SHEKADII LAMA HURAN WA CAWS JILAL Part 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • djib medias production

ความคิดเห็น • 98

  • @mf.coachlife
    @mf.coachlife 4 ปีที่แล้ว +18

    ani wan ka hely oo tageero ayan u ahy ree jabuuti ee inta ila tagerta like ta

  • @FoziaomarSimane
    @FoziaomarSimane 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah,Guello félicitations, vous aviez une excellente voix ❤❤❤❤❤❤vive à Djibouti ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa Allaah vive Djibouti 🇩🇯 Alloow dhowr Djibouti 🇩🇯 Aamiin Aamiin

  • @abdikamalsilver9350
    @abdikamalsilver9350 4 ปีที่แล้ว +30

    Ree jabuti aad baan idin jecelay
    Ale haydin xafido walalahayga somaliyeed

    • @simanebella8952
      @simanebella8952 4 ปีที่แล้ว +1

      Waad mahadsantahay walaal anaguna waan inigu faanaa

    • @kyz1136
      @kyz1136 4 ปีที่แล้ว +1

      From Djibouti 🇩🇯 Thanks huno

  • @taaniyz8892
    @taaniyz8892 4 ปีที่แล้ว +8

    Ree jabuuti jecliyaa kuligood

  • @fatouabdourahman1639
    @fatouabdourahman1639 4 ปีที่แล้ว +7

    Machallah xooriyo fananad jirta inta ila aragtay inay cod macnthy

  • @susum9099
    @susum9099 4 ปีที่แล้ว +3

    Jabuuti halkay igag taalo ma qiyasi karo 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 4 ปีที่แล้ว +7

    2xan ba jirta jecliya reer jabuuti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
    from somalia🇸🇴

    • @simanebella8952
      @simanebella8952 4 ปีที่แล้ว +2

      Mashallah anaguna waan inigu faanaa walaalahay somaliya 🇩🇯❤🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @ismailhusienaliruicosta
      @ismailhusienaliruicosta 4 ปีที่แล้ว +2

      @@simanebella8952 haa sidoo kale ilaahey amarkiis reer jabuuti nafteeda jecel wiliba anoo arkin dalka jabuuti🤔 balse inaha,allah mustaqbalka dhow waan iman jabuuti iyo walaalahey ba🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 love U all💙💚❤

    • @simanebella8952
      @simanebella8952 4 ปีที่แล้ว +2

      Mashallah waan kusoo dhawaynanaa 🇩🇯❤🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇸🇴

    • @ismailhusienaliruicosta
      @ismailhusienaliruicosta 4 ปีที่แล้ว +2

      @@simanebella8952 thankx abyo lkn xagee kala soo xiriira?

  • @idylmohamed8845
    @idylmohamed8845 4 ปีที่แล้ว +5

    Midnimo unité égalité paix waxa laga héla djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @istamaxamed6513
    @istamaxamed6513 4 ปีที่แล้ว +3

    Allh jubuti jecliyaa

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 4 ปีที่แล้ว +1

    MACHALLAH ALLAH Tabarak gourouhi waa MIDNIMO Dalkeiwoo SADIKDAI GAAAR GOUWADII WAA WAADAJIRRR AFGOU GOUMA GOOWOO GUELLOOO YO HOURYWOOO BOTHS FANANDIIS DALKEINA HOYO DJIBOUTI JANNOJOHARA WAA JANNADII ADDUNKAA ALLOW ADOWGAINAAS HAA JABOOOO INOLOWDAS ASBIYALLAH WA NIRBOURDE ALWAAQUIL RAHMANRAHIM GOURWIGARNI ALMOULOUK ALSABAAALSATAR ALLAH ALMALIK ALGOUDOUS RAHMANRAHIM AMINE ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCWSCW

    • @halimoelmiabouker4470
      @halimoelmiabouker4470 4 ปีที่แล้ว

      😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @daherhamoud1250
    @daherhamoud1250 4 ปีที่แล้ว +6

