Doqon ma aha wa dharag ku kor,lakin geel race iyo tulo jogto bahi dilen isma fahmi karan, qofka gal Canada iyo kan Say Wallaahi isma fahmi karan kkk Xafsa iyo dadka ceynayo sass ay Kala yihiin.
xafsa iyo hanad cadow Allah ka qabto aamiin yaarabi illahay ha nis kiin brakeeyo aamiin yaarabi kuwi i s ku waara illahay ha idin ka dhigo aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Inuu ka aarsan rabo ayan umaleynayaa war maheeyso ninka isagoo naag dubeynaayo ayeey snap keda so dhigtay weliba so xun bey u caysay bal sidey ku amintay hada inuu ka aarsan doono ila tahay 😂😂😂
Hadad qiyaanada necbantahay wiilki abdihafid maxaa u qayaantay sxb oo weliba u faqooqday oo cunsiriyadnimo ku sameysay wll waxaan kabaqaa aduun wa harka labadiisa gelin in wilkaas abdihafid jilbihiis qabsato
I don’t want say anything to her, because I have a daughter but what she’s doing is horrible, since when dating became normal in Muslim countries???? With so many different guys
Inay ciyeel tahay waxaa ku garan 10 jeer bay ku dhago hadlaysaa haldoorka hor fadhiyo waan ka adkahay, Inuu iga danbeyo, qaab jawabeedkeda dhan aa khaldan isaga si ka duwan uga jaahil bixinayo nin sidan u degan garaad u leh ma aqaano sabab uu qof noocan ah ku doorto guulayso adiga lee wax ku oge…
Ma aqaano cida arkidoonta qoraalkan balse waxan ilahay kabaryaa inuu janada nagu kulmiyo
Aamiin aamiin aamiin yarabi
Aamiin aamiin yaa rabi 😢😭
Amin Amin 🤲🏾💕
Amiin yarappi
Aaamiin yaa rab ilaahay hanoo aqbalo
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂
Ka qaday😂
Ka qadnay lph
Ma is waheshanaa😂@@NasramaxamedaliNasramoha
Wan ka qadey sharafow
Ka qadny😢😂
Dunida ma so marina shikhisi ka sharafa badanaa oo ka runa sheega badanaa kusali nabigena maxmad Wscwscwsc ❤
Scw scw
Scw
Hubigu wadnuhu xafsa kuqoran❤jah doqaga ada leh bayo viva dumarland🎉
War abwaanka si wanagsan u wareyso su'aalo toos ahna weydi maxaad isku qaseysaa deeq ❤❤❤❤
Hnplyo Reer soomalind ama Reer waqooyi 26 Jun mlinki Xornimada soomalind 💚🤍❤️☝️
Darawiish ba ku xoorisay oo engriiska garabka ku xambarasay la dagalmatay 26 june dhulbhante leh
@@smile2567 futada ka ilasho dhulpahante abayo 💋🥲🤣
@@smile2567darawishtaa xulimaa lajabiyay😂😂😂😂 xilimuu ingiriskii baxay😂😂😂 Faan beena ayaad Somalia ugu shekaysaan waxaa isaaq waxaa inikama qoro😂
Hambalyo
Hamplyo hamplyo dadkeygii somaliland
Masha Allah anigu waan isla jeclahay labadan qof ee ilahay khayr ha isugu daro aamiin hambayo hambayo❤️❤️❤️❤️❤️
She is answering the questions like a kid war wuxuu ma doqon baa😂😂😂
😂😂😂
Doqon ma aha wa dharag ku kor,lakin geel race iyo tulo jogto bahi dilen isma fahmi karan, qofka gal Canada iyo kan Say Wallaahi isma fahmi karan kkk Xafsa iyo dadka ceynayo sass ay Kala yihiin.
