Mudo Sanad Kadib isma laheen Wajigaan Baad Ugu Soo Laabanaysaa Youtubeka😧

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • INAAD NAGU SO BIIRTO DHIIRO GELIN BAY NO TAHAY : Share Like & Comment
    Snapchat: kamal.abdul
    Instagram: kamal_abdull
    Facebook: kamaal abdul
    Tiktok: kamal.abdul
    THANK YOU FOR 400K
    CAN'T WAIT ⏳HALF MILLION🥰

ความคิดเห็น • 363

  • @Akwadani
    @Akwadani 3 หลายเดือนก่อน +50

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️

  • @ruruu237
    @ruruu237 3 หลายเดือนก่อน +61

    INTA jecel xabiibkeena mohamed scw scw scw scw like WA share WA comments👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤😊😊😊😊😍😍🙏🙏

  • @AbdullrafacAd-ham
    @AbdullrafacAd-ham 3 หลายเดือนก่อน +12

    Muhiimada ma ahan inaa dadka QanCiso mana laguu awuurin ee Muhiimada Waa inaad NafTaada QaNcisaa❤🥰

  • @afnaancabdulaahi6509
    @afnaancabdulaahi6509 3 หลายเดือนก่อน +32

    Muraad baan leeyhy bisha 8aad in ilaahy muraadkaas ii dhabeeyo maalmo khayrna waa lagu jiraaye wlaalahyga sharfta badan ii soo duceeya mahadsanidiin dhamantin😢❤

    • @SharmaYusuf-t1e
      @SharmaYusuf-t1e 3 หลายเดือนก่อน +1

      Allah hadu fududeyo muraadaada dhamaan muslimiinka

    • @XanaanXilkas-mu7yl
      @XanaanXilkas-mu7yl 3 หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo muraad kada Allaha ku sahlo anigana isoduceey muraad ayaan leyahay inu illahey isahlo dhamaan teen Allaha nosahlo

  • @kingmomalik2042
    @kingmomalik2042 3 หลายเดือนก่อน +48

    Inta uxiiste kamaal abdul

  • @soomaaliyasuper5856
    @soomaaliyasuper5856 3 หลายเดือนก่อน +38

    Legnd kamaal abdul wellcome back libax wax badan aan kaa aragno masul sidii hore aan kugu baranay team enjoya

  • @SucaadoManagedcali
    @SucaadoManagedcali 3 หลายเดือนก่อน +24

    Mar hore wan ku dawan jirey hadana wan ku dawanayaa TH-cam subscribe ayaad ii aheyd marka videowga ii soo dhacay wan aamini wayey runtii aad ayana uga farxay wllhi team enjoyaa nimadiina noo soo celi adin koo team ah inan idiin arko ayan raba kamaal teda kle aad ayaad usoo qurux badnatey inta naga maqned wllhi❤

  • @Nicholas-l4i
    @Nicholas-l4i 3 หลายเดือนก่อน +24

    Xagee kadhacday nio wallahy waan kutaageeri jiray❤❤

  • @alibashi9804
    @alibashi9804 3 หลายเดือนก่อน +14

    Team enjoya wllka weyn kamaal abdul✌libax hore usoco

  • @SaabriinXasan
    @SaabriinXasan 3 หลายเดือนก่อน +5

    Welcome 🙏 kamal abdul wlhi kuu xiisney youtube ina iska soo galo muuqaladaadii hore iska dawanaye ❤

  • @HalimaIse-zl1hv
    @HalimaIse-zl1hv 3 หลายเดือนก่อน +13

    Welcame back my bro❤❤🎉

  • @MohamedAli-ke4mg
    @MohamedAli-ke4mg 3 หลายเดือนก่อน +7

    Qisha ku hayaa malesiya tag teamkagi hore lasooshido wokukala kacaa markle kamalow🎉 welcome back legend

