Online $150 Maalinkii Malaga Sameyn Karaa Xaqiiqooyiin Dhab Ah.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2023
  • Nagu soo booqo bogeena Facebook
    / samewadeacademy
    Booqo Groupka cashirada
    t.me/samewade
    Nagala soo xiriir
    samewadeacademy@gmail.com
    t.me/samewadeacademy
    #online #money #onlinemoney #makemoneyonline #makemoney #real

ความคิดเห็น • 59

  • @faysalfaamtube3137
    @faysalfaamtube3137 ปีที่แล้ว +8

    Mclin Waad aamisanhy inaad macalin walba wax walba dhigo inaad ka fiican thy ku darso social media wax lagu soo gudbiyo inaad thy qof ugu wanagsan lafahmi karo wax laga baran karo inaad thy wllhi keep going ❤️🙏

  • @Abdullahi114
    @Abdullahi114 ปีที่แล้ว +3

    ustaad xaqiiqda ayaa ka hadashay muqaalka waqtigii loo baahnaa ayaa ku soo aadisay
    Mahadsanid 💯👏

  • @Motivationer288
    @Motivationer288 ปีที่แล้ว +1

    i finished teacher ilaahey kheer haku siiyo

  • @sharmaakemaxamed2026
    @sharmaakemaxamed2026 ปีที่แล้ว +1

    Ustad mahdsanid keep going

  • @maxamadcabdi2827
    @maxamadcabdi2827 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah mahadsanid

  • @maxamadcabdi2827
    @maxamadcabdi2827 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @Ismailhusni571
    @Ismailhusni571 ปีที่แล้ว +1

    WAA MUUQAAL AAN SUGAAYEY MAHADSANID USTAAD

  • @user-rz7cr6qz6z
    @user-rz7cr6qz6z 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad

  • @AbdilahiMohamed-jd9dq
    @AbdilahiMohamed-jd9dq ปีที่แล้ว +1

    😍M.a ustaade xaqiiqada dhabta ah ayaad kadashay, ani asxaabtaas wandawaday, waana dareemay iney kabad-badistahay, hasayeeshee haldhinac ayaan isdhahay waa macquul, lkn nasiib xumo adi muuqaalkaan kuma aadan xusin, inkastoon rajeynaayo inaad kasoo hadlidoonto, madaaba aan umaleynayo in ay dadbadan oo sideydoo kalaa jiraan,qaabkaasna waa waxa looyaqaano shaqada xorta ah (freelance ).
    Mahadsanid ustaade waan filaa inaa kasoo hadlidoonto madaama aad xogbadan kaheyso sidaa hadaba kan uga hadashay oo kale.✋

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว +1

      Insha Allah Midas waan kaso hadli dona Ustad, Freelance iyo ilaha ay sheegayan waa dhab lacag walaga sameya Balse si ay sahalka qofka ugu sawiryan oo ay riyo Maalmeedka u gilinayan inuusan ahayn baan cadeynayi Maanta.

  • @ahafiidarahmannorgaraash2973
    @ahafiidarahmannorgaraash2973 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb

  • @mohamedosman7975
    @mohamedosman7975 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @mohamedhussein-oz8xb
    @mohamedhussein-oz8xb ปีที่แล้ว

    Tnx ustadh

  • @zamzammohamett6828
    @zamzammohamett6828 ปีที่แล้ว

    M.a ustad

  • @ahmedbaashi8872
    @ahmedbaashi8872 ปีที่แล้ว

    Thanks masuul
    Waxbadan baan ka faa iday
    🙏

  • @mohamedAhmed-eh6kv
    @mohamedAhmed-eh6kv ปีที่แล้ว

    Ustad wlhi daacadnimada kugu jeclhy respect

  • @westiman
    @westiman ปีที่แล้ว

    Mahasanid macalin onle ka madax madax ayaan usoo kali rabay
    Lain luwaha ayaan ku soogalaa 🚸

  • @Yusuf_issack
    @Yusuf_issack ปีที่แล้ว

    Wan dhamesti ustad mahad snid in bdn 🙏🙏

  • @gacalhussein688
    @gacalhussein688 ปีที่แล้ว +2

    Wan dhameystay thanks so much wll waxbadan iga jahil bixisay

  • @engabuukar
    @engabuukar ปีที่แล้ว

    Masha waxbadan oo naga qarsanaay ayaa naga daba keeysay
    Haa waan dhameystay

  • @Markaawi9
    @Markaawi9 ปีที่แล้ว

    ma ustaad muuqal aad uwanagsan ayaad inoo soogudbisey mahadsanid ino sobadi muuqalada noocano kale ah

