Waaryaare xasan sheekh waa nin smart ah oo yaqaan somalida markuu badii ku wareejiyay ethiopia oo uu ceeb dhexda ka fadhiya ayuu sheekooyinkan la yimid aniga ilmaheyga iyo inann guri dhisto waxa waa bahaa bahaa xasan si aan loo waydiin arinta bada iyo ceebta Ankara ka dhacday ayuu riwaayadan u matalayaa he is very clever
Allaha Ku caafiyo waa xanuunsanaysaaye balse ogow garabkaaga in malaaiig saarantahay waxkasta ku qorayso Aakhiro lagu waydiin doono inaad caqliga balaayin qabiil oo Kala nooc ah ayaa wax ka sheegtay ogow marka hadi dadkaas saf ku soo galaan maxaa samayni?
Iskoolki lacag la.aanta iyo isbitaalka lacag.la.aanta iyo xeryihi agoonta mesha lagu korinaye waa rabna na sii halahas ya heli karo ilmihi jidadka la dhigayey xataa dawlada wa gadow heysa
Madax weynaha waxaa loo balan qaaday 500$malyan dollar haduu hishiiskaan aqbalo marka dhankiisa kuul ayaa u hoyatey xataa uma baahna in oo markale in oo isasoo sharxo madaxweyne nimo IL gaar ah ayuu u baahan yahay in lagu eego waxaa kaloo lagu soo amray in oo qof kii ka hadlo damcona isku dayo in uu ku aamusiyo oo afka lacag afka ugalsho waxaana losoo qorsheeyey inta ka hor imaaneysa loona soo qoonteeyey 100malyal dollars in oo ku aamusiyo kii diidana oo damiirkiisana noolyahay oo diidaaa damiirkiisa noolyahay oo lacag diidana in oo naftiisa ladhaafiyo oo dalkiisa meel dheer gaaraya madax weynaha asagaa afgiisa ka qiray dhul baxay iyo bad baxdey in ey soo laabaneenin marka somaaliyeey kaca toosa ee kaca somaaliyeey
@@leymoonl4297 Beenta iska dhaaf hada hal bad oo itobiya joogto noo sheeg, laakiin wee imaanaayaan wixii maanta ka dambeeso sabab xasan shiikh aa Itobiya ugu soo saxiixay Turkiya aduunka dhan aa marqaati ka ah
😂😂see beyn wax iiga Galeni aawey canshuureyd aawey Hal Hal doolarkii aad 6bilood ka hora iga tuugeysey kkk😂😂😂😂war shaqo baan ku leeuayshaye maahne shaqo yaal baan ku leeyahry tuugo yahsd
Allow u naxariiso Aabe MAXAMED SIYAAD BARRE, dowlad Soomaaliyeed, kamana horrayn kamana dambayn ee Allow ur noo bixi.
Aaamiin yaa rabi yaa raxman 🤲🤲🤲
Siyaad barre maheyne ilaahay ha unaxariisto gadaashis somalia waa ba day oo hoogtay
Aamiin aamiin🥰🥰🥰
Siyaad barre isgaa dawalda somliyeed dhisay isgaan burburiyey isgaana dadkii uumadax weynaha unahaa kunla kacay arin qabyaaldsan oo sida yuhuudu qas u xasuuqday u xasuuqa lkn Alle ma ilaabin wuxuu sameeyey cafis akhiro umayaalo waalada haystaa
@nawaladam114 isagaana burburiy lahayne 21warshodod meel kusheeg, dhulkii dowlada meel ku sheeg, hubkii dowladaas Mel ku sheeg, hantidii maaliyaded eela bililiqaysty Mel ku sheg wax barashadii illaa heer jamacad free ga ahayd meel ku sheeg siyaad barraad dad ka baratae?!
Waa u mad wada siyaasi ah Xasan. Sheikh’s only one person waxa xun xasan maaha ee waxaa xun shacabka markay xumaadaan waxay helaan hogaan xun
Absolutely!!! 💯
Mansha allaah walale waxaasi waaa danbigeeni wilina waa kujirnaa
لا خانك الأمير ولكن تمأنت خائن madaxweyne wax khaaimo laakiin adiga ayaa khaain doortay
Waaryaare xasan sheekh waa nin smart ah oo yaqaan somalida markuu badii ku wareejiyay ethiopia oo uu ceeb dhexda ka fadhiya ayuu sheekooyinkan la yimid aniga ilmaheyga iyo inann guri dhisto waxa waa bahaa bahaa xasan si aan loo waydiin arinta bada iyo ceebta Ankara ka dhacday ayuu riwaayadan u matalayaa he is very clever
Gurguurte DR. Xabeeb haloo geeyo waayo waa nin waalan.
