NASIIB QOFTII ISKU AADISO SAWIRKA SAWIRKIISA KALE 25DOLLAR KU GUULEYSO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ธ.ค. 2023

ความคิดเห็น • 810

  • @yahyeajab8841
    @yahyeajab8841 7 หลายเดือนก่อน +93

    Amiiro qurux is not easy waxay dhahdy haday koko gulesato waa guulesany wow😮❤😂

  • @fatimaibra3819
    @fatimaibra3819 7 หลายเดือนก่อน +36

    Amiiro qurux masha Allah dadka inee guuleestaan ayey jeceshahay hdee xitaa iyada guuldareesaneeso qofka marwalbo wee caawisaa waxba kamaqariso m.a🎉🎉🎉❤❤❤

  • @masbal9180
    @masbal9180 7 หลายเดือนก่อน +90

    wlhi amira wa qalbi nadiif Allow gabdhaha o dhan amiira o kale.kawada dhig yaa rabbi ❤❤❤❤

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 7 หลายเดือนก่อน +12

      Haa wlhi waa qof inta uu qof daacad yahay daacad ah qofka inaad barato way fiican tahay awal waxaan moodi jiray intayna team kan kusoo biirin qof si uyara xoolo ah ama bilaa caqli ah naftayda unbaa si uga yara booday balse markaan bartay baan ogaaday qof wanaagsan farxad badan caqli badan daacad ah miskiin ah weeye runtii

    • @Ayana8181
      @Ayana8181 7 หลายเดือนก่อน +2

      Haa wlahi 😢

    • @masbal9180
      @masbal9180 7 หลายเดือนก่อน

      @@wehelashaq3368ha wlhi waligay iyada cml ma arkin qofkasta in u gulaysto ayy jeceshahy like kaliged in ay gulaysato marbto balfiri siday gabadha ugbad u dhiiro galinayso markasta ladhelayo qofku maku gafo xita way lamurugonysa wlhi iyado kale dinida wy kuyaryihin

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@masbal9180iimaanka ayay kamid tahay waxaad naftaada la jeceshahay inaad wllkaa la jeclaato Amiira daacadnimo meeshay ka gaartay fiiri wllhi qof sidaa ah in la helo way adag tahay Amiira marrar kalena waan arkay guusha dadka waxay ugu faraxdaa si aanay teeda ugu farxin cajiib waaye masha Allah tabarakallah

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 7 หลายเดือนก่อน

      @@masbal9180aad iyo aad 100%

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 7 หลายเดือนก่อน +88

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @abdirahmanahmedaliismail3587
    @abdirahmanahmedaliismail3587 7 หลายเดือนก่อน +25

    Aamino dheerey meesha waa ku dheeshay 😅
    Amira waa intelligent ❤

  • @filsan_abdiqaadir143
    @filsan_abdiqaadir143 7 หลายเดือนก่อน +23

    Aamina dheerey imisa mar ay saxday lkn ayada is qaldeysay mar xita amiira aya dhahday sidan ku daay weyna saxned ayada ka laba labeysay amira inta qofod ay dhahday sidan ku deey way saxnaayeen lkn wax walpo wa nasiib

  • @FarahAbdimuhamud
    @FarahAbdimuhamud 7 หลายเดือนก่อน +26

    Amiira waa qof masha Allah aha ayada way guulaystay kuwa guulaystaya taladeeda ku guulaysteen masha Allah halka gabadh mooye talada qaadan waydey mooye😂

  • @zamzamabdirahman1262
    @zamzamabdirahman1262 7 หลายเดือนก่อน +66

    Shaxda dhan amiira fahantey iyada way guulaysatay sadexda gabdhoodna talo aysiisay labo kamida kuguulaystay aamina baa bilaa go’aan noqotay well done gabdho👏

  • @anzalmaxamuud778
    @anzalmaxamuud778 7 หลายเดือนก่อน +30

    Wlh amiiro waxa ku jeclahy dadka guushoda see ugu faraxdo ❤

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 7 หลายเดือนก่อน +72

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤

  • @user-qh7kh8kd6l
    @user-qh7kh8kd6l 7 หลายเดือนก่อน +51

    Wllhi amiira waa gabar qalbi fican koko usaxday iyo ugbad thanks amiira wllhi gabar qalbi wngsnthy❤❤❤

