Sidee wax loo bartaa, horudhaca 2aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 71

  • @bbbmmmm6816
    @bbbmmmm6816 3 ปีที่แล้ว +28

    Illahey miizanka xasanaadka ha kuusiyadiyo wanaga aad nala wadagtay
    جزاك الله خيرا
    وبارك الله فيك أخي

  • @alxikmamedia4462
    @alxikmamedia4462 6 หลายเดือนก่อน +1

    Qeyr allaha ku siiyo walal 💯💯💯❤️

  • @cabdalesheekhmustafe5036
    @cabdalesheekhmustafe5036 11 หลายเดือนก่อน +4

    1:qofka aduunyada ka jeesto
    2:qofka aakhrio xasuusan
    3:inaad qabrigaaga u shaqaysatoh
    4:qofka maalinka lagu soo saarayo usahy qaatoh

  • @ahmedabdilahi399
    @ahmedabdilahi399 2 ปีที่แล้ว +5

    Wllhi qalad weyn ayaan ku jira xaga aaminsanaanta buugaagta ku haboon akhriska balse meel dhaw wax iga tustay muuqaal walba oo aad leedahay ugu yaraan saddex qoddob oo igu cusub ka dheefaa.
    Nasiib wanaag waxaan helay bartaadan youtubeka goor dambe.
    MAHADSANID WLL CABDIRISAAQ

  • @muna3081
    @muna3081 2 ปีที่แล้ว +4

    Abdirizak sidan u dhagaysanayay noloshaydii dhan aa is badashay Allah ku sharfo

  • @kadarmohamedkhaire4808
    @kadarmohamedkhaire4808 3 ปีที่แล้ว +4

    Allaha ku xifdiyo ustd wlhi waan ka helay sida wngsn aad wanaga iyo hormarka nagula wadaagto waxaan kaa cod sanaa in aan inoo soo badiso muuqalo waxtar u leh bulshada 🙏

  • @cabdifataaxfirmino6821
    @cabdifataaxfirmino6821 8 วันที่ผ่านมา

    Walahi bilahi talahi suma walahi ninkan c.risaaq layidhaa wa ninka kaliya e shekada sifiican iga dhadhiciya sxb horomarban kurajaynaya ana inan isbadalo ayan filaya waliba sxb arqalado badan aya ihysta sxb ragu way is cawiyan ila soxirir sida uma kala yaqano soshiyal miedah bls🎉

  • @nakiitaa07
    @nakiitaa07 ปีที่แล้ว +4

    Thank you for sharing bro my Allah blessing and mercy you

  • @fiesalabdi4673
    @fiesalabdi4673 3 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid, wlal qali ah oon aan wax badan kabaranayow.Sharaf iyo karamo korkaga ha ahaato. 🙏🙏🙏
    "Inta maanku gaajeysanyahey guuli waa wali " Hadrawi

  • @FARHAN_805
    @FARHAN_805 9 หลายเดือนก่อน

    Wll qaliya tahy waxana mahad iskaleh Allahii I wafajiye ina waqti kula qato wax tar leh MashaAllah ❤

  • @arafoffcguumays6596
    @arafoffcguumays6596 10 หลายเดือนก่อน

    Dadka wax akhriyan ahay mar walba dadkeena ma fahmo xaga xiska waxan kuugu bishaaray Naya ina tahay qofki u horeeyey oo Somaliya oo la dhagaysan karo. Horay usoco umadeena way kuu baahan tahay.

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy 10 หลายเดือนก่อน

    Waxaad soo celisay rajadii aan ka qabay in dhalinteena garaadkooda la soo celiyo jezakalahu kheyr runtii macalin ka wanaagsan ma arag❤❤

  • @hasankafi194
    @hasankafi194 ปีที่แล้ว +1

    Ustad waxa tahy qof bulshada wax badan ushers ilahay adun iyo aqaro qer hakugu badalo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ifrahdirie7770
    @ifrahdirie7770 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah-- mar hore aya kugu danbaysay inad xigmadahada nala wadagto

  • @saciidgeedowmaxamed1565
    @saciidgeedowmaxamed1565 3 ปีที่แล้ว +5

    Nin waxtarleh hadalkiisa faa,idosocto ah keep going bro

  • @queenruuxi560
    @queenruuxi560 9 หลายเดือนก่อน +2

    Respect brother 🙏✊✊

  • @mowliidali8072
    @mowliidali8072 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlal abdirizak aad iyo aad ayaan kuu taagera wlh caqlikga allah kuu barakeeyo lkn 1mid aan ku xasuusiyo wll plz 😢(insha allah ) ha ilaawin intaas ayaan ku xasuusina