Dhalinyarooy Tashadoo Dawladan iyo Habraha Wada Cireysray Wadanka Ka Qabta 40jir Wixii kaweyn Hala Ceydhiyo Ceydh hallo Qoro Fadhiista Hala Dhaho Wayoo Wadankii Way wareriyen marba midba nagu Ciyari Somali Ha isracdo inshallh ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
The first president oo mic uqaatey hooyoyinki somaliyeed and he's winner 😂😂😂😂😂
Allaha u naxaristo
, illahayoow umad.markey
Haligmeyso xasan oo.kala lagu salidaa.o.masiibo.qaran ah.somali.oohin.waa.ka .dhamatay.. alloow sahal amuuraha.👀💔😭😭
Xasan waa na qaribay
Inaali Laaaah Ilahayoow Daa Ween
Scw scw scw scw scw ❤❤❤
صلى الله عليه وسلم
Xasanoow waa lagu weydiinaa hooyada soomaaliyeed ee gaajadu ku dileyso agtaada aad adiguna dabaqyo dhisaneysid
Walee Adinkann walaga tagi wayoo Shacabkan Dhibteysann Odhann Ada Masuul Ka Ah Madaxweyne Xasanaw waxa kushibann Ayaba Yare mad khatimada hagagsatid😢😢😢
Qofkan madaxweyne lama dhihi karo waa qasaare u joog.iyo dulli dadka iyo dalka halaga badbaadiyo
Anig mabu aminin iney run thy 😢😢😢alla illhyow madaxda xun nag qabu😢😢
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
Madaxweyne Waa Xasan .Dadne waa Hawiye . Qofka waxuu Ilaaheysiiyo Asagaa iskaleh . Qof walba wixiisa habarakeesto. Xasankeena Badda Ma iibsan .
Scw
Subxana allah
Af kisa iyo dhega hiisa isma maqlaan 😂😂
Laftii nagaya my king 😢😢
Subxaanalah!
Hhhhhhhhh wan filayay laftinagaa aaamiìn in aay saan noqoneyso
Ethiopia haloo sheego odaygaan in uu naga waashay isaga lee is ku jawaabay before iyo after allow ceeb hanoo dilin
🤣🫣🫣🤣
Waa kufiican tahay kuwa qabiilku qalbiga kadiley ee iyago og dulinimadiisa usacabo tumayey xabiibu malayiina filada kasobax lahaa isago iyaga u shaqaynaya filadu cano ha idin siiso.
Hooyo ma dhalin miyaa😢why gurigeeda ugu barakiseey
Asc walalaylow ilmha kudhasho xaranata ayalashegshegaha ilmha kudhasho xalasha wakubahan
Madaxweene mara idhaha
Madaxweeyninimooy xaalqaado
Waleekan iyo kiika horeeyey labeeykalayahiin
Arwaala inagusoofalay
Qacliga, hawiye, masaanbaa
Allaha Ku caafiyo waa xanuunsanaysaaye balse ogow garabkaaga in malaaiig saarantahay waxkasta ku qorayso Aakhiro lagu waydiin doono inaad caqliga balaayin qabiil oo Kala nooc ah ayaa wax ka sheegtay ogow marka hadi dadkaas saf ku soo galaan maxaa samayni?
😂😂😂😂😂wlhi wuu iga qosliyay caku Hussain og 😢😢
Axinku maxaad kadhegesaneysaan maad qabataan , qofka waalan waalaqabtaaa.
Mar hore ayuu sheegay balwaan inuu afaka sasan & dhagahiisa inuu simaqaleeynin
War Dalka iyo Dadkaba halaga bad badiyo waxan walan😢
Xasen Walalayalow Madaxyenaya Quran halasaro
Layaabka dowlad nimada iyo rafaadka shacabka soomaaliya marqaati ka ahoow
xasan biiq badii wuxuu siistay buskud dhiiq.
