Lacag Ka Same Youtube Shuruud La'aan. Uma Baahnid 1000 Subscribers iyo 4000 Saacadood oo daawasho ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 83

  • @SomaliTech0
    @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว +10

    Ku duub muuqalo qurux badan kaliya telefonkaga iyo waxyabaha aad ubaahan tahay kaga bogo muuqalkan. th-cam.com/video/3ne9Q3pXPLM/w-d-xo.html

    • @mohamedtaajir4673
      @mohamedtaajir4673 3 ปีที่แล้ว +1

      Maxamed wllo Application lacag laga sameeyo iisheeg

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedtaajir4673 Maxamedow xaga whatsappka igala so xidhiidh walal

    • @mohamedtaajir4673
      @mohamedtaajir4673 3 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 Waayahay walaal Qaaliya الله يحفظك اخي ❤❤❤

    • @NaciimaAbdixakiin
      @NaciimaAbdixakiin ปีที่แล้ว

      TH-cam kaygi wu igaxidhmay Isago Marayaya 700 2 Sano ma isticmalin

  • @xamsecqaadiryusuf7854
    @xamsecqaadiryusuf7854 ปีที่แล้ว

    Huuno waxad modaa inaan adiga aad ku fahmo alle khayr ha kusiiyoh

  • @magic3521
    @magic3521 2 ปีที่แล้ว

    WAA sax aadbadna umahad santahay ee wxn ku waydiiyay wll mashruucu ma mid soconayaa kaliya 2021_2022
    Balse immika oo 2022 bishii 7aad kaga jiro ma bilaabi karaa iyo cadeynteeda adoo raaliya wllo

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +2

      haa wll, waa mid soconaya. sababta marka hore sanadaha loogu cadeenayay waa miisanka lacagta in dadku arkaan. balse hada waa uu shaqaynaya. waliba hada soomali badan ma samayso muuqalo youtube shorts ah marka loo eego aalada kale ee tiktok. hadii aad hada samayso waxa macquula in si fudud dad badan aad ku hesho maadama aanay jirin dad badan oo kula tartamaya

    • @magic3521
      @magic3521 2 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 hyye zxp aad ayaad umahad fantasy

  • @serioussrs218
    @serioussrs218 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll kugu fanaa❤❤❤

  • @Seyriin
    @Seyriin ปีที่แล้ว

    Walal intee galasoxariiraa su al ban qabsa

  • @mohametamin8365
    @mohametamin8365 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin ragEt

  • @Sportes100
    @Sportes100 5 หลายเดือนก่อน

    Soomaal

  • @wacyimedia
    @wacyimedia 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Pro
    Keep going

  • @xaajigiixadeedmaray9358
    @xaajigiixadeedmaray9358 3 ปีที่แล้ว +4

    Ar TH-cam dhib badanaaa

  • @mohapoi5802
    @mohapoi5802 2 ปีที่แล้ว

    Keep up

  • @humeyramohames
    @humeyramohames 2 ปีที่แล้ว

    JzkAllahu kheyra wll

  • @abdikariimahmed1746
    @abdikariimahmed1746 2 ปีที่แล้ว

    Sida lacagta loogala baxayaa waa sidee wllo

  • @cawilcaalaan
    @cawilcaalaan 2 ปีที่แล้ว

    Marun baad sheegaysaa

  • @Inayusuf8
    @Inayusuf8 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah wallal

  • @Amiirmohamed7397
    @Amiirmohamed7397 2 ปีที่แล้ว

    Sidee youtube looga ùgu sameeya

  • @shamsonuurcali
    @shamsonuurcali ปีที่แล้ว

    😢😢😢😮

  • @stanimaals
    @stanimaals 2 ปีที่แล้ว

    Zxpo TH-cam shorts side loogu xidho adsens ifaa idee zxp

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      wll waxa loogu xidhaa uun qaabka loogu xidho youtube channelka adsense. shuruudihi ma buuxiyay youtubekagu wll ahaa 1000 subs, iyo 40000 saacadod. haduu buuxiyay waad ku xidhi karta, hadii kale shuruudaha marka aad buuxiso ayay haboon tahay inaad ku xidhato

    • @stanimaals
      @stanimaals 2 ปีที่แล้ว

      Waan buuxiyaay wllo lkn wala xidhay qabkii hore ayuu leeyahay

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      @@stanimaals qaabke wll?

  • @filimchannel4
    @filimchannel4 2 ปีที่แล้ว +2

    wll suaal ? waxaan soo gudbiyaa wax yaabaha baraha bulshada ka dhaca cod ayaan saaraa malaga yaabaa in Lacag Aan ka sameeyo 🤔

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      wll mida shortska ma hubo, maadama ay tahay wax go'aanka youtube ah in aad wax ka faaido muuqalada iyo in kale, balse hadii channelkaagu gaadho meel wanaagsan shuruudaha youtubena aad buuxiso maxaa diidaya, waad ka samayn kartaa lacag. balse hadii aan talo gaar ah kuugu daro hadii dad badan daawadaan muuqaladaada waxa aan ku odhan lahaa ku soco oo hadii aad wax ka hesho shortskana arag, hadi kalena buuxi shuruudaha si channelkagu unoqdo mid dhaqaale kuuso xareeya. shortsku maaha wax kaliya aad iskiu halayn karto adigo aan buuxinin shuruudaha youtubeka ee dhaqaale ka helida.

