MASLAXO SAALAX IYO NINKEEDA OO BEENIYAY XANUUNKI AY HAMDI KUSHEEGTAY! HUBSIINO HALBAA LASIISTAA!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 83

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 หลายเดือนก่อน +10

    th-cam.com/video/MDufYPRaCq8/w-d-xo.html
    SOO DHAWAADA KANA FAAIDEESTA. SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HAIGA HILMAAMIN!

  • @beelamaxamed4203
    @beelamaxamed4203 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha caafiyo

  • @MaryamhusseingaraneMaryam
    @MaryamhusseingaraneMaryam 2 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤❤

  • @ahmednoman2232
    @ahmednoman2232 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allah Sister Naciimo,
    Waxaa tahay qof aad u caqli badan oo ku dayasho mudan.Thanks alot sister

  • @AsmoAbdulahiGabow
    @AsmoAbdulahiGabow 2 หลายเดือนก่อน +3

    Subxaanalaah allahu akbar❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน +14

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 2 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah
    Hadal wanaagsan, ajar iyo xasanaad Allaha kaa siiyo❤❤

  • @aishamaalin7762
    @aishamaalin7762 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allaha caafiyaa inta xanuunsanba dhamanten

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 2 หลายเดือนก่อน +5

    Maasha Allaah Naciimo run sheeg Maslaxo runta iyo xaqiiqada jirtana waad u sheegtey si fiicanna waad u waanisey iyadana warkaada iyo taladaada iney qaadato Ilaahey ha u kasso caafimaad taam ahna Allaah ha siiyo

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 2 หลายเดือนก่อน +7

    Jareernimo maugu hiline ankuqoslay Nimco waxay iloben dadku Maslaxo iney iyaduba Jarer tahay her shabeele dad laquruxa maba jiro lakin somalidu quruxda isku si umaba yaqaanan ❤❤❤

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 2 หลายเดือนก่อน +8

    Subxanlah Allahu akabar goramu caye noqteya xanunka qofka haye Allah ha cafiyo amiin amiin yaa rabi

  • @faadumoqamar5440
    @faadumoqamar5440 2 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you sister mashallah ❤️ 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @جميلةجبريل
    @جميلةجبريل 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allah caafiyo

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qofkii ilaahay tala saarto dhib iuo shar ma arkaayo ee ilaahay ha talo saarato

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaaheye cazwajale caafimad taam ah ha siiyo walsheye masalaxo 🤲🤲🤲🤲🙏🙏

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 2 หลายเดือนก่อน +3

    Aamiin Yaaaa Allaah 😢😢😢😢😢😢

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 2 หลายเดือนก่อน +3

    Subaxllah Subaxllah ilhwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲

  • @aishanoorosman9395
    @aishanoorosman9395 2 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanallah

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 2 หลายเดือนก่อน

    Ninka ku lahaa hadii aad Maslaxo cayneysiin ani iga reebo 😢😢ilahow caafimaad sii walasheen maslaxo

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 2 หลายเดือนก่อน +3

    Subhanallaah

  • @RaxmoCali-ve7mq
    @RaxmoCali-ve7mq 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha caafiyo wiilkasna cafis ha waydisado

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 2 หลายเดือนก่อน +4

    Maasha Allah Naima hadal bissil oo anan ciiriin ahaynbay dadka u keentaa
    War "Hooyo hadalka baro" ayuu aha hadalkagi hadda war somaliyey hadalka Barta baanu leenahay qofbaa dad soo hor fariisanaya markasu hadba derbi madaxa la dhacaya o hadalkisiba iska hor imanayaa subxanallah

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 หลายเดือนก่อน +2

      Haddii ay hadal iga maqli lahaayeen weey guuleeysan lahaayeen, si hagar li'i ah ayaan ula soo hadlaa! Hamdi waan kusalaamayaa walaal Allaha ku xifdiyo!

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allha allha cfiyo walyab hadalkisa Subaxanalhi

  • @nura8724
    @nura8724 2 หลายเดือนก่อน +2

    Salalahu calayhi wasalim 💟

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 2 หลายเดือนก่อน +3

    wiilkan iyo gabadhu waxay u eg yihiin dad viigsan oo wax ku taagan yihiin wajigoda sax maha ale ha caafiyo

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allah cafiyo

  • @canabmuktar102
    @canabmuktar102 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hamda waa gabar diragelisa ah oo wax wanagsan so gudbisa waayo lakin sax maahan waxas iney social media sogilisa lakin waa baniadam way qaldami kartaaa rali gelin iney kasobixisa waya teda kale maslaxo wax kasta way kudhici karaan xita wad dhimani dhimashada waa wax dadka dhan wada sugeysa