Raali ahow hawiye wa qumiyaad sida darood bila caleyk ABGAAL DHEH
9 qof oo isku dhexjiro subxaanaka yaa cadiim
🎉🎉🎉🎉
Badd magadankar wamental waawaalanyahay badda maqzadankaraan
😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xasan sheeq waa aboo wanaagsan oo caruurtisa jeceel mashaa allah daal xureye❤❤❤❤🎉
Dhuuse dameer iyo laxoox abboo ayaa somaliya ka soo uraysa uf-uf-uf
Xasan dhiiqo
Iskoolki lacag la.aanta iyo isbitaalka lacag.la.aanta iyo xeryihi agoonta mesha lagu korinaye waa rabna na sii halahas ya heli karo ilmihi jidadka la dhigayey xataa dawlada wa gadow heysa
Xasan hal qof maaha baan isiri bal eega after iyo before
Xassan guurgurte Marqaati kale looma baahno isaga qudbadiisa lee loodaaraa intaasu ku xir maa gurgurte
Madaxweeyne xun waxuuka fiicanyahay MW la’aan ee haloo duceeyo isaga iyo dalkaba Inshaa Allah 😂😂
Hakayeelina warqabta xasan
Dalxureeye wuusoo laaban ee Faqasheey xoolaha doontaan lacag siiya. Majnuunki Farmaajo Amxaar iyo wadooyinki wada xernaa iyo Qaraxii joogtada ahaa walee Muqdisho weyka reysatey….. Guuleyso Dalxureeye Xasan Sheikh ❤❤
Xasbunallahu Ale Ayaa la xisabtami wayoo Shacabkan Dhibateysane Gajada shaqalanta Cafimad darada Waxbarasho laanta iskaa Ubalann Qadayy Inu Hajinn Dono Lakinse Ma dhicinn Intiiba 😢
adinka lee dadka qarxineeseen oo bililiqo iyo dhiiga Muslimka daadintiisa dhulalkii iyo Baddaha wadanka beecisaan, Farmajo waa Madaxweyne Sharaf leh ee haku qarwin
@ Majnuunki Farmaajo Amxaar duudka saaro ee Gedo gaajo la’aan
Abboo ayaad tahay way badanyihiin adiga oo kale
@@leymoonl4297 sharmuutooyinka adi camal siyaasad inaa ka hadasho ma aho dhilinimadaada ku ekoow
Gedo Barwaaqo afkaaga uraayo ka leexi
😂😂😂😂😂😂😂😂 is he normal or pure usc
Exactly he’s a pure usc !!! 🤷🏽♀️
Xasan Dhiqo Nacalad Kugu Dac Day
Madax weyne itoobiyo shaley ma cadow ay eheed itoobiya maantana ma walaalkaamiyaa seey aritaada noqtey
Waamaqlaysaan waamaqlaysaan itoobiya marabowalaalomanihin baxa waaxanuunsanyzhamadaxwaynaha waasixreen kaqabta
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂.
Ninkan wa fani
xasan maxaa laka cayuuma yaahuu waaa tuug waxuu dhistan waa xaran balse xaq feeruu ka dilaac xaqii farmaaja kaso baxaya allaj ka qabto dadka somaliyo
Madax weynaha waxaa loo balan qaaday 500$malyan dollar haduu hishiiskaan aqbalo marka dhankiisa kuul ayaa u hoyatey xataa uma baahna in oo markale in oo isasoo sharxo madaxweyne nimo IL gaar ah ayuu u baahan yahay in lagu eego waxaa kaloo lagu soo amray in oo qof kii ka hadlo damcona isku dayo in uu ku aamusiyo oo afka lacag afka ugalsho waxaana losoo qorsheeyey inta ka hor imaaneysa loona soo qoonteeyey 100malyal dollars in oo ku aamusiyo kii diidana oo damiirkiisana noolyahay oo diidaaa damiirkiisa noolyahay oo lacag diidana in oo naftiisa ladhaafiyo oo dalkiisa meel dheer gaaraya madax weynaha asagaa afgiisa ka qiray dhul baxay iyo bad baxdey in ey soo laabaneenin marka somaaliyeey kaca toosa ee kaca somaaliyeey
Xabalaha laqodaye waxa karadineynaya siyadbarre oladhinatay furihi nabada ralin naganoqada daroodow xasan xarasha waxakale umaqodenine
Xasan shiikhoow shacabka lacagtooda canshuurta wax ugu qabo ayadaa ka badane hadii si wanaagsan loo maamulo.