  • @maida1412
    @maida1412 7 หลายเดือนก่อน +61

    Caawa amiira kacsaned oo nasiib laso baxday waxay latalisay kooko io ugbad m.a ❤🎉

    • @mohametfarah2026
      @mohametfarah2026 7 หลายเดือนก่อน +4

      amina xita way la talisay ee lkn iyada bila go’aana taladeeda hday ku tagnaan lahyd wa saxi lahayd..😅

    • @Ayana8181
      @Ayana8181 7 หลายเดือนก่อน +1

      Aamina dherey xita wee la Talisy 😂 ee iyda bila go aan ah😂

    • @nasriinakayf942
      @nasriinakayf942 7 หลายเดือนก่อน

      haa ma,sha all ahed

  • @bannut44
    @bannut44 7 หลายเดือนก่อน +26

    Amiira was so kind and smart

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 7 หลายเดือนก่อน +44

    Dal xureeye Birmade Hassan Sheekh
    TEAM DAL XUREEYE 👍saara ❤❤❤

  • @abdulkadirhaji6725
    @abdulkadirhaji6725 7 หลายเดือนก่อน +8

    Ugbaad gabadha ladhaho masha’Allah Allaha ku xafido walaashey sida aad u asturan tahay, gabdhaha kale iney kugu daydaan oo ay taraaxadda iska dhigaan oo ay xijaabtaan ayaan rajeynayaa insha’Allah

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 7 หลายเดือนก่อน +13

    caawa Amiira qofki ee latalisayba wuu guuleysanayay😀masha allh gabar qalbi fcn🥰

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan 7 หลายเดือนก่อน +115

    The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤

    • @maahir-cade
      @maahir-cade 7 หลายเดือนก่อน +2

      Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤

    • @hanadcadeofficiall1962
      @hanadcadeofficiall1962 7 หลายเดือนก่อน

      Asc sxp mcn hal mid aya ka codsan mar ka hore hada argto qoral key sxp mcn xuman ha ii fahmin wllh maxa yeley mar wlbo hora mar kay aya jecelahay sxp lgcta mel cidlo ey ka baxeyso sxp mcn dad bahan aya jiro oo raba in la cabiyo sxp mcn mana awodo mel ey kala soo xiriran wllh manta wax baxsato aya barto ku an facayo wllh manta wa iga talo lgctan mel cidlo aad ku bixi neyso wax ka fucan ina sadaqeysato maxa yeley meqo youtu bar oo ad taqano xamar jooga sxp mcn xmr ku dhel lgcta igu sadaqeyna xitay is ku day malin wlbo wax soo galisan vidiyow mabta bishiy wa 30 malin isbuciy waa 7 malin mar ka is ku day adigo dhiba neyso 3 mise 4 mise 2 malin intas xitau samey sxp waa iga talo sxp mcn malin aad dhimanto aye ku anfacay sadaqadas wll qalbi fican aya thy malin iyo hbn wan ku tayera wllh hbn iyo malin wan ku dawad sxp mcn wax ku dhahay shaqo wac wax ka mid ahay asada tim kisa qalbiga aya ka ahay

    • @NimcoAmiro
      @NimcoAmiro 7 หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @ikranahmed8779
      @ikranahmed8779 7 หลายเดือนก่อน +1

      Scw❤❤😢

    • @user-zw7nu1fr4g
      @user-zw7nu1fr4g 7 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

  • @Miliondhaan
    @Miliondhaan 7 หลายเดือนก่อน +37

    Amiira xaasid nimo mataqano miskiin waaye ❤ lkn amira dherey😂😂😂

    • @nasriinakayf942
      @nasriinakayf942 7 หลายเดือนก่อน +1

      iga amus taaas ferahy ixanujisaye wixi dhan waqasty

    • @ayaanlaki1438
      @ayaanlaki1438 6 หลายเดือนก่อน

      Na daaf san ulaha Wn dale 🤣🤣

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 หลายเดือนก่อน +6

    Amiira waa daacad Amiira iyo xaasidnimo kala dheer ah day siday siday gabdhaha talo fiican u siinayso ee ay guusha ula jeceshahay Amzeng wllhi ❤😢

