2badaan shay is kaga daawee xanuunka habeenkii lafaha kaa qabta in sha Allh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.ค. 2024
  • 2badaan shay is kaga daawee xanuunka habeenkii lafaha kaa qabta in sha Allh

ความคิดเห็น • 8

  • @sainabkhalif2663
    @sainabkhalif2663 19 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allaah

  • @FarhiyaAbdille
    @FarhiyaAbdille 19 วันที่ผ่านมา

    Qalku wa noocee Kan bodarka mise Kan biyaha ah

  • @AayaCadaawe
    @AayaCadaawe 19 วันที่ผ่านมา

    Asc walal gabar yar oo dhalinyara ah ban ahay xanusan mudo dhawrsana ah mar waaa ronada marna mudo ban iska xanusnada hada hooyo hada dhashay ban ahay waxan dareema geeri joogta ah sikin walaba hada dhimin baa lay dhihin Ma seexdo diiqad fara badan isku dhex yaac maskaxada ah ilamaha yar waa nacay inta dil lay dhaha maskaxdayda wax xun Ku soo dhaca Hadi aan meel quran saar tagi laha ama daawo qaadan laha lacg Ma heeso xalkayga Alla og 😢

    • @umuiqlas1810
      @umuiqlas1810 19 วันที่ผ่านมา

      Asc xabibti saliganabiga aqriso astaqfarta ayatul Kirsi 100 malinwalba aqri waxku Haya sixirka dhimashada aniga gabadheda Haya sadaxsano cilajkuwedy dhimashada kabaqe qof dhintay haday maqasho waaxanunsane alaha idin caafiyo

    • @AayaCadaawe
      @AayaCadaawe 18 วันที่ผ่านมา

      @@umuiqlas1810 Abyo mahd sanid wan aqriya wlhi Astaqfarta dhaowr kun ka qariya

    • @umuiqlas1810
      @umuiqlas1810 18 วันที่ผ่านมา

      @@AayaCadaawe hakacajisin fereka wadhawy inshaalaah

    • @AayaCadaawe
      @AayaCadaawe 18 วันที่ผ่านมา

      @@umuiqlas1810gabdhada hada sisee tahay