  • @IsmahaanAsmo
    @IsmahaanAsmo 2 หลายเดือนก่อน +2

    Abayo nacimo waxaan kamid ahay waxaan kaacud sanaayaa ado mahad san looqa iga sooqabbo waan xanoon sanahaay Aalle haicaafiyo Insha.allah

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay cafimad taama ha siyo 😊

  • @SalmaAbdiAxmed
    @SalmaAbdiAxmed 2 หลายเดือนก่อน +2

    Abayo muqaladha hadat sogabisit mxa dacayo ❓ inan kudawadho wan jclhy lkn 20 ilaa 30 un wayee plz abqyo sogabi❤❤

  • @H2o..2go
    @H2o..2go 2 หลายเดือนก่อน +4

    Hamdi waa beenley nagtaas maba fiiriyo waka gudba video geda balayada

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 หลายเดือนก่อน +1

    asc abaayo somali beenta iyo buqligey ku dheereyan maslaxo allaha kacafiyo waxyare baqdinta oohinta cudureysan qofku qabin indusha loosaaro waa kadabnimo allow ceeb astur maslaxana guuleyso abaayo aamiin❤❤♥️💜❤💖💞🤲🤲🥰❤❤❤❤❤❤💞💞💞💞💞💞💘💜💜💜💜❤❤❤

  • @mandeeqismael1857
    @mandeeqismael1857 2 หลายเดือนก่อน +3

    Iyada nin kasto hg ah family hose yihiin miyaa mss decor 🤣🤣

    • @HalumIbrahim
      @HalumIbrahim 2 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂😂 walhi waa iga qoslisay imtixanba tahy

  • @zakariyasharaf4043
    @zakariyasharaf4043 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qalaafe waxa dago rer shabeele maslaxo ma iyada ka dhalatay shabele m.a

  • @nl8jj
    @nl8jj 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 2 หลายเดือนก่อน +3

    Haye haye oo maxa qalaafe u direy maslaxo wati ay diidey qaliibkeda oo asal heer qalaafe ahaay hadabe ma is bedeshey adeerada iyo walaalah iyo ehelada heer qalaafe mey noqdeen cajiib wax ka jiro ma laha shekadaas safarka waxi jirabo waxle jire ee waxi jiro wan maqli doona

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ale ha caafiyo intii Muslim ah

  • @fartunabdullahi1486
    @fartunabdullahi1486 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa la yaabay ninka qabo wuxuu ku hadlay oo ah hadad caayeysiin aniga ha igu darin waa caafimaad qabaa kaas rajo kama lahan illahey ha iska asturo
    Xamdi waxaa leeyahay habargadir kastana ma qaraabo iyo family ayaa tihin waa yaabe 😂

  • @user-bh6ez5ln4t
    @user-bh6ez5ln4t 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waad ku mahadsan tahay in aad ka soo hadasho. Walee aqoon yahan baan ahay iyo maagalo joog xumo waa tan- qof cafimadkiisa ayaa la raadinaa si youtube looga falceliyo oo diagnose la siiyo "skin cancer"- xitaa runta lama soo hubsan. Waxay ku soo cel celineysay "nin ka maslaxo ayaa isku jifo nahay" sida in ee xaq u leedahay in ee caafimaadka maslaxo ka hadasho hadana faafiso.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 หลายเดือนก่อน +3

      Halis ween ayaa kadhalan karto! Caafimaadka sahal ma'ahan! waan ku salaamayaa walaal!

    • @user-bh6ez5ln4t
      @user-bh6ez5ln4t 2 หลายเดือนก่อน +2

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee salamu Allah abaayo.

  • @IsmahaanAsmo
    @IsmahaanAsmo 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 2 หลายเดือนก่อน

    Maslaxo iyada iskentay xanuunkana iyadashegtay inkasto eysan magacisa sheegin balse Youtubley weligod ayey sarifi jiren wixii lakeno Xamdina maha qofki ugu horeyay omacneyo wixi qofka iskenay laga hayo afkisa hadi ruunta laga hadlo marunba lagu haya marki horaba Youtubka an danbi ahen

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkaan waxaan kala yaabay diagnosis ka ayagaa gacanta ku wato Maslaxo Allaha caafiyo .

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 หลายเดือนก่อน +1

      Hamdi waqtiga uu qaadanayo Diagnosis-ka ma maleeysan kartid, iyo waxa baaritaan ee kasoo horeeya!

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 2 หลายเดือนก่อน +5

    Hamdi fudeed aaka batay intey is leedahay warkaaga saameen ha yeesho ay mar walbo dhiiqo gashaa .