    • @nafiso7343
      @nafiso7343 3 หลายเดือนก่อน

      Ben maha sas fcn

  • @koosahmed8970
    @koosahmed8970 3 หลายเดือนก่อน +2

    Welcome back wllo kamaal wllhi waan ooyay markan ku arkay mudo ayaan kusoo noqnoqonaayay TH-cam kaaga
    Ma ogi inad arki doontid fariintayda

  • @saadaqabiikar1801
    @saadaqabiikar1801 3 หลายเดือนก่อน +52

    Legend is come back🎉🎉🎉

  • @raaliyajeylaanimaxamed6510
    @raaliyajeylaanimaxamed6510 3 หลายเดือนก่อน +3

    Welcom back the legend kamaal abdul waan kuu xiisney

  • @Catttttyyy
    @Catttttyyy 3 หลายเดือนก่อน +25

    Nooo SheeG WaxaaD ku MaqNayD Noo SheeG PrO inTa iGu RaaCSaN LiKE 👍 👌 😢

  • @khadramahamud4827
    @khadramahamud4827 3 หลายเดือนก่อน +2

    Welcome back wllky kamal abdul legend la tabay miss you more wlloh😢❤

  • @user-dt5lg5hw8g
    @user-dt5lg5hw8g 3 หลายเดือนก่อน +4

    Www Masha alah wilkeyga qaliga wan ku xisney

  • @aishaadanyacqub7071
    @aishaadanyacqub7071 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah waanoofaaiidaysay baarakallaahu fiik jizaakallaahu kheyr

  • @xamdimohamedabdilaahi5203
    @xamdimohamedabdilaahi5203 3 หลายเดือนก่อน +2

    Welcome back wllky kamaal wlhy waa ku taageeraa horay usoco wlllll❤❤❤

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 3 หลายเดือนก่อน +3

    Kamaal meesha aad timaha kusoo beeratey inan aado waaye sawabto ah qofka keliya timo beertey sidii la rabey uguso baxdey adi lee waaye

  • @quanrihana1626
    @quanrihana1626 3 หลายเดือนก่อน +2

    ayyy wel come youtb kamal mashallh

  • @mohamedhassan8244
    @mohamedhassan8244 3 หลายเดือนก่อน +28

    Kamaal abdull aniga waxn wataaa 3 su aalood
    1 maxaa sababey you tubeka in aad ka maqnaatid 1sano iyo bar
    2 adiga halkee ku dambeysaaa
    3 ma guursatay
    Insha Allah waxn rajeynaa videoga xiga in aad Soo qaadan doontid su aalaheyga

  • @mohamedmohamood147
    @mohamedmohamood147 3 หลายเดือนก่อน +2

    Kamal we miss you xgge naga aday vedio nogasooduub

  • @fatimaahmed-zc3li
    @fatimaahmed-zc3li 3 หลายเดือนก่อน +3

    Jasakalahu khayran wlo mahadsanid

  • @AfnaanIbrahim-oe1od
    @AfnaanIbrahim-oe1od 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ala wlhi wn farxay masha alha walal mardanbe hanaka takin wlhi yutubkii adi darta maxadhax ayu uu noqday❤😢

  • @wllzeynofficial8978
    @wllzeynofficial8978 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wxan ku rejeynaa sxp adoo sidii ka hore ka fcn so laabatay sxp so laabasho wcn ✔️👍

  • @footballentertainments483
    @footballentertainments483 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kamaal wlhi waaan kuu xiisnay welcome back

  • @ayaanhassan947
    @ayaanhassan947 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah welcome back abowe waan kuu xiisay anyway welcome❤❤

  • @nalkaaxmed2848
    @nalkaaxmed2848 3 หลายเดือนก่อน +1

    Omg😢 welcome back king we miss you walahi 😢😢😢

  • @SucaadoManagedcali
    @SucaadoManagedcali 3 หลายเดือนก่อน +16

    Wcs kamaal Abdul zaaid ayaan kugu xiisey runtii wan cidloney runtii alx hadaba soo labatey❤🎉