  • @Madridista686
    @Madridista686 7 หลายเดือนก่อน +33

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 7 หลายเดือนก่อน +61

    Amiira isn't easy 🎉❤

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 7 หลายเดือนก่อน +25

    Gabadhaas Hor guuleysatay waa intelligent smart ah Masha Allaha 😊🎉

  • @kawsarcabdiqani5056
    @kawsarcabdiqani5056 7 หลายเดือนก่อน +28

    Wow amiira wa nasib ki o qof ah man shllh ❤

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b 7 หลายเดือนก่อน +21

    سبحان الله وبحمده 🩵 سبحان الله العظيم 💚❤

  • @ikrandaahir6174
    @ikrandaahir6174 7 หลายเดือนก่อน +21

    Amiira qurux is not easy ❤❤

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx 7 หลายเดือนก่อน +12

    Amiira caawisay asxaabteeda mnta ❤❤

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 7 หลายเดือนก่อน +14

    The best person ever ❤ the most knowledgeable ever ❤ an ku salino nabigena mohamed SCW

  • @ubaxmohamed7812
    @ubaxmohamed7812 7 หลายเดือนก่อน +2

    Amina dheray maxa waye talada waaa laqata amiira qalbi wacana walahi amina asad baa ka walayay habla ha kale ma racayn ciil badana gabadha 😂😂😂💚🤍❤👋✌

  • @F.faBio44
    @F.faBio44 7 หลายเดือนก่อน +42

    Allah is one 😊

  • @amaalabdiraxmaan2979
    @amaalabdiraxmaan2979 7 หลายเดือนก่อน +3

    Amiira waa miskiina o daacada lakin tan koko mafiicna xata qofki usheegay dib uma eegayso Amiiray war iskuhay

  • @zeitunismail5217
    @zeitunismail5217 7 หลายเดือนก่อน +9

    Amiira game ka weyfahante MashaAllah. Aqliley waye😂

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 7 หลายเดือนก่อน +52

    Allah is one☝️❤

    • @Jikadayna.Somalia
      @Jikadayna.Somalia 7 หลายเดือนก่อน

      Asc isoo booqo walal igu sharaf thanks ♥️

  • @youngman1919
    @youngman1919 7 หลายเดือนก่อน +10

    15.53 Amiiro mahadsanid taladaada. Laakiin bada waxaa ka soo bixisay ugbaad.

  • @LaylaZahiid
    @LaylaZahiid 7 หลายเดือนก่อน +6

    Mnsha Allah amiira qurux allah haku daayo qofkaah saaah u caawinaysay Allah haku caawiyo❤

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 7 หลายเดือนก่อน +3

    Allow cafimad taam ah nagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadan aamiin dhamanten

  • @AymanAbdirashid
    @AymanAbdirashid 7 หลายเดือนก่อน +32

    Allah is one ❤🎉

  • @xuseenyare5620
    @xuseenyare5620 7 หลายเดือนก่อน +32

    Allah is one ❤

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 7 หลายเดือนก่อน +6

    Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan.
    COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH

  • @Gaaldile001
    @Gaaldile001 7 หลายเดือนก่อน +32

    My brother asad keep going 2M comnig soon inshsaalah ❤❤❤

  • @aminaabdinasir8039
    @aminaabdinasir8039 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asad xaasid amiira guul lama jecla khalad uu uraadina kwrn

  • @miskimorata2854
    @miskimorata2854 7 หลายเดือนก่อน +18

    Amiira is so beautiful ❤🖤

  • @Eidohajibotaan8650
    @Eidohajibotaan8650 7 หลายเดือนก่อน +36

    Amiiro is not easy 😂❤

  • @HassanIsmail-team27
    @HassanIsmail-team27 7 หลายเดือนก่อน +6

    Aamino dheerey no luck iyada oo saxan ayey us dhaafisey hadana iyada oo saxan ayey qaladay wada tashika wa muhiim wan ka xumahay walaal