  • @RfhfdghhFggfdth
    @RfhfdghhFggfdth 2 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤asc🎉🎉🎉ruuna tii ooqofa aha batahaya abayo❤❤❤❤❤

  • @fardowsoabdirahman2620
    @fardowsoabdirahman2620 2 หลายเดือนก่อน +1

    Saan u sugaayay in aad ka soo hadasho 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 หลายเดือนก่อน

    Horta maslaxo ilaahay abuurtiisa wax kama sheegi karo waxbaa igu soo dhacay anyway hadal mataqaano xitaa somali mataqaano ilaahay hacaafiyo

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 2 หลายเดือนก่อน

    NACIIMO GUULEYSO XABIIBTI QAALI

  • @aminoshiiqunaa
    @aminoshiiqunaa 2 หลายเดือนก่อน +1

    Illahey ha caafuyo qifna raali kama in cudur ku dhacay laga sheekeeyo.
    Illahey baa xaqiiqada og.
    Waxba yaan lagu figaanin.
    Laakin waxaa run ah daawada la isemariyo In cudurada xun xun laga qaado.
    Illahey haqa hanawada tuso

  • @user-bh6ez5ln4t
    @user-bh6ez5ln4t 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga xataa aad baan ugaaga shakiyey waxa ee maslaxo iyo ninkeeda ee ku hadleeyaan.

  • @HamidaKhatun-nw2lp
    @HamidaKhatun-nw2lp 2 หลายเดือนก่อน +1

    Naagta xamdi la leeyahay way naga nixisay walhi masloxo markay cudurka kusheektay subxaanka amuu cudurkaas ayada kudhacaa yaab walaley alaha kucaafiyo masloxo

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 2 หลายเดือนก่อน

    Nin laysku aamini karo maaha

  • @umriyaan9
    @umriyaan9 2 หลายเดือนก่อน +1

    Lakaha iyo maxamad buskud anlllayabana waxeysa hubin noosogudbijiray hadana xamdi manugu darsontay

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs wrb

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 2 หลายเดือนก่อน

    Maslaxo waxay bulshada ay la imaanaysay bay eedey

  • @UmuSalmaan2020
    @UmuSalmaan2020 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maslxo sootay cadeed bonbale cml saan maxaa waaye
    Allah hanuuniyo cafimadna ha siiyo waa gabar somaliyeede ninkaana nin wanaagsan inuusan ahayn gabadhana Rajo uusan kalaheen awalba waan ujeednay sababtoo ah haduu rajo ka leeyahay wuu asturan lahaa

    • @ilovemyf
      @ilovemyf 2 หลายเดือนก่อน +1

      Filter ka waaye cadan ta

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa ninka suw uhadal aniga mudey miya aniva idhaafa maslaxa heesta kaas ninmiyaay

  • @AmenaAs
    @AmenaAs 2 หลายเดือนก่อน

    19:38 Ninkeedu sokii sheegay inu xanuun HiV biraha laga qaado lahaa armuu kaasi hayaa

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 2 หลายเดือนก่อน +1

    Warkoda horta been ayuu u eg yahay qalafe iyo itobiya xagey iska galan

    • @ilovemyf
      @ilovemyf 2 หลายเดือนก่อน +1

      Qalafe waa Ethiopia

    • @siraadadan5497
      @siraadadan5497 2 หลายเดือนก่อน

      Qallaafo waa Ethiopia ayay ka midtahay

    • @haniaden2700
      @haniaden2700 2 หลายเดือนก่อน

      @@siraadadan5497 Miya ok Ani Somali ya Ayan u qabay

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 2 หลายเดือนก่อน

    Xamdi maxa lagu hasta nagta ayada melaha ohin la fadhidaye

  • @fofohassan3058
    @fofohassan3058 2 หลายเดือนก่อน +1

    Bisinka maxaa qaldan xamdi wax ma hubsanin dadka ayshegaysay ayagaba hadlayo see cml

    • @UmzakiUm
      @UmzakiUm 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hada kadib cid aaminee ma leh allah kariim cudurkaas maa qof lagu saadiyaa

  • @ifrahhersi4559
    @ifrahhersi4559 2 หลายเดือนก่อน

    sad😮😮

  • @PeaceBeuponhim7
    @PeaceBeuponhim7 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga hora u iri. Viewer yaraaday… iyo maslaxo….duumaheeda😂yaab wallahi.. Somalina .. Waxaa la daba socdaan… sidii in ee fiyowdo… cml..oo ee run sheegayso cml….😂daba orda heee Keep going….

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh umadan allh haso hanuniyo acdubilh

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 หลายเดือนก่อน +1

    somali been badan

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 2 หลายเดือนก่อน +2

    She is drama queen

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน +4

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allaha caafiyo