Hanoolaato waxey fursad siisay qaybaha kala duwan ee bulshada ayadoon kala soocin qof kasto oo mudan in uu bulshada la hadlo hanoolaato waa halka uu umadda kala xiriiri karo Thanks team Hanoolaato ❤
I do admire this guy sorry let me professor dalha I grow up in Mogadishu he is my hero always I am born in Mogadishu but unfortunately qabillwise I qualify puntlander we love brother in Minneapolis.🎉
Ma ila aragtay niyow Wlhi aniga marexan iyo darodba waxba ima galin hadana waxba uma qabo xuman ah waa dad somali ah hadana dad xun iyo dad fcn iskugu jiro hadana waxan aaminsanhy siyaad bare in uu ahaa yahayna ilaa hada madaxwaynahi somalia ugu ficna Allaha unaxaristo
"Taariikhdu agoon ma noqoto ee ninkeeda ayaa ka dhigo." "He who is truth teller in Horn of Africa countries is subjected to at most assassination and at least hatred." Ayaanle barnaamijka aad mar waliba daadi'hiso waxa uu xambaarsan yahay taariikhyo dhaxal u ah ummadda Soomaaliyeed marna ha ka caajisin.
Diyaarada Cali Samatar sheegayo ee garoonka Bali-doogle ka kaxaysa, si ay cadowga u soo duqayso, ma hargeisa iyo shacabkii maatada ahaa? Cadow! Aakhiro ayaa war jiraa.
Ayaanle Waxaan qabaa fikrad ah in prof.Dhalxa uu duubo asga iyo dadkii hore oo haray in ay duubaaan dhaqanka shiribka iyo sedex leyda waa dhaxal dadka u hayo
Ayaanle way dhibaysaa amaanta maxamed siyaad bare wuuw ka leexleexanayaa lakin dalxa waa nin og wax qabadkiisa ayanlow waan kugu xiranahay lakin ogolow libinta aabe siyaad u qabtay umada somaliyeed
Ayanle xusen cabdi anigoo asxaabta kugu xidhan ka mida waxan talo kugu siinayaa in aad barnaamijyada aad soo daysid video yada soo gaabisid oo aysan ka badan 20 daqiiqo ama 30 daqiiqo wayo Hadan somali nahay malihin dulqaadka lagu dawado video 1 hal saac soconayo adiga laftaada sidaas ayaa kuu fiican waayo waxan helaysaa views badan
@DrAbdullahiIbrahim wakiil baan dawadayaasha ka ahay maba dhihine prfile ka youtube kiisa gal oo video yada dheer iyo kuwa gagaban ee uu soo galiyo views kooda farqiga u dhaxeeyo soo arag
Ayaanle Hussein Abdi runtii wariye qiimo badan wax wanaagsana bulshada u soo gudbisaa.
Mahadsanid
Hanoolaato waxey fursad siisay qaybaha kala duwan ee bulshada ayadoon kala soocin qof kasto oo mudan in uu bulshada la hadlo hanoolaato waa halka uu umadda kala xiriiri karo
Thanks team Hanoolaato ❤
Ayaanle mahadsanid ninweyn oo culusbaad keentay waxaan ka mid ahay dadka aadka kuugu xidhan ee hargeaysa kaala socda bro
اللهم أصلح أحوالنا وألف بين قلوبنا وأصلح بلادنا وبلاد المسلمين والمسلمات 🤲 🤲 🤲 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂🫂🫂🥹🥹🥹🥹🥹🥹
Professor Dalxa ahaa I can't wait part 2❤
Masha Allah professor Mohamed cumar dalxa waa shaqsi cajiib ah oo waayo joog ah
Adeer Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo
Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
Mansha Allah dadkii somali Taarikhda kulahaa
#Pro_Dalxa
Professor Dalha waa nin macquula ❤
Anxiously waiting part two
Prof. Maxaned Cumar Dalxa Axsan shaqsi wadani dhab ah sonalinimadu dhab ka tahay Sharaf & Karaamo mudan 🙏🎤👍🙏🙌 . Mahadsanid Suxufi Ayaanle Xuseen Cabdi “ Hanoolaato” Xushmad, Sharaf iyo Karaamo ku noolow Sxb 💙🙏
Masha Allah ❤ Prof and Hanoolaato ❤
Legend waaye professor ka
Masha allah, prof, dalxa wan taageraa wana kahelaa hab sheekadiisa dhigaalka ah. Mhdsnd #Ayaanle_#Hanoolaato.
