Liverpool guusha ayaa mihim u ah xasuuq inay ku fikiraan maaha 1-0 haday ku badiyaan kaga filan 3 dhibic inay helaan bareejo ama laga badiyo iyaga ayey dib dhac ku tahay awal man iyaadaba iska wareersan.
Fc Netflix Evra U Bixiyay Ka Qararsan Yihiin Fc PRANK 😅 rijaal Ardaydiisa Waa Fasaxan Yihiin LEGEND kaas Abdul Chelsea Fan 💙 Waa Ehlu Sports Full Respect Sxp 🙏
Please @Isloow iyo teamkiisa na ixtiraaama saxibayaal oo is dhagaysta qof walbana jaanis hala siiyo hana la isku ixtiraamo fakarka. Sida kale falanqayntiina waan ku raaxaysannay.
CARAB yarka ay dhahaan he knows waxa messha kasocda , Ragga kale 1point Lee kudhaganyihiin . AMORIM said "hadda wa dhibaatoneynaa season ka dambe at least Man Utd hormarsan system leh , patterns soo laalaabanayo leh wax cad Ayaan loogu imaanayaa. AMA hadda just think 3points , seasonka Dambana meshan leejoogeynaa labadaas dooq Ayaa na horyaalo , then Kan hore Ayaan qaadaney marka isdajiya 😂
Isloow io caagana haba difaacina ciyaartoydaan daalan ee usabab ahaa in maalin waliba io sanad waliba macallimiinta dartooda loo ceyriyay Marna ma aqbalayi in ciyaartoyda aysan lahayn dhibaatooyinka Lkn 2 waa idinla qabaa oo ah in dhibta tahay 1 qaabka kooxda usamayso cadaadiska io wada shaqayn la aanta ciyaartoyda oo aananba iska war qabin 2 mida kale waa in marwaliba io kulan waliba uu sameyo is bedelo aanan loo baahnayn
Islow talyaani yaaka pre season badan maa dhahde deligh ma ilaawday markii uu bayern tagay ayaa la dhahay ma aala miiteen jirinba oo juventus training ki uu kuso qaadan jiray waxba kama jiraan ayaa laga dhigay
Ibrahin carab wa idin ka saxanyahy shekda ma ahan falsafad wa in plyrska koxda dhiiga u shuban 19 kox kale horyalka kuwa ugu hoseya xita iyago dagalmaya dhibcaha laga Qata laken utd wa koxda kaliya adigon dhibceheda dagal Adan u galin ad qadaneso 😅
Khabiir ibrahim 🔥💯👊
Liverpool 3-0 Manchester united ❤
Macallin weliba maa qaldan mise ciyaartooda ayaa qaldan wey iska cadahay in ay ciyaartooda ay qaldan yihiin❤❤❤
Li 2 manchester1
Ibrahim ayaa saxsan
Man. 0. Liverpool 8 ♥️♥️♥️♥️
Liverpool guusha ayaa mihim u ah xasuuq inay ku fikiraan maaha 1-0 haday ku badiyaan kaga filan 3 dhibic inay helaan bareejo ama laga badiyo iyaga ayey dib dhac ku tahay awal man iyaadaba iska wareersan.
Ibrahim carab wlhi wuu ka qabiirsan yahay waxa meesha saaran oo dhan
Qabiir aaa waa quuqle caadi eh wlh😂
Wlhi beenta maaha sida macalinka man Utd rabo ayuu fahansanyhy
Fc Netflix Evra U Bixiyay Ka Qararsan Yihiin Fc PRANK 😅 rijaal Ardaydiisa Waa Fasaxan Yihiin LEGEND kaas Abdul Chelsea Fan 💙 Waa Ehlu Sports Full Respect Sxp 🙏
War meesha dad qabiiraa keena sida caaqilka shabalaala jiilkana soo celiya chamakah isna halasooceliyo
Anfilnd cadab waaye 🎉
Usheegbo😂❤
@Sacdiyo-i2c waa inoo iyo kupanka dheh 🥹 women united
Liverpool funs hadaa nahay muhiimadeena ugu wayn waa 3 points
Xasuuq ma rabno Axadda
Yeas 3 😁 dhibcod bas inu muhiim ah😂
Islow doqonimada jooji wakaas caawa Liverpool bareejo ku qabanay
liverpool win 9 nil
ليفربول يفوز ٤/يونيتد ٢
8 .0
Please @Isloow iyo teamkiisa na ixtiraaama saxibayaal oo is dhagaysta qof walbana jaanis hala siiyo hana la isku ixtiraamo fakarka.
Sida kale falanqayntiina waan ku raaxaysannay.
