ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Sharma Boy oo karaamada ka qaaday Ilkacase Qays ~ Reaction Shiine Culay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024
  • Sharma Boy oo karaamada ka qaaday Ilkacase Qays ~ Reaction Shiine Culay

ความคิดเห็น • 797

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 2 ปีที่แล้ว +997

    Heesaha waxaa ka macaan Qur.anka Aleh yaa igu ravsan.❤❤❤❤❤

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +401

    iyado ay dadku wada mashquul sanyihin hadana waxa jira qof wngsan oo qoraalkeyga amusnan ku aqrinaya ❤😅

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 ปีที่แล้ว +462

    The best person ever,the most knowledgable and the most shy of all has allah created is prophet Muhammad scw🤗❤

    • @shako_y22
      @shako_y22 2 ปีที่แล้ว +7

      Sharafta nabiga hakaga diLin meeLahan Laakiin mahadsanid waad naxasuusisay scw

    • @amiira5382
      @amiira5382 2 ปีที่แล้ว +3

      Like baad ku raadin lakin kuu saari maayo fataalyahow nabigeena meeshan ha keenin😡

    • @user-dy5uo8sc1r
      @user-dy5uo8sc1r 2 ปีที่แล้ว +1

      عليه افضل الصلاة والسلام سيدنا وحبيبنا ونبينا وقدوتنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

    • @haniaden3830
      @haniaden3830 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw Scw

    • @dheemanqaali3958
      @dheemanqaali3958 2 ปีที่แล้ว

      @@amiira5382 dadka ubaahan in ilahay so hanuuniyo oo hesaha kudhex jiro hadan laxasusin oo loo sheegin ma wadaadada aya lo shegaya mida kale like muxu ubahan yahay oo uu uso kordhinaya ilen TH-camr ma ahan oo wax maso dhigo

  • @abdullahiarabazaami3242
    @abdullahiarabazaami3242 2 ปีที่แล้ว +76

    Shiinow Reaction kaaga meeqan sugayy 😂👊 kusoco Aabaha reaction ka ayaa tahy wn kuu qirnay team culaay 😁

  • @kichakip2606
    @kichakip2606 2 ปีที่แล้ว +44

    😂😂😂😂😂😂BEERKA I XANUUNAY QOSOL SHIINE MID MAHA, WAR NIYOW FANKA WIILASHU WAA SHIDAYAANI HAYSKU DIRIN

  • @xaliimomaxamedcabdullahi5487
    @xaliimomaxamedcabdullahi5487 2 ปีที่แล้ว +9

    Shiine wax laqariyo ma aqano io dhaga hadal toona our legend✊️✊️

  • @shiineyasin9946
    @shiineyasin9946 2 ปีที่แล้ว +56

    Farxiya kabayaraa. Samaysay. Ereyada. Like saar. Hadad. igu. Racsantahy. 😂😂😂😂❤

  • @quruxdumar3317
    @quruxdumar3317 2 ปีที่แล้ว +53

    Another level legend sharma boy ✌️

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว +21

    Shiine culay reaction kaga waan sugayay😂😃

  • @hoodomohamed9350
    @hoodomohamed9350 2 ปีที่แล้ว +37

    Kkkkkkkkkk sharma dhiblow waaye kulahaa afka maxaa uga dhacay 😂

  • @iskopro1423
    @iskopro1423 2 ปีที่แล้ว +36

    Xikmadaa rabaaniga ah ee shaydaan igu tollay kulahaa 😂😂😂😂😂😂😅 you are funny wlhi

  • @abeyqanimohamed9554
    @abeyqanimohamed9554 2 ปีที่แล้ว +5

    Legend always take a minute Sharma boy cabsi cabsi waye🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mahamudbuubuu8733
    @mahamudbuubuu8733 2 ปีที่แล้ว +10

    Sharma boy is king boy team sharma boy marnaba noo hoos

  • @abdis70
    @abdis70 2 ปีที่แล้ว +7

    THiS Boy is unbelievable. Waa 20 jir BIR ka adag. WUXUU Ilko u bahdilay si aan caadi ahayn- KARBAASH OF THE YEAR 2022- SHARMA BOY GO BRO.

