Gabar Soomaaliyeed oo jacayl u dhimatay, Ninkii ay jaclayd oo la wareystay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024
  • hadaa doonaysid inaad shaqo ka dalbatid ENERGY TRUCKING, fadlan buuxi arjigaan, qof kamid ah shirkada ayaa kula soo xiriiri doona sida ugu dhaqsaha badan
    job application
    forms.gle/skft...
    If you want to apply for a job in Energy Trucking, please fill this application, and one of representatives will reach you as soon as possible,
    job application
    forms.gle/skft...

ความคิดเห็น • 520

  • @AliOmar-xt1sy
    @AliOmar-xt1sy 3 ปีที่แล้ว +18

    Nin jacaylkiisii dilay baad noo wareysanaysaa, waar naftu waa macaantoo, naxdin baan ka qaadee, nagadaa yaanan habaarine

  • @susuumoha6879
    @susuumoha6879 3 ปีที่แล้ว +14

    😭😭😭😭😭😭war ninku waa qaatil gabadha magteeda halaga qaado miskiinta dhagax bay jeclaatay

  • @farmamediagroup5860
    @farmamediagroup5860 3 ปีที่แล้ว +17

    wxaan qiso maqly jecel lana iga shekeyo ladhaho hebel qsada qabsaaty lkn maanta qiso dhab ah wlh la ilmye oo qofkii kudhacdey ka shekeenyo ayaaa arky 😭😭😭😭😭😭Alla xanuun badnaaa alle ha u naxriisto sabr io iman alle hakasiyo dadkii janada ku kulma alle haniga dhigo 🤲alla xanuun badnaa alla jecelka qaraar badnaa😭😭😭😭😭

  • @hassanahmed898
    @hassanahmed898 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa jacaylkii miyiga ee lagu mirqaami jiray faynuuska, inta timaha subag lagu soo dhaashado

  • @samsamsaid1980
    @samsamsaid1980 3 ปีที่แล้ว +16

    😢😢ax qof bila dareen ah baa helay wlhi waana sababta aan ila hada uga baqo in aan qalbigayga qof sidhab ah usiiyo 😓💔

    • @DrMAOmar
      @DrMAOmar 3 ปีที่แล้ว

      Qofkaadi baad wali helin ee raga wanaaga baa ku badan

    • @abdirahmanibrahim6706
      @abdirahmanibrahim6706 3 ปีที่แล้ว

      Nin Libaax baan wali ku helin ee meel aan kaasoo raadino noo sheeg Adreskaaga iisoo sheeg zamzam

    • @samsamsaid1980
      @samsamsaid1980 3 ปีที่แล้ว +2

      @@abdirahmanibrahim6706 😂😂😂 kaas oo miiran baad tihiin waxaad tihiin raga kufaana hablaayo wan ka oohiyey 😢🤷‍♀️

    • @samsamsaid1980
      @samsamsaid1980 3 ปีที่แล้ว +1

      @@DrMAOmar laga yaabe

    • @abdirahmanibrahim6706
      @abdirahmanibrahim6706 3 ปีที่แล้ว

      Samsam said nur sorry koley ragga somalida waxka fiican malahan 99% halkaas soo harey ha u wada xumeynin ragga sorry waxaad ka eegtaa raggu iney ficanyihin aabahaa. Abtigaa Awoowahaa adeeryaashaa dumaashiyashaa iyo caruurta aad waalidka utahay indhaha kala fur my sis

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 3 ปีที่แล้ว +14

    Ree baadiye aan jacayl waxba ka aqoon buu ahaa 💔😢😢😢😢😢😢

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 3 ปีที่แล้ว +6

    Gabar jecel dartiis udhimatay gabartaan Ardaa baa ogu horeysay allah ha u naxariistee.
    niman bdn baa jecel god ugalay lkn tanaa u horeyso

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaha unaxaristo inantas ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Janatul firdows Allaha nagu kulmiyo damanteen

  • @AN-xv1er
    @AN-xv1er 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanalaah war waxan oo kale umada ha hor keenin tani sheeko maaha waa waali

