Sheekha waxaa fiicnayd in uu waxyaabaha qariibka ah kitaabka ka daayo. Sida nin farjiga gabadha galay iwm. Aad bay u suuro xumaynayaan sheekha iyo kitaabkaba. Waan ogahay in meelaha qaar lagaga hadlo laakiin qofkii doonaa ha akhristo. Kitaabkana way dheeraynayan dadkuna waxba kama faa’iidayaan. Waan jecelahay sheekheena Illaahayna ha barakeeyo
Mashallah Mashallah
Sheikh khaashici ilahay cilmiga ha kuu barakeeyo walal
Ilahay dartii ban kuu jecelahay
Sheekha waxaa fiicnayd in uu waxyaabaha qariibka ah kitaabka ka daayo.
Sida nin farjiga gabadha galay iwm.
Aad bay u suuro xumaynayaan sheekha iyo kitaabkaba.
Waan ogahay in meelaha qaar lagaga hadlo laakiin qofkii doonaa ha akhristo.
Kitaabkana way dheeraynayan dadkuna waxba kama faa’iidayaan.
Waan jecelahay sheekheena Illaahayna ha barakeeyo