  • @jabiryare8914
    @jabiryare8914 ปีที่แล้ว

    Macalinka social media aan ku xeranahay thy horay u soco🙏🥰

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid

    • @jabiryare8914
      @jabiryare8914 ปีที่แล้ว

      @@SAMEWADEACADEMY ustad Dan yar ka Le yahay inte Kala so xariraa please 🙏

  • @Markaawi9
    @Markaawi9 ปีที่แล้ว +1

    waan dhameystey ustaad aad baan ugu helaa muuqalada noocano kale ah aniga kashaqsiahaan locationkeyga waa turkey ustaad halkaa ayaan kaadawada

  • @mindset1ark
    @mindset1ark ปีที่แล้ว

    asc ustad
    codsi:sedee backround music loga jaraa software audacity

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว +1

      Ustad labo cod isku jiro in lakala saaro aad bay u adagtahay Balse muuqaal iyo cod wala kala reebi karaa

  • @abdirahmaanali24
    @abdirahmaanali24 ปีที่แล้ว

    Geela bashiir iyo warsame bade dadkay waaleen ayaan kujiraaa course 40 dolar isoo bandhigeen wllhi waayabay 😃

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว +1

      Ustad Inta badan dadka ka hadla Online lacag ka samaynta dhamantood waa isku mid xita kuwa Ajaaniibta ah Dhalintay riyo maalmeed giliyaan xaqiiqdana way ka qariyaan

  • @maxamadcabdi2827
    @maxamadcabdi2827 ปีที่แล้ว

    7k group ka kujirta maxay maxay usoboqanwayen janelka

  • @faysalfaamtube3137
    @faysalfaamtube3137 ปีที่แล้ว +1

    Macalin Waad mahadsantahay wax walba soo dhigto waan sameyaa waxaan kaa Rabaa sida cup loo sameyo bilow ilaa dhamaad inoo soo duub nambarkaaga halkii ka helaa

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว

      ustad telegramka igala soo xiriir t.me/Suldan_fiqi

  • @jabiryare8914
    @jabiryare8914 ปีที่แล้ว

    Ustad blogging noo bilaaw👍

  • @farhanrukun
    @farhanrukun ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad baad u mahadsantahay ustaad waxaad tahay macalin nagu qaali ah
    Waxaan kaloo u mahad celin sxpky sugayb kaydsane oo sabab u noqday inaan ka mid noqdo ardayda ka baxday samowade academy
    Mahadsanid sxp

  • @abdirahmaanali24
    @abdirahmaanali24 ปีที่แล้ว

    Alla ustaadow maxaan kugu mahad celiyaaa macalinka kaliya oo wax xaqiiqa ah. Oo lataban karo noola imaado

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial7872 ปีที่แล้ว +1

    Ustd kasoo hadal sida loogu shaqaysto freelance qaab ah sida fiver, up work iwm.

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว +1

      Hyeh Ustad wiliba dhawnahan aan kaso diyaarinaa Insha Allah

  • @faysalfaamtube3137
    @faysalfaamtube3137 ปีที่แล้ว

    Muuqaalka bilow ilaa dhamaad waan dhameystay wax badan ayaan ka faa,iidney

  • @abdiazismaxamed7665
    @abdiazismaxamed7665 ปีที่แล้ว

    Ustaadow lkn digital marketing waad ka sameen kraa somaha maalintii maalinti 100dollor iyo kabadan

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว

      Haa Boqolkii Boqol lkn dadaal badan bay kaa rabta

  • @maslaxsuuley4532
    @maslaxsuuley4532 ปีที่แล้ว

    Ustad waa mahadsantahay lkn coursekii computer ka soo geli adigoo mahadsan

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว

      Ustad waan soo gilina Diyaarintedana waanba ku jiraa insha Allah Dhawan waan soo gilin doonaa.

  • @wllcalichannel6609
    @wllcalichannel6609 ปีที่แล้ว +1

    Qaarna horaan u ogaa qaarna hadaad ii faaideysay Mahadsanid Engineere

  • @ahmedbaashi8872
    @ahmedbaashi8872 ปีที่แล้ว

    Freelancer iyo blogger ka
    Kasoo sifaah faahsan walal
    Ayagana faatadhug iyo been leee miyaaa???

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว +1

      Maya Ustad waa wax xaqiiq ah lacag dhab ahna laga sameyo Balse si ay iyaga u dhigayan iyo buunbuuninta ay sameynayan ma ahan inaad lacag ka samaysid wiliba lacag fcn inay kaso gasho waqti aad u badan bay kugu qadanaysaa