  • @xareedshow8641
    @xareedshow8641 3 ปีที่แล้ว

    Thnks sxb

  • @mohaz__saadaamchannel
    @mohaz__saadaamchannel ปีที่แล้ว +1

    Sida laiskuxiririuo

  • @LIIBAANTATV
    @LIIBAANTATV 3 ปีที่แล้ว

    Waan garanay taana

  • @ifrahmohamettosmaan7202
    @ifrahmohamettosmaan7202 3 ปีที่แล้ว +1

    Abwh somlia mku heli karaana lcg lbixida

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว

      walal, may waxa ad ubahan tahay qof lacagta lagugu diro oo jooga yurub ama america

  • @boqorada_stylka
    @boqorada_stylka 2 ปีที่แล้ว

    Zxb halkee kala soo xariirà plz isoo jawaab

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      whatsapp numberka qaybta hoose ee casharka yaala wll

  • @eventsland4k90
    @eventsland4k90 2 ปีที่แล้ว

    Nice

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 ปีที่แล้ว

    Music ayuun baa ka maqlaa dhagta midig 😢

  • @saawaadmt8776
    @saawaadmt8776 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @Dhacdoyinka
    @Dhacdoyinka 2 ปีที่แล้ว

    Arya dhakooy naga data ciyaarta😅

  • @maxamedyarisow22
    @maxamedyarisow22 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @empireshow1
    @empireshow1 3 ปีที่แล้ว +1

    TH-cam kayga hadaan u badalo ka wrn

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว

      Sidee walal?

    • @empireshow1
      @empireshow1 3 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 youtubekayga shorts ma u badalo karaa

  • @MkMk-ks1es
    @MkMk-ks1es 2 ปีที่แล้ว

    Zxp halke lagaala soo xiriiraa plz

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Telegram ama whatsapp wll 252657917414

  • @cabdifataaxahmed5375
    @cabdifataaxahmed5375 2 ปีที่แล้ว

    Okey TH-cam seen usamisan Kara

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      TH-cam channel sida aad usamesan karto miyad uga jeeda wll? Hadad uga jeedo daawo muuqalkan oo raac. th-cam.com/video/yxu7tW1Z6f8/w-d-xo.html

  • @yaxyaxussenbanjar8042
    @yaxyaxussenbanjar8042 2 ปีที่แล้ว

    Maxasanid wall tankiyo

  • @bushrocabdulaxmed4130
    @bushrocabdulaxmed4130 2 ปีที่แล้ว

    Wll somaliya makujirta🥲

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      May walal, kuma jirto.

  • @collyare246
    @collyare246 2 ปีที่แล้ว

    Ka waran youtubeka cadiga ah. Qof hargeisa jooga mu ka heli kara lacag ?

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Haa wll, balse waxa aad ubaahan tahay inaad ku xidhato qof jooga wadanka dibadiisa sida maraykan ama yurub oo kale

    • @shiineshaamjamac4234
      @shiineshaamjamac4234 2 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 sidee lògu xiranaa qofka ma telkiisa ayaa verify ku gareneysaa mise asagaba ku maamulaya

  • @moocadde1563
    @moocadde1563 3 ปีที่แล้ว +2

    Maxad practical noo tusi weyday hadal unbaad nooga baxadaye

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว +2

      walal practicalku waa sida loo adeegsanayo, muhiimada muqalkuna waa sababta aad u adeegsanaysid ama aad iskaga dhaafaysid, marka aad muqalka fahanto kadib ayay muhiim ku noqonaysa inad adeegsatid iyo inad iska dhaaftid

  • @umumizki5069
    @umumizki5069 2 ปีที่แล้ว

    Wll waxan rabaa inaan TH-cam furto mana garanayo sida loo furto hadaa icawin karto icaawi

  • @jilbagabtv
    @jilbagabtv 2 ปีที่แล้ว

    Mhdsnd bro

  • @mr--filims4517
    @mr--filims4517 2 ปีที่แล้ว

    Wll Video yo kaso samee sida videyo dheer Loso galiyo sida Fillimada

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Lama so galin karo xamse wll, hadii laso galin karo lama soo kordhiyeen shorts, sababto ah hore ayaa youtube muuqalo dheer loosi galin jiray. Ugu badnan 1 daqiiqobayaa laso galin kara wll hada

  • @Maxamed.Cali09
    @Maxamed.Cali09 ปีที่แล้ว

    Waar nagadaa hadii wadamo kooban lacagta lagu qaadanayo

  • @Muslimtv1-l1d
    @Muslimtv1-l1d 2 ปีที่แล้ว

    Waxba laga faa'ido maayo

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Miyaad tijaabisay wll?

  • @allamaganshiine6989
    @allamaganshiine6989 2 ปีที่แล้ว

    Master card malagula bixi karaa

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Waxa aanay ka shaqaynayn waa wadanka, iyo bangiyada ka shaqeeya, mastwrcard wadan kale ah haa, sida youtubeka kale ayaad wadamada kale ku xidhanaysa

  • @Naasir_Alaska
    @Naasir_Alaska ปีที่แล้ว

    Mhdsnis

  • @WARIIFKA_TIKTOK
    @WARIIFKA_TIKTOK 2 ปีที่แล้ว

    Lpx lacag ta number maliga sodiri karpaa😫🔓🙏

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      may wll, kaliya waa akoon bangi ah, waliba wadamada laga ogol yahay oo kaliya ah. kumana jirto somalia