  • @SadiaGarma
    @SadiaGarma 3 หลายเดือนก่อน +1

    We are happy your come back

  • @fahadyuusuf
    @fahadyuusuf 3 หลายเดือนก่อน +1

    Legend is back

  • @sacdiyosuusuuchannel2457
    @sacdiyosuusuuchannel2457 3 หลายเดือนก่อน

    Welcome back my brother 1love Kamal injoya Masha allaah sidda noogu faideysay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤keep going my brother

  • @hibawehliye4889
    @hibawehliye4889 3 หลายเดือนก่อน

    Welcome back kabaal anoo cidlo guri ku ah ku daawan jiray wehel ii aheden hadane ilmaheyga iisheekeyo maalin dhaweed taaj Kampala kugu arkay you tube kusoo laabo ku dhahi rabay waan ka xishooday

  • @dhalintamedia1079
    @dhalintamedia1079 3 หลายเดือนก่อน +3

    Zxp aan uxiisay😂❤ come back 🔙

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaallah kamaal abdul welcome back 🙏🏽

  • @iamliiliofficial2762
    @iamliiliofficial2762 3 หลายเดือนก่อน +2

    Kamalow waxa u maqneed video nagu so samey pro❤

  • @ayaansiyaad5622
    @ayaansiyaad5622 3 หลายเดือนก่อน +15

    Apowe back wllhi wan kutabnay 😰kamal abdule waa rajaynaa ina kulmidono hadaa ala yirahdo 😢onyl tagero pro qalpiga kaa jeclhy legend nolaw wlljiraw💗

  • @hafsaahmed4482
    @hafsaahmed4482 3 หลายเดือนก่อน

    Welcome back wll qaaali ah wllky kamaal wan kuu xiiisnay nosoo noqo ❤

  • @Raham-m6m
    @Raham-m6m 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waalhi waankuu xiisnay kamal

  • @MohamedAden-st4iv
    @MohamedAden-st4iv 3 หลายเดือนก่อน

    Lejand iz Come back Kamaal Apdulu Waa Laguu xeyze taliye

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallah kamaalkeyga wankuuxisy Wallahi bowe

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah welcome back Allah no Abalo Ducad Inshallah Ameen ay rabi

  • @user-lx1hg4iw5k
    @user-lx1hg4iw5k 3 หลายเดือนก่อน

    Welcome back walalkey wlhi waayo waayo kidawa jiray alx

  • @Amina_Isse
    @Amina_Isse 3 หลายเดือนก่อน

    Alla kamal teamkaadi enjoya dib ugu laabo waa hubaal wee kugu farxi dooonaan😢❤

  • @nasro-pt4qk
    @nasro-pt4qk 3 หลายเดือนก่อน

    Welcome back yqey waa kugu xirnaan jiray wlhi❤

  • @hamdiahmed6784
    @hamdiahmed6784 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abwe waa lguu xiisay alle haku barkeeyo kamaal❤❤❤❤❤

  • @rowdoahmed4486
    @rowdoahmed4486 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah walaal Ainaga waan.ku sarey Subscribe.

  • @SadiaAhmed-cs5ez
    @SadiaAhmed-cs5ez 3 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah well come back
    Asma medal wll

