WACYIGALINTA GABDHAHA SOOMAALIYEED 11 05 2013 SOMALI CHANNEL NAIROBI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • SOMALI CHANNEL

ความคิดเห็น • 66

  • @masraxafuran1029
    @masraxafuran1029 5 ปีที่แล้ว +2

    Waaw Nasiixa Cabdi guuleed gabadh sharaf💘 iyo qiima sare leh.🌷 noolow.

  • @masraxafuran1029
    @masraxafuran1029 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaw Gabadhani waa quraysh qurux iyo dadnimo u dhalatay. Inan QIIMO badan. Waa gabadh aad u fiican. Alla Yaa marwo iiga dhiga.

  • @KornelAbdi
    @KornelAbdi 8 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Llh Gabadhan Cashar Wanaagsan Ayeey So Jeedisaa

  • @zzz2Mahamoud
    @zzz2Mahamoud 11 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah Gabdhaha soomaaliyeed sidaas isugu xidhnaada
    wax aad u weyn baan ka faa'iidaystay waa casharo aad looga faa'idaysankaro

  • @mohamedibrahim7422
    @mohamedibrahim7422 11 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah nastexa iyo damaan gabdhaha soamaaliyeed awersame knowledgeable ladys allah protect you insha allah i like this program

  • @somaliyeeytoos6912
    @somaliyeeytoos6912 10 ปีที่แล้ว +1

    MAASHAA ALAAH GABAR SOMALI AH OO DIINTEEDA DADKA KUWACYI GELINEEYSO & DHAQANKA SUUBAN .

  • @nuraniabdullahi8731
    @nuraniabdullahi8731 11 ปีที่แล้ว +1

    aadbaaan uga farxayaa markaan arko gabdho nuucaan ah maasha allaah ilaahey haku daayo waalidiintana way kugu dadaaleen dabcan alaha xafido mida kale wiilashana wax ka sii hee programyadaada

  • @PersonalDevelopmentTV1
    @PersonalDevelopmentTV1 10 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLAH, SOMALIDU WAXAY TIDHAA "RAALIYO NINKII HELAA RAGANIMO KU FAANA". HAMBALYO GABDHADAN DA'DA YAR EE KHAYR KA QABTA. BARAKALLAHU FIIKI

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 3 ปีที่แล้ว

    Gabartaan waa gabar qiima badan wlhi tanoo kale waxaa laga bixin jiray 100 neef oo geel ah iyo baarqabkooda intee laga helaa nasteexo oo kle

  • @bashiryusuf3459
    @bashiryusuf3459 10 ปีที่แล้ว +3

    ما شاء الله
    Waxaan garanayaa Canab Xaaji Maxamuud oo daris aheeyn walaalo aheeyn oo aan Dugsiga Qur'aanka wada dhiganay oo ah gabadh uu Qur'aanka ilaah kuxambaaray Umu Sihaam baarakAllaah fiik
    Bashir Farah Yusuf

    • @muxumedmaxamud9119
      @muxumedmaxamud9119 10 ปีที่แล้ว

      Masha allah waa tala waNagsan ee gabdhuhu haa fartoman oo haa guryaha latagan gabdhaha kalana haa garsiyan

    • @muxumedmaxamud9119
      @muxumedmaxamud9119 10 ปีที่แล้ว

      Masha allah waa tala waNagsan ee gabdhuhu haa fartoman oo haa guryaha latagan gabdhaha kalana haa garsiyan

  • @abdirahmanhersi4853
    @abdirahmanhersi4853 6 ปีที่แล้ว +1

    Waagabar wacan. Waxgarad ayaatahay walaal

  • @mustafehaashi6774
    @mustafehaashi6774 11 ปีที่แล้ว +1

    masha allah alle haku xifdiyo nastexo wlaal

  • @galkacyo12
    @galkacyo12 10 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah well organised programme keep up somali sisters

  • @bashiryusuf3459
    @bashiryusuf3459 10 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله
    Waxaan garanayaa Canab Xaaji Maxamuud oo daris aheeyn walaalo aheeyn oo aan Dugsiga Qur'aanka wada dhiganay oo ah gabadh uu Qur'aanka ilaah kuxambaaray Umu Sihaam baarakAllaah fiik
    Bashir Farah Yusuf

  • @ibrahimismail2780
    @ibrahimismail2780 10 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah Mamada ayaan u bogay Allah haku xafido maamo

  • @azifahahmed4462
    @azifahahmed4462 11 ปีที่แล้ว

    waad mahadsantihin walaalaheyga Somalida please marka kle oo xigto Somalida xushmeda weey ku yartahy saan eey badankood in leey ixtiraamo saan eey kuugu buuqooya topica xigo kadhig xushmed iyo isdhageysi dadbadan weeyka faaidaayan tas waa hubaal 100%

  • @abdullahisadia1670
    @abdullahisadia1670 8 ปีที่แล้ว +1

    Masha Alah abayo Alaha yaa xifdak

  • @abdinurismailanshurismacil8777
    @abdinurismailanshurismacil8777 10 ปีที่แล้ว +4

    waa gabar sharaf badan allaha badiyo nooceeda.

