Xbbti jawhir alla yibarik abyo gabdha kaliya indhaha nooo kala furtay Allah Nooka soodiray wax badan badan subxanallh nolosheena kabdashy siiba qastan gabdhaha
SCW Jawaahir Walaalo gacalooy aad baan Ku salaamay tel kaagi ba iga baxay walaal ila soo hadal insha Allah aaynu isa salaane mar hore aya isuugu Kay danbeeyse love u walaalo ❤❤❤
Jumcihi laso dhaafay saadaqo aya baxsaday siidan shaaqo u heelo jumcihi danbey waba helay Alhamdoulillah arimaha saadaqada kaso hadal xabibti dadka kugu xiiran uga faa iday insh allah Djibouti kaso salamaya Égypte wan uso socda wan is arki dona insha allh
Jawahirey xbibti ilahay kheir fara badan haka siiyo adiga iyo Dr hassan jaamici waxban aya idinka faa idayste walahi istiqfarta ilahay waxbadan ayu igu siiyey Alhamdoulillah marhorey Qof salaada tuugada ma ahayn marki Aan bilabay istiqfarta waxkasta ayey ii fududaysa xita sallada soubaxa Alhamdoulillah
Masha allah xbbti alle Haku dayo guul wacan ❤❤❤
Xbbti jawhir alla yibarik abyo gabdha kaliya indhaha nooo kala furtay Allah Nooka soodiray wax badan badan subxanallh nolosheena kabdashy siiba qastan gabdhaha
لااله الاالله ملك حق المبين لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم
SCW Jawaahir Walaalo gacalooy aad baan Ku salaamay tel kaagi ba iga baxay walaal ila soo hadal insha Allah aaynu isa salaane mar hore aya isuugu Kay danbeeyse love u walaalo ❤❤❤
Xabiibti hye qaali
Masha alah jawahir WA MAMA taqwada kufican qeyrka jecel ilahey hana wada barakeyo aamiin yarabi
Masha alaah jawahir abaaayo telagamka likiga sodhig ama souqoranyahy soqor
Salaan sare habo allah ha hu barakeeyo markaan daciifo ayaan ku dhegeystaa jazakallahu alfa kheyr
Jumcihi laso dhaafay saadaqo aya baxsaday siidan shaaqo u heelo jumcihi danbey waba helay Alhamdoulillah arimaha saadaqada kaso hadal xabibti dadka kugu xiiran uga faa iday insh allah Djibouti kaso salamaya Égypte wan uso socda wan is arki dona insha allh
Shala jimcahi saliga nabiga arin murug igu heysan ale igu sahley alx
M.a❤❤❤jawahir
Masha Allah Jawaahir aragada abshir Subax wanaag san 90% guur keena waa daney si ama nin ama naag, danta marka dhamaato waa bes.
Jazakallah qeyr abayo
Mnsha allh alle ha ku xafido jawaarin
Masha Allah🤲🤲❤❤🙏🙏💯💯
❤❤❤❤❤Masha’alah Beautiful Speech🎤
Jacel ilahey an jeclano jacel nin somali waligin ha uqadina nin somali jacel mayaqano xiso ayey yaqanan ok
Amiin Abaya isoduce plz Muradba leyahay isoduce Inu ilahay ifududeya suratul baqra iyo istiqfarta saliga nabiga waaqri intan socda iyo jikada Ano kujira
Masha Allah alle haku barakeeyo wll
Walalshay iso qor lanbarkaga
M.a wlshy qali dar alle ku jeclhy❤️
Dhiri galiso👸🏻
Wallahi jawahirey kula midaa ahay qofka oo hadlinaa dareemaa Amar ilahay
Masha Allah macalimadeena Mahadsanid 🙏💯
wcz Abayo jawahir
Asc abayo jawahi se thy wan idin salamay adi iyo walalaha qeerka jcl abayo ale dartii ban ku jclhy waxa waye gabar somaliyed waxan ahay hoyo heysado 3 caruur waxn jogaa somaliya gado balad xawo abayo icawiya adi iyo walalaha muslinka ah abayo 100 xata iku cawiya
Xabibti jawaahir mela kalasoxariro isheg
asc wll jawahir iso jawab wll melan kala so xiriro isheek. jawahurey wll dhibato ayaa I haysata wll fadlan hadad icawinkarto I cawi wll😭😢😥😰
Mashaallah abaayo thanks ❤❤❤
Masha allah Alle haku barakeyo qaali❤
illahey ka magan galnay jacaylkaas
Mansha Allah
Masha allah❤
Mashallh.jawaahir.ilaahy.hakuxifdiyo.abaayo
Masha Allah abayo Allaha kudhowro ❤
Jasakumullahu qer
Jawaahirey wht isapkga maheli kara
sas waye aqriska cadi mahan aniga malintii waxa aqris bilabay nolosheda waxa badan is ka bedelay
Masha allah💐💐❤❤❤💓💓
Waaruntaa walasheey watalimiin intidhaa badhaan
Abyo iso duceyo in alle ifudeyo armahega
Asc wllo alaha kuxafido
Murad ban leyahay isoduceya wllyal si niya ah
Allah ku fududeyo wllo muradkga
Dhamaanteen allaahuma aamiin
Masaha.allah. kuxadiyo
Mashaa allaaah abaayo💞💘🌷🌹💕
MashaAllah abayo shukran
Mansha Allh wllo Alle haku xaafido
Abaayo group linkiga soo dhig searching wuu soo qaban la yahay 👍
❤❤❤❤💋💋💋💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰🥰
❤❤❤❤
Asc jawaahir
Telegramka halka soo
Dhig aan ku soo biirnee xapiipatii qali
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha gulinshallh
Apyo groupka telegram mute dhahdaype sidee qof wax oga so gudbina ama qof talo oga bixina bal so jwaab
Masha allaaah
Jawahir qalbi dajiso♥️
Abaayo groupka adigaly wax ku soo diri karto anaga wax maku diri karno
احبك فى الله حببتي🫂🥺🤎
Hhhhh😂😂😂 wlhi waa iga qoslisay
Hhhh jaceelka jecliya aniga
Madsanid walaasheena
Wcs ukhtii
Jecel MA aqan danesi waaye
Jawaahirey abaayo numberkaaga ma heli karaa, min fadlik
Fiiri sis su Al ayan ku weydinay dhowr jeer mana noga jawab tid taso ah inaad kaso hadasho sida luqada maser lagu baran karo plz jawabta naso sii
Xaadir wankaso hadlaa bi idnillah
@@jawaahirhussain2890 I.a mahadsanid xabiibti
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته كيف حالك يا قلبي
We love you 😍 ❤ 💜 ♥ 💕 💓 😍 ❤ 💜 ♥ 💕 💓 😍 ❤ 💜 ♥ 💕 💓 😍 ❤ 💜 ♥
Numberka telegranka noo sheeg wll
Asc
Abaayo groupka maba ka hadli Karnes Ling soo dhig mise numbarkagi no sheeg
Asww
Ababl 🤣🤣
Asc