Gabdhan inyar oo xikmada kuma jirto❤
Kusaliya xabiibkena muxamad salalahu caleyhi wasalam 0:28
Xaqiiqatan anigu hanad iyo xafsa waan taageeraa weliba si weyn waana Isla leclhy
Guulaysta inta in kabadan ❤❤❤❤❤❤❤
Ilahayow cafimad tam ah si queen hafsaa
Way u qalanta in heeso loo qaado hafza hand iyo hafza hadaad is rabtaan quraan is saar oo diintiin barta oo ku dhaqma inshallah
Naagtu aad bay u fudutahay. Hadalka xataa way hor cararay saa. Hanat wa legend naag culus bu u bahan yahay🤔🤔🤔😎😎😎😎
Walaasha mau heysaa hakasoo tago hafso
Haa wallhi
@@NimoKhalif-g5w ujeedadu walashay ma. Aha he got choice he needs really women that's 😎😎😎🤔🤔
Waligeed lama wareysanin baan umaleynayaa
Lkn xafsa hadal kaaga maskax kudar ufiirsana waxad ku hadlayso waxad mooda dag dag inuu kujiro 😢
Hadanay degdeg ku jirin Waxano raga miyay kulmin lahayd
@@BadraAbdi-l6u taas iyadaa ikhtiyaar U leh
Qoftan legend waa yqh cimamata aan kuturi ......how she is interacting the man is another level😂😂😂
Yeah 😂
Hafso queen intelligent woman 👩 ❤🎉
My favorite couple my ina adeer Hanad iyo Duma hafso nolaada ❤
Ina aderow tan dumashi nomaa noqoneso
Favourite beel ma qoftaan doqontaa😂😂
Maashaa Allh deeq darajo waa wiil aragti fog xeerka somali nimada iyo in somalinimo lookala danbeeyo dadka iyo dalkana in ay mid yihiin aaminsan maasha Allh aqligada wll Allh hakuu saidiyo halkaas kasii wad guul magaro qof dadkiisa faquuqo waxaa guul gaaro adigoo kale midnimada iyo in les walaalesto ayaa darajo lagu gaaraa💪 horey usoco deeq maandheere💪🥰
Allaaa gabadhu Af xuma oo Af Adkaa Allow soo hanuuni 😢😢😢💔💔
Ameen ameen yaa rabi
Amiin amiin
Big legends hanad hafsa queen ilmo qurxoon ilhey ha idin siyo o csfimad.qaba inshallah
Dumarland hadan nahay xafso nolol qurux badan ayan u rajeynayna❤👑
Qiyanoley mel ma gareyso wa man gaab inantu
Yaşo dawaday hanad o fardi baxaayo 😂😂😂
MASHA ALLAH SIDAGAN BUU AHADLAYAA
Ninkan waa nin dan leh markuu dantiisa gaaro ila arka somaaliye jabaabtu siindono naagtan isa ciyal ciyaalsineso Dhagee farta ayaa ka dhicidonto
Exactly
Way jeceshahay,,, weliba way qarin la,dahay,,, isaguse dan kale inuu leeyahay ayaa ka muuqata,,,, walaahu aclam
Haa dad qaab fikir ahaan isla jaan qaadi karo maaha ninkan dantu leyahay mayara 😂
Danbu wata😂😅 ado wayn qac.kala.sugayna😊
Wax garad ayaad tahy 😊😊😊
Ala bay ileen doqonimo looma dhinto tan wllhi waa xoolo ariga daaqa ka qiimo badan😂
😂😂😂
Deq sualo xumada Naga dah😂
Maxay ninka uhor cararaysaa oo hadalada afka ugu galinaysaa 😂😂
Koley qacdii soo yeeri doonto soomaliyeey aan aragno filimkaan 😂😂😂tankle intaan ineey ka fcnthy moodayay waaba ebar qufka😢
Ninkaan aqoon uma lihi,lkn waxuu iila muqdaa qof degen oo miisaman ,balse waxaanan fahmin waxa naagtaan fudfud ku daray 😂
xafsa iyo hanad cadow Allah ka qabto aamiin yaarabi illahay ha nis kiin brakeeyo aamiin yaarabi kuwi i s ku waara illahay ha idin ka dhigo aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hadayba tagtaag wadaa 😂😂😂
Gabadhu waa dhindhimaan 😂
