Mar Dambe umu Sibyaan isku arki maysi Hadad taladan Qaadato

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 288

  • @muunacabdi2655
    @muunacabdi2655 2 ปีที่แล้ว +7

    Subxaanlaah way I haysa Allah ha naga caafiyo aniga iyo inta ila midka ah

    • @KaltuunHussein
      @KaltuunHussein 25 วันที่ผ่านมา

      Amiiin yarabi 🤲🤲🤲

  • @fartunnuur5196
    @fartunnuur5196 5 ปีที่แล้ว +15

    Illahoow umada caafi rabiyoow adna sheeq qeyr badan Allaha kusiiyo

  • @sacdiyanaasir8157
    @sacdiyanaasir8157 2 ปีที่แล้ว +3

    Shukran sheikh jizadada janatul firdoso alle haka dhigo insha,,allah

  • @nimoabdikadirabdullahi9105
    @nimoabdikadirabdullahi9105 4 ปีที่แล้ว +14

    Yaaa rabi owlad bari ah isii aniga iyi inta muslimita

  • @ramalacookingchannel5749
    @ramalacookingchannel5749 4 ปีที่แล้ว +9

    Illaheey owlaad la aan namadhigo EE gabar inu Illah isiiyo shekhow Igu so duceey adna allah ha ku xafidee

    • @caishacuud7830
      @caishacuud7830 4 ปีที่แล้ว

      Allaha ku siyoo
      Abaayo gabdh iiman diin
      Iyo aadab badan.
      Mid quruxbadn oo an cawriga lagu karin insha allh.
      Aniga iyo Kuwa imadika allow owlada dukuur iyo inaas ba leh sii oo salixiina

    • @ramalacookingchannel5749
      @ramalacookingchannel5749 4 ปีที่แล้ว

      Caisha Cuud Amiiin walaasheey docada allah ha ino aqbalo owlaad bari ah oo xaafidbah allah ha inagu irsaqo dhamaan teenaba Amiiin

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 5 ปีที่แล้ว +13

    Jazakallaah sheikh waxaad moodaa calaamadaha Aad tilmaamtey oo dhan ineey aniga igu idlaaadeen allloow caafimaad sii aniga iyo intii Muslim ah 😭😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻

    • @yusraubax971
      @yusraubax971 5 ปีที่แล้ว

      Amiin abayo aniga xate nimcooy ilahey hana cafiyo

    • @sabadadan7122
      @sabadadan7122 4 ปีที่แล้ว

      Amiiiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin wllo

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiqdi dabeecadaha aad shegayso iyo is badalka waan ku haya dhan kasta
    Alle cafimad ayaan ka rajeenaya iisha allh

  • @beelarashiid4015
    @beelarashiid4015 4 ปีที่แล้ว +4

    Shiikh walhi calamadahan waan wada leeyahay dilankana waan qabaa ilahay hacaafiyo gabdhaha islaamka

  • @halimoabdiabdilaahi9912
    @halimoabdiabdilaahi9912 5 ปีที่แล้ว +28

    Aniga ayuu i daashaday xanuunkasi allow iga dulqaad. sheek i soo ducee

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 5 หลายเดือนก่อน

    Raban Ya hoos joogsaney , Ya, Subxaanalah bismilah. YAWAYE, Familyyy QatraaayqaranEEy Qiimobadan badanbadan tuna wa geeriyoitey iyo 👌🖐👌🖐buux family Tala cayn kala duwan Nicmaturabi Nicmaturabi ba lay yirah.

  • @successadam8701
    @successadam8701 5 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah. Illahy hacaafiyo carurta wadamada yurub maqribkii xitaa bananka lawaregaa oo shaqobaad katimid carurtii cidbaad kasowaday. Allah hanoxafido carurta intaan heysan kuweykufarxaan oo caafimadqaba Allah haku arsaaqo.