ماشاءالله برفسور الله يحفظك ويسعدك في الدنيا والآخره 🎉❤🎉
Hanoolaato ❤
I do admire this guy sorry let me professor dalha I grow up in Mogadishu he is my hero always I am born in Mogadishu but unfortunately qabillwise I qualify puntlander we love brother in Minneapolis.🎉
Somali ku hdal wlaal iyadaa leedahy
Wdym???? unfortunately u qualify as a puntlander”
ma sha allah
Aqoonyahan, fanaan iyo siyaasi prof dalxa Is not easy 👌
Masha allh
Maasha allah ahna ahna Dalxa ❤❤
m.a pro. Dalxa I can't wait part 2
Part two soo daay Ayanlow
Legend qeymo leh. Long life Dady.
Waayo waayo ❤❤❤❤❤❤
masha allah
Professor dhalxa mar wan jeclaan lahaa in dalka madaxweyne looga dhigo.
Pro Dalxa Taarikh fiican ayuu ka sheekeye, Ayaanle waad ku mahad santahay hoosha fiican aad qabatay.
🥺 . 🥺 . 🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Masha. Allaah
Masha Allah Allah xafido dalxa
Prof. Maxamed Cumar Dalxa - Fanka Ma hiwaayad buu u ahaa mise shaqso
fiiro waxan ufahmay inaad kawado (Mise Shaqo) mahadsanid wall Hanoolaato
Hanoolato waa taageersanahay 100%
A great man professor Dalha
Professor ayaanle wanku salamey
Allaha u naxariisto ali diiriyeh ali gab
Absolutely 9ka la qaadani jire nin weeyn prof dalxa❤
Prof. Dalxa. soomalida nool dadka ugu qiimo badan buu ku jiraa
Ninweyn soo qabatay masha allh
Al ustad DALHA,
❤❤
Prof dalxa aqoonyahan somali ❤
Nin culus ayaa noo keentay masha'allah
Dalxo dartiis baan ugu sooboqday bogaaga awal waxaan uga baxay 1 dhan ka fiirinta maamulkii Siyaadbare
Ayaanle please interview Hasan Tahir Aweys and Abu Mansur
Yaaa keenaaya heeee 😂😂😂
Maxaa Argagixisada ku falee micnaha
ustad dalxa alah xifdiyo
Asc
Masha Allah
Mujaahid sare
Aragaaga aad baan ugu farxay
Aniga waxan aad u jeclahay heesta barni
Please ayaanle wareysiga 2aad soo gali
Salaan sare
Salaan qaali ah
Wiilo igu salaan ayaanle please
Waa fanaan weyn
Saaxiib Ayaanle,
Cuqdada iska saar, Madaxweeyne Maxamed Siyaad Barre aa wax qabtay markaa maqashid wajigaada waa is bedelaayaa. Ilaahoow u naxariiso Madaxdeena ,kuwii dhintay iyo kuwa noolba.
Madaxdeenu hadeey guuleeystaan Somaaliya waa Guuleeysaneeysaa InshaAllaah.
Ma ila aragtay niyow
Wlhi aniga marexan iyo darodba waxba ima galin hadana waxba uma qabo xuman ah waa dad somali ah hadana dad xun iyo dad fcn iskugu jiro hadana waxan aaminsanhy siyaad bare in uu ahaa yahayna ilaa hada madaxwaynahi somalia ugu ficna Allaha unaxaristo
Qalbigisa ma mo ogthy siyaad bare asigo wax Ka shageyso ma jirto nin sheekada socdo Wye
War isku xishooda dadkiina qabyaaladu waashay hanoolaato waa Wariye Qaran
Adiga cuqdadaysane siyad bare dadka haku dirin ee taariikhda ogoloow qalbigana wanaaji
ustaad ayaanle qabiiir saxaafadeed ayaa tahay runtii caawa w 20:26
Niiween❤
Prof Dhalxa, Markaan yaraay Dekedaha aan Taageeri jiray.
