I remember in 1991 after the war in Somalia we went to Syria they welcomed us like no one the best arabs I know are Syrians we are thank full to them this is just a pay back there are Syrians in Somalia I have seen people help Syrian brothers and sisters. Masha Allah. 🇸🇴💗🇸🇾💪
Masha Allah,, Gabdhaha Soomaaliyeed ee Caawiyay Qoyskan Suuriyan ka ah waxan Alle uga baryaynaa in Dambigooda iyo Dabiga walidkood Allah SWC u dhaafo. Aakhirana Janatu Fardowsa Abaal uga dhigo. Aamiin Aamiin.
Maa Shaa Allah maamada Allaha caafiyo, gabadha soo dbiibtay, gabadha ka soo qaaday Cabdicasiis iyo dhamaan qofkatsa oo ka qeyb qaatay Allow kheyr waa fujiyo oo intii caruur leh caruurta u barakeey intaan laheyn Allow sii ameen Yaa rabi
بسم الله ماشاءالله تبارك الرحمن الله واكبر الله واكبر الله واكبر كبيره والحمد لله كثيرا وسبحان الله بكره واصيله والصلاه والسلام على رسول الله محمد افضل الصلاه والسلام عليه Allhayow sii Caafimaad taama Anagana Naga bad gali yaa Allhu yaa Al Raxamaanu yaa Al raxiimu yaa Al ladiifu
Allaha caafimaad dagdag ah ha siiyo walaasheen muslimada ah oo owlaadeeda ha u xafido oo gacan bini aadan ha kakoryo. Cabdicaziis iyo gabdhaha lacagta siiyay iyo gabadha keentay allaha qeer badan hasiiyo oo owlaada ha uxafido badal qeerqabo inshallah.
Ma.a sida uu somaliga uu ubartay alle ha barakeeyo apdirahman yadhe ❤ kun ka badan by uqalman alle hooyo ha ucaafio hooyo waa qıımo badan yahay hoyo la,aan waa dhıb wlhı wıılka yadh allow daa waa wııl barı ah ma.a❤
Mansha Allah tabarakallah xafidullah cabdicasis walal Allah hakubarakeyo ajir iyo xasanad Allah hakasiyo gawada lacagta sodibate iyo gawadakenteyba ajir iyo xasanad Allah hakasiyo awladane Allah hauxifdiyo insha Allah
Mashallah gabdhaha soo dhiibtay Sadaqada iyo gabadha Wakiilka ahba Allaha Xifdiyo aduun iyo Aakhiro Mesha ee kasoo bixiyen Badal Kheyr qaba Allaha kasiyo Ayagana allaha u barakeyo Qaliinkana allaha u Fududeyo. Walal Abdiaziz Adigana Shaqo qiimo badan ayaad Umadda u heysaa. Allaha kaa abaal Mariyo❤️
Allahu akbar mamada alla hano caafiyo wiilka yerna alla hano xafido walala so caawiyeyna alla haka ajarsiyo masha alla waa arin aad u fiican oo ku deyosho mudan alla haidin barakeyo walalayaal
Mashalaah ajir iyo xasanaad alle hakaasiyo c/caziiz adiga aya makoroofan u ah masaakiintaan dadka somaliyeed oo soo caawiyayna wa mahadsantihin qer alle hasiyo aamin.
Masha Allah rerkan wa u dazashay qeer badan rabii ha ku siyo Abdi Aziz reyal inta umda muslinta ad uqabatay madax weyn wadanka ka taliyey uma qaban umada muslinka e walalo cadawada. Allah ka Qato Rabii Ha ku xafido masha Allah
Gabadh ha soomaaliyeed ee soo dhiibtay lacgta Allah u bad baadiyo caruurtooda ayagan Allah xifdiyo abdicaziiz isagan qeyr aan dhamanayeyn Allah siiyo
AMEEN YAH RABBI ALLOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 ALLAAHU AKBAR SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️
I remember in 1991 after the war in Somalia we went to Syria they welcomed us like no one the best arabs I know are Syrians we are thank full to them this is just a pay back there are Syrians in Somalia I have seen people help Syrian brothers and sisters. Masha Allah. 🇸🇴💗🇸🇾💪
ilaahow caafimaad degdeg ah dii kaligaa un baa caafin karee
Aamiin yarabbi
Ilaahaw Wiilkan yar barakey Hooyadiisna ucaafi ilaahayaw Aduun iyo Aankhiraba wax dhiba ka haay Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi
M.a wallaalkay yaa iguraacaya saliga nabigeena muxamed sallalaahu calayhi wasalam ❤❤😊
Shacbi 🇸🇾 Syria Allah xifdiyo dalkood nabad Allah uga dhigo anagan dalkeen nabad Allah nooga dhigo aamiin yaarabi
Allah caafimad dagdaga hasiiyo wlaalaha muxsiniinta ah misanka xasanadka ha usaaro aamiin
Masha Allah,,
Gabdhaha Soomaaliyeed ee Caawiyay Qoyskan Suuriyan ka ah waxan Alle uga baryaynaa in Dambigooda iyo Dabiga walidkood Allah SWC u dhaafo.
