Rooma waan ku dhashay wana ku so barbaaray wlhi 28 sano ayaan ku noola dhaqan celis ayaa soomalia leygu geeyay kadibna basaborkii ayaa leyga qariyay waxaa qasab igu noqotay in aan ciidanka ASLUBTA SOMALIA AAN KU BIIRO ILA HADANA AAN AHAY CIIDANKA SOOMALIA WANNA JECLAHAY IN AAN KU LAABTO WADANKA AAN KU DHASHAY KUNA SOO BARBAARAY LIKE II SAAR HADAAD AQRISATAY QORALKEYGA
Ku sali Nabi muxamed swc swc
Swc
Scw
Qofki Jecl Mogdisho casubada somalia like sare🇸🇴
Casubada Maxaa laga wadaa reer xamarow afka ha nooga ciyaarina
Cusbada subxana allah muxuu ka wadaa
@@ibnuisxaaqibnumohumed3099 😂 Casumada ma aniga hada iweydineysa miya😂
@@yahyejama9861 eraygii hore dib u raac ee aad adiga qortay casuumad miyaa misse cusbada
Caasimad dheh waxay casubada
mashaalah walal waa mahadsantahay inshaalah noso dadaji
MAOGTAHAY LAWAD inshaalah walal
ilahay qeer aaku siiyo
inta aa noso guudbisey walal XASAN CUSMAN
THANKS
Piacere di conoscerti🇮🇹
Kulan wanaagsan 🙏
Runtii barnamij aaan ka helo
Si Gianluigi Buffon Giorgio Chiellini o ah
Anba aad aa uga helaa barnamijkan
@@Amandatrivizas8766 😂 kuwaas waa magac ciyaartooye
@@Amandatrivizas8766 kkkkkk
Saas miyaa waaka xun tihiin luqada aa bartay aa qosol iyo ciyaartow waye iska so jareysin miyaa
Ciao tutti
kkkkkkkkkkkk car ku dhimo halkaan wllhi waad iga qoslise
ilaahow ha i geen
mageeri ayaa meel kuula tashaneso
ilaahow meel kheyr ah igu dil
Masha allah alle ha inoo xafido wllkn xasan cusmaan aqoon yahan
Thanks brother Keep going 🙏🙏🙏❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴 🇮🇹👋🇮🇹🇮🇹🇮🇹👋👋👋👋🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹
Ilahay kheyrka ha fahansiiyo yaa igu raacey farta taag ☝️
maasha allah wllhi waaka helay mahadsanid wllky
Thanks ustaad
Barnaamij aan sugaaye thank you
masha allaah cabaar ayaan sugaynay
Best channel RBX👌👈
Masha.allalah ar maxaad cod macaan alle kugu maneystey wallahi malaguugu caajisaayo allahayow kuu siyaadi
MANSHAALLAAH wllky shaqo wacnbad hysa hore ugu soco
Mahadsanid Xasanoo qosolkaa iga dhamaadi
Aad ayan uxiiseeyaa barnamishkaan mahadsanid wllkey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
mashallah❤❤❤ keeo goung brother
Kuuuxiiiiisaayyyy intaa kabaxday 💖💖💖💖
Shukran aan kaga faaidnay
Waad ku mahadsantahay waxaan ogeyn aad ii sheegtay jisakulahu qeer
Waan idin salaamay Bahda Idaacada_Buulo Xuubey. GAARAHAAN DAADIHIYAHA BARNAMIJKA MA { HASSAN OSMAN HAAJI } wll wxn ka sugaya wa Qeybtii 4_aad ee Barnamijkii Dil_Ama Qabasho
thanks xasan cismaan
Zxp cilmi alaha kuusiyadiya
Ninka kaliya ee wadamo aan ka barto chanel kiisa tahay zhp
Long life
Maashaa Allah maashaa Allah
mashalh Hassan osman haaji horay usoco wllo
My God bless you Roma
Wallahi barnaamijkaan waa kan ugu qatarsan youtubka
Wow waa ka helay af aad umacaan
Wayahay kumaweydiynayo sadaqadooda👍
Kkkkkk
Inshallah bi'dnillaahi Kareem Hassen Walaal.
Mahadsnid.
Mohammett apdiQadir Jama wllkei 😍❤
Xasan osman waad ku mahadsan.tahay sida fiican eed u soo tabisay ma ogtahay 👍
Waa barnaamij xiiso leh👌
Mahadsanid saxiib mida labad labadan barii laguma arkiin
ha dhimaninnaha ee sii adkestaa aaa wlhi iney halkas diini ka jiran
Allaahu akbar
Wow manta waxyarba iga soo horeyay.
