İndia waa wadanka ugu sixirka badan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Si aad qayb uga noqoto ardayda sidda qaaska casharadena u hesha fadlan riix halkaan:
    / annaga productİon
    Sida Dhamaan loo wada dhan yahay, waxaan higsaneynaa inaan kusoo gudbino fiidiyowyada ugu waxtarka iyo xiisaha badan. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada :)
    Caawin, dalab xayeysiis, cabashooyinka, su'aalaha iyo fikradaha, waxaad farriin noogu soo diri kartaa cinwaanka e-maylka ee hoosta ku yaal.
    Arimahasayniska@gmail.com
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

ความคิดเห็น • 134

  • @jurejpio3555
    @jurejpio3555 4 ปีที่แล้ว +63

    SXP WAXA NOSO DIYARISAA HUBKA NUCLEAR-KA IYO WADAMADA HEYSTO TRKH KU SAABSAN INTA IGU RACSAN LIKE PUMMMM💯🙏

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 4 ปีที่แล้ว +1

    masha alah mudane Abdirashid Ahmed Sheikh

  • @mohametamiin7371
    @mohametamiin7371 4 ปีที่แล้ว +14

    Awood iyo Boqornimo waxay usugnaatay rabigeen sharafta badan❤❤
    allaah ayaa kamagan galnay shayaadiinta

  • @haykalraygal6070
    @haykalraygal6070 4 ปีที่แล้ว +26

    Wllhi parnaamij Walpa Oo Aad Soo Galiso Chanalka Waa Mid Xiisihiisa Leh Alle Ha Ku Xafido Walaalkay

  • @bileali8846
    @bileali8846 4 ปีที่แล้ว +1

    Ugaas tanks muqaladada wan kahelay ee inoo sobadi mahadsanid

  • @faisalmohamed6548
    @faisalmohamed6548 4 ปีที่แล้ว +2

    M a
    Thanks

  • @zakariyeyare4734
    @zakariyeyare4734 4 ปีที่แล้ว +22

    Haa masha Allah waad mahad santahay
    👇👇 lake wey kugu filan tahay

  • @ogowwaxaadanogeynchannel4280
    @ogowwaxaadanogeynchannel4280 4 ปีที่แล้ว +16

    Team anaga weligood love iima saarin😢😢😢😢

  • @laacibsoojabay-eo3lt
    @laacibsoojabay-eo3lt 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxb taariikhda nosoo badi
    Horey usoco wallo

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid markasta

  • @alifaqi6674
    @alifaqi6674 4 ปีที่แล้ว +1

    THANK YOU

  • @user-jg9kn5mk1g
    @user-jg9kn5mk1g 4 ปีที่แล้ว +3

    Haa mashalh sidaa weeye kutubtoodana inaga ilaali magacyadoda ha inagu xusin wll

  • @ismailali3501
    @ismailali3501 4 ปีที่แล้ว +1

    Walal abdirashid ahmed muuqaaladaani inoo soo badi aad baan ugu helaa daawashadiisa

  • @hareedhussein9060
    @hareedhussein9060 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a mahadsanid ee inoo soo baddi

  • @abdirahmanibrahimvisa123
    @abdirahmanibrahimvisa123 4 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahadsantahey walaal dadaalkaada horey u wad meel fiican ayaad gaari doontaa insha,allh.

  • @kororsimediapro2632
    @kororsimediapro2632 4 ปีที่แล้ว +9

    Haa mashallah waa wax la aamini karo hadii ay macquul kula thy love ❤👈

  • @xoogsademussa898
    @xoogsademussa898 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @adnanabdi5961
    @adnanabdi5961 4 ปีที่แล้ว +2

    Wixiiba waad la kacday hore usoco wllo wn ku zalamayaa asc

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 4 ปีที่แล้ว +3

    Saaxiib suaaal habdhiska immunity system siduu shaqeeyo muuqaal ka Soo diyaari nio