    • @KING-HASSAN-OFFICIAL
      @KING-HASSAN-OFFICIAL 7 หลายเดือนก่อน +3

      Sax wa nasiib daro wan ka xumahay marka xigta guul ayaan ku rajeynayaa walaal

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 7 หลายเดือนก่อน +28

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @samdaiid7712
    @samdaiid7712 7 หลายเดือนก่อน +6

    Amiira qurux waa caqli socoda😂😂❤

  • @hamdimohamed1395
    @hamdimohamed1395 7 หลายเดือนก่อน +27

    Amina dhereey isn’t easy😂 😂

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 7 หลายเดือนก่อน +28

    Imisa Qof ayaa Muqaalkan Ka heshay 👍
    ASAD HAGIO🔥

  • @Msshappy58
    @Msshappy58 7 หลายเดือนก่อน +3

    Amira m.a koko iyo amina ayada usheegty wayna sexeen ❤❤

  • @user-dd3mh1rh7i
    @user-dd3mh1rh7i 7 หลายเดือนก่อน +3

    Jah Amiira caawa caadi ma ehen wlhi ❤

  • @Sumayo-fl3ud
    @Sumayo-fl3ud 7 หลายเดือนก่อน +23

    Amiira is not easy 😂❤

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 7 หลายเดือนก่อน +4

    Mansha alahu amira cadey guul wankuwadana aqwan

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander 7 หลายเดือนก่อน +4

    Go forward brother team 27 ❤ TEAM koko and Amira❤

  • @FartuunCabdinaasir-cp1hd
    @FartuunCabdinaasir-cp1hd 7 หลายเดือนก่อน +8

    Amiiro qofkey latalisay lee guuleysatay m.a😂❤

  • @happydiamond3904
    @happydiamond3904 7 หลายเดือนก่อน +6

    Caawa amiiri sifiican ayey wax u shiisheysaa😂❤

  • @mohamednooreymoi-st9wq
    @mohamednooreymoi-st9wq 6 วันที่ผ่านมา

    Amiiru qurux MashaAllah ❤❤❤ very sharp in mind

  • @user-zu7mu1is1z
    @user-zu7mu1is1z 7 หลายเดือนก่อน +3

    Amiiro m.a 2 gabdho guul u hoyisay m.a

  • @roodoruunofficial7052
    @roodoruunofficial7052 7 หลายเดือนก่อน +13

    inta koko iyo amiiro ila jecel haben wngsn sxpyal😅❤😊

  • @mryansalah4357
    @mryansalah4357 7 หลายเดือนก่อน +3

    Amiira wlh nasiibki caawa kooko amiina gabarta kale iyada usheegtey

  • @maryammacalinnuur4033
    @maryammacalinnuur4033 7 หลายเดือนก่อน +2

    Cwda muqaalka wxaa iga baxay talo wll ha diiidin mr wlbo qaado waa guukesanee❤❤❤❤❤❤

  • @UgbaadmaxamedCismaan
    @UgbaadmaxamedCismaan 7 หลายเดือนก่อน +3

    gabadhan isku magacanahay ee ugbaad m.a caqli /badanaa ❤❤❤❤gulayso abayo❤

  • @MOHAALIABDI
    @MOHAALIABDI 7 หลายเดือนก่อน +11

    ASAD 2 million is coming soon insha ALLAH 🎉🎉🎉🎉

  • @hoodoabdirahman6643
    @hoodoabdirahman6643 7 หลายเดือนก่อน +5

    Amiira fariid 😂❤ hmblyo hblo dhmntin🎉❤

  • @user-mo5wp2rw5l
    @user-mo5wp2rw5l 7 หลายเดือนก่อน +19

    Keep going pro azad Hagio💯🤴🏼🔥

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 7 หลายเดือนก่อน +1

    Gmekba amira fhanty 2mr ay amino dhrey ltalisey wey gulesn rpty lkn ayda tlada didey mar ay koko ltalisyna wey gulesty io mrkle ay amino ugbad ltalisyna wey gulesty hamplyo gulestyasha ❤👏