Aakhirana Janatu Fardowsa Abaal uga dhigo.
Aamiin Aamiin.
Maa Shaa Allah maamada Allaha caafiyo, gabadha soo dbiibtay, gabadha ka soo qaaday Cabdicasiis iyo dhamaan qofkatsa oo ka qeyb qaatay Allow kheyr waa fujiyo oo intii caruur leh caruurta u barakeey intaan laheyn Allow sii ameen Yaa rabi
بسم الله ماشاءالله تبارك الرحمن الله واكبر الله واكبر الله واكبر كبيره والحمد لله كثيرا وسبحان الله بكره واصيله والصلاه والسلام على رسول الله محمد افضل الصلاه والسلام عليه
Allhayow sii Caafimaad taama Anagana Naga bad gali yaa Allhu yaa Al Raxamaanu yaa Al raxiimu yaa Al ladiifu
Fadlan share dhaha Farxada Mahasanidiin
Alow ku xafid aboowe ajar baad shaqeysatay janaalkan wa faido walahi sheyr laga yaah lagabaqiyln
ajer baah soconaayo dad dhiban baah laga cawigah Alow aduun iyo aqiro kubarakey aboowe
Kuwa somalida oo meelahaas kusilcaaya damiirka maku siin waayey inaad caawisid mise idinka
@@gaacircadde3729 wax wangsan soo qor ama iska aamus
@@gaacircadde3729 Subhanallah war illahay ka yaab, umadda oo dhan waa wada muslim ee dadka hakala saarin. Say something good or be quiet
@@gaacircadde3729 wll kuwaan baa baa ka mudan oo marti iyo qaxootinimo isku darsaday midakle ma arag miyaa intaas somalidaa u badan waxuu caawiyo😊
Ilaahow caafimaad taama sii yaa rabi gabadhaha u soo adeegay ajir iyo xasanaat allaha ka siiyo
Illahay abaal kaga janada ha ka dhigo walaalkeen 😢sida kurbada ula qeybsato Illahay kurbo adun iyo mid akhiro ha ka feydo👌💯👍🙏🤲🤲
Ilaahow inta dhiban dhibta ka qaad gabdhaha soo caawiyey iyo cabdicaziis ilaahay khayr ha siiyo ilaahay Umu Cabdiraxmaan ha caafiyo Walaahay waan qiirooday
Subhanallah I’m very proud of this young kid ilaheey hooyo hakuu cafiyo
Allaha caafimaad dagdag ah ha siiyo walaasheen muslimada ah oo owlaadeeda ha u xafido oo gacan bini aadan ha kakoryo. Cabdicaziis iyo gabdhaha lacagta siiyay iyo gabadha keentay allaha qeer badan hasiiyo oo owlaada ha uxafido badal qeerqabo inshallah.