    Macha'allah nos artistes djiboutienne 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💪👈😘❤

    • @abrahamjavier1420
      @abrahamjavier1420 3 ปีที่แล้ว

      You all probably dont give a shit but does someone know a trick to get back into an instagram account?
      I stupidly forgot my password. I love any assistance you can give me

  • @rayoasmara7587
    @rayoasmara7587 8 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allaah fanaaniinta reer djibouti wan isin wataa❤❤😂😂😂😂😂

  • @momy1432
    @momy1432 4 ปีที่แล้ว +14

    Marku idhi rashid nour ma ciidahooyo ayan ka taga wlhi way
    Itabatay 2015 aya jabuti igu danbaysay 😢

  • @simanebella8952
    @simanebella8952 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah mamo xoriyo iyo geelo guul Djibouti 🇩🇯🇩🇯❤🇩🇯🇩🇯👋🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯👏👋👏👋

  • @abdoulkadermohamoudmiguil
    @abdoulkadermohamoudmiguil 4 ปีที่แล้ว +1

    Mchllh cousine de love hanbalyo
    Guello inolow

  • @fathiahassan9934
    @fathiahassan9934 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk Rashid Mamadii Jack Baweer miyeey noqotayna

  • @taaniyz8892
    @taaniyz8892 4 ปีที่แล้ว +3

    Jabuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @hudhawarsame2330
    @hudhawarsame2330 4 ปีที่แล้ว +1

    Ruwaayad somaali dhigto reer jabuti baan ugu jacelhay Kan daawad🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💓💓💓💓💓💯💯💯💯💯💓💓💓💓💓💓

  • @mohamedsuldan9117
    @mohamedsuldan9117 4 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah Rashid nuur meilleure comédie je vous soutiens zxb qali

  • @simanebella8952
    @simanebella8952 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah cod macaan qordahab👋👋👋🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @rodarobleh6161
    @rodarobleh6161 4 ปีที่แล้ว +2

    Horowo u soco reer Djibouti Canada noo balaana iyo jirikanka cana ah 🤗

    • @rodarobleh6161
      @rodarobleh6161 4 ปีที่แล้ว

      Wa layku dacareye Visa ma jiro🥺😢😖

  • @lihabdieid1797
    @lihabdieid1797 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂 oulala nos artiste Djiboutienne 🙋‍♂️🙋‍♂️ respect a vous 👏👏

  • @hassanwarso3764
    @hassanwarso3764 4 ปีที่แล้ว +1

    Nice one all the way from California , en avant mon peuple, Djibouti cadey hore usocoo.

  • @xamdixaraaago2275
    @xamdixaraaago2275 4 ปีที่แล้ว

    Wwww aad baan uga helaa Maamadan ruwayadaheda hada hees baan maqla cod Macaan ku qaadeydo maamo guleeyso waligaa jabuuti madaxeda inan utago i hayso mar aan ku hor fariisto Maasha alaah

  • @mhared604
    @mhared604 4 ปีที่แล้ว +2

    Assalam aleikoum mes compatriotes, si vous n'êtes pas près a vous sacrifié à l'extérieur, restez chez vous!! Ici, dans les pays développés RIEN N'EST GRATUIT ! On crève et on travaille dur, si vous venez avec un esprit ouvert et près a risqué tout, vous allez réussir. Sino! Il ny a pas adeero adeero ici. Ça bosse 💪🏽💪🏽💪🏽!!!