Giorge, Cabdullaahi Cabdi (dheemanka madoow),Eeneey.
Jeento,Horseed iyo Munishiibiyo markaan ka reeyno waxeey noo eheed anakoo koobka qaadnay oo kale.
Inaan kula kulmo waa jeclaan lahaa.
Mahadsanid
Niin weeyn asoo qabataay❤
Waxan waydinayaa cidii fahantay shiribka ama heesta uu qaadayo Prof daqiqada 25aad ee waraysiga weliba qaybta danbe ee ah
"Walaalkiisa ka rooroow wadna wahnaa
Waaqaa laga waayay waa ratiina"
So waxan waydiinayaa intaa micnaheeda qofkii igu dhaama"Waaqaa laga waayay waa ratiinaa"
Nin culus baa soo qabatay cawa maa shaallah 1999 dayrtii biyo badan baa dhashay anigu adeer
cajiib
pro dalxa legend
Prof Dalxa waa qamuuska dhaqanka iyo ixtiraamka siyaasada. Nolow prof
Waxa la yaableh sida Dalxa u sawirayo waayahaas quruxda badan, waxaa dareemaysaa inuu kusoo dhex koray bulsho xalaal ah, oo caafimaad qabta, welina proff-ka aysan saamayn ku yeelan xanuunka Soomaali oo dhan ku dhacay, ee qabyaaladda, naca iyo xiqdiga ah.
Waan dhamaysaty muqaal ka kan xigana wan sugaya dalxa waa shaqsi aad u qiima badan alle ha dhowro
🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
Part 2 ayaan sugaynaa ayaanlaw 😂😂 1:02:28
10 daqiiqo baan u haystay inaan dhegaysanayay prof-ki hadaanba eegey mise waaba 1 Hour!
Aqoonyahn baad inoo keentay, Mahdsnid sxb
Waxba Yey Noolaane Ha Dunto Waxa Loo Jeedo.
Nin weyn oo qiimo cajiib ah leh
Ustaad Dalxa Codkiisu Uu Fadhiyaa Wlhi
Ayaanle waa shakhsi usoo istaagay raadinta taariikhda soomaalida
Brofessore ii baashaal
caawa waxaa nookeetay halyeey siyaasadeed oo aqoonyahan ah
Nin weyn so qawatay
Siyaasiga kaliya oo somali aan jeclahay inaa lakulmo
Ayaanle xusen abdi aad ayaad umahadsantahay.
Ayaanle wll aad bn kuugu mahad celinaya odeyga noo soo celi
71 jir weeye pr ku
"Taariikhdu agoon ma noqoto ee ninkeeda ayaa ka dhigo." "He who is truth teller in Horn of Africa countries is subjected to at most assassination and at least hatred." Ayaanle barnaamijka aad mar waliba daadi'hiso waxa uu xambaarsan yahay taariikhyo dhaxal u ah ummadda Soomaaliyeed marna ha ka caajisin.
Mudukadib 8/1/2025.
Jareerkan wuxu ka mid yahay dadkii burburka somaliya ku naaxay. Bashiir goobe oo isna madhibaan ah waa ragga burburka somaliya ku naaxay. Qabiilada waawayn bay hadba mid uguul wadeeyaan iskuna diraan si ay isku dilaan, madama jarerta iyo madhibanka cidna ka dhimanayn, guryana ka dumayn.
Daxoow wiilkaan wuu neceb yahay mareexaan iyo jaalle siyaadba
Ee runta usheeg daalinkaan
Kan waa raxumo tashiil ayaanle lamo dhoho ee waa leyaan
Hada Ayaanle Ha waraysto Dadkii Dhashay 91 waxii Ka dambeyey , dadkii Horuu waraysanaya Kacankiina in La amaano Ma rabo See isu qabanaysaa ..!!!!!!!!!