  • @Istar301
    @Istar301 7 หลายเดือนก่อน +5

    Ayyy gabdha xijaabka wada toh so beautiful ❤❤❤

  • @amiiramohamett-ys7cf
    @amiiramohamett-ys7cf 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaH amiira qurux gbar wnahsan

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waaaw maashaa allaah gabdhaeena oo dhan sibbaa aamirada qalbiga kokdeena nafta

  • @CabdisamadDaahir-it6vw
    @CabdisamadDaahir-it6vw 7 หลายเดือนก่อน +14

    Amiira isn't easy wllhi 😂😂😂

  • @user-xc4vs9ef7q
    @user-xc4vs9ef7q 7 หลายเดือนก่อน +23

    Always Koko winner ❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 7 หลายเดือนก่อน +15

    Walalkey Asad Hagio 18M 🎉❤ coming soon iinashaallah 🥰🥰🥰👍

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 7 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going my pro Asad Hagio 👍 ❤ 👌

  • @KING-HASSAN-OFFICIAL
    @KING-HASSAN-OFFICIAL 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wan ka xumahay walaal nasiibka ayaa ka hiiliyey lkn marka xigta guul baan kuu rajeynayaa walaal

  • @AishaFarah-qv7ej
    @AishaFarah-qv7ej 7 หลายเดือนก่อน +2

    Amira mashaalah wye caqli iyo qurux 😊😊

  • @youngman1919
    @youngman1919 7 หลายเดือนก่อน +1

    14.53 Aamiino dheerey thanks si fiican aad iskugu qastay.

  • @shagtaofficial-66
    @shagtaofficial-66 7 หลายเดือนก่อน +11

    Hhhhhhh😂😂😂😂Aamina Dheeray riwayad weyan😂😂😂

  • @juweriaaqoonjecel7946
    @juweriaaqoonjecel7946 7 หลายเดือนก่อน +2

    Amiira waa wada caqli laba jeer ilaa sadex ayay hablaha sidii saxda ahayd usheegtay lakin gabadha hadhay nasiibkeeda intay saxday ayay hadana iska qaladay

  • @hamdiahmed1438
    @hamdiahmed1438 6 หลายเดือนก่อน +1

    Amiira isn't easy ❤❤❤ iyo ugbaad

  • @user-dd3mh1rh7i
    @user-dd3mh1rh7i 7 หลายเดือนก่อน +1

    Aamino dheere ciil igu dishe wlhi may iska Aminto amiiro yaap

  • @shucaybpoyka3032
    @shucaybpoyka3032 7 หลายเดือนก่อน +14

    Challenge push up wiilasha ah soo same round 1 (50) push up laga yarado wuu baxaya qofku soo same kaas zhp asad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @user-io2jh8qm2r
    @user-io2jh8qm2r 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ugbaad ManshaalH wye rabi ha xifdiYo