  • @abdiwaliahmed8941
    @abdiwaliahmed8941 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaalkaa maa dilin say tiri maya suu yiri dee balaayo iyo baas baad sheeganaysaa 😂😂😂😂 oui forca djiboutiiii 😂😂💨

  • @baadaducaale6952
    @baadaducaale6952 4 ปีที่แล้ว +2

    18 ayaa la is qorayaa markuu yidhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @dekakid2898
    @dekakid2898 4 ปีที่แล้ว +5

    yurub cano 25 qad ku jira ma jiran shaqo haben iyo dharar waqti an lahayn ado manta dhalay aya xafada shaqadedi ku sugaysa wallhi tacab moyen dalkena jarka isku gargara halkan cidna war kuma hayso 😥

  • @Gratefully-hopefully
    @Gratefully-hopefully 4 ปีที่แล้ว +6

    ManshAllah thank you for making me laugh 😂 please make more movies like this 🥰😂

  • @maweelada9217
    @maweelada9217 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah tabaraka laah

    • @badromaxamad5855
      @badromaxamad5855 4 ปีที่แล้ว

      Cida ila aragtay gacanta somalinad ee gabadhu xidhantahay liketa isaara

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 ปีที่แล้ว

    Rer Jabuti one love

  • @ayneabdillahi485
    @ayneabdillahi485 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 😍😂😂🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @inahassannastehoibrahim7605
    @inahassannastehoibrahim7605 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah😊, j'ai apprécier vraiment, j'ai tellement rigoler😂😂, faite plus souvent des vidéos comme ça😍😍. Je vous soutiens, bravoooooo👏

  • @bintomusulmandj23
    @bintomusulmandj23 4 ปีที่แล้ว

    Djibouti 💪🇩🇯❤💙💚

  • @hassanikram143
    @hassanikram143 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰❤❤❤💞

  • @abdiwaalimohamed6581
    @abdiwaalimohamed6581 4 ปีที่แล้ว

    Reer jabuuti wan wataa wlhi

  • @susum9099
    @susum9099 4 ปีที่แล้ว

    Haybaad waxad ku leedahay dhulkaaga hooyo 😢Qurbe anigaa ayaa arkay wuxuu yahay allow ummada soomaaliyeed u gargaaar

  • @khalid.channel2854
    @khalid.channel2854 4 ปีที่แล้ว +2

    Please make more movies Like this one.thnks

  • @ahmadkaysaani9544
    @ahmadkaysaani9544 4 ปีที่แล้ว

    Bakhti iska cabaday oo camala aan dishay

  • @somagangster
    @somagangster 3 ปีที่แล้ว

    ki peut me dire le nom de la chanson dans le " intro "?

  • @roodajamac2521
    @roodajamac2521 4 ปีที่แล้ว

    Waaaw
    Mansha allah

  • @amanAkarim3191
    @amanAkarim3191 4 ปีที่แล้ว +2

    Hhh Reer jabuuti dhan Canada jecelaa 😂 😂

    • @susum9099
      @susum9099 4 ปีที่แล้ว

      Waxa jirta qeyb af france lagag hadalo wllo 😂

  • @MrTapha10
    @MrTapha10 4 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hambalyo fananinteyada filimanta qosalka sidan oo kale no so badshaa mahadsanidin

  • @raewinters8723
    @raewinters8723 4 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣❤️❤️❤️🤣🤣🤣👍👍🤣🤣🤣🤣❤️❤️❤️🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣masha allaah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @_titan-edits345.
      @_titan-edits345. 3 ปีที่แล้ว

      🇻🇺🇺🇿🇺🇸🇸🇩🇸🇭🇹🇨🇸🇴🇸🇱❤❤❤❤

  • @xamdixaraaago2275
    @xamdixaraaago2275 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk Qosol waa waxey dadka Afrika joogo ka aminsanyihin qurbo sidan u qurux badnaan meysan hadad imataan. Dhaha dadka mooda ineey jano tahay halkan wax jiro beey jilayan lakin boyaaso iyo Raaxo idinkama soo horeyso Yaa u sheega Ala Yaa ogeysiya

  • @ismah5122
    @ismah5122 4 ปีที่แล้ว +4

    Shekada qurbaha way matalayan ee qaar dhab uu aminsan ba jira ( yen a qui croient vraiment que la vie a l'étranger tu arrive et tu servie sur un plateau mais c'est pas le cas hein chacun fait ses preuves les gens travaillent comme partout et la vie ne réussit pas pour tout le monde

  • @achoubisleh303
    @achoubisleh303 4 ปีที่แล้ว

    🇩🇯❤🇸🇴

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 4 ปีที่แล้ว

    J attends le 2 parts

  • @hanitahappy2573
    @hanitahappy2573 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkl fani

  • @djibrilfaycal1146
    @djibrilfaycal1146 4 ปีที่แล้ว +1

    j'attend le parti 2 ?

