sixirwalba oo aan sameeyo aayadaan ayaa burburisa Allahu akbar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • sixirwalba oo aan sameeyo aayadaan ayaa burburisa Allahu akbar

ความคิดเห็น • 13

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 ปีที่แล้ว +2

    Isoo duceyaa waa hamayn jimco ilahay inuu icafiyo sixir wal xasad

  • @Anab44
    @Anab44 ปีที่แล้ว

    Sheikh cabdi hakin meesha qurux waayee MashaAllah Nairobi miyaa mise Turkey war fiicanaa haayaa music gaa waa dhageysan jirey waa Iska daayey

  • @faatimacooking3577
    @faatimacooking3577 ปีที่แล้ว +1

    Allahu agbar

  • @YurubAbdiqaadir
    @YurubAbdiqaadir ปีที่แล้ว

    Allah kubarakeyo wll

  • @rodokyf-xn3db
    @rodokyf-xn3db ปีที่แล้ว +4

    Shiiq adi asxabtaada isoo ducee inuu ilahay ubad salixa isiiyo ninkayga wuu iga tagi rabaa labo maalin kadib waa malin jimca ah inuu ilahay ii aqbalo laga yabaa ducadiina please isoo duceya sanado madhalin

    • @abdihakimfarah6715
      @abdihakimfarah6715 ปีที่แล้ว

      Rabi wax khayr qaba haku siiiyo wll

    • @abdihakimfarah6715
      @abdihakimfarah6715 ปีที่แล้ว

      Xagee ku nooshahay wll

    • @rodokyf-xn3db
      @rodokyf-xn3db ปีที่แล้ว

      @@abdihakimfarah6715 amin wllo illahay ha ii aqbalo

    • @rodokyf-xn3db
      @rodokyf-xn3db ปีที่แล้ว

      @@abdihakimfarah6715 soomaliya wll

    • @sophiakiin4762
      @sophiakiin4762 ปีที่แล้ว +1

      Ilàhow ubad khayrqaba sii ay kudegaan oo gurigana uqurxiyo wahel aay gadhigato oo bariyaal ah

  • @ayaanmohamed7719
    @ayaanmohamed7719 ปีที่แล้ว

    Wll saliida Hargeisa maka heli karaa lkn Wax walba daawo may katay