  • @farhiahussein5544
    @farhiahussein5544 2 ปีที่แล้ว +18

    Afka qaloocan ma shiine culaybaa leh🤣 🤣🤣

  • @FarOlle
    @FarOlle 2 ปีที่แล้ว +20

    Shiine Culay come back noo soo badi 😂💯🇻🇬

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 ปีที่แล้ว +91

    Sharma is talented boy❤💯

    • @zakiabdi4687
      @zakiabdi4687 2 ปีที่แล้ว

      Dumashe ma dhashey manaal

    • @qurbe7212
      @qurbe7212 2 ปีที่แล้ว

      @@zakiabdi4687 ma uur bay laheed mnl

    • @hodansaciid895
      @hodansaciid895 ปีที่แล้ว

      Fdg

    • @Edbashir
      @Edbashir 2 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste 2 ปีที่แล้ว +19

    Dagaalka sharma boy iyo ilkacase ma dhamado miya🤣🤣
    ilkacase jawabtisa aan aragno boqorka botada🤣🤣
    👇

    • @jamalyusuf9857
      @jamalyusuf9857 2 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh afka

    • @mankayare2379
      @mankayare2379 2 ปีที่แล้ว +4

      Afqalooc oo xirfadeesn ar sharmaaa😂😂😂😂

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 2 ปีที่แล้ว +2

      Attention ka qays ayuu doonayaa lkn uma soo jawaabayo.

    • @mankayare2379
      @mankayare2379 2 ปีที่แล้ว

      @@guledfarah8610 iska hadal muxuu taraa 😂😂😂😂😂😂😂

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 2 ปีที่แล้ว +20

    Subxanallah Shiino Sharmo iyo Seedigiis haysku dirin""""🤣🤣🤣🤣

    • @goldenboy8954
      @goldenboy8954 2 ปีที่แล้ว +3

      Wa shaqadiisa😂😂😂

    • @aminajafar1987
      @aminajafar1987 2 ปีที่แล้ว

      @@goldenboy8954 🤣🤣🤣🤣

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 2 ปีที่แล้ว +7

    Sharma boy is king 🇸🇴🇺🇲❤️

  • @abdinasiryusufaden2347
    @abdinasiryusufaden2347 2 ปีที่แล้ว +11

    Ilkacase Always legend of the Somalia 🇸🇴 song

  • @dayaxbulshawi2105
    @dayaxbulshawi2105 2 ปีที่แล้ว +21

    Ruuufiyaan 😂😂😂
    Ilkacase iyo sharma boy wa wllo

  • @Tigali8810
    @Tigali8810 2 ปีที่แล้ว +18

    Ilkacase the best raper

  • @zuhaipck
    @zuhaipck 2 ปีที่แล้ว +23

    Maqaaxida shiine culay sanadkii hore sharma iyo ilkacase 2021
    Halkan LA iskugu balamiyay
    Maanta champion 🏆 LA isu balamiyay🔥🔥🔥
    Shiine dabka kacay ayaa shiday🔥🔥🔥💯

  • @nomadsstar
    @nomadsstar 2 ปีที่แล้ว +44

    Both Sharma boy and Ilkacase are talented artist. No doubt Ilkacase waa waddani ilaa early 2000 xornimo Soomaali weyn beeso badan ka qaadey, he deserves special respect reserved for true Waddani.

    • @hubaalmedia8657
      @hubaalmedia8657 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkk

    • @Hanbiirsha
      @Hanbiirsha 2 ปีที่แล้ว

      Wadaninimoy xaal qaado

    • @nomadsstar
      @nomadsstar 2 ปีที่แล้ว

      Looks like we got haters here. Ama ku farax ama ka nax, Ilkacase waa waddani.