  • @safiaseef1822
    @safiaseef1822 10 ปีที่แล้ว +2

    illahay ha ku xafido cashir aad u fiican ayaa noo soo jeydisay illaahay ha kaa siiyo ajir xanaad

  • @asadahmed114
    @asadahmed114 11 ปีที่แล้ว

    Masha allaah,Gabadhaan xageen ugu hagaagaa,masha allaah qaab hadalkeeda iyo diinteeda ayaan aad ugu qancay,waxaan rabay in ay igala taliso arrimo badan oo cilmiga bulshada ah,qofkii information ka heeso,ha igu soo xariiriso.e.mail.honestboy115@hotmail.com.thanks

  • @ahemdfarahduale5961
    @ahemdfarahduale5961 11 ปีที่แล้ว

    mansha alaaah waxaaan aad iyo aad si walaaaltinimo ah oo ilaahay dartiis ah u jeclahay program kaaan gaar ahaan gabadhaan ka hadlayso the power of the TONGUE iyo gabadhaan ina LIIBAAN waxan ad u jeclahay qaabka ay dadka wax ugu sheegaan mansha alaah ilaahay haydin daayo

  • @mohamudabdiqadir5730
    @mohamudabdiqadir5730 7 ปีที่แล้ว +2

    mashalah sis

  • @mrjamac
    @mrjamac 11 ปีที่แล้ว

    dumarka aad haloo waaniyo waa horumar somalida usoo korortay oo qeyr leh dumarka waa no1 kuwa dadka wax ka sheega oo dadka hadal fican hakula hadlaan qeyr alla ha siiyo waa in si fican loo waaniya dumarka

  • @xasan53
    @xasan53 11 ปีที่แล้ว

    maashaa allaaaah waxaa tihiin macalinta dhismaha qoysaska soomaaliyeed ee qurbaha iyo gudahaba oo ay u baahnaayeen bulshadeena soo koreeysa waana ku mahadsantihiin macalimiintiinaba,waxaan idin rajeeyneeynaa qeyr iyo barakomjisaakallaa
    qeyr

  • @galkacyo12
    @galkacyo12 10 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah well organised programme keep up somali sisters

  • @BashirTVRadio
    @BashirTVRadio 11 ปีที่แล้ว

    mash Allah Gabdhano oo naacaan ookale ayaan u baahan nahay oo somali ah; keep it up

  • @abdelh70
    @abdelh70 11 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah waa cilmi naafic oo haweenku/hooyooyinku iyo dadkoo dhan u baahan yihiin

  • @abdiwahab5928
    @abdiwahab5928 10 ปีที่แล้ว

    raaliyo ninkii helaaa rag ugu faana qoftaan she so great and nice abayo keet it up

  • @fathiya2013
    @fathiya2013 11 ปีที่แล้ว

    Mashallah nastexa cadey abayo afkaaga cano mac laguqabay.keep it up3

  • @MohamedAhmed-uq5nl
    @MohamedAhmed-uq5nl 11 ปีที่แล้ว

    Wow maashaa Allaaaah wallaahi wa faidesti 7abeeeet 100%

  • @ahmedcali8441
    @ahmedcali8441 11 ปีที่แล้ว

    lkn hole mahan sidee camal miss inji ow

  • @fartunislaam8494
    @fartunislaam8494 7 ปีที่แล้ว

    Does she have social media I really love her lectures

  • @liamfarhan5168
    @liamfarhan5168 9 ปีที่แล้ว

    yu write walshey keep it up

  • @mustafehassan1370
    @mustafehassan1370 11 ปีที่แล้ว

    nastexo masha allah plz qoftaan mala qabaa

  • @BilanBaxsan
    @BilanBaxsan 11 ปีที่แล้ว

    Ma asha Allah

  • @sacdiyoyacquubshariif2597
    @sacdiyoyacquubshariif2597 7 ปีที่แล้ว

    mansha Allah wallashey ilahay ajar ha ka siyo

  • @ciiseinashiikh1574
    @ciiseinashiikh1574 4 ปีที่แล้ว

    ماشاءاللہ

  • @bonaaxaji3071
    @bonaaxaji3071 9 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah gabar KU dayasho mudan

  • @husseinabdullahi5728
    @husseinabdullahi5728 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @sumuud
    @sumuud 11 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله

  • @cabdirisaaqsuleyman5135
    @cabdirisaaqsuleyman5135 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah

  • @hamzahasan6830
    @hamzahasan6830 10 ปีที่แล้ว

    mnshallah

  • @husseinibrahim8895
    @husseinibrahim8895 9 ปีที่แล้ว

    Kuweys

  • @abdishakurhassan274
    @abdishakurhassan274 7 ปีที่แล้ว

    warun

  • @hamdaindhadeero6978
    @hamdaindhadeero6978 8 ปีที่แล้ว

    masha Allh ilahy hakubarakeeyo

  • @abshirali2273
    @abshirali2273 9 ปีที่แล้ว

    mansha''ah intelligent

  • @ayubbashi8692
    @ayubbashi8692 10 ปีที่แล้ว

    maasha allaha, waa gabar wanagsan

    • @sharmayare3082
      @sharmayare3082 6 ปีที่แล้ว

      Masha Allah abayo alha ku xafido

  • @omarmohomed7130
    @omarmohomed7130 11 ปีที่แล้ว

    maasha alaaah aad ayaan uga helay barnaamijkaan gaar ahaan marka ay gabdhaan so jeedinyso aad ayaan u dawadaaa

  • @abdirahimmohamud7156
    @abdirahimmohamud7156 9 ปีที่แล้ว +1

    s.c wlayal horta gabadhan adbay uquruxbadantahay lkn numberkeda igu cawiya sc