ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

MARKUU ISOO DOONTAY AADBAAN UGANAXAY LKN MARKAAN LA, AQAL GALAY WUXUU IINOQDAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2023
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

ความคิดเห็น • 117

  • @cudooncudoon
    @cudooncudoon 8 หลายเดือนก่อน +21

    Asxaabey isoduceya shaqo fiican in uu alle iishalo intii qoralkeyga arkato waa intaaaso oo alle ii aqablo ducadiina 😢😢

    • @quruxleyabdi3859
      @quruxleyabdi3859 8 หลายเดือนก่อน +3

      Alaha kusoo fudeedsho mid khayr badan ku leh walal

    • @Najminaa
      @Najminaa 8 หลายเดือนก่อน +4

      ALLE HAKU SAQIRO SHAQO WCN OO AAD KUQANACDO🤲

    • @riyanriyaney5055
      @riyanriyaney5055 8 หลายเดือนก่อน +2

      🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @SabariinAhmed-rj8tc
      @SabariinAhmed-rj8tc 8 หลายเดือนก่อน +2

      Alle haku sahalo abyo

    • @CaishoCabdul-rq1tz
      @CaishoCabdul-rq1tz 8 หลายเดือนก่อน +2

      Allaha ku siyo shaqo wngsn

  • @kadogopoi9463
    @kadogopoi9463 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaan Gobdoon Janatha Elehey udeyareyey muminenta Allah si wngs kugeyoo MashaaAllah ❤ Elehey janatha Nakukulmiyo Damaan Musliminta

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 8 หลายเดือนก่อน +16

    SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️

    • @HaniAbuukar-gd8be
      @HaniAbuukar-gd8be 8 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️🥰🥰🥰🥰

  • @nihanabdi4541
    @nihanabdi4541 8 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah, waa gabar aqli badan oo Alleheeda isku xirtay , Allaha nawaafajiyo meel wanagsan ❤❤❤

  • @rahmaadan6518
    @rahmaadan6518 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabarakallah Illahay haw siyaadiyo ❤❤❤ illahay Tabaraka watacaala inuu anagana nasiiyo

  • @user-wz1dh2eg5b
    @user-wz1dh2eg5b 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaaney maalmahaan lug aa ixanuunee ee iisooduceeya xbbt albi

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 8 หลายเดือนก่อน +5

    Wcs ayaan xuruxey illaah haku caafiyo xbbti masha allaah illaah ha u barakeyo nosheda quruxda badan duco waalid waa dahab iillaah walidinta muslim ka o dhan janada jisadoda ha kadhigo mahadsanid ayaaney ❤❤❤❤❤❤

  • @munaAyaan
    @munaAyaan 8 หลายเดือนก่อน +3

    Mcnteydii cwa waa cabursan tahy Allah noka daayo Xppti ❤❤❤😊😊

  • @FathiaFathia-un5xo
    @FathiaFathia-un5xo 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallh illhayihkubarakeyo abayo anganillhayi waxakabaryiyna inunsiyo ❤❤🤲🤲🤲amiin

  • @Najminaa
    @Najminaa 8 หลายเดือนก่อน +2

    26:46 MshaAllah Ayaan Quruxey waa qiso qurux badan abyo nimco nolsha Alle haku sii qurxiyo❤❤❤😊🌹🙏

  • @user-ty3mx4hu2j
    @user-ty3mx4hu2j 8 หลายเดือนก่อน +2

    Azhaapey wllky iigu soo duceeya azhaapta 😊

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runteed iyadoon meel kale dayin bay waalidkeed haa tiri oo ka aqbashay dalabkoodii wayna ku liibaantay alx♥️ku waar abid nimcadaa heysatid wlle😍asxby idinkuna waalidkiin ilaah u barya inuu kalgaceyl idin kugu abuuro hadey idin ku qalafsanyihiin sida gabadhan baan ilaah gacmaha u hoorsadaa inuu naxariis iigu beero oo la'aantood rabi idhigin dunidan oo inta qol cidlo ah galo baan rabigey ka baryaa farxad inuu na dhex dhigo waalidkey iyo is fahan buuxa alx baryada rabigey kuma qasaaro😊waalidkeygana waa ii duceeyaan maalintaan ka tagana ducada bay igu dhuraan ma maleyn kartid alx🤲♥️