  • @smooth8529
    @smooth8529 2 ปีที่แล้ว +17

    Shiinow 😂nacala sheydaan kuyaale wxan reaction lama oran karo ee dadka in lagaa qabto wye🤣😂

  • @maamoxaawo252
    @maamoxaawo252 2 ปีที่แล้ว +14

    Istaqfuranllh shiine Funny 🤣😂😂🤣

  • @ciisenuure9833
    @ciisenuure9833 2 ปีที่แล้ว +15

    Shiinow waxaaga reaction maha waa waxkale ma ogi 😂😂😂😂

  • @lucky9893
    @lucky9893 2 ปีที่แล้ว +35

    Team Sharma boy ismujiya 🥰🤛

  • @Edbashir
    @Edbashir 2 ปีที่แล้ว +9

    Team sharma lama kala xanaaqaan 💪

  • @nacimaiman
    @nacimaiman 2 ปีที่แล้ว +58

    Sharma boy an other level 😂😂🫶🫶🫶ilkacase Qeys afqalooc 😂😂😂😂

    • @Xariif_1
      @Xariif_1 2 ปีที่แล้ว +1

      Haku waso😂

    • @mustafesiciidismaaciil357
      @mustafesiciidismaaciil357 2 ปีที่แล้ว +1

      Haku waso😅

    • @salma3ahmed890
      @salma3ahmed890 2 ปีที่แล้ว +1

      , 🤣🤣🤣

    • @kewayekaas803
      @kewayekaas803 2 ปีที่แล้ว +2

      Gabadha ceeyda ka dhafa afqaloc sharmaboy baa yiri.

    • @kewayekaas803
      @kewayekaas803 2 ปีที่แล้ว +2

      Nacala sheydan kuyale shiina culey ku dhaga Hadaliy maad asaga iiyo sharmaboy ceysin gabdhaha iintad aafka kuso tagisin.

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 ปีที่แล้ว +22

    Sharma waxBa lagama Qaban karo ninkaas waalagu DaalaYaa 😂😂

  • @jaamacmusdaf838
    @jaamacmusdaf838 2 ปีที่แล้ว +10

    FANKA SOMALI NINKA LEH👑🇸🇴😂

  • @taygarmoha2871
    @taygarmoha2871 2 ปีที่แล้ว +10

    Shiine is the best comedian of the reaction🤣🤣🤣🤣

  • @hamdahapi8932
    @hamdahapi8932 2 ปีที่แล้ว +4

    Guri barwaqo io shiine culay uun daawo hadad reaction io qosol rabto😅😅😅🙌

  • @saciidsaami7925
    @saciidsaami7925 2 ปีที่แล้ว +7

    Ninkaas waa nin dagaalamaya faraha ka qaada ma ogid miyaa inuu somali galbeed al shabaab ka xoreynaya ilkacase qays legend

  • @dekabela9815
    @dekabela9815 2 ปีที่แล้ว +83

    I was waiting your reaction bro 😂😂😂😂😂😂😂♥️🤴

    • @abdirahmaanfarhanmohamett5566
      @abdirahmaanfarhanmohamett5566 2 ปีที่แล้ว +1

      English xumidaa 🤣🤣 i was waiting ku lahaa

    • @akhiabdimalik8063
      @akhiabdimalik8063 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirahmaanfarhanmohamett5566 what else could she say,

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirahmaanfarhanmohamett5566 She's right! 😱😂😂

    • @kewayekaas803
      @kewayekaas803 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirahmaanfarhanmohamett5566 gabadha kadami toshka aad ku shiidey kasi jeedi kuleyahey.