  • @ifkanolosha9791
    @ifkanolosha9791 3 ปีที่แล้ว +4

    😓😓Xanun badanaa qof markusan ku jecleyn WA nocan runti od adi le dhab u jeclaato wayo hadu Asna jeclan lahaa isug bu dhihi laha o nin kale Uma ogoladeen sababteda ayu noqday Alle ha unaxariisto gabadha naxaristi jano rabi haka waraabiyo

  • @nusiybamohammad4688
    @nusiybamohammad4688 3 ปีที่แล้ว +8

    Ninkan waa reer badiyo jacaylna wax kama yaqaano jacaykiisu waa jaadka uu mmarwalba sheegayo gabadhaas wuu ku cayaray doqonka

  • @asijaberger6182
    @asijaberger6182 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa sheeko aad u xanuun badan! Walaalkeed baa qaladka ugu weyn lahaa. Inuu diido may ahayn, markii ninkii qabey rabey inuu ninkan xamar ugu geeyo.

  • @Mohamedhassan-nd4om
    @Mohamedhassan-nd4om 3 ปีที่แล้ว

    Ninkaas udayga ah ee dhagjar aad ayuu u mahad san yahay qisada soo martay oo uu nooga shekeyay rubtii waxaan ka faiiday wax badan oo ah dadka in aan nafsi laga gallin hadaad gashana ey adiga ku dhibi doonto bal iyaas nin kaas odyga ah laftir kiisa dhibta uu soo maray war dadow waa ku cimri qadasho mr aad ayaad u mahad san tahay aad u raadi shekooyinkan dhab ta ah ee horay u dhacay si aan cashar uga qaadano tnks mr ali haraare

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf 3 ปีที่แล้ว +9

    Inaad iska aamustaa kuu khayr rooneyd

    • @xogtaheesaha530
      @xogtaheesaha530 3 ปีที่แล้ว +1

      Waayo sxb

    • @ommahmed6651
      @ommahmed6651 3 ปีที่แล้ว

      Haa wallaahi indho adayg buu kani dhameeyay

  • @hindaabdi896
    @hindaabdi896 3 ปีที่แล้ว +11

    Kani jaadka ayaa laweynaa ee jacelka mardabe ayuu ogaday

  • @MohamedHassan-in7rn
    @MohamedHassan-in7rn 3 ปีที่แล้ว +1

    Jaad baan cunay kama xishoodaa reer waqooyi kaaga darane naag ka ajnabiya afkaay iigu gurtay oo hada gacantayda ayadoo haysata ayay dhimatay subxaanalaah allow qaatuma san

  • @mohamedsalat6579
    @mohamedsalat6579 3 ปีที่แล้ว +32

    Ninkaan Markaan Dhegeystay Waxaa iisoo Baxday in Gabdhaa Magteeda Lagu Leeyahay

    • @rahaabdi1644
      @rahaabdi1644 3 ปีที่แล้ว +2

      Aad iyo aad Waa Mannexe

    • @nasrihaji5581
      @nasrihaji5581 3 ปีที่แล้ว

      WAA UUN BEEN ABUURAYA WAA MALAWAAL KA BUUXDO MASKAXDIISA AQOON UU LEE YAHAY REE XASAN FAARAX

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa su aal fiican ayaad ku hadashey ali thanks 🙏

  • @huda9105
    @huda9105 3 ปีที่แล้ว +3

    Maba uu jecleen waa reer badiyo la jecladay oo gabdha u sabab ahaa allh unaxaristo

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 3 ปีที่แล้ว +5

    It looks like true story, very possible, carruurnimo, caydhnimo iyo caadadeed.

  • @isismadeinisrael.6929
    @isismadeinisrael.6929 3 ปีที่แล้ว +5

    WAA SHEEKOOYINKII BUUGTA LAGA QORI JIREY!!!!.
    SHEEKADAANI QORAAL BAY U BAAHAN TAHAY!!!.

