munaafaqadii jeegaantii qaaxology oo durbaankeedi dib loo tumayo waayo Garxejis baa kursiga ku dhaw bal Arap’kan aan hal xildhibaan ku leh wakiilada deegaanka hargeisa waa 0 markaasay ku yeelihiin madaxweyne baanu rabnaa 😂🤣 haday dhab ka tahay Cabdiqadir Jirde muu isdhiibeen ee waxay rabaan ay ururka Awal ka iibiyaan…
Cali guray libaax , wallahay wuu iga qosliyay 💯
Wellcome mujaahid codkaygu waa iga diyaar walee
Walle waa runtaa❤
Mansha Allah Hambalyo Somaliland iyo Ururka Horseed.
Csli guray waa ninka ugu runta badan Somaliland
4Sano oo aamusnaan ah ugu danbayntii Ali Gurey wuu hadlay
munaafaqadii jeegaantii qaaxology oo durbaankeedi dib loo tumayo waayo Garxejis baa kursiga ku dhaw bal Arap’kan aan hal xildhibaan ku leh wakiilada deegaanka hargeisa waa 0 markaasay ku yeelihiin madaxweyne baanu rabnaa 😂🤣 haday dhab ka tahay Cabdiqadir Jirde muu isdhiibeen ee waxay rabaan ay ururka Awal ka iibiyaan…
Cabdulaahi darawel soo ma aha ciidagale
Xoolo ayaad tahee. Qabiil dambe la isku dooran maayo. Anaga u codeynayna on isku qabilna ahayn. Durban qabiil dhamaa