  • @mohamedwarsameMohamed-zw6zq
    @mohamedwarsameMohamed-zw6zq 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waxa la weydiiyay !
    Dadka yaa ugu caqli badan ?
    Wuxu yiri :-
    * Qofka aduunyada ka taga inta aysan iyadu ka tagin ,
    * Qofka qabrigiisa iftiinsada inta uusan dhex dagin,
    * Qofka Allah swt raali galiya inta uusan la kulmin

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil ปีที่แล้ว

    Waa mahadsantahay Abdirizak, Caqli iyo xooga Alle haku barakeyo.

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 ปีที่แล้ว

    Walaal khayir RABBI ha kuu siyadiyo iyo weliba aqoontada. Waxaad isku dayda inaad sitos ah arday soomaaliyed oo yaryar macali unoqoto adoo hortagan dadku waxay ubahi qaban weliba soomaali in aqontoda hoos laga soo dhiso.

  • @Gobaad119
    @Gobaad119 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahy hana xifdiyo❤🎉

  • @caaqilyare6416
    @caaqilyare6416 3 ปีที่แล้ว +5

    Wa mahdsantahy bro waxan kugu bogadin lahy inaad dadka ushegto inaad youtube ledahy macnaha videoga dhaxdisa kusheg wayoo somalidu baryahan danbe youtubeka ayey ubadanyihiin oo fb video umadontan tusaale aniga dhoor bilod aan kugu xirnaay fb cawana ikowa youtubkada bro Thanks

  • @ismaciilibraahim3724
    @ismaciilibraahim3724 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thankyou pro❤

  • @farah1ali970
    @farah1ali970 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabderazak Nin wax badan aqriyay dhalin yarada adiga oo kale ayey ubahan tahay horay usoco

  • @MuhuumMoteeye-mg5nw
    @MuhuumMoteeye-mg5nw ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير شكرا جزيلان

  • @djamaabdirahmanomar7161
    @djamaabdirahmanomar7161 6 หลายเดือนก่อน

    Mashaaa allaaah illaahay haku xifdiyo wll

  • @rahmaabdilkadirmohamed8515
    @rahmaabdilkadirmohamed8515 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah Mahadsanid Abdirsaq🙏

  • @abdulluahmedhassan18
    @abdulluahmedhassan18 5 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah kheir aqhii

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 ปีที่แล้ว

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم.

  • @ugaasdayax2622
    @ugaasdayax2622 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a teacher God protect you

  • @anfacaxmed5859
    @anfacaxmed5859 2 ปีที่แล้ว

    Mashllah tabarakallah jaskallah khayr ilahay haku xifdiyo wllky Aqliga ilahay haku barakeyo

  • @faatimamohamed6521
    @faatimamohamed6521 3 ปีที่แล้ว +1

    Wax badan ban ka faaidey
    Jazakallaah wll🙏🥰

  • @FadxaNormal
    @FadxaNormal 11 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walaal jaskallahu khyr

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 ปีที่แล้ว

    Waxaan la yaabanaa nimanka soomaaliyed oo sheegta aqon yahanimada siday u dhaqman xaga diinta xaga dhaqanka xaga siyaasata dhankasta oo ka fiiriso waa ka dhinten waxaa ba kadaran intaas oo dhan mid kasta oo kamid ah wuxuu shaqale u yahay wadankii wax ka soo martay xataa hadii dowlada soomaaaliyed wax barashada udirsatay oo lacatii dalkiisa ka imanaysay ee canshuutii shacabka wax lagubaray wuxuu noqda qaran dumis ilayin waa niman la soo maray aniga ayaa kaa caqli badan ee isoo raac waxay soo noqon jireen iyagoo diinta islam ☪️ ka dagal kula jirah iyo iyago dowlad nimada dagal kula jirah. Xasbunallahi wanicmal wakiil Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @rayaancabdullaahimaxamuud628
    @rayaancabdullaahimaxamuud628 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير wax badan kaa faa iday❤

  • @caashocuud5597
    @caashocuud5597 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @HamdiNuura-bb7mq
    @HamdiNuura-bb7mq ปีที่แล้ว

    Khayr ale hakusiiyo

  • @faadumobashiir9303
    @faadumobashiir9303 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad

  • @anabmohamud4832
    @anabmohamud4832 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah haku siyadiyo cilmiga iyo caqliga.