    • @Shayma122
      @Shayma122 ปีที่แล้ว

      Aaamin wll

  • @MohamedAhmed-vy5th
    @MohamedAhmed-vy5th 11 หลายเดือนก่อน

    allah khayr hakuugu Badalo shiikh

  • @abdifatahfarah6441
    @abdifatahfarah6441 2 ปีที่แล้ว +8

    Awlaad laanta waa xanuun walhi ilahay awlaad ha na siiyo 😥😥😢

    • @aminoibrahim8991
      @aminoibrahim8991 2 ปีที่แล้ว

      aamin yaarbi🤲🤲🤲🤲🤲🙏

  • @sacdiyoyuusuf6891
    @sacdiyoyuusuf6891 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah shiiq waa runta allow intii xanunsan caafi yaa kariim anigaka icaafi wad mahadsanthy shiikhow qeyr badan Allah ku siiyo fariinteyda hadad aragtan walayal isoo duceeya iyo shiiqaba iso duceeya inuu ilahay i caafiyo aamin ya rabi🤲🤲🤲🤲🤲

    • @aminoibrahim8991
      @aminoibrahim8991 2 ปีที่แล้ว

      allha haku caafiyo aamin yaarbi🤲🤲🤲🤲🤝

  • @Xafsoxirsi-wp1rp
    @Xafsoxirsi-wp1rp 6 หลายเดือนก่อน

    Shiq ilahay haku barakeeyo

  • @omarnuh
    @omarnuh 5 ปีที่แล้ว +3

    Jazakumullah bil jannah Sheikh. Caruurta Alle ayaa bixiya & Caafimaadkaba Quraankuse Qawlu rabbi Tabarak watacala. waa Dawada keliya ee Alle *Swt.*inoo sheegay inuu yahay ka'keliya ee Furdaamiya Mushkilad kasta oo lagu Wareero. 21:22pm.zon.12mei.2019.Nederland.

  • @Mohanta-q6h
    @Mohanta-q6h 2 ปีที่แล้ว

    Sheqow Allah kubarakeyo Aniga lee igahadlesa wlh Allahu Akbar🤲😭

  • @successadam8701
    @successadam8701 5 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah. Ducada sheiku aqriyey waan kufaaiday. Allah aamin uu kaligii ucabo,waliba markii lagudulmiyo oo farta lagugu fiiqo ducadaan badso sujuudana ku aqriso. Allah wuu kuaqbalayaa insha Allah.

  • @saynabhusseindiiriye-wm6up
    @saynabhusseindiiriye-wm6up ปีที่แล้ว

    shukran shiikhii

  • @aneymaalim704
    @aneymaalim704 ปีที่แล้ว

    shukran sheikh

  • @rowloabdiabdi4644
    @rowloabdiabdi4644 ปีที่แล้ว

    شيخ الله يبارك فيك ويحفظك

  • @habibaali9801
    @habibaali9801 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheikh jazakallah khair💯✔🙏👍👌

    • @nadifoabdi8621
      @nadifoabdi8621 5 ปีที่แล้ว

      Habiba Ali dimarco abaartood waa awlad la asn balse samirkuns waa mihi9m alow adaa isu kaa dhibnay

  • @habiibohalane2041
    @habiibohalane2041 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah sheeq waa xaqiiqo

  • @nastehasaidmohamed6572
    @nastehasaidmohamed6572 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waxbadan baanka faaiday khayr allaha ku siiiyo sheikh

  • @nasrahcusman8023
    @nasrahcusman8023 3 ปีที่แล้ว

    Maash allh sheikh qer allh ku siiyo

  • @qalinleabshir4342
    @qalinleabshir4342 3 ปีที่แล้ว

    Qer alahaku siiyo waxban ka gartayee taladada shiiqow cafimad iyo cimri dheer ala haku siiyo

  • @ainamadam8314
    @ainamadam8314 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh ille haku barakeeyo