Ma aboodi manta lkn hadan abodi lahaa manta pr dalxa waxan udhiibi la haa masxafka sharciga iyo dastuurk konfur galbeed oo dhankasta leh inuu tafatiro 1000 sano sosocota inu sherciga udejiyo bu abodaa
Waa suudaani caadiya, somalia maxaa africada madaw ayaa ka buuxda. Inta somali sax ah wey yartahay. Daaroodka iyo isaaqa ayuunbaa sax ahaa somalia. Waxan kale waa dad afrikada ka yimid.
Af xumo waxna kuuma tarto dadne kuuma soo dhaweyso wax aadan wax ka badali karina in aad isaga hadasho waa dhaqan dumar.
War dadka ha dulmiyin, adigu soomaalida maad joogin bilowgoodii e
Diyaarada Cali Samatar sheegayo ee garoonka Bali-doogle ka kaxaysa, si ay cadowga u soo duqayso, ma hargeisa iyo shacabkii maatada ahaa? Cadow! Aakhiro ayaa war jiraa.
Maya sxb Waa itoobiya 1977 bay ahyd markan uu dhulku xumaaday ma ahyn taariikhda meel yar baa kaga dhagtay
dadkii loo baahnaa baad keentay in dhaweyd kuwa aan waxba kaga faaiideyn baad inoo keeni jirtay e
Ayaanle Waxaan qabaa fikrad ah in prof.Dhalxa uu duubo asga iyo dadkii hore oo haray in ay duubaaan dhaqanka shiribka iyo sedex leyda waa dhaxal dadka u hayo
Dowladii hore ee uu kasheekaynayo wixii umada u qabatey ayey wali isticmalaysaa. Midan hada jootana oo jufada ah. Waxa ay ku faanayso ayadana waa loo jeedaa. Haybada iyo maamul waa hidw kama dhifsado hadaad damacdo inaad la baratamto. Waxaa kugu dhacaya waxa hada Socda
Ayaanle way dhibaysaa amaanta maxamed siyaad bare wuuw ka leexleexanayaa lakin dalxa waa nin og wax qabadkiisa ayanlow waan kugu xiranahay lakin ogolow libinta aabe siyaad u qabtay umada somaliyeed
Saxiix
Siyaad barre ilaahna waa ogyahay wixii waxgaranayey dowladiisiina waa ogyihiin wixii uu qabtay qofkii xaqirana waxba kaqaadi maayo
Ayanle xusen cabdi anigoo asxaabta kugu xidhan ka mida waxan talo kugu siinayaa in aad barnaamijyada aad soo daysid video yada soo gaabisid oo aysan ka badan 20 daqiiqo ama 30 daqiiqo wayo Hadan somali nahay malihin dulqaadka lagu dawado video 1 hal saac soconayo adiga laftaada sidaas ayaa kuu fiican waayo waxan helaysaa views badan
Waa ku kalugaa 😂😂 Wakiil nooma tihid😂😂
Short iyo reals ka aad daawaneyso iska daawaneyso
@DrAbdullahiIbrahim wakiil baan dawadayaasha ka ahay maba dhihine prfile ka youtube kiisa gal oo video yada dheer iyo kuwa gagaban ee uu soo galiyo views kooda farqiga u dhaxeeyo soo arag
Maad labo maalmood u qabsatid
30 daqiiqo maalinta hore
Maalinta labaadna 30ka hadhay maxaa inoogu yarayn faa'iidada
Mahadsanid❤
sxb somalida dhan haka hdlin waa kuu kaligaa sheekada hadee kuugu socoday vedio ka in uu ka dhamaday waad dhibsaneysa runtii vedio yada short hadaad rabtid tiktok iska aad halkaaasa ka heleysaa.
Waar kani waa kuwii afweyne u niiki jiray
Ayaanle Hussein Abdi runtii wariye qiimo badan wax wanaagsana bulshada u soo gudbisaa.
Mahadsanid
Mashalaah