    • @miskixasan1615
      @miskixasan1615 8 หลายเดือนก่อน

      Aniga ano 17 jir markas ischol idhamaday oo rabo jamacad ina galo oo markas imtixanka dugsiga sare ee dowlada aan galay aya familkayga nin iikenen waga igu baryay hadana walidkayga ade ijeclayen 12sano ayuna iga wayna ninka waan iska aqbalay malinti aroskayga oyin aya kudhamestay walay sogalbiyay lkn alxm ninka dunida ogu wangzan oguna naxariista bdn aadna wa isku fahanay alxm wax walibana dartey ayuu usameya allah iidesto marka walidka doqiisa faiido le laga helaa ❤❤

    • @anisaahmedabdallah758
      @anisaahmedabdallah758 8 หลายเดือนก่อน

      @@miskixasan1615 alx ilaah nimcad aan dhamaan abid ha idin dhex dhigo🤲 wllo♥️mashallah ♥️♥️♥️♥️♥️🌹

  • @thegreatgoat7560
    @thegreatgoat7560 8 หลายเดือนก่อน

    Ayyyyyyy waaaalAAAAHi. Shukran mcnto kudheeeeh. Qisadaaaaan. Hooooyo dey laaabd habayerteeeey nin isodoontaay oigwlay ban daaarti ugutagaaay. 😢. Ducawaaalid waa daba b io darajoooh. Qaaaali aah. Abyoh alllh u barakeeeyoh ayanet adna sidokleh qaaaliyey. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal 8 หลายเดือนก่อน +6

    Ayaan iyo asxaabta isoo duceeya inaa illahey ii sahlo muraadbaan leeyahay insha allllah 40 ducadooda waa la aqbalaaa insha alllla😢❤❤❤❤

    • @Najminaa
      @Najminaa 8 หลายเดือนก่อน

      Alle haku saqiro muradkaga oo macaasi leheen Aaaamin Aaamin ya rabiii🤲

    • @adoonalahinaaadan3202
      @adoonalahinaaadan3202 8 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay ha kuu sahlo wixii kheyr ku jiro.

    • @raxmiishchenal
      @raxmiishchenal 8 หลายเดือนก่อน

      @@Najminaa amiin xbbti

    • @raxmiishchenal
      @raxmiishchenal 8 หลายเดือนก่อน

      @@adoonalahinaaadan3202 amiin walal

  • @kowtherabdullahi827
    @kowtherabdullahi827 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs ❤ ayaany habo gbdh yar ahy 19 jir guur dyr u ah ii hal mar iso duceeyo inuu illhy guur xalal een ku dago isiiyo🤲

    • @ubaxxusein
      @ubaxxusein 8 หลายเดือนก่อน +1

      Abyo mcnto istiqfarta badi iyo saliga nabiga scw ❤

    • @kowtherabdullahi827
      @kowtherabdullahi827 8 หลายเดือนก่อน

      @@ubaxxusein mhdsanid aby

  • @iqbaalsaciid9966
    @iqbaalsaciid9966 8 หลายเดือนก่อน +4

    Ayney ayaanta waan mashqulsanaa Kuma dawaan 7 video ayaan dawanin inta aan kamaqnaa aad ayaa ugu xiisay balkawan hadii adi 1malin ama 2mlin Naga maqnaatid see noqon laheen xataa Ani cunta markaa cunayo io markii aan jikada kujiro la aanta maba maqsankaro
    Ayney inoow abaayo farxadeena wa adi❤😢❤