  • @Abdala.3
    @Abdala.3 5 หลายเดือนก่อน

    سورة البقرة#سورة الأعمران#سورةالصافات #سورةالرحمن# اللهم أهلك التابعة لام السبیان ومن عونها من الجان

  • @amaalcadey1643
    @amaalcadey1643 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allh sheeg alle haku xif diyo manta hadan cafimad qabo alle kasoke waa adi madaxa

  • @halimosaeed796
    @halimosaeed796 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalaah shiikh allaha anagu daweeyo

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah masha Allah sheekh Jasakallaah

  • @megapatiotic
    @megapatiotic 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah sheekh jazaakallah

    • @wiilomoha8463
      @wiilomoha8463 5 ปีที่แล้ว

      Mansha allah shikh illahy haku xifdiyo

  • @ayaanisse830
    @ayaanisse830 4 ปีที่แล้ว +1

    jazakalahu khayra jazaa.barakalahu.fika. shiilkana .walahi waa ka helaa.mansh alah

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 5 ปีที่แล้ว +2

    Maanshaa allaah jasaakallaah khayr sheekh

  • @fardawsam816
    @fardawsam816 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallaahu khayran sheekh
    Mawduuc aanu aad ugu baahnayn baad soo gelisaye

  • @fardosaabdullahi4842
    @fardosaabdullahi4842 4 ปีที่แล้ว +5

    Yarabi naga qad xununkan aniga intii Muslim eh

  • @asmamohamed4035
    @asmamohamed4035 ปีที่แล้ว

    Alahuma Aamiin wll

  • @imranhussein9204
    @imranhussein9204 2 ปีที่แล้ว

    M.a sheikow allah hakuhafido

  • @Nimca-q6i
    @Nimca-q6i 3 หลายเดือนก่อน

    Alaa..anuu.ishegayaa

  • @SacidoYusuf-e8l
    @SacidoYusuf-e8l ปีที่แล้ว

    Allow kubrakey❤❤❤

  • @halimadahir1187
    @halimadahir1187 2 ปีที่แล้ว

    Jazakalah sheik

  • @abdulahihassan9282
    @abdulahihassan9282 5 ปีที่แล้ว +3

    sheikh waxaan kuweydinaa umu sibyanka mala arkaa tedakale waxaan oo calamada asaga kaliya maa leh

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 3 ปีที่แล้ว +2

    8 sano aya noo buuxsamay week han
    Aniga iyo xaaskaygii 2 jeerna ilmaha ka so dhacay
    Wadana mawada joogno
    Diyaarasaas arinkeedu wuu igu dhacay adhamaan astaamahaana way leedahay hajiyadu hada ma aminaana xanuunkan .
    Walalaha muslim ah iiso duceeya in alle meel isku kaayo keeno ubadna naka siiyo xanuuunkana ka qado
    Hadaan usheego cilajka cadho iyo maagis ayay iga horkeeni qurafaadka jooji ayay ku odhan.

    • @AliGabiOnline
      @AliGabiOnline 2 ปีที่แล้ว

      Walal anba waan isku argay calamadahaan allahana nagawada qabdo😢🤲

  • @khadijoabdulle6303
    @khadijoabdulle6303 2 ปีที่แล้ว +2

    Aniiga mudo badana ayan la xanuunsanayaa lkn Alxmdulah shalay ayaa lega so sarayaa

  • @aadandheere574
    @aadandheere574 2 ปีที่แล้ว

    جزاک اللہ خیر اک

  • @salmoelmi3583
    @salmoelmi3583 2 ปีที่แล้ว

    Amiin yaa rabi Jasakallah sheekh

  • @muqdishotechnology9171
    @muqdishotechnology9171 5 ปีที่แล้ว +3

    sheiq Allah ha kubarakeeyo

  • @rahmaa6859
    @rahmaa6859 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalaha kheyr sheikh

    • @nooralihaj9130
      @nooralihaj9130 2 ปีที่แล้ว

      Sheiq. Waxan. Jeclaan. Lahaa..in. aad. Point ka. U. Soo degto.. Hal.erey..baad..6. 7. Jeer..ku. celineysaa..dad..baan..wada..dhameysan..karin.video..

