Muxuu Sirdoonka Somalia u basaasay xafiiskii PLO ee Addis Ababa? Qiso sirdoon oo layaab leh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • #Qaamuus #Xogaha_Qarsoon
    Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

ความคิดเห็น • 11

  • @Jaalle.somali
    @Jaalle.somali 11 หลายเดือนก่อน +6

    Wll allah haku daystee inoo soobadi f xiirane waa nin wax badan oo naga dahsoon haya

  • @xariirmaxamed1111
    @xariirmaxamed1111 11 หลายเดือนก่อน +4

    Walee allow yaatan kadhinta
    Bal day maanta
    Sidaan unaalo

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 2 หลายเดือนก่อน

      Wax walba ilaahay bay gacantiisa ku jiraane haniyad jabin

    • @xariirmaxamed1111
      @xariirmaxamed1111 2 หลายเดือนก่อน

      Saxweye akhii

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 2 หลายเดือนก่อน

      @@xariirmaxamed1111 shiinahan maanta alaabtiisi guri walba taal 100 sano oo dagaal sokeeye ah ayuu ku jiray oo ciidamo shisheeye ayaa ka buuxay oo boqortooyadii Qing China waxa lagu khasbay inay caasimadda uun ka taliso gobolada kalena askartii ruushka, Ingiriiska iyo Faransiiska ayaa ka buuxay daroogadana dadka ka iibin jiray. Imika dawladda Soomaaliya ee la sheegaba u fiirso waxay ka talisaa madaxtooyada iyo 4km oo ku hareeraysan. Soomaaliya waa dhismi doontaa inshallah ufiirso Kenya kacdoonno ayaa ka socda hadday kacdoonno dhacaanna waad ogtahay dawladda ayaa burburta kedibna kursiga ayaa la isku laayaa kedibna dagaallo sokeeye ayaa qarxa. Itoobbiyana Addis ababa ayaa go'doonsan sababtoo ah Jabhadda FANO, TPLF, OLA,SSR iyo Jabhado kale ayaa dawladda Federaalka la dagaalamaya iyagoo qaarkood rabaan gooni goosad. Ugaandhana sida la filayo kacdoono ayaa kusoo foodleh. Siday ila tahay dalalkaas shisheeye soomaaliya ciidankooda waaka qaadanayaan haddii uu Trump soo baxo waakii lahaa mushaharka waan ka goosanaya ciidamada aannu maal gelino ee meelahaas ka dagaalamaya

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 5 หลายเดือนก่อน

    Doowlad tarxilkeda diyarad usoqada laheen mantana safaradeda laga qaaday hadana shiraako

  • @mmmmmm5255
    @mmmmmm5255 11 หลายเดือนก่อน +1

    Farax xiirane
    Wuu nolyahay wuxuna jooga uk 🇬🇧
    Sareye guuto Axmed saleban dafle

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 11 หลายเดือนก่อน +4

      Waad wareersan tahay
      Xiirane sarkaal sirdoon ayuu ahaa
      Dafle na wuxuu ahaa taliyaha sirdoonka

    • @drbuux4429
      @drbuux4429 11 หลายเดือนก่อน

      Faarax xiirane

  • @hanefa283
    @hanefa283 11 หลายเดือนก่อน

    soomali kuli madax kusheega waa xaasaka SALIIBIGA MADOOW EE ETHIOPIA😢

  • @maslahaaladilib4144
    @maslahaaladilib4144 11 หลายเดือนก่อน

    sirdoon kaasoo kale hakaa ahaado ama hakaa hamaansadi balse itoobiya iyo inagu waanu isku maqannahay