DENI & DAGAALADA QABIILADA "khilaafka Qabiilka iyo Khilaafka Siyaasiga yuusan sababin inuu dhinto...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 13

  • @frank77w
    @frank77w 17 วันที่ผ่านมา

    Si madaxweyne nimo baad u hadashay 👏 Allaha ku barakeeyo

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 17 วันที่ผ่านมา

    masha Allah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 18 วันที่ผ่านมา +2

    puntland ajaanib iyo dugaag bay hoy unoqotaye horta gudaha nadiifi muraha kahor deniyow wad kuciyaartay puntlane

    • @shh56726
      @shh56726 18 วันที่ผ่านมา

      Maryan edeb yelo puntland maxa ka galay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 18 วันที่ผ่านมา +2

    siciid deniyow oromada kasaar puntland meeshu halaq mareen bay noqotaye

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 18 วันที่ผ่านมา +1

    Saciid daniyoow hadii aad xariif tahay odey nabadeed noqoo dowlada dhexe caawaba la xiriir oo ceyteynka yar yar ee jira xal kagaara danta guud baa muhiim ah☝️si umada somaaliyeed aay u dareemaan naruuro! Nabadeey

  • @Abdiyusuf490
    @Abdiyusuf490 18 วันที่ผ่านมา

    Isbitaalka waa loo baahanyahay LKN qabyaalad ka ilaaliya OO qofkii aan lahjadiisu aheyn boowe aalatahay iyo naaniin iyo iyagaba isku si ugu adeega
    WAA igatalo hadaa rabtaan waaye in uu idiin shaqeeyo

  • @AbdiWarsame-f4n
    @AbdiWarsame-f4n 18 วันที่ผ่านมา

    reer butilaanoow hadaad runsheegeysaan dagaalada socda in lajoojiyo qayb weyn ayaad ka qaada kartaan sababtoo ah adinkaa laydinku sheegaa inaad ka danbaysaan mishimada siyaasada iyo ku dagaaladaba beel eeg hada waxaad dhahdeen waan ka faa iidney dagaalkii dawacaleey iwm

  • @IstareexAhmed-o5s
    @IstareexAhmed-o5s 18 วันที่ผ่านมา

    Puntland waa horay tashatay viva dani waa sax in lakala saaro danta gud iyo danta qabiilka

  • @abdinuraden968
    @abdinuraden968 17 วันที่ผ่านมา

    Qofkastoo lagu dilo deeganada aad maamusho ogow inaad nasuul katahay.
    Baaq baan dirayaa kaaridimayso.

  • @ALIWali-m3y
    @ALIWali-m3y 17 วันที่ผ่านมา

    DULI IYO DABADHILIF

  • @johnrich-w1b
    @johnrich-w1b 18 วันที่ผ่านมา +1

    somali ninka kala dirayo waa adiga

  • @dekoowabdullahi3028
    @dekoowabdullahi3028 18 วันที่ผ่านมา

    Daaniyo kuuluusow