  • @mohaabdigeelle6951
    @mohaabdigeelle6951 3 ปีที่แล้ว +7

    Gabadhaas magteeda iska bixi balo ku jeclaataye

  • @Ohirab11
    @Ohirab11 3 ปีที่แล้ว +1

    gabadhaas rabi ha unaxariisto balse wa gabar sikastaba loo dayacay

  • @MohammedAli-yw3hd
    @MohammedAli-yw3hd 3 ปีที่แล้ว +5

    Caloow gabadha ALLAAHA unaxariisee in magaceeda saxda ah la sheego uma fiicna intii ladhalatay iyo intii dhashayba waxay ahayd in la maldaho ama la qariyo gabsdha macheda.
    Waa anshax xumo waa inaad XAAL KA BIXISAAN !!!!?
    iyo CUDURDAARSHO.
    Waayoo
    Helaayo hebel bay ahayd waa dhaqan xumo
    Ka soo qaad walaashaa oo kale
    Caloow garta qaado sxb.
    ANSHAXANA ILAALI!!

    • @abdirasakali8074
      @abdirasakali8074 3 ปีที่แล้ว

      Cilmi Boodhari ba sow kan la sheego. Qof baa qof jeclaaday ceeb ma ahan ama rag ha ahaado ama dumar ha ahaado wll. Waa taariikh u baahan in wax laga qoro.

    • @june6206
      @june6206 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirasakali8074 somali iyo qaris adba kala kar 2021 no qaris

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 3 ปีที่แล้ว +24

    Danbiile ayaad tahay gabadha waa lo goysay in maxkamad lugu soo taago ayay ahayd

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 3 ปีที่แล้ว +1

      @@dayax11 horta garac baad tahay ibnu sino ah garacna ma xishoodo sidaadas weeyi danbiile hadaano ahayn maxaa gabadh aanu guursanayn laba sano ula socday

    • @maaamoj1539
      @maaamoj1539 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaahi sax ha dhiibo diyadeed

  • @foabrar8254
    @foabrar8254 3 ปีที่แล้ว +5

    Allaha u naxariisto ardo

  • @zahramohamed3641
    @zahramohamed3641 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa qaatil inanta xaqeeda ha lawaydiiyo

  • @faaraxbashir8719
    @faaraxbashir8719 3 ปีที่แล้ว +26

    Ninkani waa jacayl kudhiigle ee maxkamed jacayl Haday jirto lasoo taago

  • @wiikasomaliween2673
    @wiikasomaliween2673 3 ปีที่แล้ว

    Caloow abwaanka waa naga badiyay
    Profi cabdi Ingeres isoo xasuusiyay

  • @subax5439
    @subax5439 3 ปีที่แล้ว +22

    Nin. Reer baadye ah baad aheyd jaceyna waxba kamad aqoon

  • @omaribrahin5210
    @omaribrahin5210 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha ala wlhy xisidan waan la yaabay dhab ahaan bay iila muuqataa war ragow dumarka ilaaliya waayo dhagjar jacayl nin wax ka yaqaana ma ahayn non kale buu ku xawilay

  • @rashiidwereerdarwiish1263
    @rashiidwereerdarwiish1263 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc ninkan waxaa uu sheegayo waxba kama jiraan anigaa xogogaal u ahaa iyo goob joogba allaah ha u naxariisto marxuumad ardo faarax dhammeeye
    Been cad buu sheegayaa

  • @MoustaphaBenchideh
    @MoustaphaBenchideh 3 ปีที่แล้ว +13

    Horta Hodan-na way foolxumeyd ayaa la idhaahdaa yee, ma dadka fooshaxun unbaa jacaylkooga loo dhintaa :D ???