  • @Nasimmuxumed
    @Nasimmuxumed 3 หลายเดือนก่อน

    M..a welcome back from TH-cam

  • @ayoubmoussa-cheikdaher
    @ayoubmoussa-cheikdaher 3 หลายเดือนก่อน +1

    Welcome back

  • @najahabdi4338
    @najahabdi4338 3 หลายเดือนก่อน

    Welcome back plz nooga so shekey wxaa ku maqned

  • @samiramohamedabdi3951
    @samiramohamedabdi3951 3 หลายเดือนก่อน

    Mourad leyahay isoduceya walalayal an isakuducenano ❤

  • @KINGTAAMIR1
    @KINGTAAMIR1 3 หลายเดือนก่อน

    Legend laba maaha enjoy kamaal updy❤😊

  • @CabdicasiisMaxamed-nb7iu
    @CabdicasiisMaxamed-nb7iu 3 หลายเดือนก่อน

    The legend waa lagu wyey intee Ka dhacdey zxp

  • @dr.ezhwakomer5442
    @dr.ezhwakomer5442 3 หลายเดือนก่อน

    Welcome back brother ❤️

  • @abdifatahkassai8347
    @abdifatahkassai8347 3 หลายเดือนก่อน +1

    Welcome back bro

  • @user-ys6ef2dq1z
    @user-ys6ef2dq1z 2 หลายเดือนก่อน

    We miss you kamal abdul❤❤❤

  • @adinasijr2265
    @adinasijr2265 3 หลายเดือนก่อน

    Mr Kamal came back we miss you brother ❤

  • @user-yg8pw9go4v
    @user-yg8pw9go4v 3 หลายเดือนก่อน

    Wcs kaamal cabdul miss you 😢 ❤ wax badan waa ku xiisnay 😢intee ku dhacaday kumanaan arag Hal sano 😢❤ ❤🎉

  • @hassanreally8305
    @hassanreally8305 3 หลายเดือนก่อน +3

    Sxbkey kamaal abdul wlhi labo haben Ka hor Chanalkda ifri inaa imatay iyo in kale wlcm bk

  • @AbdifatahMohamed-vq1mt
    @AbdifatahMohamed-vq1mt 3 หลายเดือนก่อน

    Bro wa 2024 talent la imow ina labo sano maqned wan ognahy😂

  • @Memoo-farah
    @Memoo-farah 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kamalow wllo nageyaha taxanaha ee dhaxal maxa isku tihiin😂❤

  • @xabiiboibrahim151
    @xabiiboibrahim151 3 หลายเดือนก่อน +1

    M.a wllkey wan kuxiisney kaml sodhawow ❤🎉

  • @NasroNasriina-js7si
    @NasroNasriina-js7si 3 หลายเดือนก่อน +4

    Wllhi intaa maqnayd wllhi wan soo eg egayay mnta farxad said😢 missed welcome back❤

  • @Mohammedkral
    @Mohammedkral 3 หลายเดือนก่อน

    Nagadaba gey waan warjecel nahay adigana fayusku heleysaa❤❤😂😂😂😂

  • @Abuuram77
    @Abuuram77 3 หลายเดือนก่อน +1

    Welcome back legend

  • @Saabiriinaa-iv6tc2fb2g
    @Saabiriinaa-iv6tc2fb2g 3 หลายเดือนก่อน

    Alla kamalow xala unban kugu riyoonayey ma aamini kro runtii❤❤😢🎉😢

  • @Maxamuud756
    @Maxamuud756 3 หลายเดือนก่อน

    Kaamali is back 🎉 7:10 7:12 welcome back

  • @BilaalMorgal
    @BilaalMorgal 3 หลายเดือนก่อน

    Come BACK aan caadi aheyn 😢😢

  • @muhiimfuutbal4998
    @muhiimfuutbal4998 3 หลายเดือนก่อน

    Welcome back sxp lkn Malaysiya maxa u nacday wll

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 3 หลายเดือนก่อน

    Big legend always kamal abdul come back TH-cam 💯❤😅

  • @raqinhojr6202
    @raqinhojr6202 3 หลายเดือนก่อน +2

    Legend welcome back

  • @NuurCabdi-wj2lq
    @NuurCabdi-wj2lq 2 หลายเดือนก่อน

    sxb wan kuxisney kamal abdul

  • @Bakaromar99
    @Bakaromar99 3 หลายเดือนก่อน

    Kamaal abdul is back legend always legend 🎉🎉❤

  • @samaronchenal7198
    @samaronchenal7198 3 หลายเดือนก่อน

    War niyahow qof gooan leh baa thy lkn waxaa kumaqneed waan rabnaa inaad noo shegto