Mashallah hanad waa wiil aad udagan oo quruxbadan m.a hafsah ninbaad heshee ku adkoow quruxeey❤😂
😂😂😢😢😢
Isku wara hanad hafsa🎉❤
Fudeeed bdnaa qofta oo jilcanaa😭🐐😂
tan waa doqon af dheer uf
Team Abdi hafid leo
Tan waa doqon wlhi hanad muxuu ku falayaa😂😂😂😂
Wlh I aamin labadaan shuupo iyo dhillay hadey is guursadaan Qiyaamaha dhacaya waa mar dunida macaanka kasii dhamaaday xafso godkii qiyaanada ay qodotay ayaa kudheraday macsalaama✋️
Gabadha waala maray show😮
😂😂
WAAAAAAAAAAAW MAASHAA ALLAAH XAFSA HADAA HESHAY WIIL KUU QALMO MAASHAA ALLAAH INA ABTI HANAD ALLAAH ha isku kiin barakeeyo IL XUN ALLAHA IDINKA BADBAADIYO ALLAAHUMA AAMIIN❤❤❤🧡🧡💚💚🤍🤍🤍💯💯
Hanad hadaad xafsa akhlaaq iyo dhaqan ku sheegtay waa sheeko kale 😂😂😂
Kaw c/ xafidki lasheegayay wllhi nasib buu lahaaa qofku waa sidee maxaa ka qaldan ileen quruxdu waxma tartoo😊
Aawayna quruxdu 😂
Doqon hadaad maqasho waa tan😂😂😂
xafso abayo hadad aragto msg keyga ninka hanad ah iska ilali jecel meesha ma yalo ninkan yu vidéo ka dibin
Ilhy hysku kiindyo❤❤❤rahmnku calaf hys kugu kiindaro Inshalh ❤❤❤hand iyo hafsa
HAFSA READ FOR US SURAH AL BAQARAH ONCE
Kibirka ilahy Ayaa Nacay Iyadana Wxay Tidhii Isku Levelba Maa Tihin Ax Kipirka iska dhaf Wll😢🥺😫
Waxaa dhici doonto maalin uu kibirku meel cidlo soo istaajin doono
Cabdixafid baa level sareeya ciyaartoy heer qarana ninkan tikto ka niikiya oo qabiilada caaya
@@GbGbb-ph1lz Ialhy Isla Waynida Maa Jeclo
@@raqdaibraahim5396Haa Wlhi 😢
Qoftan maba quraxnaa eeee😅😅😅😅😅
Hafso naag nOoL❤️👸🏻🧚♂️
War inantan hadal badana naa bal Ninka ka aamu marka suasha la duubayo iyo marka wacka jawabayo acuudka
Ma ila aragtay 😂Mapa amuseso
Ma aragtaaa😅😅😅
inadeero xafsay maxaa xigmadii kaga dhacay naag jibraa iila tahay❤
Warka xafsa wa weer laqwi ilmo si kale wee dhali karta illaah haka cafiyo
Qofki eey so qarxineysee sidee ku amintay in xirirkisa so celiso😂😂😂
Watan yabanay maskaxdu waxy isheegi lahayd inu asna iso qarxinayo 😂😂
Inuu ka aarsan rabo ayan umaleynayaa war maheeyso ninka isagoo naag dubeynaayo ayeey snap keda so dhigtay weliba so xun bey u caysay bal sidey ku amintay hada inuu ka aarsan doono ila tahay 😂😂😂
@@aanaan6027 qof walba og naagta ma doqonba ninay qarxisay inu aarsado bu raba
War taan wa dhilo damirka aya kadintay
@@aanaan6027 isaga ma ahayn ee video dad kale ayay ahayd aya la dhahay oo ay isku dirayen
Walee ilmhda hoyo fcn umdn Doorin international Airport dad bdne weyso mari donn 😂😂😂😂😂
Aawey qofki dhahayey qof nocaas se ujeclada danta dadka kaso gasha Ana iga so gashey qof nocas se ugursada abwaane
Ninkan waa kii ay soo qarxisay hada ka hor wuxu usoo laabtay waxyar ma aha gabadhan yaa wax u sheka😮😮😮
Xafsa queen waa beerlula her gashay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah habo hanad
She is very innocent and young walahi
May be ur can't see what others are looking 😂😂😂
Yes❤
Wa fariid yar
Caqligu yaraan malaha oo maanta garan mahayso lkin qof aan khibrad badan nolosha ka haysan bay u egtahay😅
She’s dumb
Queen of Queen jiro jog hafso
Naaag tan waa iska dhex arkay😂😂