  • @ayanmustafa9540
    @ayanmustafa9540 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ilahay hakudaayo amiin amiin amiin amiin wllll

  • @noraden5505
    @noraden5505 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah sheikh jzkqyr wale umu sumoyaan wa qaba caloolash iska keey fuurtay sidii inaan ashuun wado cml bisinkow anigoo nin caato ah calooshaana iga horeesa caadi ma ahan waxan

  • @nuurasamatar7388
    @nuurasamatar7388 ปีที่แล้ว

    Qof aan alcimraan gaarin qu,aanka muxuu samaynayaaa shiikh

  • @taissiromer2368
    @taissiromer2368 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh.alaah.hakubarakeeyo

  • @Umulkehyr1234
    @Umulkehyr1234 ปีที่แล้ว

    Salahu caliyhe wasalim salahu caliyhe wasalim salahu caliyhe wasalim salahu caliyhe wasalim salahu caliyhe wasalim salahu caliyhe wasalim ❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕

  • @najmamohmmed9154
    @najmamohmmed9154 4 ปีที่แล้ว +2

    Waan isku arkay dhaman calamadahaas allow iga badbaadi dhiptiisa

  • @meymunaali7850
    @meymunaali7850 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah

  • @amranali1597
    @amranali1597 5 ปีที่แล้ว

    Shikh waqH calamadah ninkeygah isjaclen 9 sano isla noolan. Umusibyan. Igu dhacdey. Walahi.

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 4 ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته شيخنا شكرا لك

  • @saadiasamiraofficial3334
    @saadiasamiraofficial3334 4 ปีที่แล้ว

    Sheikh Allah kheir kusiya wankafaidney athigana Allah kusiya

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 6 หลายเดือนก่อน

    Familyyyyyy familiessss systems, YawayE familiessss systems murwodumaroo Qiimobadan lagufarxeeeey Qaasatan facyaashay waan tanitani ya ahey dumaar iyo Rag.iya ya

  • @deeqocaadimaahaducaysan8266
    @deeqocaadimaahaducaysan8266 4 ปีที่แล้ว

    Alaa shiiq yaa kuusheegay haa sax sax waaye

  • @khaalidaden9769
    @khaalidaden9769 5 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh ilaaahay jisaaigaaga jaano haka dhigo wax badan oo mugdi nagaaga jiraay baad no bayaamisee

  • @demohazo6853
    @demohazo6853 5 ปีที่แล้ว +1

    Kher badan Allah hakusiyo Amiin masha Allah

  • @hodangaafaa6079
    @hodangaafaa6079 3 ปีที่แล้ว

    asc ma aadan sheegin watiga laqriyay iyo inta maal maalmood uu soconayo i i soo qora

  • @runeygclruneygcl7109
    @runeygclruneygcl7109 2 ปีที่แล้ว

    Intee jogta sheikh anahanunsan

  • @halaneshow7952
    @halaneshow7952 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah runtii wa talo wanagsan allah haku xafido

  • @aliibraahim8474
    @aliibraahim8474 4 ปีที่แล้ว +1

    Sh.allaha ku barakeyo

  • @dr.abdullahimohamed8509
    @dr.abdullahimohamed8509 4 ปีที่แล้ว +5

    Illaahaw ka daawee dumarkeena xannuunkan aadka u daran.