    • @yaasiincadde1661
      @yaasiincadde1661 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmaanfarhanmohamett5566 😂😂si qaldan miyaa u baratay adiga

  • @JJ-xm2km
    @JJ-xm2km 2 ปีที่แล้ว +6

    Shiino culey dab kicis 🤣🤣🤣🤣🤣….. the best reaction ever

  • @puntlandland2679
    @puntlandland2679 2 ปีที่แล้ว +9

    RAPKA IDHAFA ISKADHANTE 🤣🤣🤣
    Shiine culay dadka sida la isugu diro wa yaqana

  • @ahmedsahalnor6586
    @ahmedsahalnor6586 2 ปีที่แล้ว +14

    Kkkkkk.garbaaash wu dhaaafay waxaan🏃‍♀️🙊

  • @maysounhasan1047
    @maysounhasan1047 2 ปีที่แล้ว +1

    Shine xabo aad shidid wad heshee ku soco

  • @Xariif_1
    @Xariif_1 2 ปีที่แล้ว +29

    Ilkacase waa Legend waxan waa ilmo u dhali karo waxba kana soo qadayo😂

    • @mustafehajji5693
      @mustafehajji5693 2 ปีที่แล้ว +3

      Ilkacase attention Kise ayu radinayaa maistiri😂😂

    • @thanksari5947
      @thanksari5947 2 ปีที่แล้ว +6

      Yaa hada taya sareeyo Sharma boy waa international 🌎 singer

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 2 ปีที่แล้ว

      @@thanksari5947 ilkacase qays sharma walaashii ayuu sariirta ku riixaa niin walaasha qaawiyay adiguna ku sig baan maqli jiray.

    • @shukrishacni6666
      @shukrishacni6666 2 ปีที่แล้ว

      Ilkacase moo gaaraa saqajaankaan yar

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 2 ปีที่แล้ว +6

    majeerteen waqti ma hayaan ilaahay 2bada quwadood hakala qaboojiyo majeerteen iyo America

    • @AbdizYusuf
      @AbdizYusuf 2 หลายเดือนก่อน

      Majerteeen waa dadki gumeysiga italia kaa saaray u mahad celi majerteen

  • @mouztaphehariir7824
    @mouztaphehariir7824 2 ปีที่แล้ว +12

    Waxni Karbaash mhe waa meyd garaac nio🤣

  • @ismaciloctober8147
    @ismaciloctober8147 2 ปีที่แล้ว +7

    Fataalow kac weeye Shiine Aapo Cay igama Aha Legendary
    🤣🤣

  • @boqoradagarowe5964
    @boqoradagarowe5964 2 ปีที่แล้ว +8

    🤣🤣🤣😂shine culay iyo Sharma waa na walaysaaan

    • @fe8829
      @fe8829 2 ปีที่แล้ว

      Qabyaalad mee walaalah

  • @issapresident1066
    @issapresident1066 2 ปีที่แล้ว +17

    of all the people who make reactions you are the 1st good continuation

  • @MohamedDeeqAxmedShariif
    @MohamedDeeqAxmedShariif 2 วันที่ผ่านมา

    Sharma ka sharma lajenka muqdisho❤❤❤❤❤😂😂❤

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 2 ปีที่แล้ว +10

    Wey Iska caddahay 😂😂😂

  • @landaibrahin4937
    @landaibrahin4937 2 ปีที่แล้ว +6

    ilahaw shiine hana qadin hadan shiine jogin manan qoslnen 🤣🤣🤣

  • @asmaxirsi5589
    @asmaxirsi5589 2 ปีที่แล้ว +2

    Sharma talanted boy ❤️❤️❤️❤️waa kuwata gar iyo gardaro my indrky

  • @king___qanciye
    @king___qanciye 2 ปีที่แล้ว +2

    Another level

  • @Queen-Hani
    @Queen-Hani 2 ปีที่แล้ว +9

    Shiine culay ma cabsado😂😂😂

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 2 ปีที่แล้ว +10

    Seedigii ilkacase sharmo kama xishoon 🤣🤣🤣🤣

  • @samiromaxamedaden2370
    @samiromaxamedaden2370 2 ปีที่แล้ว

    Mss xashis boy hanaguso disiin viva ilkacase qeys

  • @amiir_azhur3703
    @amiir_azhur3703 2 ปีที่แล้ว +9

    Waxaan Karbaash Lama oronkaro ninka jiida Ka dagalamaya Buu dhabarka ka toogtey😅😅🤣