CARAB yarka ay dhahaan he knows waxa messha kasocda , Ragga kale 1point Lee kudhaganyihiin . AMORIM said "hadda wa dhibaatoneynaa season ka dambe at least Man Utd hormarsan system leh , patterns soo laalaabanayo leh wax cad Ayaan loogu imaanayaa. AMA hadda just think 3points , seasonka Dambana meshan leejoogeynaa labadaas dooq Ayaa na horyaalo , then Kan hore Ayaan qaadaney marka isdajiya 😂
Exactly zaaid ii Qancisay Qaabka uu Ooga Hadlay ❤👌
Isloow io caagana haba difaacina ciyaartoydaan daalan ee usabab ahaa in maalin waliba io sanad waliba macallimiinta dartooda loo ceyriyay
Marna ma aqbalayi in ciyaartoyda aysan lahayn dhibaatooyinka
Lkn 2 waa idinla qabaa oo ah in dhibta tahay
1 qaabka kooxda usamayso cadaadiska io wada shaqayn la aanta ciyaartoyda oo aananba iska war qabin
2 mida kale waa in marwaliba io kulan waliba uu sameyo is bedelo aanan loo baahnayn
Falanqeyntiina wax badn aa ka qabiyo ah like hal team aad wax badan ka hashaan si wada jir ah uwada falanqeeya 2team aad sadaleysan pro
8 /0
Liverpool 8-0 Manchester United
Salah Hatrick +Gagbo Jota Diaz
Aarka buuq ayuu nagu dilay😮
Damiin waye kan aarka la dhaho mesha halaga saaro
Iska oku roon aarka wax sax ah ku dood lkn carbka wax been ah ku murmaa
Islow talyaani yaaka pre season badan maa dhahde deligh ma ilaawday markii uu bayern tagay ayaa la dhahay ma aala miiteen jirinba oo juventus training ki uu kuso qaadan jiray waxba kama jiraan ayaa laga dhigay
Nio ibraahim carab wixiisu waa qajajac naga baandhee sxb united waa xuntahay lkn tenhag aaligiis 5 jeer lagama badaun 7 sulan gudahood
Si Manchester United u guuleysato waa in dhammaan ciyaartoyda sporting la soo iibiyaa😂
Yarkaan carabkaa wxba ma haaayo waaayo tochel chelsea marku imaanayey wixiisi lee dhaga wayne ku waadnay sago dhexda ka imaaaday
Hayeey😂😢🎉
Asbuucii hore intee aadeen
Waan jogni lee
Liverpool 4 man united 1
Ibraahim carab. Raacay liverpool united 0😂😂
Liverpool 5 united 0
War arsenal miyaa iska dayseen usbuucan ciyarahan kumaydan so darine
Mida kle shabalaala Mar noo leena iyo caaqilka
Hadaan weydii rabay ee qof aan kula daartaan raadaayay arsenal aaway dhihi rabay😅😅😅
Liv 2-3mun
Manchester united waxaa waxkabadalikara macalin waayo arag ah sid Carlo anjelooti
Barnaamijkaan shabalala kucasuum si uu ukala kaco
Next shabalala so wada
Qaabkaan buuqaa o laisku dhex qaylinaayo maficno hala badalo ragga ba hadli raba oo laga booba nin kaste intisa hala siyo ha qaato😢
11 in naloo dhiibo ayan ka baqayaa sunday 7 wa iska yarayd
Arsenal yaryarka maa ku darte islow🤞😂
Liverpool 4-2 united ⚠️
Liverpool 5 unted 0
Teamka unatid howl adag ayee u bahan tahay. Dib ueegis ayee u bahan tahay macalin Malaga heeysto zero ayaa kabuxaan
Liverpool 5 Gool man United 0
Ani sadasheyda wxa waye 5 :0 Liverpool
#Aarka iyo #Carab maxa mixnad iskaga dhigay horta😅
Abokor every week hanaloo keeno
Arsenal mee
3:0 Liverpool win
Hadalka isku ogolaada
Sxbayaal falanqeyntiina qan ku xirantahay lkn waxad isku daydan dad ciyaraha fahansan inad kentan ninkan hada Chelsea wato wad kuso qaladeen meshan
Hhhhh
😂😂😂😂
Arsenal kama haye
Arsenal waaka tagtaye kusoo tuur
Ibr😂ahim axmed ( raage) Liverpool 4 Manchester 0
War ninka shaxda ka qaldan nimanyhow 3:4:3 macqul maha premier league difacna add uwadato Martinez o nin add ugaban ah ma anfaceyso runti
Ibrahin carab wa idin ka saxanyahy shekda ma ahan falsafad wa in plyrska koxda dhiiga u shuban 19 kox kale horyalka kuwa ugu hoseya xita iyago dagalmaya dhibcaha laga Qata laken utd wa koxda kaliya adigon dhibceheda dagal Adan u galin ad qadaneso 😅
Man unedited 3 Liverpool 0
Mayd united seosonkan 0B bay aadeysaa 😂😂
Liverpool 4:1man United 😮😮