Tikitka dalkooda ugu laabanayaan halagu caawiyo ugu yaraan yaa Rabi Saacid MashaAllah Wiilkeeda yar Allaha u xifdiyo
RABBI ha caafiyo wiilkan hooyadiis daawo iyo qaliin kheyr qabo insha'ALLAH RABBI ha siiyo aamiin yaa RABBI ❤❤❤❤❤❤
Masha allh sida afsomaliga ugu hadlyo ka hely allha idiin caawiyo yaa rabi Syrianka masar ku arkay waa dad lacg leh oo shaqysta
الله يا عافيك يا اختي امين 🤲 يا رب العالمين 😭😭😭😭
Aamiin yaarabi hooyo cafimaad allah ha siiyo yaarabi intii u kaalmeysay hooyadaan qariibka ah hadana xanuunsan illaaheey ha caafiyo wiil fariid ah ayeey dhashay
Ma.a sida uu somaliga uu ubartay alle ha barakeeyo apdirahman yadhe ❤ kun ka badan by uqalman alle hooyo ha ucaafio hooyo waa qıımo badan yahay hoyo la,aan waa dhıb wlhı wıılka yadh allow daa waa wııl barı ah ma.a❤
Mansha Allah tabarakallah xafidullah cabdicasis walal Allah hakubarakeyo ajir iyo xasanad Allah hakasiyo gawada lacagta sodibate iyo gawadakenteyba ajir iyo xasanad Allah hakasiyo awladane Allah hauxifdiyo insha Allah
Allaah ha siiyo caafimaad deg deg ah wiilkeeda yarka ahna allahau xifdiyo🤲🏻 aamiin yaa rabi
Masha allah suria dal iyo dad abaal nagu leh waaye adunka sidaa ah maanta waa markeenii aanu caawino 1991 markan is cunay waxay nasiyen free waxbarasho free caafimad free guryo aanu dagno ilaahow xafid mamada allaha cfyo cabdicasiis akhii adna mhdsanid halkaa ka wad insha allah
I8🎉😮jdyys
عبد العزيز انت انسان مره غالي وعزيز الله يكرمك شكرا جزاك الله خير هل اعمالك الصالح جزاك الجنه ونعيمها❤❤
Mansha allah❤walaahi wan ooyey qeer ale heyni siiyo cabdiraxman wa wiil aqli badan ale hooyadii ha u caafiyo alena ha u xafido
M,allaah illaahay haw gargaaro reerka suuriyanka ah😢😢
Asc Maansha ALLAAH waa inta aan ka dhiman la'nahay axsaanka iyo deeqda dadka soomaaliyeed ALLAAH dalkeenoo nabad iyo barwaaqo ah dib inoogu hagaaji aamiin aamiin aamiin cabdul casiis khayr badan ayaan kuu rajaynayaa insha ALLAAH waxaad noo ilaalisay sharafteenii iyo karaamada umadda soomaaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Maasha allaah ilaahay ha cafiyo wiilkan yare qali igas7ye hooyadii ilaahay ha caafiyo somali waa dadka fiicnahay
Allaah hooyadiis u caafiyo wiilka yar allaahana caawiyo
Mashallah gabdhaha soo dhiibtay Sadaqada iyo gabadha Wakiilka ahba Allaha Xifdiyo aduun iyo Aakhiro Mesha ee kasoo bixiyen Badal Kheyr qaba Allaha kasiyo Ayagana allaha u barakeyo Qaliinkana allaha u Fududeyo. Walal Abdiaziz Adigana Shaqo qiimo badan ayaad Umadda u heysaa. Allaha kaa abaal Mariyo❤️
mansha Allah ilaahay waxkhayr qaba hakuugu bedelo iyadana caafifaad ha siiyo
Aamiin, ilaahoow Caafi oo xafid Hooyadas iyo Awlaadeda , ilaahoow ka Abaalmari gabdhihii Caawiyay reerkaas Iyo Abdi casiis iyo Inta khayrka jecel, Ilaahoow xafid Awlada muslimiinta Meel ay joogaan.
ما شاء الله تبارك الله
جزاكم الله خير الجزاء
بارك الله فيكم وحفظكم
Thank you to every person who helps the poor❤❤❤❤amazing kid Mashallah
Ilahay hacafiyo maskiinta xanunka allah hakaqaado intii caawisayna allah haxifdiyo iyo Abdiaziiz masha allah
Wlhie wn oo Yay intaan Daawanayay haddii aan wx ku dhaamo sida dadka ayaan caawin Lahaa masha allha alle waxa uu uGu DeeQay WiiL yar oo cajiipa rabbi haw xafido maamadana umada ismaalka ah Alle hawGa dhiGo hooyo io aabbo 😢😢😢🤲🤲🤲🥰
Aad iyo aad baan u jeclahay ABDIAZIZ Really iyo barnaamijyadaadaba. Allaha ku dhawro oo ku xifdiyo ADDUUN iyo AAKHIRABA.
