Marka aad weyso Qofkaad Jecleed Sameey 6 daan Qodob...🤪👈
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
IGALA SOO XIRIIR
Lajecleycawil@gmail.com
15 ans je pas trouver jaceylk mais un jour inshallah😢😢
Insha Allah weliba mid dhab ah ❤
Aamin allaha❤❤
Ani isoo dhawee Anaa jacayl ku siine 15❤
❤❤❤
6
❤
Helloooo Asxaabta iskusoo laabasha wanaagsan ❤
Abyo inaan wax yar suaal Ku weeydiiyo rabay intaan Ka hellaaa wllshey adiga oo raali ah
@ facebook.com/lajecley.cawilrani
Absolutely right✅️👏
Wcs walal thanks
Lajecley illahay haki xafido quruxeeeey❤❤❤❤❤
Walal macan talo ayan rabaa inaad isiiso. Halkee kala so xidhiidhaa?
Lajecleycawil@gmail.com
Halkaas igalasoo xiriir walal 🥰❤️👈
❤❤❤maasha Allah
❤️❤️
Asc bao waxa raba ina kula soo xiriro ma helikara what app kaga ado raliya
facebook.com/lajecley.cawilrani
Apaayo halkas igalaso xiriir 🥰🙏
Wan dhawahay abayo mantaa igu horeysaa janalkagaa wad madsantahay abayo macanto maxadsanid ilahay naa cafimadkaa haku siyadiyoo
@HappyRay-x7y oh soo dhawoow xabiibti Nolow ♥️♥️
😂
😍