Halkana waxadka dawan kartaa animals documentaries
Italia🇮🇹 Milan ka joogay 2009 hadda France jooga
Lkn si adag ayaa itaalia lagaga baxaa soo galoogeed waa fududyahay
Buulo-xuubeey barnaamij aad iyo aad u qiimo badan ayuu noo hayaa walee waanka helaa
Dadka sida anookale like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂❤❤❤❤❤
Luuqada talyaanigu waa luuqad quruxbadan
I.A WAXAA sugnaaba Waa wadan Afrika kamidda iyo Barnamjkan Ma'ogtahayc😍🙋
Waaw wadankeygi aaba layimide xasanow mhdsanid
mash allha ilahey ha ku barkeyo
Asc sxb barnaamij kaan soo badi inshaa is
Radio buloh xuubay taageroh buuxah from canada
Thanks cashiir ayan ku qatay
Noo so badi wll
Szb noso badi szb ma ogthay bar naa meskaan dhacda keep going
Barnaajimka Ma ogtahaY Wll heesta Aad dhextaal ahaan uso Qaadato e "Ma Ogthy Tagtadii horeetiYo" wll heesta mgceeda iYo Cidda Qaada ReplY ahaan iigu Reep mhdnid wll
@Salman mohamed
ShukraN wll Ugu horaYn wad ku mahadznthy Wanaag Faristaada
Heestan Wx kle uma jeclaYzan e Waa hees Hore o Qaraami ah
KaliYa iska jeclaystaY wll
great
Bravissimo 🇸🇴🇸🇴🇮🇹🇮🇹 xassan
Barnaamijkaan xiiso ayuu leyahy xasanow
Jimca kaste inaad ka dhigtid ayaan jeclaalahaay
Ah luuqada talyaaniga maahmaahyo badan ayaan ka hayay odayasha somalida ayaa luqadan wxbadan ka yaqaanaY...
Mnshalaaha
Aar zhp qli inoo badi video yawyadan okle
Cajiib ❤❤✅👍👍👍👍💖
Grazie fra bouna lavoro
Hassan walaal mahadsanid
South Africa inaga casuum next. 👌
Buloxubay sxb barnamuj kii badhista eeribodhada nosoo gali plz
Wadamo kale soo badi
Waakusalaamay xasan
Xasanoow codkagag ❤️ku ahay nolow wll🙏
M.a
Sxp ciyaaraha tabintoodka waad ku fcntahay ee maatabisid
mudane Turkey ma inooga soo waramikartaa please?
Walaal ger
Grazie Bulo xubey canale mi piace prendere il mio tempo con te
Molto bènè thì§ video
Sono Somalo from Mogadishu
Udinesa ayaa ka fac weyn Genoa bro sidaa igu maqaalo ah ee meshaas ku laaabo mahadsanid
Waa beelo
Rooma waan ku dhashay wana ku so barbaaray wlhi 28 sano ayaan ku noola dhaqan celis ayaa soomalia leygu geeyay kadibna basaborkii ayaa leyga qariyay waxaa qasab igu noqotay in aan ciidanka ASLUBTA SOMALIA AAN KU BIIRO ILA HADANA AAN AHAY CIIDANKA SOOMALIA WANNA JECLAHAY IN AAN KU LAABTO WADANKA AAN KU DHASHAY KUNA SOO BARBAARAY LIKE II SAAR HADAAD AQRISATAY QORALKEYGA
waxaan xiisaya horyaalka serie A ila 1999 ila 2005 xiligii parma juventus, Roma, lazio, fiorentina ay heestayn horyaalka uefa champiins league
@@abdrahmandhuule1418 haa sifiican sxb
I miss ma ogtahy
Xasan Cusman wll hestan ma ogtahay nososar plz
Ms ogtahay💻😍 waan ku raacayaa haddii aad Africa usocoto 😂
Allah_yacisak
Xasan xaaji cusmaan
Will_will_dhalay
Lagu_caajisi maayo bar_naamij_taada
👍👋🙌🍦
War bixin jabouti ayan rabna hadey macquultey
Cajiib
Walal noo sobadi muqaalada nocan
Macluumad aad u fican ayaa soo gudbisaa waana mahadsanthy
Sxp dadbadan ayaa sugya in aad safaradada aad kudarto wadankena hooyo ee soomalia
Grazie hasen avanti
Grazie mille amico Nel pomeriggio🇸🇴🇮🇹
Ciao tu dove abiti?
Ugu horayay
waa barnaamijaka kaliya Een Ku Xidhanahy Waa barnamij Waayo aragnimo lr
Saaxiib xasan waxaad tahay ragaan hiigsado {intii rayigaa qabtaa likeeee}
wll maxamed ku tageera wll
Waa arin layaab leh
anaa joogo walal oo xiseynayo iskolka aa ka dhikta mahad sanid ama grzie amico
Ciao Hassan ti voglio bene caro
Wllky socdaalkaaga aad ku gaalaa,bixi doonto qaarada Afrikaans Ka soo bilow wadanka masar insha Allah wllky iga codsi
300k hambalyo 🎉
Horta waan wareery idaacada bulxubey io ogaansho hal wiil maa leh 😳😳😳😳🖐
ciao grazie mille🙌🙌🙌🙌
Waxaan ku nolahay talia gaar ahaan TORINO,,, grazie mille 💙💙💙
Said Yusuf nolosha meshu makugu adagtahy zxb mise waa cadi
I love basto 🥰
aniga baris ayan jeclahay 😂😂😂😂😂✌ i love you baris
Kkkkkk waa qof aan aad u taageer
Xasan cismaan 🥰🥰🥰🥰
Nin culus xasan ku sodhawoow Africa
Sadaqada aybiyaan waamaxay aan ogaanee waxnooga sheeg
Good