Alle ha barakeeyo cida wax tartay thanks soomaali waa dad gob ah Wiil yar fariid ah thanks
Ilaaheey cafimad taam ha siiyo mamada aamiin Yaa rabbi 🤲
Wallahay ilinteyda wancelin la ahay 😢😢😢😢 wilka yar aqligiisa waa Manshallah ilaahay hoyadiis haucaafiyo AMIIN.
ماشاء الله تبارك الله 😊😊
hooyadan xanuunsan hala caawiyo somaliyeey dadka allah wax siiyay caawiya hooyo mcan
Allow ducadeeda noo aqbal qaraxana naga dulqaad amiin yarabi
Amiin
اللهم رب الناس أذهب البأس واشف أنت الشافي لا شفاء إلا شفاؤك شفاء لايغادر سقما ❤❤❤.
Allahu akbar mamada alla hano caafiyo wiilka yerna alla hano xafido walala so caawiyeyna alla haka ajarsiyo masha alla waa arin aad u fiican oo ku deyosho mudan alla haidin barakeyo walalayaal
masha allah amiin yaa rabi 🤲 jassa kallaahu qeer 🥰 💖
اللهم انصر اخواننا المسلمين في كل مكان يا رب، أسالت دموع عيناي
الله يفرج همومك وهموم المسلمين الله يعافيك الله يسخر لك عمليه يا اختي الغاليه دموعك الغاليه يا قلبي ان شاء الله ترد بيتك سالم غانم😢😢😢
Assallamu calaykum .yaa rabbi caawi walaalaheen siiriya iyo muslimka dhan
Ilahay kheer ha siya gabadha lacagta soodhibate ilhay adunyo iyo akhira nolasha alaha unuuriya 😢😢cabdi caziis jazakallaah kheer 😢😢😢
aamin
☝️ MASHA 🤍 ALLAH ☝️ BARAKALLAH 🤍 FIIK ☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️
Masha Allah Allow xifdi wilkan iyo femal kisa Allow isha kadhowr
Aaamiin aaaamiin alaha caafiyo Abdirahman hooyadii caafimaad deg deg ah inta caawisay alaha ka ajarsiiyo aduunyo ayaa walaalo lagu yhy
Mashallah Allah ilaheey khayr badan haa ku siyo ❤❤
الله يشفيكي و يعافيكي و الله يجعل كل واحد ساعد في ميزان حسناتكم 😢😢
Maasha allah illhey ha caafiyo hooyadan wlh wan la qiiryoday
Allaha ha cafiyo ❤ gabadhan suriyanka / suriya allaha nabad ka dhiigo❤
Masha Allah what smart kid. May Allah give her shifa
Ilaahay ha caafiyo, ilaahay farxadooda ha u soo celiyo shacabka Suuriya.
Qisadaan waa qiso oohin xambaarsan alaha u caafiyo hooyadiis yaa rabi
Allaah ha idin barakeeyo adeer maamadana allaah ha caafiyo shaqo wanaagsan baad haysaa adeer
😢😢😢😢ilahey ha cafiyo miskiin ta insha Allah
Mashalaah ajir iyo xasanaad alle hakaasiyo c/caziiz adiga aya makoroofan u ah masaakiintaan dadka somaliyeed oo soo caawiyayna wa mahadsantihin qer alle hasiyo aamin.