  • @Ibra12886
    @Ibra12886 2 ปีที่แล้ว +5

    Shiine taaj is back weji maleh ninkaan war ilkacase miyaadan ka xishoon mase lacagta door biday sxbto nimada 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @yaxyeaxmed5118
    @yaxyeaxmed5118 2 ปีที่แล้ว +5

    Shiine culay horay usoco legend athy keep going 💯💯💯💯💯💯❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

    • @cudoonqurux3733
      @cudoonqurux3733 ปีที่แล้ว

      😍😍😍😍😍😍😍😍😍🤶🎶🎵📣sharma boy🇸🇴🇸🇴🏆

  • @abdinaasir1140
    @abdinaasir1140 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahy nabar xaq daro ah ha uga dhigo ilkacase qays 😂😂😂😂

  • @Ahmedkooke
    @Ahmedkooke 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiinoow adi iyo wilkaa adeerka u tahey Hees iyo reaction ma wadaane Reer baad meel uga dhacdeen Viva ABSAME

  • @ayaaniitlove9040
    @ayaaniitlove9040 2 ปีที่แล้ว +1

    Sharma boy iyo ilkacse wadad walal

  • @tiggerpoy1869
    @tiggerpoy1869 2 ปีที่แล้ว +8

    shinow 🙂dadka ha isku balamin 🙂🙂

  • @updyhakiinmohamedhajji2921
    @updyhakiinmohamedhajji2921 2 ปีที่แล้ว +1

    Another level this guy

  • @libanabdi6588
    @libanabdi6588 2 ปีที่แล้ว +1

    sharrrrrrrrmmaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa boooooooooooooooooooooooooooy iiiiiiiiiis legeeeennnnnnnnnnnnnnnnnnnnnd waaaaayeeh

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 2 ปีที่แล้ว +13

    7:36 shiine culey waaba wasaq caadiya bari deyste alalalala kulahaa 🤣🤣🤣🤣

  • @abdullaahiabdinouryasiin453
    @abdullaahiabdinouryasiin453 2 ปีที่แล้ว +1

    Sharma boy zhp shiine taaj hees uso qaad 🤝🤝

  • @amaaliid4480
    @amaaliid4480 2 ปีที่แล้ว +6

    Hhhh shiine baaquli waan ku arkaa

  • @kingboyofficial4644
    @kingboyofficial4644 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhiiqeyte waan kuula yeystaa viva shiine coleey Karlsruhe

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur 2 ปีที่แล้ว +8

    Hoyadaa waz waxaan reacTion lama dhihi karo waa is balamis caadiya😂😂

  • @katanakarisa2675
    @katanakarisa2675 2 ปีที่แล้ว

    shiinow waad iga quslisay ee soo badi aabaha reaction ayaa tahay ee ku soco

  • @hamseizhqi6997
    @hamseizhqi6997 2 ปีที่แล้ว +3

    Duqeen kulaha nio shiine waa xaraabo miiran😂😂😂

  • @habonemoustapha5016
    @habonemoustapha5016 2 ปีที่แล้ว +1

    Adeero waalagaga horeyay fanka 17sano isdashi cano nug ba tahe

  • @yaasiinkaka9809
    @yaasiinkaka9809 2 ปีที่แล้ว +6

    The legend🌹🌹🥀💯

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxan Allah Ilahow ceebastur

  • @maxamed_istaar451
    @maxamed_istaar451 2 ปีที่แล้ว +6

    Hada ilkacase miyay kucotaa ma ogi😂

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 2 ปีที่แล้ว +4

    Ar shiinow ilkacasemahe nagabadhey dee😎

  • @abdikadirfeyfle1650
    @abdikadirfeyfle1650 2 ปีที่แล้ว +2

    Reaction kuwa kala waa la baqayan lkn adi si caadiya usheegysa ilkacse inu sheegayo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @khadijadaud9406
    @khadijadaud9406 2 ปีที่แล้ว +1