    • @munaAyaan
      @munaAyaan 8 หลายเดือนก่อน +1

      Msha Allah xppti Allah ino daayo dhamten❤🫀🧕🏻

  • @user-bc8yn1fz8d
    @user-bc8yn1fz8d 8 หลายเดือนก่อน +2

    Aad iyo aad duco waalid waa hoyga hogaan wanaagsan iyo badhaadhe qurxoon❤
    Mhdsnd wllo ayaan

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 8 หลายเดือนก่อน +2

    الله يعافيك اختي الغاليه آمين يارب 😢😢

  • @xamdialixamdiali1896
    @xamdialixamdiali1896 8 หลายเดือนก่อน +1

    M.a xppti taraaxada iyo jalbaabka '---jalbaabka ayaad kuqurxantahay beeeh m.a m.a m.a m.a ❤❤❤❤❤❤❤❤😁😍😘🤩🤗😊😚😙💖💖💖💖💖

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs ayaan cadeey siqaasa kuu salaamay xbbti❤❤❤❤❤

  • @nuraabdirahman421
    @nuraabdirahman421 8 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhan iyo ani isku qisa nhy hada laba gabdhood ba ii jooga alx ❤

  • @sayush520
    @sayush520 8 หลายเดือนก่อน

    Wlalshey mcn ❤❤❤ scw❤

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wacaleykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu Mahadsanid wll. Allahumma salli wasalim wabaarik calaa sayidnaa Muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam.
    Ilaahay ha u gargaaro walaaleheena Reer Falastiin Aamiin Aamiin

  • @Yusra6550
    @Yusra6550 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaney alx haduw ilahey nosoka celshay adoo cafimad qaba alena hakusiyad sho insha alaah

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 15:12

  • @IjaaboHusseinALi-vc2gt
    @IjaaboHusseinALi-vc2gt 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaaneey abaayo mcnto ❤️ Allaha waxaan kaaga rajeeynayaa cafimaad taam ah insha Allah qali aniga waxaan joogaa Kenya 🇰🇪 qasatan qaxootiga hagardheer qali waan isticmalaa data marka xanuunkaaga waan lasocdaa lkn comments badanaa masoo qoro muuqaladaada waan dajistaa mcnto ❤️ Allaha ku xafido 🥰🥰🌹♥️💖

  • @user-dc1hi9rm8f
    @user-dc1hi9rm8f 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha kucafiyo abyo hergawaa kuhaayee 😢🤲🏿❤️

  • @kamalali79
    @kamalali79 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @hibonoor4805
    @hibonoor4805 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan nuuraay😂 een abyoy soo xero xijabkii baluuga iyo ookayalki

  • @aishagedisheikh8568
    @aishagedisheikh8568 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ayan imtixan high school angalaye mardaw ayan boge inti anmaqnaa waidhin xise❤

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ducada waalidka waa muhiim, rurbo siro iyo guur laysla baxsado marnaba ha isku dayin

  • @sowdamohamed4662
    @sowdamohamed4662 8 หลายเดือนก่อน

    M.a waqizo qurx badn allh kuziyadzhoh hppt ilabaxzo iguma ogid

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah tabaraka allah gabar aqli badan waye ilahey gurigeda ha u barakeyo

  • @user-pe8ti3oo6z
    @user-pe8ti3oo6z 8 หลายเดือนก่อน +2

    ماشاء الله تبارك الله هي قصة جميلة جدا ❤❤

  • @anisamacaneeyabdi5679
    @anisamacaneeyabdi5679 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs xbbty masha Allah good to see u dear jalbaabkan waa ku so baxday ha iska dhigin quruxey Allah ku xafido adi iyo dhaman familygaga oo dhan insha Allah xbbty Minneapolis waa ka so salamaya xbbty hore u soco mcnto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 8 หลายเดือนก่อน

