iiraan haday nuclear haysan lahayd sidan loguma han jaben sidan looma yasen oo sidan loma ciqaben oo koxihii ay aas aas tana sidan loma layen hadi ay nuclear haysan lahayd lkn way kudha waatay inay samay sato lkn sorry waa laga bur buriyay oo waa loo awood sheeg tay manta wadamada nuclearka hesto waa xor cid daa daasan karto majirto oo side doonto kasmay sanayso manta wadan muslim ah nuclear hesto waxaa kajira bakistan iyadaana naf teeda ku difaa caneeso
haa hadaa uron laba jeero shaki kuma jiro in ay bad baa deyso marka hada iyada iyo saxibaded hadey iskaa shadaan waa ay ka guu ley sanaayaan iskaa shato makufto Alla maxay hada janis hay sataa hadhoti way shallayn dontaa hada lkn waa ay iskaa shan karaan waa caadi rabbina woo lajiraa oo garab kooda ayuu noqo nayaa
اللهم ألف بين قلوب المسلمون اللهم فرق بين قلوب الكافرين
Asc thank you brothers
Waa sax warka wiilkaas uu sheegayo .iraan dagalka wayba kujiraa .ileen muqaawamada ayadaa taagerta dadka lagu dilay lubnana allaaah ayaa waqtigoda intaas ka dhigay .kuwa kale ayaan soo baxaya marka guusha waxaa leh muslimiinta..israaiilna way jabeysa.iyada iyo xulufadeeda.oo dhan.dukum taakum allaaha ka dhigo israaiil.iyo inta xulufada la ahba
Ustad geedi
Waa sax oo Iiraan weli meysan gaarin ujeedooyinkeedii oo ay ka mid tahay barnaamijkeeda niyuukleerka iyo cunaqabateenka saaran iyo weliba difaaceeda hawada oo aad u hooseeya,Ruushka oo aan daacad buuxda u ahayn,waxaa u dheer hogaanka wadamada Carbeed oo taageersan Israel
iiraan haday nuclear haysan lahayd sidan loguma han jaben sidan looma yasen oo sidan loma ciqaben oo koxihii ay aas aas tana sidan loma layen hadi ay nuclear haysan lahayd lkn way kudha waatay inay samay sato lkn sorry waa laga bur buriyay oo waa loo awood sheeg tay manta wadamada nuclearka hesto waa xor cid daa daasan karto majirto oo side doonto kasmay sanayso manta wadan muslim ah nuclear hesto waxaa kajira bakistan iyadaana naf teeda ku difaa caneeso
Aad iyo aad
Dagaalku israil bas ma,aha??? Waagaalo oodhan???
Iiraan dheesha waalooga kala baxay ??? Marka yaa doqon ah ???
Duqsiga Africa 😂 Kugu wareeganaaya madaxaaga🎉
Asc
Anigu waxaan qabaa in Iiraan in ay dagaal gasho waayo marnaba lama darnayo markaa maanta ayay haysataa oo muqaawamada markaa intii lacunilahaa keligeed hadasho maanta
haa hadaa uron laba jeero shaki kuma jiro in ay bad baa deyso marka hada iyada iyo saxibaded hadey iskaa shadaan waa ay ka guu ley sanaayaan iskaa shato makufto Alla maxay hada janis hay sataa hadhoti way shallayn dontaa hada lkn waa ay iskaa shan karaan waa caadi rabbina woo lajiraa oo garab kooda ayuu noqo nayaa
1wadan oo muslim ah oo ku dhiiran kara malahan ayaga dhan mar hore ayaa la dhufanay waa afkanoole yaal gacan gadaal ka cabsanayso guul masoo hooyso
Weeyba gashay 10 saac kahor
waxaas ben waaye we diidan tahay inay gasho oo soogal ayaa lagu kari la yahay
Ay cayiliheyso kkkkk afsomali garamar ah wYE
Grammar ki cidaada miya
Wax la xeeriyo miyaa harey 😂😂😂
Sxb falanqeynta xigta ku martiqaad (anaga productions CHANNEL) mr c.rashiid🙏🙏
Waar iran way ibisay xisbulah
Israil kuma joogsanayso lubnaan oo kaliya afardal ayay weerari doontaa oo carab ah
Warbadan iskadaa
Talabiib maanta war maka heysaa
Silsiladaha guryaheedii dhulka lasimay ee hada Al Jazeera saaran
haa xuu tiyiinta aa duqee yeen
Dagaal gobolka kubaahayo majiro??? Ee natanyahu ayaa boqorka bariga dhexe noqonaayo oo cidduu doono far ugu yeeraayo??? Laakiin anigu ra,yigeygu waa hurdaayow toos????
xasano hadan kula kaftamo xooga dhuunta ayaad kacayishay bro
Wxn ahay falanqeye arimaha bariga dhexe wxn rabaa inaan wareysi siiyo idacada bulloxubey Mahad sanid
sxb.ku.salamay.sahnuuniyada.daalibinta.ahi.jirtankedu.isha.allaa.jiritankedu.ama.burburkodu.dhaafi.mayso.7.ila.17.ka.aktoobar.e.somaliyey.taa.iga.qora.isha.allaa
Buuloxubay geedi show waa nin boorash ee hasoo fadhisan ninka leh iiraan way tamar daran tahay waa duli duli dhalay
iiraaaan waaa eberkeeeda wllle kanax ama kufarax. Ma dowlada guryaheeda martida dhexdisa dadka lagu dhexcunayo