    • @fursadonlineacademy3007
      @fursadonlineacademy3007 3 ปีที่แล้ว

      Veux-tu savoir, walaal qaali Subscribe noosaar

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 3 ปีที่แล้ว +3

      Sidokale leyla ma ehen gabar qurux bdn, marba lagu dhahay qeys adigo gabdhaha kuwa ugu qurxan heli karto mxa leyla foolxun ku daba dhigay markas bo ugu jawabay leyla quruxdeda indhaha iyo qalbiga qeys lee dareemi karo 🌹, true love wx kle wye ❤️

    • @zeynababdi5520
      @zeynababdi5520 3 ปีที่แล้ว +2

      Naftaydu mafbay rabtaa naftuna nafkalayrabta lkn adiga dambeele ayaa tahay eyaa waa odayga

    • @ubahjama4141
      @ubahjama4141 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk!!

    • @aishakuus60
      @aishakuus60 3 ปีที่แล้ว

      ANIGA NAFTEEYDA WAAN ISKA MANSHA ALLAAHEESNAHAY MAGACEEYGABA KAGARO HADANA WAAN HUBAA HADAAD MARQURA I ARAGTID IN NAFTUBA KAW KAADHIHILEHEEYD.
      KKKKKK BALLAHA KUUNAXARIISTO.

  • @abdirizakosman2936
    @abdirizakosman2936 3 ปีที่แล้ว +2

    Ardo dhameeye allaha unaxariisto.

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 ปีที่แล้ว +1

    Balo waatii meel go,an baa la yiri.......Dhegjar ma Ceydiidkii Habargidir oo soo noolaadey baa.......Isu ekaa.........Jaadka uun buu jeclaaa ninkaani. Tacsidii xitaa muu imaanin.

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 ปีที่แล้ว +1

    I liked it
    Dad waa Dadkii Hore
    Jecel Loo dhinto. Tolow sow dhedhemayaa .
    Duulkaan hada Joogo jugta Culus
    Ayey Jeceyl u fahmayaan .

  • @abdirahimmohamedahmed3399
    @abdirahimmohamedahmed3399 3 ปีที่แล้ว +7

    Qof dambiile ah baad tahay doqonkan qalbiga xadiidka ah in aad na horkeento cali xaraarow ma ahayn anagaa calool xumo nagu riday

  • @aliadamofficiall3528
    @aliadamofficiall3528 3 ปีที่แล้ว +7

    Waxa rabaa cali xarare inaa weeydiiyo adiga maliin walbo waxa dadka martiida ku ah ku hor cabtaaa cafe lkn quf ka kula fadhiyo waxabo ma siisiid ma baqiil nimo ka thy mase

  • @asmaosman8372
    @asmaosman8372 3 ปีที่แล้ว +1

    Ali Harare no so badi Qisoyinkan o kale thank u

  • @fankalove3543
    @fankalove3543 3 ปีที่แล้ว +22

    Waagaa gabadha ma jeclayn ee hada ayuu kusoo laba kacleeyay 😂😂😂

    • @zaidabdinassir5112
      @zaidabdinassir5112 3 ปีที่แล้ว +4

      Isagana haudinto idin ilaah

    • @ejjeehheehhe4288
      @ejjeehheehhe4288 3 ปีที่แล้ว +4

      Marku kali dareemay 😂😂

    • @khadraabdullahi9929
      @khadraabdullahi9929 3 ปีที่แล้ว +3

      Love is a very powerful feeling

    • @khadraabdullahi9929
      @khadraabdullahi9929 3 ปีที่แล้ว +1

      When u don’t want see somthing u close y eyes,feeling

    • @khadraabdullahi9929
      @khadraabdullahi9929 3 ปีที่แล้ว

      When u don’t want to see somthig u can close y eyes,but u can’t close y hurt

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 ปีที่แล้ว +2

    Waw waa qiso mudan in la qoro jacaylku wuu jiraa. Ardo ALLE ha u naxaristo

  • @bilaalforexacademy9830
    @bilaalforexacademy9830 3 ปีที่แล้ว +5

    Geeljire aan jacayl garanayn buu ahaa gabadhaaasi isagaa markii hore been ku akhriyi jirey.

  • @muuminad3143
    @muuminad3143 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninga lama jeclaado hadaad rabto inaad raaxo ku noolaato.

