Subac Quraan oo kaamil ah, juzka 28aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Waa subac quraan oo dhamaystiran, waxaa subcinaaya waa macalimiin dugsi. ka faa'iiday

ความคิดเห็น • 59

  • @ksmediadj
    @ksmediadj 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha alaah jisaa kalaa khayr soonka subacaan waa ka faaidaystay xasuus iyo dugsigii iyo macalin kaygii iyo ardaydii buu hal hal ii xasuusiyay

  • @maryanyusuf2908
    @maryanyusuf2908 8 ปีที่แล้ว +6

    abu yusuf and all sheekhs jazaa kumulaahul khayr. if i am want lisen quran i only listen this one. insha allaah unfinish khayr i wish you yaa abu yusuf

  • @noahD1636
    @noahD1636 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay ha idinka jaza siiyo, waa qaab akhris wacan

  • @sadiyamoalim9911
    @sadiyamoalim9911 9 ปีที่แล้ว +8

    maasha-alaaaahh. waligey dhagaheygu ma maqal wax ka macaan oo ka qiima badan.
    ilaahoow baledkii subaca gaalo-madow baa degtaye, ilaahoow gaala madowda iyo kuwa hor kacayaba ilaahow naga qabo, ilaahoow qur'aankaaga lagu subcinayo ilaahow nagu badbaadi. ilaahoow xufaadayada xifdhi, aaaamiiin.

  • @libaanali.xassanwaafannaan2269
    @libaanali.xassanwaafannaan2269 7 ปีที่แล้ว +4

    Kheer Alle ha idinsiiyo Mashaa Allah

  • @dekaabdullahi4231
    @dekaabdullahi4231 8 ปีที่แล้ว +6

    masha Allah I really like Quran jazakallah fikum sheikh

  • @fardosaran1312
    @fardosaran1312 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah,Illahow libaan
    Aakhiro iyo liiban adun
    Ugu bisharee aamiin
    Yaa rabi aamiin Insha allah
    Asc

  • @turnup6249
    @turnup6249 10 ปีที่แล้ว +9

    MashaAllah!! listen to it almost every day Alhamdulillah.

  • @AbuYussuf
    @AbuYussuf  12 ปีที่แล้ว +3

    Walaal aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay. Ilaahey dhamaan ajir hana wada siiyo.

  • @manfuuko
    @manfuuko 12 ปีที่แล้ว +2

    maashaa allaah walaal waad kumahadsantahay quraanka aad soogelisay kheerbadan ama ajar ilaah ha idinka siiyo adiga iyo intii kuugu garabsiisayba shukran

  • @muntasabdi4880
    @muntasabdi4880 8 ปีที่แล้ว +2

    mash a allah dhamaan macalinti ajaar alaa so kobi karin ha idinkaa siiyo iyo daadki kaso shalheyaay amiiin yarabi

  • @hubiqalbi7233
    @hubiqalbi7233 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabaraka allah

  • @muhidinmberwa377
    @muhidinmberwa377 4 ปีที่แล้ว +1

    Inshallah

  • @abdifatahyusuf1807
    @abdifatahyusuf1807 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a jazakallah all muslims

  • @abdulfatahosman9651
    @abdulfatahosman9651 7 ปีที่แล้ว +6

    Ma ogaan Kari weyninka inta uu la agyahey hadalki Allaah xumaan kafoge, Allaha Naga yeelo kuwii raaco inti jano Allah uu geeyo aamiin rabiyow!

  • @libaanali.xassanwaafannaan2269
    @libaanali.xassanwaafannaan2269 7 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah Mashaa Allah

  • @libaanali.xassanwaafannaan2269
    @libaanali.xassanwaafannaan2269 7 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allah bless you and me and my mom and dad i

  • @abdulwalid1694
    @abdulwalid1694 3 ปีที่แล้ว

    Manshallah ifeel like I'm there

  • @manfuuko
    @manfuuko 12 ปีที่แล้ว +6

    shukran, kheer alla ha idinsiiiyo maxamed adiiga iyo intii kuugu kaalmesaya waan jafaa iidesanay

  • @aqoonraadis135
    @aqoonraadis135 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Jazakallah kheyr ❤️❤️🥰🤗🥰🤗

  • @hamdiosman1510
    @hamdiosman1510 4 ปีที่แล้ว +1

    Jasa kumu allhu qayar

  • @libaanali.xassanwaafannaan2269
    @libaanali.xassanwaafannaan2269 7 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa Allah bless you and me and my mom and dad

  • @ayyub823
    @ayyub823 4 ปีที่แล้ว +1

    😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @user-zj2dv2gl8t
    @user-zj2dv2gl8t 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ mashaallah ❤❤❤❤

  • @hamdiosman1510
    @hamdiosman1510 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allhaa

  • @abdifatahdahir6559
    @abdifatahdahir6559 6 ปีที่แล้ว +2

    Maa shaa allah

  • @DuckyCracety
    @DuckyCracety 6 หลายเดือนก่อน

    😊 mansh Allah

  • @khadrakhadra1958
    @khadrakhadra1958 2 ปีที่แล้ว

    Sunduscisman 🇸🇴 🇹🇷 🇸🇦

  • @baseexecution680
    @baseexecution680 7 ปีที่แล้ว +5

    masha Allah

  • @maryancateeye2056
    @maryancateeye2056 2 ปีที่แล้ว

    Baarakalaahu
    Fiikum

  • @yusufdaahir9862
    @yusufdaahir9862 8 ปีที่แล้ว +7

    waxaan soo xasuustay my child hood days liibaantii qoryoolay dusigii macalin gacmeey waayo xasuusta waqtigaasi aniga aad ayaan ugu raaxaysanayaa masha allah

  • @farxiyoxassan3930
    @farxiyoxassan3930 2 ปีที่แล้ว

    Maan shaa alaah ilaah haku xifdiyo

  • @maxamedaamin3862
    @maxamedaamin3862 5 ปีที่แล้ว +1

    maasha allaah maasha allaah waaye

  • @AdanOsman-op8xu
    @AdanOsman-op8xu ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallah ❤

  • @libaanali.xassanwaafannaan2269
    @libaanali.xassanwaafannaan2269 7 ปีที่แล้ว +1

    Jazaa kallah

  • @lailawaran652
    @lailawaran652 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalaaah

  • @aliyoaligalad4644
    @aliyoaligalad4644 9 ปีที่แล้ว +2

    mashallah

  • @muhidinmberwa377
    @muhidinmberwa377 4 ปีที่แล้ว +1

    You reading is good

  • @user-cz7vi7fh4c
    @user-cz7vi7fh4c ปีที่แล้ว

    Madha allah❤❤😂😂

  • @idontcareyk3217
    @idontcareyk3217 5 ปีที่แล้ว

    Good thanks Allah Allah Allah good life of my name on like good Allah has

  • @cadekacade1229
    @cadekacade1229 8 ปีที่แล้ว +2

    mash all

  • @markocadeey1962
    @markocadeey1962 4 ปีที่แล้ว

    asc

  • @SAIDGALER
    @SAIDGALER 6 ปีที่แล้ว

    waanku saaray adna ii saar bro

  • @ayyub823
    @ayyub823 4 ปีที่แล้ว

    Who dislikes this 😞

  • @xaliimoxasan8186
    @xaliimoxasan8186 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @khadrakhadra1958
    @khadrakhadra1958 2 ปีที่แล้ว

    Sunduscisman 🇸🇴 🇹🇷 🇸🇦

  • @likeyfans9124
    @likeyfans9124 8 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @siidcumar4361
    @siidcumar4361 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah