sorry to be so off topic but does anyone know of a way to log back into an instagram account..? I was stupid forgot my password. I would love any tips you can offer me!
Ma Sha Allah Sooraan waad ka baxsatey fanaan, majaajaliiste, wadani iyo Nin dadkiisa dalkiisa jecel ! Waxan ku rajeynaya guul iyo horumar. 🔥😍✊🏾👌🏾👍🏾🙌🏾🙏🏾
Allah Yar Xamu Raaximiin Legend Sooraan Cultural Revolutionist May Allah have mercy on You and the ones you have left behind in this dunya. May Allah Widen Your Grave, May you rejoice with the Angels as you’re answering those same questions your forefathers were told. May you receive your book of deeds from your right hand, and May Allah unite us in Jannah Allahuma Aameen
Soraan ilahay ha u naxariisto Yaa dawanaya 15/6/2023 Ciyaartan waxa la dhaha baarcade Legend ayuun ayaa garanayaa Cidii iga danbaysa like ha ila dhaafin ❤
Inta daawanaysa marku sooran dhintay like
Alle Jannada hakugu abaal mariyo legend😢😰(26-5-2021)Black day:
6/12/2024
8:40 AM
ALLA YARAHMA ABWAAN SOORAAN
Soran Ismail sugule allah ya rahma wlhi geeri iga naxdin badan abid ma arag allah qabriga ku waasiciyo 😥🤲
Aamin aamin
sorry to be so off topic but does anyone know of a way to log back into an instagram account..?
I was stupid forgot my password. I would love any tips you can offer me!
allah danbigiisa ha dhaafo
Wllhy fanka somalida intey hargeysa iyo burco jiraan inaan u baqayn
Ixtraam ban idin haya rer somaliland from bosaso
Mahadsanid 🙄
Waruntaaa sxb
Mahad sanid zxp
Wlhi qof fiican tahay
We too
Ma Sha Allah Sooraan waad ka baxsatey fanaan, majaajaliiste, wadani iyo Nin dadkiisa dalkiisa jecel ! Waxan ku rajeynaya guul iyo horumar. 🔥😍✊🏾👌🏾👍🏾🙌🏾🙏🏾
Sooraan wuxuu ahaa abwaan iyo majaajilayste soomaaliyeed
Ilahay jannada ha geeyo
Laandheere soonoqay😍🌹
Soraan markan arkaba waxan xasuusta ruwayadii jinka inantaydu qurankay taqan uudhahay may iska akhristo😅😂
Wlhi firixbay ahayd
Magaceed ruwaatadaas
@@naruurohassan6043 jinka
Aadbaan ugu faraxsanahy fanka somalidu inuu hysto reer dhan oo isaaq la dhoho oo jibaysan🤣🤣🤣
Isaaq waa fanka somalida
Love from saaxdhee. Sool somalia
Kkkkkkkkk. Waar naga xishood. Lol
Osman Mohamoud sxb fanka somaidu waa isaaq iyo baabah🤣
Nagamaad xishoon😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Cali Moha waad bugtaaa
Ismacil oo waa kuwee kuwaasi wll
Runtii Sooraan wuxu ka cod fiicanyahay inbadan oo dhalinta fanaaniinta sheegta ah
Alle haku naxariisto sooraan😭🤲
Waa uu dhintay ilaahow kuu naxariiso abwaankeenii
27 may 2021
Alle ha u naxariisto Sooraan.
Alle hawnaxariisto soraan sugule
Alle ha kuu naxariisto
Much love from Mogadishu😑❤🥀
Mahadsanid sxb
Wlahi wa Hoga fanka SOMALILAND from jigjiga dds
Qofba Sibuu Ku Tabay Soraan Ismael Sugule Rappi Naxariizti Janno Haka Waraabiyo 🤲😢🥺
Alle ha u naxariisti adrky
2021
Soraan asagaaba dhaama fartuun balballaarka
Ilhay yuugamco siiyay oo iisaraya subscriber
CABDINASIR SOMALI ok
Le grande musician Sooraan Ismaciil Sugule❤
Ale ha uu naxaristo
SooraaN Ismaaciil SugullE
Nin aan Aad utaageerro
Ereyada 100%
Codka 100%
Musica 100%
Stil 100%
SOORAAAN HAABAN KUUHAYA boqorka BURCO🌹
sooraan Lipax❤❤ Jecliyaa fanka somaliland❤❤
Adeer sooraan maxaad samaysay wlhi codkaaga waa iib
Alle ha unaxaristo abwaan sooran aynu uducayno🤲
Ilaahow unaxariiso
Sooran imnka muuqadin heeskan waxay ahayd waayo waayo intii iguraacsan like iskumuujiya👍👍
Waa heestii kooxda durdur uukaqaadijirey waa aanyaraa
malaha saar ayaa hayaa usamee bun iyo salool
Allah Yar Xamu Raaximiin Legend Sooraan Cultural Revolutionist May Allah have mercy on You and the ones you have left behind in this dunya. May Allah Widen Your Grave, May you rejoice with the Angels as you’re answering those same questions your forefathers were told. May you receive your book of deeds from your right hand, and May Allah unite us in Jannah Allahuma Aameen
Ilaahay ha u naxariis
anigu heeryada jacayl had iyo goor
Waan sidaa hurdona kama lado
Habeen haween kaanay igu wacn
Naftaydina waa halaw
Sooraan nin cod iyo kartiba leh go forward
😢😢😢😢😢😢🤲allow kuu naxariiso
ilaahay naxariistii JANO ha ka waraabiyo aamein aamein
iila duceeyo wllayal
Ilahaw ku naxariso halyey
Ilaahow kuu naxariiso
Caawan dib u xusay😢
Allah u naxriisto abwnka riwadiyahi iyo heesahisa kama daalo
kkk war odaygiiba sorogslceliyee reer Burco aad baan i diin salamy
Alle hawnaxariisto jana Fardowsana alle haka waraabiyo sooraan Ismail sugule
Prefekt Abwan soraan 🐐🙏🏾
KXKXKXKKX
*Sooraan Codbaa Ku Dhan Iga wala Inta Fokirtaa Ila Qabta*
⬇
Eng Nasrudiin haa Sooraan Hees Kuwan Qashinkaa Suuqa Kasaar please
Ilahow ku naxariiso sooraan💔😢😢😢
Raxmaanku haw naxariisto🤲😢
Anigu heeryada jacayl
Had iyo goor waan sidaa
Naftaydiina waa halaw
Hurdana kama lado habeen
Haweenkana igu wacan🤔🤔
Mncha Allaah hadaan reer somaliland nahey ilaahey wxn mhdnaqeynaa inuu nasiiyey suugaan aanu siwalba u adeegsano hadey noqoto heeso wadani ah iyo kuwo kale.
Sooran aabaha fanka
illhy hakuu naxariisto
Allah haw naxaristo abwaaankeena
Ilaahay hakuu naxariisto
😢😢😢😢😢😢😢😢IGA daaa allow unaxariiso wllhy waan ooyey
Sooran jacaylka wuu jilin taqaan sida ayuu hablaha yaryar sanad walba u guursadaa
sooraan sida uu noosheegay heestan wuxuu qaaday bari hore hada ayuu boodhka ta tumay miyaa👏👏👏
Sax waxbadana heestaan raadshey
Mar hore ayu ereyada samweyay shimali axmed shimaali baana qaaday wll
Alle ha u naxariisto soraan wu dhintay mante
@@ayaanmohamed1862 haa wll allah yaa raxma raaximiiin .
Geeridiisa maanta clubhouse ayaan kasoo maqlay markaas ayaan facebiuga imi mise qof walba wuu soo dhigayaa.illhy naxariistii jano haka waraabiyo🤲
Mansha Allah
Reer Somaliland nasab kaamila waanu idin jecelnhy from Galkacyo
Ilaahay Ha u naxariisto 😭😭😢
Ilaahaw maalmo badan kudaa ismacil sooraan qof aan aad ugu qoslo ruwaayadihiisa wliba waxa kiisii dheer cod macaani qli wlhi waxaad tahay father of louther
Allaha ha unaxaristoh amine ya rabi
Sooraan😍
Haweenkaana iigu wacan ar mxy heestahay sooraan oo fanka horre u soogalay🤣🤣🤣👌👌👌
Allah ya raxma
Alle haw naxariisto sooraan
Mncha allh
qofkii ugu horeeyay ayaan ahay eeee subscribe iiisaaara
maanu ku baranaynaa markaan subscribe ku siinayno
Waa lagaaso horeeyey sxb
allah ku naxariisto
Heestan waxaa qadi jiray shamaali ahmed shamali iyo kooxdii dur-dur walow uu miraha lahaa sooran xiligaa oo asagu ka mid ahaa dur dur
Sooran Saaarkiba nagaso dajisay
Saarkiba nagu kacayba thanks😂😂
Alle haw naxasiiito awoowe sooran😢
Soraan ilahay ha u naxariisto
Yaa dawanaya 15/6/2023
Ciyaartan waxa la dhaha baarcade
Legend ayuun ayaa garanayaa
Cidii iga danbaysa like ha ila dhaafin ❤
Wlhi heeso kale oo casri ah soo qaad mr sooraan codsi waaye please
Abwaan jilaaa viva somalind guul iyo gobonimo
Sooraan alle yaaraxma raahimiin
Allab unaxariisto yarab.
Hhhhhhhhhh sooraan hees wacan 😂😂😂😂😂
Alle ha unaxariisto
Odawa sooraan
Sooraan dhaqankuu kusitaa wllee waan wataa abwaanka
Aleh ha u naxariisto
Wooooooooow
Wallee waanin culus abwan sooraan
Sooraan waa abwaan 🙏🙏🙏
Masha allah odayga codkiisu waa number one lkn inuu heeso sooqaado kacodsan lahayn mr sooraan
Mazh allah 💋💋💋💋🌸
Ilahy naxariisto
*Heestan kama daalo dhagaysigeeda 📺📸📼✋*
Eesh calaa cod yaa sooraan
Well done 👍
Wee Wee waa sooraane
Wax kale sooraan 🤣🤣🤣😋😋
Haweenka igu wacan 😭
Sooraan jecl ayaa helay maanta
Sooran fani weeye wlhi Bru
Caadi maaha Sooraan, waa fanaan Soomaali ubaahantahay oo wali kamaqan, yakhey heeso badan oo sidaan umacaan oo dhaqan iyo jacaylba iyo wadaniyad ah noosoo qaad Sooraanoow.
Caadi mahan
Alaha unaxaristo
Ilaahay ha u maxariiato zxb fadlan like gare
Saar waqooyi caadi ma aha
Somalian oo jirin buu fanan ah sooran 😂
Sooran ✊❤
Somaliland waa xasuusta dhaqanka hidaha sommaliyeed meel walab ay joogta. Sooraan legend noolow
Ilaahaw wakhtiga kuu dheere sooraan
𝖧𝖾𝖾𝗌𝗍𝖺 𝖭𝖺𝖻𝖺𝖺𝖽 𝖦𝗎𝗎𝗋𝗄𝖺
𝖤𝖾 𝖲𝗈𝗈𝗋𝖺𝖺𝗇 𝖮𝗈 𝖣𝗁𝖺𝗆𝖺𝗒𝗌𝖺
𝖭𝗈𝗈 𝖲𝗈𝗈 𝖦𝖾𝗅𝗂 𝖯𝗅𝖾𝖺𝗌𝖾 𝖯𝗋𝗈❣️
sooraan nin antagero like
Alaha haw naxriisto
Illa dawladi somalia heesi jiray soran
Walhi fanaanbuu ahaa qosol badanaa😂😂
masha allah war odaga majajileystee ayn ku ogaa kuman ogeyn heesaha