  • @simanmohamed3466
    @simanmohamed3466 3 หลายเดือนก่อน

    We miss you Kamal wlhi come back 😥💋❤️♥️🥰

  • @alhijramedia5547
    @alhijramedia5547 3 หลายเดือนก่อน

    Kamaal abdul the one and only

  • @abdullahihassan7414
    @abdullahihassan7414 3 หลายเดือนก่อน +1

    Welcme back🎉🎉

  • @faadumocali1544
    @faadumocali1544 3 หลายเดือนก่อน

    Www wn ku xisnay kamal inta naga maqnayd

  • @Ranaa237
    @Ranaa237 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi wku xiisny

  • @Hakima-cz5qk
    @Hakima-cz5qk 3 หลายเดือนก่อน

    Wlcm back again

  • @Sabax-i7x
    @Sabax-i7x 3 หลายเดือนก่อน

    No sheg waxa kugu duacay

  • @saidabdirisack9410
    @saidabdirisack9410 3 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم آمين يارب العالمين أخي

  • @fatimaahmed-zc3li
    @fatimaahmed-zc3li 3 หลายเดือนก่อน

    Kamaal waa qurux badnantahy masha alaah aboowe

  • @RaaqiyoFarhanHusein-fg6sg
    @RaaqiyoFarhanHusein-fg6sg 3 หลายเดือนก่อน +2

    Welcome back pro😍

  • @Fartuunmuhidiin
    @Fartuunmuhidiin 3 หลายเดือนก่อน

    M.a kamal adilemiya imsee wallhi qofkele aya kumalenaye codka bisan kugu fame wiil hindiya lagu malelay xage kabax dee walalkey

  • @ifraaxhussein7443
    @ifraaxhussein7443 3 หลายเดือนก่อน

    Welcome back ninka nacay youtube ka❤

  • @user-hs1xj8ge1t
    @user-hs1xj8ge1t 2 หลายเดือนก่อน

    kamaal i miss U

  • @mohamedhassan8244
    @mohamedhassan8244 3 หลายเดือนก่อน

    Legend is come back Jamaal abdull

  • @hannaaq5797
    @hannaaq5797 3 หลายเดือนก่อน

    Welcome back legend 🤚🤚🤚😊

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 3 หลายเดือนก่อน +1

    Si fudud ku ogow inaa matano wado computerka ka hor haddii tahay hooyo xaamila ah ka faideyso chnnlka queen fardowza official soo booqo 😮

  • @Team27-qb2dx
    @Team27-qb2dx 3 หลายเดือนก่อน +1

    Malaysia 🇲🇾 Aad nio

  • @israc.shakur3404
    @israc.shakur3404 3 หลายเดือนก่อน +1

    Welcome to back

  • @naaifofficial266
    @naaifofficial266 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wlcme back wllkei kamal abdul❤

  • @RayaanHonasti-v6j
    @RayaanHonasti-v6j 3 หลายเดือนก่อน

    Wsc 😂😂 war intee ka baxdey. 🥰🥰 welcom m.a mhd sanid🥰

  • @user-pz9fy6ko7u
    @user-pz9fy6ko7u 3 หลายเดือนก่อน

    Arimahaas nooga soo dhac sxp kamaaLow

  • @dahransalaad1153
    @dahransalaad1153 3 หลายเดือนก่อน

    Kamal waxa igu dambeyse 2023 bishii 3 xaad 11 kedii airport kampala ama Uganda 🇺🇬 ku kulane
    Waliba asiga io wil kale waxa igu cawiyeen internet

  • @soomaaliyasuper5856
    @soomaaliyasuper5856 3 หลายเดือนก่อน +3

    Legnd alweys legnd kamaal abdul