  • @cismaanmaxamed4847
    @cismaanmaxamed4847 3 ปีที่แล้ว +9

    Ascww waan gartay xasan farax dhameye wuxuu ahaa nin jaarso ah
    waan aqaanay si fican
    wuxu ahaa rer jijiga iyo rer jinacsani

    • @polarity8840
      @polarity8840 3 ปีที่แล้ว

      Exactly ninkan hala so qabto 😂😂😂

  • @ahmedlove7960
    @ahmedlove7960 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan qiso dhaba oo uufahmayo qof jacayl haleelay ayuu ka sheekeyay khaladka uu galayna wxy ahayd dhalinyarnimo iyo isagoon jaclayn gavadha 😭😭😭😭😭

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 3 ปีที่แล้ว

    Haq ayaa ku haleeley is ka cafi

  • @canabsiciid9689
    @canabsiciid9689 3 ปีที่แล้ว +3

    Ragga Somalida hadday gabari jeclaado waxay moodaan inay gabadhaasi wax dhimatay tahay markaas buu sii cararayaa

  • @mohamedsharif4863
    @mohamedsharif4863 3 ปีที่แล้ว +12

    Reer miyiga markaad jeclato Dantooda ayeey ka jecel yihin tixgalinta qalbiga jecel alle hawnaxatisto marxumada

    • @elmiyusuf396
      @elmiyusuf396 3 ปีที่แล้ว +4

      aad baan u qoslay reer miyiga markaad jeclaato

    • @elmiyusuf396
      @elmiyusuf396 3 ปีที่แล้ว +4

      naxariis ma leh reer miyiga waa dad aad u adag

    • @mohamedsharif4863
      @mohamedsharif4863 3 ปีที่แล้ว +4

      @@elmiyusuf396 Haa wuxu laso tagan yahay markay dowladu muqdisho ii bedeshay ayaan nin kale ku daray oo baabur shidaal kuso shubo ku dhahay iyaadina naa isa soo hagaji nin baa ku gursanaye bal hadal xumida kawaran qalbi adayg weeye

    • @elmiyusuf396
      @elmiyusuf396 3 ปีที่แล้ว +4

      @@mohamedsharif4863
      waliba wuxuu yiri ninkale baan u guuriyey gabadhii ma isagaa dhalay caqljgiisa eeg wxaas baa nin ah

    • @ogowwaxbadan2893
      @ogowwaxbadan2893 3 ปีที่แล้ว

      Marabtaa barashada quraanka kariimka iyo culuumtiisa qaab online kubaratid haday jawaabtu tahay haaa nagala sooxidhiidh watsp number +252657366672

  • @towfiiqabdullahi9472
    @towfiiqabdullahi9472 3 ปีที่แล้ว +9

    Waa jacayl mucjisa ah bal kawaran jacayl waa kaas hadana taad jimce is jaclatan sabsi isma taqaanin

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 ปีที่แล้ว

      Hadii dham la idiin jeclaado soo habla u dhameymaysan.

  • @Cawrala10
    @Cawrala10 3 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭nimanka somaliyeed waligood bay dumarka jaceylka uga tagi jireen nin maxkamad hala saaro

  • @qaalielmi2011
    @qaalielmi2011 3 ปีที่แล้ว

    Fantastk waaye ninkaan
    Isaga wax ma jeclaado Waa la jeclaada
    Qatar tahayba

  • @Moha-mf2sv
    @Moha-mf2sv 3 ปีที่แล้ว +4

    😭😭😭 caku jceel wxaan ka so marey allah baa ogaa lkn ninkan wa iga beer adag yahay aniga

  • @ugaznur7269
    @ugaznur7269 3 ปีที่แล้ว +1

    The man needs more healing and incouragement ..he knows and he is regretting it all and he is suffering a lot until now ,you can see by his CONFESSIONS . Marka odayga cayda ka daaya . Wa qiso cajiba o naxdinleh wale

  • @garaadcabdala9040
    @garaadcabdala9040 3 ปีที่แล้ว +5

    Runtii waa qiso xanuun badan waqtiga u ka shekenayo waa xili jahilnimo lakiin qalad la saro malahan ninkan dadbaa iska soqorayo waa dilaa lakiin waa qof wanag san wlhi ninkan waa tariiq lama ilawan ah 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @khadraabdullahi9929
    @khadraabdullahi9929 3 ปีที่แล้ว

    Waa xikmad rabi in Qofna qofkale quluubtiisa kale wax’ku joraogeyn

  • @abdifatahfj5732
    @abdifatahfj5732 3 ปีที่แล้ว +4

    Oheey oh Kala moose waayuhu😭,dareenka qisada inaad muujisaan beey ahayd!