  • @ahmedabdulkadirhassan6632
    @ahmedabdulkadirhassan6632 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaah Macalin Abdirezak

  • @arafoffcguumays6596
    @arafoffcguumays6596 10 หลายเดือนก่อน

    Buugas aad sheegtay magaciis mudane.

  • @nadiirsheikh7745
    @nadiirsheikh7745 3 ปีที่แล้ว

    jazak'Allahu Kheyran wll Mahadsanid.

  • @haawomohamed4241
    @haawomohamed4241 ปีที่แล้ว

    Caqliga Allaha kuu siyaadsho

  • @dhambaalmedia3846
    @dhambaalmedia3846 3 ปีที่แล้ว

    Mansh alh abdirzack waa raga umada ubahantahy

  • @qadarinho2715
    @qadarinho2715 3 ปีที่แล้ว +2

    mahadsnid teacher

  • @abdihassan1977
    @abdihassan1977 3 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahdsantahay ustaad

  • @asadabderrrazzak3833
    @asadabderrrazzak3833 ปีที่แล้ว

    Macakimu xisaabta inaad dhigto maa no biliowdid waa codsiye

  • @lighthousefilms7554
    @lighthousefilms7554 3 ปีที่แล้ว

    Macalin facebook page ka magaciisi baan ilaaway ee iiso sheeg fadlan?

  • @ilhanbashir3587
    @ilhanbashir3587 3 ปีที่แล้ว +2

    Well done

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 10 หลายเดือนก่อน

    Thanks 🙏 ❤

  • @BrithishBoy
    @BrithishBoy 3 ปีที่แล้ว

    🙌🏽🙌🏽🙌🏽🙌🏽 masuul mash alh

  • @sacdiyaceydaruus8551
    @sacdiyaceydaruus8551 ปีที่แล้ว

    😩wx maba aqriyo wllhi

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 2 ปีที่แล้ว

    Cajiib qaabka aad ufakrtay waa layaabay

  • @zakidaud649
    @zakidaud649 ปีที่แล้ว

    Abderazak Mohamed Ali walal Abdirizak Dhoore waxaa ahay Qof adiga Pagekaaga ku xeran aadna kula socda waliba waxaa ii Tahay Qofka aan ku dayado Marka Arin Privite family ayaa i heyata Side kula soo Xiriiri karaa Walal Hadii aad Fariin Teyda Aragto isoo jwb insha allah ?

  • @hodannuurmaxamed9981
    @hodannuurmaxamed9981 10 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid wll

  • @Toosane88
    @Toosane88 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @ahmadinho3798
    @ahmadinho3798 3 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll

  • @healthylifestylechannel9733
    @healthylifestylechannel9733 3 ปีที่แล้ว

    Saxix oo xaqiiq ah 👌🏽👏🏽

  • @iidlehusseinrooble9494
    @iidlehusseinrooble9494 3 ปีที่แล้ว

    Nin ku dayasho mudan

  • @ahmedabukar6151
    @ahmedabukar6151 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @anabmohamud4832
    @anabmohamud4832 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah

  • @MohamedOsman-xk3xe
    @MohamedOsman-xk3xe ปีที่แล้ว

    Mar waxaa na tiri wixii hore yaan la qarin ee hala aqriyo waxii 1990 ka danbeeyay muqaalkaan muuqaalkii ka horeeyay ayaa noogu sheegtay
    Marna waxaad naleedahay wixii hore hala aqriyo .
    Marka kee qaadanaa macalin

    • @fadumoabik3545
      @fadumoabik3545 ปีที่แล้ว

      Labadaba kii horena fahan kan danbane fahan

  • @abdirahmanabdalla8462
    @abdirahmanabdalla8462 3 ปีที่แล้ว

    Well done bro 👏 👍

  • @Cadale63
    @Cadale63 ปีที่แล้ว

    Mashaa ((Allaah))❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mow-khaliifa995
    @mow-khaliifa995 3 ปีที่แล้ว

    M.a istad

  • @Cadale63
    @Cadale63 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdihakinabdulkadir7263
    @abdihakinabdulkadir7263 3 ปีที่แล้ว +1

    Luqada English ka Sida loo baran karo ayadana Xalqo inooga dhig Wll

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 2 ปีที่แล้ว

    Walal Facebook gaaga mahelikaraa.?

  • @khaalidqeys3672
    @khaalidqeys3672 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad