- 120
- 2 011 765
AFYAL STUDIO
United Kingdom
เข้าร่วมเมื่อ 18 พ.ย. 2006
Afyal studio is dedicated to collecting rare and and clasic somali music current qaraami, xamari, qaaci. We add Somali lyrics and vintage photos of somalia to atract new somali generations, both local and the diaspora whom some of them do not understand somali languaage.
Ma jeceshahay Heesaha #qaraamiga, #qaaci, #xamari, yo heesihi hore oo dib loosoo cusbooneysiiyay. Waxaa kaloo soo qadaneynaa somalidda saameynta ay ku yeelatay dunida oo kaga soo muuqdeen warbaahinta dunida, ha noqoto kuwo xirfaddooda fanka laga yaabo iyo kuwa arimaha bulshadda, sida siyaasadda kasoo dhex muuqday. Maka heshaa in aad hesho heesaha cusub Somalida oo vidiyoowga ah sida #playlist (#VideoMix) oo video ah. Heeso cajiiba oo #qaraami, qaraami si casriyeysan fananiinta cusub u qaad oo dhamaan kuwa loogu jecelyahay ah.
th-cam.com/users/AFYALSTUDIO
Ma jeceshahay Heesaha #qaraamiga, #qaaci, #xamari, yo heesihi hore oo dib loosoo cusbooneysiiyay. Waxaa kaloo soo qadaneynaa somalidda saameynta ay ku yeelatay dunida oo kaga soo muuqdeen warbaahinta dunida, ha noqoto kuwo xirfaddooda fanka laga yaabo iyo kuwa arimaha bulshadda, sida siyaasadda kasoo dhex muuqday. Maka heshaa in aad hesho heesaha cusub Somalida oo vidiyoowga ah sida #playlist (#VideoMix) oo video ah. Heeso cajiiba oo #qaraami, qaraami si casriyeysan fananiinta cusub u qaad oo dhamaan kuwa loogu jecelyahay ah.
th-cam.com/users/AFYALSTUDIO
Hargeysa | Saalax Qaasim Naaji | Qaraami | Lyrics
Hargeysa | Saalax Qaasim Naaji | Qaraami | Lyrics
มุมมอง: 769
วีดีโอ
Maxamad Mooge Liibaan | Aduunyooy | Qaraami | Lyrics
มุมมอง 7912 หลายเดือนก่อน
Maxamad Mooge Liibaan | Aduunyooy | Qaraami | Lyrics
Aamina Cabdillaahi | Waligeed aduunyada | Qaraami | Lyrics
มุมมอง 4792 หลายเดือนก่อน
Aamina Cabdillaahi | Waligeed aduunyada | Qaraami | Lyrics @AFYALSTUDIO @Mudugboy1
Shay Mire Dacar | Bishaaradii nafteydaay | Remastered
มุมมอง 6132 หลายเดือนก่อน
Shay Mire Dacar | Bishaaradii nafteydaay | Remastered
Kooshin yare | Anigu kaa helay hubaale |Qaaci
มุมมอง 6292 หลายเดือนก่อน
Kooshin yare | Anigu kaa helay hubaale |Qaaci
Soo dhiib waraaqa | C/xakiin raaxeeye | Qaaci
มุมมอง 6303 หลายเดือนก่อน
Soo dhiib waraaqa C/xakiin raaxeeye Qaaci
Haradigeed | Cabdicasiis jarmal | qaaci
มุมมอง 1K4 หลายเดือนก่อน
Haradigeed | Cabdicasiis jarmal | qaaci
Muuse ismaaciil Qalinle | Ubaxoo dilaacay | Qaraami | Lyrics
มุมมอง 1.2K4 หลายเดือนก่อน
Muuse ismaaciil (Qalinle ) | Ubaxoo dilaacay | Qaraami | Lyrics th-cam.com/video/W4eRcgr5YhI/w-d-xo.html
Axmad cali cigaal iyo Khadra dahir cige - Cashar baa la ii dhigay - Qaraami
มุมมอง 1.4K4 หลายเดือนก่อน
Axmad cali cigaal iyo Khadra dahir cige Cashar baa la ii dhigay lyrics Qaraami
Lafoole - Ruun - 90s hits - lyrics
มุมมอง 6K6 หลายเดือนก่อน
Lafoole - Ruun - 90s hits - lyrics th-cam.com/video/px1tymC-mDI/w-d-xo.html
Xasan aadan samatar - Siraad - qaraami -lyrics @AFYALSTUDIO
มุมมอง 11K6 หลายเดือนก่อน
Xasan aadan samatar - Siraad - qaraami - lyrics th-cam.com/video/bVJNMXMcmK0/w-d-xo.html
Salaad darbi - Ceelbuur - Qaraami - lyrics
มุมมอง 90K6 หลายเดือนก่อน
Salaad darbi - Ceelbuur - Qaraami - lyrics
Cabdi baadil - ayaan - qaraami - lyrics
มุมมอง 3.7K6 หลายเดือนก่อน
Cabdi baadil - ayaan - qaraami - lyrics
Xasan aadan samatar - dhuuntaan ku marin laa- Qaaci- jabuuti
มุมมอง 8K6 หลายเดือนก่อน
Xasan aadan samatar - dhuuntaan ku marin laa- Qaaci- jabuuti th-cam.com/video/RHh-4KktMX0/w-d-xo.html
Xasan Aadan Samatar - Qaraami (Lyrics)
มุมมอง 10K6 หลายเดือนก่อน
Xasan Aadan Samatar - Qaraami (Lyrics)
Maandeeq & Daauud masxaf | dadab gal | qaraami | lyrics
มุมมอง 7K7 หลายเดือนก่อน
Maandeeq & Daauud masxaf | dadab gal | qaraami | lyrics
Kooshin yare - Caashaqa ma baran - Qaaci
มุมมอง 18K7 หลายเดือนก่อน
Kooshin yare - Caashaqa ma baran - Qaaci
Kooshin yare | Dhibaatada jaceylka | Qaaci
มุมมอง 4.8K7 หลายเดือนก่อน
Kooshin yare | Dhibaatada jaceylka | Qaaci
Cabdi diini | Dadoow yaan wakiishaa | Hees macaan
มุมมอง 2.4K7 หลายเดือนก่อน
Cabdi diini | Dadoow yaan wakiishaa | Hees macaan
Maxamad saleebaan tubeec | Dhibaatada jaceyka | Qaraami | Lyrics
มุมมอง 6K7 หลายเดือนก่อน
Maxamad saleebaan tubeec | Dhibaatada jaceyka | Qaraami | Lyrics
HIBO NUURA & XASAN DIRIYE - AN UNEXPECTED COLLABORATION (FULL ALBUM)
มุมมอง 8K7 หลายเดือนก่อน
HIBO NUURA & XASAN DIRIYE - AN UNEXPECTED COLLABORATION (FULL ALBUM)
Xasan aadan samatar | Soo hor caashaqa | Qaaci
มุมมอง 9K7 หลายเดือนก่อน
Xasan aadan samatar | Soo hor caashaqa | Qaaci
🔥RAXMA RUUXI TRADITIONAL DANCE PERFORMANCE!
มุมมอง 4.9K7 หลายเดือนก่อน
🔥RAXMA RUUXI TRADITIONAL DANCE PERFORMANCE!
Qaraami legends xul ah - Lyrics - super romantic
มุมมอง 2.2K7 หลายเดือนก่อน
Qaraami legends xul ah - Lyrics - super romantic
Kooshin yare | indha deeraleeyeey | Qaaci
มุมมอง 6K7 หลายเดือนก่อน
Kooshin yare | indha deeraleeyeey | Qaaci
WHAT KHADRA DAHIR CIGE ACTUALLY SAYS - SOMALI LYRIC BREAKDOWN
มุมมอง 6K7 หลายเดือนก่อน
WHAT KHADRA DAHIR CIGE ACTUALLY SAYS - SOMALI LYRIC BREAKDOWN
Cabdullahi boqol | Inantaan xushaa tahay | remix
มุมมอง 6K7 หลายเดือนก่อน
Cabdullahi boqol | Inantaan xushaa tahay | remix
Wagareey aduunyada | Kaskeey | Qaaci hit ah
มุมมอง 3.2K7 หลายเดือนก่อน
Wagareey aduunyada | Kaskeey | Qaaci hit ah
Heese adah u macana
Wow axsan cod
Abdoulkadir sanka allahayahamo 🤲🏻🕊️🕊️🤲🏻 janato fardosa aclah doua 🤲🏻
Erayada: Cabdi Qays
Zx
I like this song 😍
Hoos ku dhaac iguma imaan
Abwaan ibraahim ciise tuur ayaa sameeyey heesta
❤❤
Intaas oo marxaladood Anigoo kasoo maray Mahuraan dhulkeenniyo Manaxaanka caashaqa Ayaan maanta kahorow Mahiigaanku igu dhicin. Afeef weeye aun ina Cali Walash inta uusan ku biirin jabhadda Ssdf uu dhigtay.
Abwaan kii laha soshega heestan
𝗰𝘂𝗹𝗮𝘆𝘀 𝘂𝗺𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗮𝗮𝗾𝗱𝗼𝗼 𝗺𝗮𝗻𝗮 𝗰𝗮𝗿𝗮𝗿𝘁𝗼 𝗰𝗮𝗴𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗼𝗱𝗸𝗮 𝗸𝘂𝗺𝗮 𝗱𝗵𝗲𝗲𝗿𝗮𝘆𝘀𝗲𝗲 𝘄𝗮𝘆 𝗰𝗶𝗱𝗵𝗶𝗯𝘀𝗮𝘁𝗮𝗮 𝗰𝗲𝗲𝗯 𝗺𝗮𝗹𝗲𝗵 𝘆𝗮𝗿𝘁𝗮𝗻𝗶 𝗼𝗼 𝗾𝘂𝗿𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮𝗮 𝗰𝗮𝗱𝗲𝗲𝘆𝗼𝗼 𝗰𝗮𝘆𝗻𝗸𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗹𝗮 𝗰𝗮𝗱𝗮𝗮𝗯𝗶 𝗺𝗮𝗮𝘆𝗲𝗲 𝘄𝗮𝗮 𝗰𝘂𝗿𝗱 𝗻𝗶𝗻𝗸𝗶𝗶 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝘀𝗶𝗶𝘆𝗼 𝗰𝘂𝘂𝗱𝗼𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗮 𝗰𝘂𝗿𝗮𝗱 𝗻𝗶𝗻𝗸𝗶𝗶 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗺𝗮𝗵𝗮𝗱 𝗹𝗼𝗼𝗴𝗮 𝗰𝗲𝗹𝗶𝘆𝗮𝗮 Erayadii Abwaan Ali Gaab AHUN Laxanka iyo Codka Salaad DERBI
Cagta so codka kuma dhererto weeyi oo ah cagta dhulka Mawada dhigtee way cidhibsataa cidhibta ayay aayar dhigtaa yacni way laafyootaa
Up iyo up
Which year?
Hestan waxay iso xasus waqti an jacel gabir an ad ugqadiii jireyy 💔💔
Allaahuma arxamhu raxmatan waasica
❤nice song😢
Diraac haweno aan dugaashado Deeqsi aabe iyo hooyo dihataan Saka dalaacay Uurka dooxdo jir dubaaxshaye Aan ku duulobeye ya i daweeye
Nin waliba wixii dhibay dhafoorkey ku taala hees macaan
Magacunawaa,cabdikariinmaxamednuurcaalim
Iladhageysoanigoo,ahmurusade,waaweenkasaciid,abakarmagarati
Waankuumahadnaqay,jimcowanaagsan
I remember child hood when I was young (old is a Gold)
30/10/2024
❤😂
Heestaan waa unique waa fantaasic. Maalmaha Qallooca wxay dheertahay kuwa kle waa taariikhda wayn oo ay ku fadhido. Sdoo kle abwaanka sameeyay aun Mxmm'd Cali walash ayaa ku faanaya aftahammada u dheeryhy abwaannada kle waayo dhexdeeda Ayuu ku hanjabayaa,calaacalayaa,gocanayaa,isku guhaamayaa, isku dhiirri galinayaa,hoga tusaalaynayaa,kalagacayl ku muujinayaa siyaasaddu kama maqna marna jacayl ayaa loo ekaysiiyay halgankiisa Ssdf ayay bar bilow u ahayd sdoo kle dhulkii Itobiya ka bajisay soomaalida ayuu ku muujinayaa. Majirto hees ka mug wayn hddii lagu dhex wareego Fanka Soomaalida. Inuu gabyaa isnacay yahay ayuu u caddaynayaa dadka.
Cirkoo sagal ku jiilaay
Ar noo soo badiya jah jecliya qaaci🍵🙏
Masha ala was nice song
Hees waa dhaaftay ilaahay haw naxariisto Kensi x.aaden aw xuseen, iyo ninka laxanka saarayba. Abwaankii lahaana ilaahay haw naxariisto.
Hees xusid mudan Thanks AfyaaL Studio.
Hees wayn weeye oo qiso xambaarsan aun abwaanku wxuu curiyay waqtigii majeerteenka la laynayey qaarna la xirxirayey dagaalkii itobiya lagula jirayna uusan wali dhammaan Mxm'd Sleebaankuna ay kusii qulqulayeen Itobiya oo Saldhigga ka dhiganayeen xaaladihii ayuu suuraynayaa wxuu leeyahay anigoo wxaas oo dhibaato ah kasoo maray dhulkayga dufaaciisa iyo ina siyaad barre baanan maanta ka hor caroon weeye. Qiso wayn ayay leedahay heestaan dhallaanka dambe saas ha ogaadaan. INA cali Walash oo waayahaas SSDF galay ayaa mihindisay wuxuu udhashay majeerteen Ciise Mxm'd reer Muuse Cadde nin is guhaamay ayuu ahaa oo laga baqo suugaantiisuna ubadantahay.
hestan qofkii saamen kuleydahay ama xasuus waa hore aniga okale like haila wadaago❤
Xaalad adag buu suuraynayaa aun abwaan Mxmmed Cali walash wxay kusoo aadday markii majeerteenka la laynayey oola xirxirayey dagaalna itobiya lagula jiray. Intaas oodhibaato ah annagoo kasoo marnay dowldda iyo dhulkeenna baan maanta hddaan nahay majeerteen ama Mxmd sleebaan inaan jabhadaynno aysan nagu dhalan weeye heestaan waa mid wayn oo taariikh dheer leh.
Salaad Maxamed sharadi salaad sarbi wa boqorka codka
Sxb masalaanbaa mise waa salaad
@@MahamedCabdi-p5h * salaad
Waa curad Ninkii mahad looga celiyaa cajiib❤
Maashaa Alaah Raxma Alaah Rabulcaalamiin ha ku xafiddo Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
hestan wxan Jecla YrenTeYdi O aan Memory ka dhagyzan jireY anigo ciyaal Ischol eH o las'Anod jogo imnkane wxan ku dhagysanYa ano jogo mareykanka Old is good mernaba dhaqanka yeynan hilmamin ❤❤❤
2/9/2025😢❤
Laxankii cllaahi qarshe , Erayadii ismaaciil macalin hadhuub "cagaf" Luuqdii boqorka codka . Alle ya raxma dhamaantood
😢😢😢😢😢😢😢😢khaara Iillaahay ku naxriisto😢 aamiin aamiin
Subxanallah Khadra Iillaahay ha ku naxriisto Janatu Fardawsa Aallbaabkeeda Iillaahay ha ku fuuro danbiiga Iillaahay ha ku dhaafo aamiin aamiin aamiin
wuxuu leeyahay abwaanku markii lgu xiray Itobiya waxaan ismoodiiyay in dhulka kilinka shanaad uu gacantayda so galay se waxba mahayo. mar kle wxuu leeyahay anigii baa is waayey(Muuqeyga la arkaa laakiinse aan maqnahay) intaas oo dhibaato ah anigoo kasoo maray Muhuraan dhulkayga iyo dowladda ina siyaad hddana ka fursan mayso inaan qaato dhabiga jabhadda SSDf. hddaa aragtid iyadoo qolo kle isku dayayso inay qaataan heestaan macnaheeda ayaysan fahamsanayn ama waa tuugo.
Xasan ganay eesh calaa hal abuur
Allow una xariso fanaanin qiimo badan❤Ahayen 😢
Aamiin
Is Guhaadshayeey Inta aan guntaday Gucle roorayeey Godobtay ninqaba Garan waayayeey.
Was it 1972
Naftayda adaa hinqaaroo Hablii kale waan ka hadhaye Anigu kaa helay hubaale Hubsoo adna mayla haysaa? Aaa Aaa Aa Aa Aa Aa Aa Mise waan hadraayaa Gudcur baan hilaabtee Naftayda adaa haleeyoo Huqdii caashaqan ku beeree Anigu kaa helay hubaale Hubso adna mayla haysaa? Aaa Aaa Aaa Aa Aa Aa Aa Mise waan hadraayaa? Gudcur baan hilaabtee? Naftayda adaw horseedoo Haddana hadhsan wayday Awgaa Anigu kaa helay hubaale Hubsoo adna mayla haysaa? Aaa Aa Aaa Aaa Aaa Aaa Mise waan hadraayaa? Gudcur baan hilaabtee? 𝐍𝐚𝐟𝐭𝐚𝐲𝐝𝐮 𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐡𝐚𝐲𝐛𝐢𝐧 Hadana ku heshoo Ku weyday Anigu kaa helay hubaale Hubsoo adna mayla haysaa Aa Aa Aa Iim Iim Iim Mise waan hadraayaa? Gudcur baan hilaabtee? Naftayda adaa hinqaaroo Hablii kale waan ka hadhaye Anigu kaa helay hubaale Hubsoo adna mayla haysaa? Aa Aa Aa Aa Aa Aaa Aa Mise waan hadraayaa? Gudcur baan hilaabtee. ■■■■■■■■■■■■■■■ Hees xus iyo xusid mudan. Waa Xasuustii AHUN M S Tubeec. AHUN Mohamed iyo Kooshinba. AHN MAHADSANID SAAXIIB AFYAAL.
😢😢