😂
Tani Waa Doqon Hilaac basari Weeye quruxdeedu 😂
Wwwww my queen sister ❤🎉
Hafsa hadalkeeda lalabaa igahaysa😂😂😊
Hhh ani xitaaa laba labo😂😊
Mashallah Queen hafza waan tageer waa gabar boqorada habayar hore u soco kuwa war sheegayan way kuu shaqeynay
Habaryar aaa tan waa walabo walahi anugubaa habaryar ayan uahay lkin sharaftaa ayey iinogadheshay
Xanuuun waye 😅
Waa adun bahdilan dad ku diganeyso😂😂😂
Hafsa quen iyo hanad guleysta ❤❤
Afkeeda siduu u balaqanyahay ayey caqliga ebar uga tahy subxaanalh aduuunyo
Qamar iyo ugbaad no keeen😊
Allaha calaf isugu daro labadan waa isku sobaxayaanw
Naagto waba iska qoslaysaa hanad wuu ka dhacayaa
Way xanuusan thy allaha caafiyo 😢
Sunta ka ilmiisiisa faaraxyasha guuleyso hafsoy😂
Ninkaan wixiisa wareysi maahee waa sheeko suuq makarafoon loodhiibey😂😂😂😊
Hafsa iyo hanad wan isla jeclahay ilahay calaf hayskugu kin daro😢❤
Plz naagtiisii hore soo wareesta inu madaxa ka dhukanjiray 😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Hhhhhhhh hanad qalbada jabtay markii ladhahay xafso hanad hooyo ma unoqoni😂😂😂😂😂
Gabarta waxbaa kaqaldan miyaa 😂😂
Hafso is wife to everyone,,,,let us wait our time,,,,she has a dream to test every man😅😅
Nin rag bu ilahy kadig rabiga unoqo malin an manta aheyn ba lagajari hadii ad dimato ya kacafin
How many men she have subxaan Allah
Hmblyo❤⛈️🍀
Hamplyo hamplyo 26june somaliland
Queen always Queen Hafsa❤
Masha allah
Waaw dumaashi soo dhawaaw
❤😊
Hadad qiyaanada necbantahay wiilki abdihafid maxaa u qayaantay sxb oo weliba u faqooqday oo cunsiriyadnimo ku sameysay wll waxaan kabaqaa aduun wa harka labadiisa gelin in wilkaas abdihafid jilbihiis qabsato
Alla Ilaahayowww Marka lay amaano Yanan Ihiiii ihiii Dhihin bal 😂😂😂😂😂
Wllh dacad aya u qoslay 😂😂
Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk
Wllhi si qal iyo lab ayaan uu qosleey😂😂😂
Wuilkii hore hadii 1 Milan lagu gaaray kana xaflada lagu dhigan rabaa hhh
beenmaaha
Hambalyo hambalyo reer Somaliland 26 Juni 1960
Mxay Isla ciyaalayn waxni 😂😂😂
I don’t want say anything to her, because I have a daughter but what she’s doing is horrible, since when dating became normal in Muslim countries???? With so many different guys
Both man and woman dating it’s haram but this generation 😢
@@عائشهعبدلهعبدلهsomalida waligodba sas so ahayen 😢ilahy hanaso hanuniyo
Hafso intro national airoport😂
Tlyow kan aad abwaan ugu waceysid waaba candho candho😂😂💀💀
Inay ciyeel tahay waxaa ku garan 10 jeer bay ku dhago hadlaysaa haldoorka hor fadhiyo waan ka adkahay, Inuu iga danbeyo, qaab jawabeedkeda dhan aa khaldan isaga si ka duwan uga jaahil bixinayo nin sidan u degan garaad u leh ma aqaano sabab uu qof noocan ah ku doorto guulayso adiga lee wax ku oge…
Waxa adiga kula foolxun dadbey la qurxoontahay umada Allah isku fikir ma ahan xushmee dadka dookhooda
Su,aalahaada wax jiro ma,ahan 😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳
Hafso International Airport...markii guur la sheego wey yabtay..walee Airport waa Airport leee😅😅😅😅