  • @apdirhmnhusein1407
    @apdirhmnhusein1407 4 ปีที่แล้ว +45

    𝕋𝕖𝕒𝕞 𝕒𝕟𝕟𝕒𝕘𝕒 𝕝𝕚𝕜𝕖 𝕚𝕚 𝕤𝕒𝕣

    • @nabiilyare5434
      @nabiilyare5434 4 ปีที่แล้ว +1

      @king CC hh waa saxiroole weyn luqada sixirka ayuna kuhadlayaa wax qaldan ha isku dhihin oo naftada halis hagalin like iyo subiscarb usaar

    • @cabdalemuxip7385
      @cabdalemuxip7385 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nabiilyare5434 🌼

  • @Salmamommy
    @Salmamommy 4 ปีที่แล้ว +3

    😳😳😳😳 aniga u horeyo mahadsanid sida nola wagatid warbixino xiso badan

  • @madadaalo6200
    @madadaalo6200 4 ปีที่แล้ว +6

    Team annaga production lake ii saara
    👇👇 👍👍👍🙋‍♂️

  • @farxaancabdullahi4424
    @farxaancabdullahi4424 4 ปีที่แล้ว +3

    Sxb waxaan laadalbanaya qisada nabi yusunb cs inaa noso deeso intii igu raacsan like saara

  • @hamzejama5735
    @hamzejama5735 4 ปีที่แล้ว +4

    سبحان الله

  • @maxamedcabdiraxman8262
    @maxamedcabdiraxman8262 4 ปีที่แล้ว +2

    Walaal wa maxay kaahin adigoo raali ah wll

  • @cabdicali967
    @cabdicali967 4 ปีที่แล้ว +2

    bro blue hole xogtiisa xoogaa wax nooga soo sheeg qer allaha kusiiye

  • @updishohasen5262
    @updishohasen5262 4 ปีที่แล้ว +5

    Asc wll abdi Rashiid noo so badi marnamijyada psychology

  • @bashiiryasin9463
    @bashiiryasin9463 4 ปีที่แล้ว +2

    Sixirka barashadiisa iyo u tagitaanka saaxirka labaduba diinteena islaamka ah waa mamnuucday waana gaalnimo aad u weyn...

  • @ismailmuhidinsheikh1593
    @ismailmuhidinsheikh1593 4 ปีที่แล้ว +1

    Waamaxay

  • @hanadali5778
    @hanadali5778 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @mursalwarsame2649
    @mursalwarsame2649 4 ปีที่แล้ว +2

    ASC MACALIN
    Suaal baan raabaa inaad iga caawiso.
    Waxaad ii sheeg sababta uu immune systemku ama difaaca jidhka hooyadu ilmaha yar ugu arki waayey sidii foreign ama Shay debeda kaga yimi hadduu u arkona maxaa Ka difaaca.

  • @ridwaanali1447
    @ridwaanali1447 4 ปีที่แล้ว +8

    Alleh cilmiga haku barakeyo wxd daraaso noga samey sah dhibatada siigada iyo wxy sababto iyo hdi la daayo sidu jidhku isku badalayo wxn suaashan ku wey diyey cilmiga sayniska adiga ku fcn anagana wuu na an facaya wd mhd zan thyn

  • @aprilreturn1174
    @aprilreturn1174 4 ปีที่แล้ว

    Well said

  • @AyanleAar
    @AyanleAar 4 ปีที่แล้ว +3

    Tnx bro

  • @deqowkhalif2884
    @deqowkhalif2884 4 ปีที่แล้ว +1

    ilahay haanaga qaabto nolosha saxirenta

  • @abdikadirfahmed7340
    @abdikadirfahmed7340 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashllh keep going bro

  • @seydcumar5829
    @seydcumar5829 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxp hore usoco waan kutaageersanahay

  • @maxamedcoof1608
    @maxamedcoof1608 4 ปีที่แล้ว +1

    Muuqaal ku saabsan Alberti anishtaan kasoo hadal .marar badan ayaan maqlay magaciisa balse ma aqaan waxa uu caan ku noqday iyo waxa uu qaban jiray

  • @Suldaan7
    @Suldaan7 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Team Annaga chanel wax tar badan