  • @kadra825
    @kadra825 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم الشيخ ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك اميين امين امين امين يارب العالمين

  • @ambiaabdille3631
    @ambiaabdille3631 3 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah, Allow kher kusi

  • @madiinojeylaani5232
    @madiinojeylaani5232 2 ปีที่แล้ว

    yaaa rabiii cilmigaada allaah hakuu siyaadiyo

  • @saadiamohamed8298
    @saadiamohamed8298 5 ปีที่แล้ว

    Manshaallah nabarkaga. Isokor sheikh

  • @rahimamohamud3054
    @rahimamohamud3054 2 ปีที่แล้ว

    scw sheik dhamaan waxad shegeyso waan qaaba ee maxan isaaga daweya

  • @ashahassan2635
    @ashahassan2635 5 ปีที่แล้ว

    MASHAA Allaah khair Allaaha kusiiyo Anikana nosoo ducee sheekhoow

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 5 หลายเดือนก่อน

    Inbadabadan baa hee wax lagadhiginba Meeqo jeer Ya EEEEEE kasoo Qad maleh, oiriyareey marwodumaroo Qiimobadan iyo Say wa un intan nonseseseseseses farac jiilbajiilba wareer maleh
    Ya.Familyyyyyy system dumaaar Rag waa saan

  • @nastehasaidmohamed6572
    @nastehasaidmohamed6572 5 ปีที่แล้ว

    Sheekh khayr allaha ku siiyo

  • @bisharom3147
    @bisharom3147 4 ปีที่แล้ว +4

    Ishi iyo umusabyaani ma isku midbaa ciilad sheekhow waxba kala garan maayo caajis shaqo guriga uma soo jeedo cuntadi dhib bn ku qabaa qof gaariya bn ahaa waxkasta ibriqsi bn samayn jiray timahygu xitaa mashalayn karo markasta waan xiraa bur shalynsigu waa iga daran tahy

    • @salaadmohamed6135
      @salaadmohamed6135 3 ปีที่แล้ว

      Abyo intee kalasoo hatlaa wan kulahatli rabaa arin ayaan kaleyahy

    • @umuabdalla6481
      @umuabdalla6481 2 ปีที่แล้ว

      Kula mid ahy abyo allow na cafi

    • @hafsomohamed7826
      @hafsomohamed7826 ปีที่แล้ว

      Talada na wada siii

  • @SalmaMohamedofficial
    @SalmaMohamedofficial 5 ปีที่แล้ว +1

    Allhu akbar illahow naga qabo adigaa awoodle

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 5 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah waa runtaa sheekh alaha ku xafido

  • @fardowsocabdi8755
    @fardowsocabdi8755 2 ปีที่แล้ว

    Asc shiqow aniga urayan leyahay markastana wey igacunta ilmaha wa tokadi 4 rada

  • @baarwiil3789
    @baarwiil3789 5 ปีที่แล้ว

    Jazaaka llaahu kheyr sheikh

  • @ZakariyecaliCabdulaahi
    @ZakariyecaliCabdulaahi ปีที่แล้ว

    I Insha allah

  • @salmaansacad8346
    @salmaansacad8346 4 ปีที่แล้ว

    Sheekh halkeee kaala Soo Xariiraaa

  • @rodaomar8441
    @rodaomar8441 4 ปีที่แล้ว

    Aaaamiiiin yaarabii wll insha allaah jisaakallaah qeyr

    • @fadumoabduqadir3979
      @fadumoabduqadir3979 2 ปีที่แล้ว

      Ilaahow nacaafi wixii xanuun dareemaya dhan qur aankaga nugu shaafi

  • @caashoshiine7190
    @caashoshiine7190 2 ปีที่แล้ว

    Shiq dawesha iyo umu sabiyan ka is ku mid miya???