  • @mominyo3391
    @mominyo3391 3 ปีที่แล้ว +2

    Ali xaraare sxb ninkaan haduu USA koogo pls ii sheeg maxkamad aan la tagayaa waa mukrim jaceel

  • @kalshaalemedia1685
    @kalshaalemedia1685 3 ปีที่แล้ว +15

    Taakeeye Two ninka maxkamada ha la hor keeno Hhhhhhhh

    • @darmaanyare7242
      @darmaanyare7242 3 ปีที่แล้ว

      Walhi aaaaadbaaan u qoslay waa jacaylkii taakeeye.

  • @ejjeehheehhe4288
    @ejjeehheehhe4288 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan wuu iska danestay sida I cade mana qadariin gabadha Dareenkeda ilahay ha ka cafiyo

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 3 ปีที่แล้ว +3

    Ma dhabaa jaceyl waa loo dhintaa

  • @halimacolow2233
    @halimacolow2233 3 ปีที่แล้ว +4

    Subxaana laaah 😭 😭 😭 😭 Allaah qaadumada allaah noosugo

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭 ilaahay ha unaxariisto aamiin aamiin isagana qalbigiisa ilaahay howdejiyo aamiin jacayl waaloodhintaa waa loo waashtaa Kan hada mahane jeceylkii hore

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 3 ปีที่แล้ว +2

    War waxan waba xayawan subxanalah

  • @nurap3027
    @nurap3027 3 ปีที่แล้ว +9

    QADAR RABI AYAA KU DHACDAY 😥

  • @khadraabdullahi9929
    @khadraabdullahi9929 3 ปีที่แล้ว +2

    Hadal uurka Kaamil jira afku yaanu Kaanu kaa xadin maba fahmin micnaha erayga jacayl

  • @sharmoboss8723
    @sharmoboss8723 3 ปีที่แล้ว +3

    Reermiyi ayaad ahayd nafku jecel ayad ruux siisay lkn qalbigedii mad tixgalin sorry walhy wan naxay waa qiso naxdinleh

  • @mohamedhassan6556
    @mohamedhassan6556 3 ปีที่แล้ว +2

    subaxanaalah laakiin qof aad un xata waxaayare jeceshahaye sidee ugu ogolaatey in ninkale guursado hadan arooskeedii kaso qeyb gasho

  • @johndahir4268
    @johndahir4268 3 ปีที่แล้ว +1

    Reer miyi jaceyl waxba ka aqoon buu ahaa runtii isaga muu jecleyn because gabar aa jeceshahay ninkale uma guuri kartid never

  • @geeleckariimaydid6193
    @geeleckariimaydid6193 3 ปีที่แล้ว

    Cali xaraare sheekada dhagta ahi waa cajiib mahadsanid

  • @IbrahimYusuf-oe8xj
    @IbrahimYusuf-oe8xj 3 ปีที่แล้ว +2

    Hey Ali, plse stop drinking coffee while live on tv. Thanks

  • @rso143
    @rso143 3 ปีที่แล้ว

    War Allah ka baqa oo faataa dhugta naga daaya. Soomaali Jacayl maba yaqaannaan markaa see bay ugu dhiman karaan.