  • @adnabintucagaqoyan8344
    @adnabintucagaqoyan8344 4 ปีที่แล้ว

    Qofkn sheikh abubkar miiyana

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 4 ปีที่แล้ว +6

    Hindia in Ay Yihiin Dad SAAXIRIIN ah
    Yaraantaydi Ayaa Filimada Qiyaaliga ah
    Ku Arki Jiray Aniga Oo Aan Kala Aqoon In Hindia Ay thy wadan Ama Qol 😅

  • @mohamettabdullahi3028
    @mohamettabdullahi3028 4 ปีที่แล้ว +10

    Bro Waxaad Kaso Hadasha Area 51 Iyo Waxa Ugu macqulsan Ee Laga Shegay Suxuunta Duusha , Maxeena Diintena Suuban Katiri Arinkaas, Mana Jiraan Wax Ladhahaayo "Aliens"
    Edit: Inta Ugu RACSAN inlaga sohadlo like ta

    • @user-zf9gd5tp9m
      @user-zf9gd5tp9m 4 ปีที่แล้ว

      Aliens ku wey jiraan waana qeyb ka mid ah jinka .

    • @mohamettabdullahi3028
      @mohamettabdullahi3028 4 ปีที่แล้ว

      @@user-zf9gd5tp9m proof!!

    • @user-zf9gd5tp9m
      @user-zf9gd5tp9m 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamettabdullahi3028 Cadeyn nooceeyad rabtaana ??

  • @haldoorkadhalinta7374
    @haldoorkadhalinta7374 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah ku dhowro wlkey❤❤❤

  • @kadare1087
    @kadare1087 4 ปีที่แล้ว +2

    Chenal an arko kii ugu fcna m.a❤❤❤

  • @mohammedabdinasir8563
    @mohammedabdinasir8563 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah 👍

  • @djmaneofficial7669
    @djmaneofficial7669 4 ปีที่แล้ว

    sxb wlhi wxa an ka helay barnaamijyada aad soo diyaarisid sxb allah ku xafido

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 4 ปีที่แล้ว +3

    Anaga Production💖💫

  • @hanadali5778
    @hanadali5778 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad

  • @abshirmoha5848
    @abshirmoha5848 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro

  • @khalidarab6137
    @khalidarab6137 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 4 ปีที่แล้ว +3

    Faaalku waa nooc kamid ah shirkiga waaana xaaaran diinta islaamka....
    Inaad faliso ama in laguu faaliYo..

  • @ibnukheyre3154
    @ibnukheyre3154 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxb wax badan ayan channelkaga kuxiranay lkn sidan kadaremay waxad uegtahay nin kuwareray sixirka iyo waxa ay diinta kaqabto

  • @munaabdi8056
    @munaabdi8056 4 ปีที่แล้ว +1

    👍👍👍👍👍

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 4 ปีที่แล้ว +4

    Nin yahow mad nagadaysid qof wuxuu riyoode iyo sixirkaba illen wax aqoon an noogama jirtee

    • @ibraahimalfiqi7108
      @ibraahimalfiqi7108 4 ปีที่แล้ว

      waa runta , lakin zxp in aad wax aadan ogayn in aad ogaatid Soo aqoon ma ha 🤔👍

  • @Ina-Suleiman
    @Ina-Suleiman 4 ปีที่แล้ว +1

    Inoo samee qisadaasi nabi ciise cs

  • @siciidomariise6705
    @siciidomariise6705 4 ปีที่แล้ว +1

    sxbow waan kutaageeraa

  • @gacalibnuabdiabdi5776
    @gacalibnuabdiabdi5776 4 ปีที่แล้ว +11

    Magacaygu waa Mohammed maalmahan waxan jogah makkah al mukarramah
    Mohammed waa nabigeena waxalagaso saaray makkah hadad fahantay inaad like
    Saarto waxay muujinysa inaad jeceshahy rasuulkaga iyo magalada barakysan eeh makah

