadka ku anfaca wan kugu fana zxb hadana wajigaga ma arag zxb zxb zxb 🤝🤝🤝

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 5 ปีที่แล้ว +1

    wcs wllo waan qoranayaa halkudhigyada dr ibraahiim si aan qodob qodob ugu dhaqmo inshaa Allaah

  • @wiilkareersaamba1414
    @wiilkareersaamba1414 5 ปีที่แล้ว +7

    Imaaan ku noolow wanaag ku noolow jacayl ku noolaw oo qadari nolashaada Dr aynu u ducayno in ilaahay janatul fardowsa geeyo buugtiisan akhriyay nolashayduna way is badashay😍

  • @dekamohamed5102
    @dekamohamed5102 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Walalo allaya rahma Ibrahim alfiqi

  • @dr.kabila
    @dr.kabila 4 ปีที่แล้ว +6

    Wll page kan aadban u jeclahay hal video na ima dhafo thnks wllo ♥️♥️

  • @maxamedyusuf4717
    @maxamedyusuf4717 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wll hal ka kasii wad

  • @haniitaaxmed575
    @haniitaaxmed575 5 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahadsantahay wll

  • @Nyctophile.3
    @Nyctophile.3 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll qaaliya horay u soco

  • @muhiyadinabdisalam8219
    @muhiyadinabdisalam8219 3 ปีที่แล้ว +5

    I'm in love with ur voice I swear😪

  • @djbayaayo3135
    @djbayaayo3135 5 ปีที่แล้ว +22

    10:31 Hal geed ayaa laga sameeyaa hal milyan oo qari kabriid, hal qari kabriidna waxa uu gubi karaa hal malyan oo geed.
    @Sahankaxogaha
    Haltaas meel yar ayaad khaladey ee Muhammadu waa in aan kugu xidhan nahay
    Shugran wll from Sweden

  • @suhurahmednur8656
    @suhurahmednur8656 2 ปีที่แล้ว

    Jasakalhu khayr

  • @sharmarkethankyoumohamed7057
    @sharmarkethankyoumohamed7057 4 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah waxbadan Ayaan karaa,iiday jasakaalaahu Qayr

  • @najmaapdillahi2662
    @najmaapdillahi2662 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walal.

  • @mohamedyussuf7133
    @mohamedyussuf7133 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah walhi saameyn weeyn

  • @عبدالرحمنمحمدابنار
    @عبدالرحمنمحمدابنار 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah zxp taagero buxan ku ahy hore usoco

  • @zuldaanzeed7788
    @zuldaanzeed7788 5 ปีที่แล้ว

    Dr Ibrahim alfiky ilhy naxaristi jano haka warabiye ila shalay iyo manta oo lajoogo muqalkan wn dawanaya sababti ah wxa igu horeeyey aan indhaha ku kala qaaday wuxu aha buugisi toban la fure guusha oo wax wayen iga badalay ilhy misanka xasanad ka howgu daree

  • @adnamahammedcali7002
    @adnamahammedcali7002 5 ปีที่แล้ว +18

    Waxa fashilma kuwa inta ay kambadhuudhsadaan suga in ay libintu u timaaddo 🌟taasi somalida ayey haysataa

    • @mukhtaarciise7438
      @mukhtaarciise7438 5 ปีที่แล้ว

      Waxa ka fiicnayd in aad tiraahdo anigay ihaysataa

    • @adnamahammedcali7002
      @adnamahammedcali7002 5 ปีที่แล้ว +3

      @@mukhtaarciise7438 oo aniga maxay I haysataa somalibay hayataye.💢 de waa haaddi aanad indhaha iska tuurayn allahamdulilah aniga hadaf iyo hiigsiba waan leeyahay

    • @najmaapdillahi2662
      @najmaapdillahi2662 3 ปีที่แล้ว

      @@adnamahammedcali7002 kaga dhabee ukhtii

  • @TALEEX1919
    @TALEEX1919 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @aishaprinxess4131
    @aishaprinxess4131 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wlk

  • @hamzemohamedhussien
    @hamzemohamedhussien 2 ปีที่แล้ว

    Moving forward adam

  • @Ali-so2ws
    @Ali-so2ws 4 ปีที่แล้ว

    I like tiked this video cuz of Tittle. Qoralka kuqoran wya icajabiyey.