  • @mohamedelmi9020
    @mohamedelmi9020 3 ปีที่แล้ว +1

    Jecelku waa run wana wax jiro

  • @nagaaxmmq
    @nagaaxmmq 3 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭 aniguba gabadhaas jidkeedi ayaan ku socdaa hadan layga soo gaarin

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 3 ปีที่แล้ว +1

      Ha iga nixin

    • @nagaaxmmq
      @nagaaxmmq 3 ปีที่แล้ว

      @@rock_diamond9475 xaqiiq qofbaan jeclahay halis badana waan maraa xaga alle uunbaynay taydi ka soo dhamaane waan sigtaa 😭 walaahy 3 jeer ayaan shil gaari galay intuu fikirki ilatagay markasan ilaabayba inaan gaari waday Alxamdullilaah ka nooli wixii dhacay nasiibkayga wali ma dhiman jacaylki iyo rabbitaankina ima dayn.
      "Qofkii u qushuucayow
      Qadhaadhkiisanad arage
      Adigaa qiimanayee
      Jacaylku haduu qof yahay
      Qudhiisan jari lahaa"

  • @abdirahmanadareahmed2101
    @abdirahmanadareahmed2101 2 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto

  • @farhiyamohamed7881
    @farhiyamohamed7881 3 ปีที่แล้ว +2

    Odeygu ma flim romantic ah buu fiirsataybuu nooga sheekaynayaa ..

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 3 ปีที่แล้ว +7

    Qof dhan oo ku jecel sidoo ninkale usiisay

  • @cabdulaahitiirane5264
    @cabdulaahitiirane5264 3 ปีที่แล้ว +4

    Alla ninaa nin yaa jec laan jiray hah waa qiso xanuun badan

  • @saida.rahman1727
    @saida.rahman1727 3 ปีที่แล้ว +2

    xeyawaanka xitaa jaceylka wutexgiliyaa ee kan wax lagutilmaamo manaqaan dulli daawo malahan.

  • @abdiazizsheikh8269
    @abdiazizsheikh8269 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxb sheeko aa haysaa gabar aad jeceshahay aan nin siinaa sheekooyinkii juxaa waaye

  • @abdiaadanwaris7308
    @abdiaadanwaris7308 3 ปีที่แล้ว +1

    WAA NIN REER BAADI AH OO AH DADKII BARIGAAS KA SOO QAXAY ETHIOPIA

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasbiya laah wanicmal wakiil

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 3 ปีที่แล้ว +3

    Nin jeclow oo u dhimo waaba dhibaato soomaaliyeed baan u haystay ee qolo kale waa macquul laakiin hadayba jeclayd xuu ku diiday?

    • @mahdiali2695
      @mahdiali2695 3 ปีที่แล้ว

      Fardiwsa hacaylja muqaal wuu fog yahay

    • @hibomahamed5147
      @hibomahamed5147 3 ปีที่แล้ว +2

      jacaylku indho iyo dhego malaha

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mahdiali2695 yaahuuu

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 3 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkkk fardawsa jacayl indho ma leh

    • @A-Dirir11
      @A-Dirir11 3 ปีที่แล้ว +1

      Somaliyad may ahayn Oromo ayey ahayd buu yidhi

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallkey waa ku salaamey aniga kulla hadlaayo wiil aa dartey u waashey Walhi aan been ku dareynin last u geeriyodey hadaan ogaan lahaa sidaas ii jecel yahay wax aan Laqaban lahaa nasiib darro ma ogen heerkaas inu tagan yahay

  • @nasrahaji313
    @nasrahaji313 3 ปีที่แล้ว

    Waa ragii hore gabdhaha xurmeey jiray

  • @aziztualhubiderie730
    @aziztualhubiderie730 3 ปีที่แล้ว +1

    Kan waa qalbi dhagax isagaa jecel ku beeray magteedi ba laga rabaa adeer

  • @qaalielmi2011
    @qaalielmi2011 3 ปีที่แล้ว +1

    Oo ninkaan maba qurxoone maxaa lahu jeclaaday

  • @leilohusseinabdulle8648
    @leilohusseinabdulle8648 3 ปีที่แล้ว +2

    Walahi aliwo ninkan anigu kama naxine jecelaykii Aÿ ou dimatay lkn askii muhu uga gayb kaliwayay

  • @muna3081
    @muna3081 3 ปีที่แล้ว +3

    Yaaab maxaa war baahin rumaysanaa 2021 brank baad moodaa waxwalba

  • @saiddhore4968
    @saiddhore4968 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan ilaah iyo rasuulkiisa ahayn saas looma jeclaado!!!