  • @abdow4104
    @abdow4104 3 ปีที่แล้ว +1

    سبحان الله👋✋🖐💍👑💎💍

  • @abdulrahmanmohamed5926
    @abdulrahmanmohamed5926 4 ปีที่แล้ว +2

    Wow keep it

  • @maxamedafyare416
    @maxamedafyare416 4 ปีที่แล้ว +2

    Bro Qisadii Nabi Yuusuf Noo soo Dhamaystir😁

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 4 ปีที่แล้ว +7

    Asc asxaabta fadlan subscribe ii saar 💓🙏🤩

  • @abdikariimqasim6960
    @abdikariimqasim6960 4 ปีที่แล้ว +1

    Todobo sac may ahaynban u malaynayaa ee todobo sabulay ahayeen

  • @abdorizak
    @abdorizak 4 ปีที่แล้ว +3

    nabi yusuf wax ma owsansaadaalin ee waa loowaxyooday zxp eraybixinta bal kulaawo

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 4 ปีที่แล้ว +1

    Todobo lo oo dhamaaday ah saaxiibo caato weyd ah dheh

  • @lacagyare7073
    @lacagyare7073 4 ปีที่แล้ว +3

    sida nabiyusuf noo soo aruuri

  • @user-kp3gx9vf7z
    @user-kp3gx9vf7z 4 ปีที่แล้ว +2

    😁🙃

  • @fahadibraahim1251
    @fahadibraahim1251 4 ปีที่แล้ว

    Wll abdirashid aad aya u mhdsan thy wayo inta bdn wx aanan fasirad u hayn aya no so bandhigta ..mhdsanid hana la ogaado channelkan ...

  • @anisoyarey4519
    @anisoyarey4519 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah

  • @nimcoabdullahi1755
    @nimcoabdullahi1755 4 ปีที่แล้ว +3

    Yaab waye

  • @mahadsaalax4878
    @mahadsaalax4878 4 ปีที่แล้ว +1

    Like waan saaray

  • @calimaarti6282
    @calimaarti6282 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxa aan maqley in India iyo China ay yihiin wadamada ugu sixirka badan maxaa kajiro hadiise ay dha tahey wadankee mu xeeldheer

  • @mohadiinmoha7802
    @mohadiinmoha7802 4 ปีที่แล้ว +1

    Walal falka madanbiya

  • @aaryan_poi2730
    @aaryan_poi2730 4 ปีที่แล้ว +2

    💙🎧📻

  • @sayidbashircagmdhige7290
    @sayidbashircagmdhige7290 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxtar baatahy sxb nolow

  • @abdiaziizmohamed2596
    @abdiaziizmohamed2596 4 ปีที่แล้ว +1

    Qisada nabi yuusuf kasoo hdal ustaad

  • @mohamedabdirahmansaid2724
    @mohamedabdirahmansaid2724 4 ปีที่แล้ว +2

    7 sac dheh 7 lo aad hadhihin ee

  • @abdirahmannageye8091
    @abdirahmannageye8091 4 ปีที่แล้ว +1

    Qisada nabi yusuf muqal cusub ka samey mudane

  • @qadhaqadha9085
    @qadhaqadha9085 4 ปีที่แล้ว +2

    Wllo qisada nabi yuusuf csm noso Gudbi insha allah

  • @xigmaawitube1431
    @xigmaawitube1431 4 ปีที่แล้ว +5

    Kow kow

  • @ramlohassan8460
    @ramlohassan8460 4 ปีที่แล้ว

    Asc annaga chanal waxan codsana in ad nalawadagto guryaha kuyaalo america iyo egland ee dadka lagu dili jiray waqtigiihore oo an hada ladagane badan koda waxa laga so sameye filman horror ah hunted house iyo wixii lamid ah thanks 🙏🏽

  • @dalmardalmar4316
    @dalmardalmar4316 4 ปีที่แล้ว +1

    Kl

  • @awilmohamad2551
    @awilmohamad2551 4 ปีที่แล้ว

    Nice bro keep going

  • @diiwaanmaxamedmataan8462
    @diiwaanmaxamedmataan8462 4 ปีที่แล้ว +1

    Kuriyada waqooyi barnaamij noga soosee mad sanid wlll

  • @somalibestdrivers
    @somalibestdrivers 4 ปีที่แล้ว +3

    Muqalka markan fura waxa kubad o an subiya waa LIKE

  • @abdikaniahmedbalal4249
    @abdikaniahmedbalal4249 4 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan alle dartis subscribe igusaar

