Dhaxalreeb - Suldaan Saciid Maxamed Gaeraase

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 7

  • @khada917
    @khada917 18 วันที่ผ่านมา

    Suldaan siciid m. garaase isim muxtarim ah Alla haku xafido

  • @abdinasirdaud3798
    @abdinasirdaud3798 18 วันที่ผ่านมา +1

    Suldaanka cimriga caafimaadkaba allaha u siyaadiyo,,,,,

  • @user-ec1uf4qi1t
    @user-ec1uf4qi1t 17 วันที่ผ่านมา

    Suldaan qalbi fiican

  • @umubilalaadan8272
    @umubilalaadan8272 16 วันที่ผ่านมา

    Abtigay macaane Allah haku xiftiyo

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 16 วันที่ผ่านมา +1

    Ascww: SuldaanGarase: waaa adeer igu qaali ah waa ii saaxiib igu qaali ah, SuldaanGarase waxaan kula kulmay wadankan Zambia Magaalada Ndola" iyo Lusaka" iyo saaxiibo kale oo qaali ah: waxaan xusuustaa gaar ahaan Amiir ShekhXuseen. Waqti ay Zambia ku yimaadeen Barnamij Diini ah ama Tabliiq: Runtiii waqtigaasaa ku kulannay: Aniga AhmedSido iyo Nin aynu saaxiibbo aheyn. Oo ay inoo xusheen ineynu kala qeybqaadanno howlaha Tabliiq ee ay Zambia u yimaadeen. SaaxiibSuldaanGarase adeerqaali ah aad baan u Salaamayaaa.

  • @diiriye9guure856
    @diiriye9guure856 17 วันที่ผ่านมา

    Asc.Shiine Axmed Guuleed ii mala raayoo

  • @bashiraden3094
    @bashiraden3094 18 วันที่ผ่านมา

    Waa odaygii AARAN JAAN ugu weynaa weligiina puntland kama shaqeyn awalna AFWEYNE ayaa sameeyay waagii Carte ayuu raacay maantana AARAN JAAN ayuu la socday weligiina kheyr kama shaqeyn.