Walashen muslimada eh Allah hacafiyo wilkan manshaallh ayan liyahay walasha familkan kafarxisayna owlada ilahaay baari haoga dhico ayada iyo owladiida fatanta galada Allah hakaxijabo maal badan obarakeysan gacanteda Allah hasogalsho anagana kuwi wanaga aay samaysay ogadaydo Allah hanaga dhigo Amiiin ya Rabi
Masha allah tabarakallah ❤❤🎉 ilhy gbdhahas lacagt so so dhiibty muradkod alle ha so sahlo abaalkood jano alle haka dhigo
Wlhi waan ilmeyay markas walaal dadka walaalaha waad ugargartaa
Walaal allaha adigana ha ku xifdiyo 😢😢😢😢
Allah ya baarik ya abdiaziz. Mamada xanuunsana Allah ha caafiyo. Wiilka yeriiskana Allah ha xafidho. Muslimiinta dhammaantood Allah ha xafidho. Ameen
Maansha alaah Abdirahmaan waa wiil akhli badan Abdicasiis really and gabdhah soo caawiyey Ilaahey qeyr badan ha siiyo
❤❤❤ allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh waaliga waranku farxay a Masha allhh
Mashaallh mashaallh tabaraka laah ilahay gabdhahaa somaliyeed ii kafarxiyay ilahay haka farxiyo wiilka yarna hoyadii ilahayoow u caafi wllkeen abdi asiisna wanaagaas uu sheqaystay miisaanka xasanaadka hawku hado aamiin aaamiin
Cabdicasiis liibax alaha ku dhawro talye❤❤❤
Khayr Allhe ha idin siiyo dhamaan intii ka qayb qaadatay Allhe ha inoo naxariisto Allhe ha inaga farxiya Aduun iyo Akhiraba
Masha Allah. Waan ooyay gabdhahaas ilaahay khayr haka siiyo aamiin ya Allah
Maasha Allaah miizaanka xasanaadka Alle ha idiin saaro wiilku waa geesi dal aadan af garaneeyn aad buu udhex galey afkii bartey. Gaalaa qaxootigeen caawiyey Muslim Soomaali siiba Syria waa gob gob dhashey sideey usoo dhaweeyeen. Waan u Xiis i doona Cabdirahmaan yare ❤❤❤❤❤🥰🥰✅
Abaayadiis lacagtaa sodhibtayna waxey doonyso allaha siiyo farxad ku noolow 🥰🥰
اللهم انت شافي اشفيها شفاء تامة وشفاء من كل داء، واشفي مرضانا ومرضى المسلمين اللهم امين يارب العالمين 😢😢😢😢
Alhamdoullillah illahay a uu gargura wihi dhiban oo dhan mousliminta idinkana illahay khair aa nissiyo hoyadana illahay aa cafiya
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
Ilaahay SWT khayr aan dhammaad lahayn ha kugu abaal mariyo, iyadana ha caafiyo, Fadlan qof kastoo awooda ha caawiyo.
ماشاءالله الله يشفيها ويعافيها ويقومها بالسلامة أللهم اشفيها شفاء لا يغادر سقما ❤❤😢
Masha Allah rerkan wa u dazashay qeer badan rabii ha ku siyo Abdi Aziz reyal inta umda muslinta ad uqabatay madax weyn wadanka ka taliyey uma qaban umada muslinka e walalo cadawada. Allah ka Qato Rabii Ha ku xafido masha Allah
Masha allah Tabarakalah Walaal Abdiaziiz Ilahay Haka ajarsiiyo Masakiinta Mar kasta Garab taagan tahay 💯
Ilahey hacaafiyo
Masha Allah Tabarakallah mamana Allah caafiyo idinkana Allah khyr idinka siiyo. Aamiin Yarabi
جزاكم الف خير اختي العزيزة ربي بيعوضك اكثر واكثر بما قمت به بمساعدة المحتاجين.
Ilaaah u barakeeyo gabar taas maalka Amiin ❤
Allaha caafimaad ha ugu deeqo hooyadaas wiilkan yarna allaha taaba galiyo
Ya Allah ilahiyow hoyadha ucaafi ya rabiii
Wiilka yarka ducadiisa Allaha noaqbalo🤲
Amiin amiin amiin 🤲🤲🤲🤲
Amiin
Wallahi wiilkan yarkaa waafariid illahey haxafido masha Allah
Mashallla mashallla alllle wax khyrqaba haydinnn siiyo
yaa allah hooyo cfmaad taam ale hasiiyo wan u duceyneynaa aamiin ya rabi
Maasha Allaah illahy ha caafiyo hoyada cafimaad taama ha siiyo
Waan ooyay wlhi illaaheey wadankooda nawad ha oo ga dhigo yaa rabi
Yaa rabbi caafi walasheen adigeen waxba kugu Cusleen wiilka yarna xafid
Rabi hooyada ha u sahlo qaliinka, caafimaad buuxa ha siiyo
All Praises is due to ALLAH who made us MUSLIMS brother abdirisaq mayAllah reward and those who contributed to help those Muslim families
Axax 😢alow kuxafid wiiylka alow hooyo daah kamaqado alow adoomadada kadhig kuwiyh iscawiyo yaah rabi 🙏🤲nabarkoda soqora
amiin
Allaha kaa farxiyo wlhi dad dhaaxaa oo badan farxad waad uga oysiisay maashaa allaah cabdi casiis riyali aalaaha ku xifdiyo
Ya allah rabiyow cafimad ha siyo