Salah Bonge / Awees Qamiis /Siteey Qosol Wanaag ( CROWN ROYAL)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
  • The Crown
    Saxophone Alto - Muse Mohamed Osman
    Keyboard - Ahmed Ade Ikar
    Lead Guitar - Sheikh Abdi
    Drums - Habiib Sharaabi
    Bass Guitar - Hasan Shariif
    Percussion -Abukar Shole (Iftin)
    Sound Engineer - Abdirahman Hagi(Abdiyow)
    Video Editor - Osman Lugayare
    Recorded - Salah Bonge Studio.

ความคิดเห็น • 20

  • @Glock-Guy
    @Glock-Guy หลายเดือนก่อน +1

    🥁 and 🎷 🙌👍

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  หลายเดือนก่อน

      Contraband soo dhawoow saxophone iyo rythmka aad uga heshay mahadsanid

  • @IsmailAbdifatah
    @IsmailAbdifatah 9 หลายเดือนก่อน +2

    Alfanaaan salax bong masul sare fanaan sare wa sug la nahy hesahaga inte kaso dhacayan ❤❤❤

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  9 หลายเดือนก่อน

      Ismail soo dhawoow mahadsanid sida aad iila socoto you're welcome

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra 9 หลายเดือนก่อน +1

    Taladeey adaa lahee ❤

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  9 หลายเดือนก่อน +1

      Your my boss Leone waxaa loo baahan yahay in aad qiimeyso Gabadha hadii ay isku kaa dhiibtay mahadsanid

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra 9 หลายเดือนก่อน +1

    Taagtaagsashaal aa lagu tanaadaayee 🎵💯wow

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra 9 หลายเดือนก่อน +1

    Taaj 👑 aan ku saarayee 👈 sasabasho qatar ah waaye FIIQ FIIQ

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  9 หลายเดือนก่อน +2

      Leone taaj iyo shopping waa loo bahan yahay markii aad la hadleyso qof haween ah mahadsanid

  • @AxmedMagra
    @AxmedMagra 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sharaxii la tumaaye

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  4 หลายเดือนก่อน

      Axmed soo dhawoow sheekaa ka danbeysay waa Ruwayad aad u wanaagsaneeyd mahadsanid

  • @maxamedbashir9661
    @maxamedbashir9661 9 หลายเดือนก่อน

    MAASHA ALAAH XUSUUUS AAN CAADI AHEEYN RUNTIII

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  7 หลายเดือนก่อน

      Abti Mohamed soo Dhawoow waa runtaa waa xasuus aan la heli karin mahadsanid

  • @mahdinuur81
    @mahdinuur81 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks Salah Iftin band waxan idin kasayey anoo tar ilaa hadana waa taagersanahay kooxdas cml ma heleyno❤

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  หลายเดือนก่อน

      Mahdi soo dhawoow markale aad baad u mahadsan tahay sida wanaagsan ee aad noo amaantay mahadsanid

  • @mahdinuur81
    @mahdinuur81 หลายเดือนก่อน +1

    Salah mahadsanid sxb waa xiligan keygi 😂

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra 9 หลายเดือนก่อน +1

    🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷aun

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  7 หลายเดือนก่อน +1

      Muse mohamed ( R.I.P) saxophonist oo wax yaqaano ayuu ahaa music wuu qori jiray Leone mahadsanid