    Viva Sharma boy ❤️🦁🔥💯✌️😘🤣😂👌

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 2 ปีที่แล้ว

    WAA TUUGSIGII
    OO LA'SHARCIYEEY
    LIKE II DHAHA
    MAGAN ALLAAY

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 2 ปีที่แล้ว +3

    Adiga waxaaga xataa reaction ahayn 😂😂😂

  • @zakariastart8660
    @zakariastart8660 2 ปีที่แล้ว +3

    Legend shiine culay

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 2 ปีที่แล้ว

    SHARMA BOY one best fanaan ever 🔥❤️‍🔥

  • @fortunemohamed9470
    @fortunemohamed9470 2 ปีที่แล้ว +10

    Shine walahi waad iga qoslisay ilkacase habartamyo ilaahow ha itusin ku qoslay 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @dollkoshin4424
    @dollkoshin4424 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilkacase qays the goat 🐐

  • @jimcaalexasancumar27
    @jimcaalexasancumar27 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll kusali Nabiga kusali kusali kusali scw scw scw scw scw

  • @Madadaalomedia337
    @Madadaalomedia337 2 ปีที่แล้ว +7

    😂😂😂😂😂 Wllhi Shiine No face wye

  • @libanelmoge5984
    @libanelmoge5984 2 ปีที่แล้ว +2

    Niicle

  • @aishamohamedhassan9598
    @aishamohamedhassan9598 2 ปีที่แล้ว +3

    Sharma waan wadanaa maxaa yeelay fanaan wuu ahaan jiray lkin hada naago lagoo gooste ayuu noqday 😂😂😂igu qaata waxaan arkan cabiray ilkacase naaga ka dhebax abti

  • @sabaahhersi1909
    @sabaahhersi1909 2 ปีที่แล้ว +1

    Hallo my from Somaliland1 waan kuwadana

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 2 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkkkkkk 😁 ar oday
    Shiinaa gacan aan kuu taagay ✋ kkkkkkkkkk

  • @abdisitarabdiaziiz528
    @abdisitarabdiaziiz528 2 ปีที่แล้ว +1

    Rufyaan labada nin waa inoo simanyihiin we are kablalax 😜🤪🔂🙏🏾

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 2 ปีที่แล้ว +3

    Qaniisadii ku dhashay ee laguha bastadale wase #ilkacaseqays kaleexo magaartide

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa jawaabtii heestii ha karaamo seegin ee ilkacase iyo xariir 😂😂

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw 2 ปีที่แล้ว

      Sharma tan lagama filayn waa duqayn😂😂😂

  • @xusnimacalin6093
    @xusnimacalin6093 2 ปีที่แล้ว +1

    Reaction soo baro sida loo bixiyo ilkacase legend

  • @MohamedRomeoofficial
    @MohamedRomeoofficial 2 ปีที่แล้ว +9

    Shine hure usoco saxib guul baan ku rajinaya

  • @maxamedqadar5922
    @maxamedqadar5922 2 ปีที่แล้ว +6

    Runtaa kugu jeclhy nacalaa sheeydaankada ku yaalee 😂🥰

  • @maahirsalaadsocdaal4503
    @maahirsalaadsocdaal4503 2 ปีที่แล้ว +7

    Hahaha wlhi waan qoslay maqaaxida saas noogu shid

  • @caaliyaabdi8212
    @caaliyaabdi8212 2 ปีที่แล้ว +1

    Erayada Farxiya kabayare iskaleh😬

  • @mohmoartanov6713
    @mohmoartanov6713 2 ปีที่แล้ว +2

    Shiine Al ways shiine❤🙏

  • @zeinabh3509
    @zeinabh3509 2 ปีที่แล้ว +1

    Man shall ah best song 🔥