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 8 หลายเดือนก่อน +1

    ilahay haku cafiyo boqorada ❤❤

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 8 หลายเดือนก่อน

    Tnx habo waqtiga da qimaha badan nasiiso jazakllh

  • @FardusMohamoud-rv1ug
    @FardusMohamoud-rv1ug 7 หลายเดือนก่อน

    Maxeyn idiin xiisey ayaaney dhawr weekg waan mashquuley❤❤❤

  • @nadiiraabdiqani5149
    @nadiiraabdiqani5149 8 หลายเดือนก่อน +1

    MashllH alx hadaad caadimaaday wll
    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mulkiibrahim5185
    @mulkiibrahim5185 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs xppti sthy Ayan quruxey manka qadney salanta الله يحفظك يا رب 🤲🤲🤲🤲

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 8 หลายเดือนก่อน

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaney abyo kwrn cafimadkaga

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 8 หลายเดือนก่อน

    M.a alla il dadeed hakaaa haaya walasheey ❤🎉

  • @ayanshaafici8348
    @ayanshaafici8348 8 หลายเดือนก่อน +1

    اعشق قصتك يا سميتي 😊 ربي يعزك ويبارك لك يارب😊

  • @user-hq3hi2gt8p
    @user-hq3hi2gt8p 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc allha ha ku xifdiyo byo

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad1539 8 หลายเดือนก่อน

    Alle haku caafiyo hbo

  • @user-gi4bm4bp1x
    @user-gi4bm4bp1x 8 หลายเดือนก่อน

    M.a ayaaneyy xijabaka quruxdadkutay❤❤❤

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 8 หลายเดือนก่อน +2

    ayan sal ama Caleykum maasha Allah abayo 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴falastiin illah ay cadow Allah qabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢😮😢😮😢😢❤❤❤

  • @user-xx2qj7tv9c
    @user-xx2qj7tv9c 8 หลายเดือนก่อน

    Akaatay qali furuhu waa 9

  • @user-zo3vc2ib9u
    @user-zo3vc2ib9u 8 หลายเดือนก่อน

    Manshalh wllo qurux badan waaban kaa heelay manshalh😂😂😂❤❤❤ nolow qali🤲

  • @user-sm2dm1es5w
    @user-sm2dm1es5w 8 หลายเดือนก่อน

    Masha alh alle ha barakeyo ❤

  • @user-ee4kx6gz8t
    @user-ee4kx6gz8t 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaan waan salaamantay abaayo

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 8 หลายเดือนก่อน

    Wcs xbbti allah ha ku xafido qaali

  • @user-yd6bm4os8v
    @user-yd6bm4os8v 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaaney 3mlin kudhawad kuma daawan sbbto ah qad fcn mahesti biyo baxo ka qaxnay mel badiyo jirna videoyashada halmar toos udawana i.a noso badi noso duceya

  • @saadamxd75
    @saadamxd75 8 หลายเดือนก่อน

    ayaaneey ilhy baan kudhaartee saas caml igudhacdey anoo galaaska 8 maraayo 3 sano jacey jilaaya ayaa leygu dary wiil adeerkay dhaly ciil iyo oohin baqtiyay lkn hada maalin ma murugoonin wlhi ilhy ha iisiyaadiyo frxdeyda

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad1539 8 หลายเดือนก่อน

    Wcs hbo mcn ❤❤ keep going

  • @falishassan528
    @falishassan528 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @amiiraaxmedjamac7152
    @amiiraaxmedjamac7152 8 หลายเดือนก่อน

    Wcs abooyo mcn ayaaney ❤❤

  • @ayanshaafici8348
    @ayanshaafici8348 8 หลายเดือนก่อน

    Wcs quraxay allaha ku cafyo xbuibiti ❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 8 หลายเดือนก่อน +2

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @maryamosheikhhusseinmaryam7075
    @maryamosheikhhusseinmaryam7075 8 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @user-ni5zs1lx6v
    @user-ni5zs1lx6v 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤

  • @QureshFarah-lh9xs
    @QureshFarah-lh9xs 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs WR WB abayo Ayaan

  • @user-wg3pn8rn6r
    @user-wg3pn8rn6r 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allh

  • @user-bn6cp5wo7v
    @user-bn6cp5wo7v 8 หลายเดือนก่อน

    Team form four ismuujiya😂😂

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 8 หลายเดือนก่อน

    Scw Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @umucaisha896
    @umucaisha896 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah abaayo xijaabka wadkuqurxanthy tarxada iskadaa

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 8 หลายเดือนก่อน

    Wcs my dear abaayo ayaan sharafeey waanku salaamay inbadan

  • @user-pj5dw2bd7r
    @user-pj5dw2bd7r 8 หลายเดือนก่อน

    Masha alah

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 8 หลายเดือนก่อน

    Qiso cajib aha ❤❤

  • @user-jx4ye6pr6u
    @user-jx4ye6pr6u 6 หลายเดือนก่อน

    ☝️

  • @Maryama270
    @Maryama270 8 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @housseinmachallaharte2441
    @housseinmachallaharte2441 8 หลายเดือนก่อน

    Ayann gabdonn ❤

  • @saadamxd75
    @saadamxd75 8 หลายเดือนก่อน

    hargabka maaa kuhaayo xbti

  • @QalicabdiraxmanMaxamad
    @QalicabdiraxmanMaxamad 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Amuuna40
    @Amuuna40 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney wallhi waa qosley ileeen waagi hore noohooyinka gabdhaha lagu masaafeesan jiray😅😅😅

  • @jawahirirad7520
    @jawahirirad7520 8 หลายเดือนก่อน

    mshlaah

  • @umuhanii
    @umuhanii 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaney inten kalaso xariraa plz ❤

  • @AmaranCabdi-df9jb
    @AmaranCabdi-df9jb 8 หลายเดือนก่อน

    😊😍👌🖤

  • @user-nt3wh2it4x
    @user-nt3wh2it4x 8 หลายเดือนก่อน

    👆

  • @user-vl5vi8xi5q
    @user-vl5vi8xi5q 8 หลายเดือนก่อน

    Maanta qisada magacayga ku jira 😂

  • @faizonuur5898
    @faizonuur5898 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs abayo ❤❤

  • @user-zs4dv9jy1e
    @user-zs4dv9jy1e 5 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭

  • @deeqomohamud4712
    @deeqomohamud4712 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs ayan anaa uhoreeyo mahad samid bin iku qawo

  • @AyanishAbdullahi-tx6fn
    @AyanishAbdullahi-tx6fn 8 หลายเดือนก่อน

    💋💋💋💋💋💋💋❤️❤️❤️❤️

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 8 หลายเดือนก่อน

    WCS WALAAL 👋

  • @riyanriyaney5055
    @riyanriyaney5055 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaney farurta miya dhurate mise

  • @najmomohamedbotan4899
    @najmomohamedbotan4899 8 หลายเดือนก่อน

    Scw scw❤

  • @samaanbadan7136
    @samaanbadan7136 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaaneey abaayo plz creamka dhiindhiin noga so faaiodeey ma fcnyahay mise plz waa codsi❤

  • @foolhooradchannel156
    @foolhooradchannel156 8 หลายเดือนก่อน

    Wsc abaayo ayaan ❤❤❤❤❤

  • @Sihamali137
    @Sihamali137 8 หลายเดือนก่อน

    ❤️

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 8 หลายเดือนก่อน

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @khadhijaabdullahi
    @khadhijaabdullahi 8 หลายเดือนก่อน

    Sry wlhi lkn abyo jcl wu jira lkn alle xasusnow plz caqligana alle kusiyay kashaqeysi

  • @bintiwarsame4866
    @bintiwarsame4866 8 หลายเดือนก่อน

    Scwscwscw

  • @umuabdullahi1506
    @umuabdullahi1506 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