  • @abdiali3111
    @abdiali3111 3 ปีที่แล้ว +2

    Caliyooy tanu waa wali cas

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 3 ปีที่แล้ว +10

    Wrong person ayey jeclaatey kuye saaxiibkey ayaan ku’wareejiyey waxey aheyd inuu respect gareeyo qofkii jeclaadey ama uu u’dhaafo ninkii jeclaa oo uu kala wareegey kaas ayaa ilowsiin lahaa

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 3 ปีที่แล้ว +1

      Wrong person weeye wlhy.
      Arag xumana waa ku darsaday.

    • @fardosabdi5599
      @fardosabdi5599 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa walhi nin bilaja buha magta gabadha ha bixiyo

    • @june6206
      @june6206 3 ปีที่แล้ว +2

      Wa dhaqanka soomalida nin uun iney rabtuu u fahmey oyna isaga gaar u rabin

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 3 ปีที่แล้ว +1

      xasna xilka exactly! da’ baa ku’socota kuye hadii la’weydiin lahaa wuxuu dhihi la’haa dhowr’iyo’toban jir’bey aheyd most of Soomaali men’s ma’yaqaanaan micnaha jaceylka

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 3 ปีที่แล้ว +1

      xasna xilka waa in’loo daaraa heestii aheyd “waa macaan ama kharaar kolba’waa siduu kuugu soo maree...”

  • @shadiaosman505
    @shadiaosman505 3 ปีที่แล้ว +1

    Waar kan cidina majeclaan ee malaa wuu wuu cayuumey gabadha

  • @nabilahruuxi3946
    @nabilahruuxi3946 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahow biniaadan saas hanooraacin qalbigeena

  • @sharaawifarah9473
    @sharaawifarah9473 3 ปีที่แล้ว +5

    2021 maxaa wax walan batay

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 3 ปีที่แล้ว +6

    War odeygan wax’ba ma’jecleyn ee caliyow sidaa wax u’sheegeyso ma’aha haduu wax’jecel yahay wuxuu sameeyey ma’suubsheen waanu na’qaan nin wax’jecel he was not a right person I’m sorry 😞

    • @nasrihaji5581
      @nasrihaji5581 3 ปีที่แล้ว +1

      GABADHA UU KA SHEEKEYNAYO WLLKED HAY'ADA UKA SHAQEYNAYO AYUU XAMAAL KA AHAAA MAA II AAMIN

  • @dudechanal7768
    @dudechanal7768 2 ปีที่แล้ว

    Gabadha aakhiro tolaw malawaydiin ninka

  • @shafiyaano7771
    @shafiyaano7771 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaa geeesi boodhari ayuuuu u aar gudey hada waa barejo

  • @Hakomyk
    @Hakomyk 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa da yacday

  • @maxamedcolaad2447
    @maxamedcolaad2447 3 ปีที่แล้ว +5

    siidow wax nogu sheegay hadey tahay saax asagey sababsatay mar hadow ku adkey jacelkeda

  • @nimcoismaacil7033
    @nimcoismaacil7033 3 ปีที่แล้ว +4

    Wa in hees laga sameeya qisadan.
    Tii boodhari, eber weye runti🤔🤔

    • @abdirahmanibrahim6706
      @abdirahmanibrahim6706 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi Tii Boodharina waad ujeedaa inuu dunida ka huleeley asagoo dhibaato adag marey koley dadka waqooyi daga maxay ubadbaadin waayeen Boodhari oo Hodan loo dhihi wayey waar Diyo Boqolle baa kuu dhimanayo ee soo fasax guurkaas aadku jirtid sorry lkm ma dhicin oo weyku eegteen ilaa uu Nafta ka baxdo cilmi boodhari allaha unaxariistee