  • @AminoSalad-n8g
    @AminoSalad-n8g ปีที่แล้ว

    Masha alaah aadanzahan❤❤❤❤❤❤❤😢😢

  • @aasiyaaxmed2194
    @aasiyaaxmed2194 2 ปีที่แล้ว

    Ibrahim fiqi wlhi wan jecelahay buugtiis aina akhristo

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah walal

  • @iidoahmed3959
    @iidoahmed3959 3 ปีที่แล้ว

    WaaN xiiseeYa sahanka xogaha ale ha Ku sharfo wllo

  • @mohammednur6169
    @mohammednur6169 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ...
    Waxuu kamid yahy ragga ii ah tusaalayaasha...
    Allah u naxariisto

  • @mustefaosman2893
    @mustefaosman2893 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa nshaqsiga anoon arkin noloshayda badalay 🙏

  • @maxamednour6355
    @maxamednour6355 4 ปีที่แล้ว +2

    Xushmad zxp aadan kuu hayaa👏

  • @nuurafunny5943
    @nuurafunny5943 4 ปีที่แล้ว

    Samaynta igu horeysa waxay ahayd marku yidhi ha odhaanta dadkan kawada ficnanaya ee naftaada dheh sidii horee ayaaan ka fiicnanayaa😐wlhi weedhaasi qalbigay iga tabatay waxaanan aminsanaa inaan yidhaahdo dadka wa in aan ka fiicnaday lkn naftaydiba wan iloobay jaw 😊 allah ha idin xafido adiga iyo qoraa yahankaba😙

  • @abdulkadirmohamed3567
    @abdulkadirmohamed3567 5 ปีที่แล้ว +2

    Aad baad u mahadsan tahay walaal run ahaantii Dr Ibrahim al-fiqi door muhiim ah ayuu noloshayda ka cayaaray

  • @mohamedabdirashidosman1640
    @mohamedabdirashidosman1640 5 ปีที่แล้ว

    mahadsanidiin sahanka xohaga

  • @cabaasibraahim4544
    @cabaasibraahim4544 5 ปีที่แล้ว +1

    alllle haku dhowro zxp hana kaaa abaal mariyo

  • @fatumaabdinoor8187
    @fatumaabdinoor8187 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal Aadam

  • @YuusufAadan-wj7rl
    @YuusufAadan-wj7rl 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sahan aadan khadar Cali 2024/4/10

  • @kiinhusseinsalah3829
    @kiinhusseinsalah3829 5 ปีที่แล้ว

    Mzhlh kasakalah wll alh haka abaal mariyo

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb aadan sahan

  • @kowsarkeef
    @kowsarkeef 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allha qatare thanks

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 5 ปีที่แล้ว +1

    Hore u soco sczp

  • @ahmetqani2271
    @ahmetqani2271 5 ปีที่แล้ว +3

    Dhiiri galiye wayN ibrahim al fiqi

  • @kennamj1070
    @kennamj1070 3 ปีที่แล้ว

    Marka aad kor u baxdo saaxiibadaa waxa ay garanayaan ka aad tahay, se marla aad dhacdo adiga ayaa garanaya ka saaxiibkaa ah.🦁✊🏿

  • @xasanhaykal__maxamuud6865
    @xasanhaykal__maxamuud6865 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaH

  • @faadumoyaasiin8120
    @faadumoyaasiin8120 4 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahsantahy wll

  • @najiibbarreahmed5891
    @najiibbarreahmed5891 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allah waa halku dhagyo saamayn leh

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 5 ปีที่แล้ว

    Eebbe jannadiisa hageeyo wan jeclahay❤🌏

  • @abdirahmancmc7274
    @abdirahmancmc7274 3 ปีที่แล้ว

    Xaqiiiq dr iyo turjme

  • @ciiltirto9484
    @ciiltirto9484 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc macalinka noloshow waxaad tahay geesi aan ku daydo ee waxaad iiga warantaa arintii maasooyiinta maxaa kaa cusub oo ku saabsan arinteeda iyo tabinta xaqiiqooyin kooda

  • @nimcanciise592
    @nimcanciise592 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @drumalishaxasen8805
    @drumalishaxasen8805 4 ปีที่แล้ว

    mashaAllah waxan kaa faaidinay waxayaabo badan

  • @hafsaahmed7642
    @hafsaahmed7642 3 ปีที่แล้ว

    Walaylayal iiso duceya inaa ale irumeeyo hamigayga waxa jeclahy inaa dhigto historiography that my dream ducada 40 qofoo qariiba wa mistajaabo iso duceya

  • @cayshacuud2437
    @cayshacuud2437 2 ปีที่แล้ว

    Aad ayaa u mahadsan tahay wll

  • @xanaanmaxamed9242
    @xanaanmaxamed9242 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allaha keep going

  • @zafaqaali2395
    @zafaqaali2395 4 ปีที่แล้ว

    mnshllh horay usoco wllk zoomaaliyda

  • @Maahir397
    @Maahir397 2 ปีที่แล้ว +1

    Pest wisdoms of wolrd We change The life many pf world