Xasan waxaa ka qaldan hadalkiisa aaba is burinaayo
Waa munaafaq is nacay xasan sheekh
Xasan waa waalan yahay hadana waa sixiroole soomaaliyeey ogaada ma kufax ama ka naxa quraan aqrista sixirka waa burayaa
Xasan sheikh hala weeydiiyo intuu ka keenay lacagaha uu ku dhisanooyo dabaqa??ileen xaaskiisa wexeey gadi jirtay baragka iyo gasska?? X8olaha uu ku dhisanooyo dabaqyada waa xoolihii ummada somaliyeed wada laheeyd aaqiro xisaab xisaab aa taalo allqh kariim ceeb allaha asturo😮
Hawiye bada laga fogeyo iyo xududaha daroodow wadanka isku wareejiya sifo loogadinbada
Ma Daaroodki 70kun tigree wadanka keeney Ilaahadana Kenya iyo Ethiopia unaageya sidi Danni buur iyo Axmad dhuxul?😂😂😂
@leymoonl4297 darood bad gatay lama sheegine kala wixina inaa gadatan madabecadaa mise gaajo yaahu war sida isku dhama
@ lool Daarood waakan Keliya Ciidamo Amxaar iyo Tigree dhulkeena keenaay. Waanakii 4dekadood Abiye amxaar usaxiixay ee bal eedo cago dhigo… Bada ninkii soo celiyeyna waa Dalxureeye oo maxkamad saarey
@@leymoonl4297 Beenta iska dhaaf hada hal bad oo itobiya joogto noo sheeg, laakiin wee imaanaayaan wixii maanta ka dambeeso sabab xasan shiikh aa Itobiya ugu soo saxiixay Turkiya aduunka dhan aa marqaati ka ah
Kkkkkkkkk walahi wanaxdin
Waa dhaxal kooda ayagaa leh dhulka somalia😂😂😂😂😂
Waabeen badda maleh
😂😂😂😂horta ceeb ma niin kartaa hawiyee 😂😂😂aygaa Hal doolar igu caawi dhahayeye hadaan waxuu leeyahay waxba kaama gelin daaraheeyga 😂😂😂😂😂????
Waaruntiis qabta walashi
Afkisa iyo caqli gisa isma oga
Horta xokayar sha misajidka laga so rac
HSM dadka in uu waalo
Oo meel aan ugu hagaagno
Aan weyno
Xasan SH waa paradoxical leader too much contradiction behaviour
Ceeb hadal caruureed
Liite kan waa tuug cad eber
😂😂😂😂🎉
Kkkkk tanu waaba layab xasan miyir ma qabo miyaa😅😂
Waa isku daran kan caqli kuma harin
Hasan wuu waashay waxa la sugo baa iska yar
Batiuulo waa ninaanhgarayn
Waxaan madaxweyne miyaa mase waa naughty naughty kale ku dhagohadlaso yaahuu xasan baacoow doqon aan hadal aqoon lax badminton itoopiyan usaxixay wacal uf aqa tut
Xasan baahane
War hawiyoow wagar walee dadkii waa caraash oo dalkii waa xaraash😂😂😂😂 war aanu ideeyno isku dadna manihin isku dalna maniqoneeyno diinay walaahi dadkan isaaqa ah markeey dhahaan hawiye waa xoolo oo dad maahan waan xanaaqi jiray bal xasan garguute waxa lasoo shirtagay eega wagar kadar oo dibi dhal 😂😂😂😂😂😂maxaa kale oon idinka sugnsa😂😂😂😂😂
Cajebeeeeey cajiibey ma caqliguu nagaxadaayaa.?!!!!😂😂😂😂
Ka dhereg dhulaalka 😂😂😂😂😂
Anaga reer soomaaliland masibdi dalkisa kadimid isaga darood isaaq isku diray ha kugu dumo dabaqu xanaga galay masiibo marku yim soomaali usoo gaadhay dagl hub soo siiya maleshiydka qarax kugu dumi dabaqa bada soomaaliland waxba kama galin manu siin walba uga soo dagayna waan Ukraine bes cashuurkaqadi sida jabuuti Ethiopia uga qaado cashuurta waxa usoo daga
Deen waaye badda way inoo soo celin
Shacab reer moqdidho xasan dhiiqo maxay u inqilaabiweeyeen .barlamankaSomalia moonshine kaa loofa soosariway
😂😂see beyn wax iiga Galeni aawey canshuureyd aawey Hal Hal doolarkii aad 6bilood ka hora iga tuugeysey kkk😂😂😂😂war shaqo baan ku leeuayshaye maahne shaqo yaal baan ku leeyahry tuugo yahsd
Abgaal maxa af somaliga uga dhacey waa yaab
Adiga no sheeg ileen dad afsomali ku hadlayo adiga layabane
War wax lataliyo ma wayay oday gu
War aaway ugaaska abgaal aaway nagahiisa qabta
Dadkeetahay tuugsade ayatahay tuug batahay.
muse.ba.la.dhahaye.bada.wu.gadey..somaliyey.waxad.arakten.hada.maxa.lo.hadli.laya.dayaxi.ey.o.kale.u.qeylinaye.hada.may.qayliyan
Kkkkkkk
Hassan tuug
abgla.wa.cawane
Hooyo ma dhalin miyaa😢why gurigeeda ugu barakicideey