  • @abdikariimyaasiin1990
    @abdikariimyaasiin1990 4 ปีที่แล้ว +1

    Waar qisada waad badh qaldaysaa zxp

  • @daudhussein5456
    @daudhussein5456 4 ปีที่แล้ว

    Sxp waxan jogaa Nairobi Kenya waxan rawaa inad kahadasho magalada beirud sey wax uga dacen iyo sababta

  • @idildayax5982
    @idildayax5982 4 ปีที่แล้ว

    Walalo yalow mama edaday ah aya Intay Qaxwo kariso kadib bageri Ku shibto unbay intay ka dadiso dhahda waxaas ba so socda wxas so shirki ma ahan inta dinta igu dhanta LA hadlaya plz jawab

  • @fadumomohamed619
    @fadumomohamed619 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxa dhacday gabar somali iyo wiil Hindi isku galas ahaa imtixan ba la qaday gabadha ugu sareysay galaska ka dib wiilkii hindiga wuu ooyay oo fuuray sidu u oynayey awoowgiisa oo degan hindiya waxuu dhahay gabar ba iga raysay imtixankii awoowgii sixir u so diray wiilka waxu ku dhahay nac nacan sii gabadhii somaaliyeed iskuulka isku arkeen dhac dhacii bu siiyey ayada wey cuntay gabadhii markaas caafimad ugu danbeysay hindiya wa halis iska ilaaliya wa qatar

  • @maxamedqadarcabdikariin7193
    @maxamedqadarcabdikariin7193 4 ปีที่แล้ว

    Qisada nabi yuusuf kashee kee please

  • @ahmedyaresaeed4921
    @ahmedyaresaeed4921 4 ปีที่แล้ว

    Asc wan ahay ahmed ali oo joga kenya waxaan rabaa inaan ogaadoo shayga loo yaqaano indho sarcaadka muxuuyahay? Inteesa laga keenaa ?see qofku marka uu rabo inuu sameeyo see ugu sahlanaanaysaa in uu sikale kadhigo indhaha dadka ) ?tankle o an rabo inaan ogaado qofkii ugu horeeyay oo indha sharcaad keena you ahaa ?dalkeesa kasoo jeeday

  • @ahmednuur1585
    @ahmednuur1585 4 ปีที่แล้ว +1

    Zxb wxd ku soo dartaa qisoyinka nabiyada

  • @digiryareplaschannel4058
    @digiryareplaschannel4058 4 ปีที่แล้ว

    waxa naga deysa sxb sawirada nagaha qaqawan

  • @abdiaction4457
    @abdiaction4457 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxp sobadi barnamijka diniga iyo kuwa cilmiga fid waqtiga udherey

    • @Fucker56ful
      @Fucker56ful 4 ปีที่แล้ว

      Sxb video ga dheer dhibtiisaa badan side uploadka merka liketa iyo share_ta aan u badino macalinka?.

  • @nabiilsuhaib9114
    @nabiilsuhaib9114 3 ปีที่แล้ว

    Wll waxad nusogudbisa qisada nabiga calyhisalam ee kujirtay barnamishka

  • @muscabbinuumayr5698
    @muscabbinuumayr5698 4 ปีที่แล้ว +2

    malinti baa sadax vedeo sodik wayo shaako majirto guryaha ayaliskajoka

  • @Orangexchange
    @Orangexchange 4 ปีที่แล้ว +2

    *Isoo booqda saaxiibayaal*

  • @skyblackholles5403
    @skyblackholles5403 4 ปีที่แล้ว

    Waa diin la aan hadii aad saaxir low aad faal iyo sixir kale ba wax ka raadiso adigoo rumaysan in ay wax kuu tarayo sixirka mida kale faal hadaa maqasho waxaa u badan kuwa doonaya in ay madaxda noqdaan ama dadka xukumaan intaan ka aheen mid ku xukumaya diinta islaam ka mooyee

  • @elhajijeite5115
    @elhajijeite5115 4 ปีที่แล้ว

    Nabi yusuf qisadiisa inoo diyaari sxb

  • @zackbroofficial8413
    @zackbroofficial8413 3 ปีที่แล้ว

    Qisadha nabi yussuf unoo Soo diyara wllo