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 7 หลายเดือนก่อน +3

    Hadii aad kheyr jeceshahy nogu sobiir saad wax noogu faaido ❤❤

  • @Camudi619
    @Camudi619 7 หลายเดือนก่อน +362

    Hada will atahy like sar 😂❤

    • @user-he3bs6kv1o
      @user-he3bs6kv1o 7 หลายเดือนก่อน +3

      Legendary

    • @maahir-cade
      @maahir-cade 7 หลายเดือนก่อน +5

      👍 👍 ❤❤❤ok

    • @NajlaDayib-rk1gw
      @NajlaDayib-rk1gw 7 หลายเดือนก่อน +20

      Aniga gabdh baan ahay like Kuma sarayo

    • @saabriinsaalaxxasan8157
      @saabriinsaalaxxasan8157 7 หลายเดือนก่อน +17

      𝗛𝗮𝗱𝗮𝗮 𝗴𝗮𝗯𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗻𝗲𝗵😅😢

    • @amiinabdi5094
      @amiinabdi5094 7 หลายเดือนก่อน

      ​​​@@saabriinsaalaxxasan8157hadaa gawar tahy yaa ku balamiyey marka yrey 😂😂

  • @user-iu4vz8ep4u
    @user-iu4vz8ep4u 7 หลายเดือนก่อน +3

    Amiira dadka usheege😂 wah koko ayaamahan waa kibirteyba😅😅😅

  • @Niira-xz8js
    @Niira-xz8js 5 หลายเดือนก่อน

    Asad from 2020 illa imika waan kudaawada keep hardworking😊

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 7 หลายเดือนก่อน

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my king asad hajio bro 😊

  • @user-ku1du3kw8m
    @user-ku1du3kw8m 7 หลายเดือนก่อน +15

    Asadow aamina dherey ii balami feer saan ugu wado waa suuxinaa 😂 ciil ayay iigu dishi wllhi😂

    • @xaawaluul4178
      @xaawaluul4178 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

    • @user-ku1du3kw8m
      @user-ku1du3kw8m 7 หลายเดือนก่อน

      @@xaawaluul4178 hee abaayo run ma ahanoo 😅

    • @zahracabaas428
      @zahracabaas428 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂wllhi tan cila igu dishi wixi sax ah qalde loshegayo hhh

  • @habsadahir8378
    @habsadahir8378 7 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah 27 dhamantin waxan idin rajenaya guul 🎉❤

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 7 หลายเดือนก่อน +20

    Amiiro qurux is not easy 😂

  • @masbal9180
    @masbal9180 7 หลายเดือนก่อน +9

    kan doqonka asadvlaleyhy amira o.gulaysatay maba arkikaro ish war gabadha iska dah walaga darema sida u naxday amira marky saxday

    • @H5D69
      @H5D69 7 หลายเดือนก่อน +1

      Ma,arakte sax miya u kuso cel celiya halahas iney qaldo u rapaa koko u urapa gusha

    • @ClaahiCade-um8lq
      @ClaahiCade-um8lq 7 หลายเดือนก่อน

      Maxaa lacgtisa oo cishana waqasab in laqalqale sidee o qaldo xeerka iyo tarnka

  • @FardowsaMohamedmohamud-mk3ro
    @FardowsaMohamedmohamud-mk3ro 7 หลายเดือนก่อน +3

    Keep going walalky asad 🎉🎉🎉🎉

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p 7 หลายเดือนก่อน

    Mash allh wll an jeclhy asad 2m coming soon isha allh ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @xariifad-magaalo1
    @xariifad-magaalo1 6 หลายเดือนก่อน +1

    Amiiro waa very intelligent qof dhero caqli leh amiira arkay😂😂😂😂

  • @dahabilyrics
    @dahabilyrics 7 หลายเดือนก่อน +2

    UGBAAD IS THE SMARTIEST ONE MASHA ALLAH❤❤❤❤

  • @xanaandhuxulow
    @xanaandhuxulow 7 หลายเดือนก่อน +6

    Amiira aya gemkan kufican❤😅

  • @KHARHERMOHOMUT11ABOKOR
    @KHARHERMOHOMUT11ABOKOR 7 หลายเดือนก่อน +4

    Wali video ma dawan lkn waan hubaaa koko way isku aadin doontaa ❤❤ nasiibkey ha i ceebayn @koko bulle😂😂❤

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p 7 หลายเดือนก่อน +1

    Koko iyo amiira wn jeclhy ❤❤❤❤

  • @kiincabdulaahi748
    @kiincabdulaahi748 7 หลายเดือนก่อน +1

    Inaa aniga ugu horeeyo aan u maleeynaayay 7k aaba iga horeeso

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 7 หลายเดือนก่อน +3

    Mash Allah Amiira love u saa koko iyo dagan gusheeda ugu faraxday dadka kalana u caawineyso I love that ❤❤❤❤
    Amira koko iyo degan hambalyo
    Aamina dheerey ayada way is wareerisay, gabdhihi kale way warerisay xta anaga way na wareerisay wlh waa funny Amina dherey waa ku wataa anyways 😂😂

  • @ashasaid7324
    @ashasaid7324 7 หลายเดือนก่อน +5

    Amina dheer taladii waa diiday wax la,aan bay tagty😅😅😅😅

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wow amazing keep going legend😂🎉🎉❤❤❤