  • @NimaMahmoud
    @NimaMahmoud 4 ปีที่แล้ว

    Very nice 😂♥️ can’t stop laugh 😭😭😭

  • @maqsudisse1946
    @maqsudisse1946 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkk inagaa naagda gasha ah u mayr nee na waraysta 🤣🤣

  • @intaallejeceljecliyaa3852
    @intaallejeceljecliyaa3852 4 ปีที่แล้ว +2

    Ala yaa ila qosla yaa ku caawin beydhahday kute hadii madaxa ku xanuuno naag cadbaa kudultaagan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 alaya uturjuma dawladaha lagusoo qaxaayo albaabada ayeey caali uxiran lagaayeen walahay reer jabuuti waynaga qosliyeen naagta gaalayd baa ii maydhaysa 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @daherhassan3949
    @daherhassan3949 4 ปีที่แล้ว +1

    Qurbo waxba maa yalaan
    Waxan jeclaa inaan mareykan kuu nolaado
    Markan imid waxaa iqabataay maxad kaa soo doontay too much stress

  • @fathiomer2837
    @fathiomer2837 4 ปีที่แล้ว +2

    Waar iskag dhoofa meesha Abar baa ku soo socta 4 Sano soo socota, Regime iyo kulayl Adoonsiga ka yaac🌎🌎🌎

    • @abdifatahidriss894
      @abdifatahidriss894 4 ปีที่แล้ว

      Waa laa yidhi ayaan kuu socota ee jahilnimada iska dad heer jabuti abar kaa dheer bishaka ayaan hal maalin kuu qayilan

    • @fathiomer2837
      @fathiomer2837 4 ปีที่แล้ว

      Jahilnimo mahaa dad niyad fcn baad tiin lkn nidamka regime waa cadab yar.

  • @nimcoladan7827
    @nimcoladan7827 4 ปีที่แล้ว

    Dukaanka lbda lugood leh kulahaa say te kan 3da leh

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 4 ปีที่แล้ว

    Ho riya and guelle the are funny but I hope the regime go down

  • @habiibaabdulahiali493
    @habiibaabdulahiali493 4 ปีที่แล้ว

    ❤💖🙏

  • @ahmedabdillahi676
    @ahmedabdillahi676 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😃

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkkkkk wale been bay isku sheegen wan caraarna shaqo joogta aah halel la'an soocodka quraca ku cuna walahi giidarka casir laga caabo ma jiiro

  • @dualehissak1536
    @dualehissak1536 3 ปีที่แล้ว

    MDR😂😂😂😂

  • @ElmidjamaDjama
    @ElmidjamaDjama 2 หลายเดือนก่อน

    Vraiment la meuf c'est une cone😂😂

  • @mohamedabdounasser6761
    @mohamedabdounasser6761 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂Rachid

  • @suadali7420
    @suadali7420 4 ปีที่แล้ว

    Hq

  • @asmayar937
    @asmayar937 4 ปีที่แล้ว +1

    Comment one

  • @salasala8996
    @salasala8996 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @ayaanabdiaziiz6136
    @ayaanabdiaziiz6136 4 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣💀💀💀💀💀

  • @ugbadyusuf9223
    @ugbadyusuf9223 4 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣

  • @aadangaraani7738
    @aadangaraani7738 4 ปีที่แล้ว

    Hhhh

  • @moustaphaibrahim1464
    @moustaphaibrahim1464 4 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣🇩🇯

  • @dualehissak1536
    @dualehissak1536 3 ปีที่แล้ว

    MDR😂😂😂😂

  • @dualehissak1536
    @dualehissak1536 3 ปีที่แล้ว

    MDR😂😂😂😂