  • @nimcomaxamuud5489
    @nimcomaxamuud5489 4 ปีที่แล้ว +1

    Jasakalaahu qer

  • @hodanccaziiz3831
    @hodanccaziiz3831 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu qeyr

  • @fahimaali8043
    @fahimaali8043 4 ปีที่แล้ว +4

    shiikho aniga aya arky markan ismody in aan uur leyhay dhiig ayaa ii imady

  • @ززللل-ن8ذ
    @ززللل-ن8ذ 3 ปีที่แล้ว

    Shiikhow aniga dhinac bidix baa ixanuunaya

  • @ncbtayosan9973
    @ncbtayosan9973 5 ปีที่แล้ว +1

    shukran shiikh

  • @channel-bo7wq
    @channel-bo7wq 5 ปีที่แล้ว +4

    Ani 2 ilmo iga soo dilmay 2 waa laygu qalay kii 5 baa gada isago 6 weeka dhiig iga furmay iyo xinjiro iyo xanun dhaqtarkuna ulmuhu waa caadi buu ileyahy calishana waxbaa idhex maraya markastana xundhurta baa ixanunaya ilmihii igu horeyay 2 week marku calosha ku jiray dhiig iyo xinjiro iga yimadan dhaqtarkuna wa cadi ilmuhu buu idhahi jiray 5 bil markuu gaadhay bu iga soo dhacay isko godan an

  • @carfonittapella2851
    @carfonittapella2851 2 ปีที่แล้ว

    Sh uur 2bil ayan leyhy calamadas ayan la xanunsanaya waliba calosha wax iiga dhaqaqo si kasto hospital utago waxbo ma qabto la idhaha waxan isku arka baahi zaid ano hada wax cuney hadana gaajo i heyso calosha i hureyso weyna iso fuure waxna wey iiga dhaqaqan 2sano sas ahy illahow cfmd keen

  • @qaaliofficialtube3502
    @qaaliofficialtube3502 5 ปีที่แล้ว +3

    Ajar alaaaha kusiyo

  • @عبدالرحيمالصومالي-ف6ن
    @عبدالرحيمالصومالي-ف6ن 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheeq gogosha dhib ayaan ka darem iyo hami la aan

  • @nasroxiirey4828
    @nasroxiirey4828 4 ปีที่แล้ว

    Allaa waxaan moodaa intaa hurdo in wax la igu dhufto

  • @sacdiyoaragsan9438
    @sacdiyoaragsan9438 5 ปีที่แล้ว +2

    Jizakalaah

    • @ramalacookingchannel5749
      @ramalacookingchannel5749 4 ปีที่แล้ว

      sacdiyo channel abaayo subscribe ii saar aan ku sare an isku cawino Jizakallah kheyr

  • @warsamamahadali2607
    @warsamamahadali2607 4 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu qeyra sheikh allaha kuxafido

  • @happyfamilyofficial1837
    @happyfamilyofficial1837 4 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw scw Amiin mashallh 🤗

    • @ramalacookingchannel5749
      @ramalacookingchannel5749 4 ปีที่แล้ว

      HAPPY FAMILY OFFICIAL1 abaayo subscribe ii saar aan ku saree Jizakallah kheyr

    • @xaawocali5439
      @xaawocali5439 3 ปีที่แล้ว

      saliga hasoo gabin

  • @laylahassanmohamed4790
    @laylahassanmohamed4790 5 ปีที่แล้ว

    Jasallah khayr sheikh lkn waxan kaa codsan ducada iyado qoraala noso gali

  • @ummuabdirahmannur3019
    @ummuabdirahmannur3019 5 ปีที่แล้ว +3

    jazakallah sheikh

    • @faadumocabdilaahi542
      @faadumocabdilaahi542 5 ปีที่แล้ว

      maasha allaahtabarakala allaaha ku xafido sheekha aamin yaarabi

  • @allowsahalamuurahachannel9807
    @allowsahalamuurahachannel9807 3 ปีที่แล้ว +1

    سليد معسرو سليد زيتون قندع
    اقرا ءاية ٣٦ مرات ٤١ اقرا طوركا ايو حنظرتا مري
    العمران
    اربع سورة البقرة سورة العمران سورة الرحمن الصافات اقرا