KADIS AYAN UGU TAGAY AMIRA OO XANUUNSAN & TEAM 27 OO DALXIIS & DAMAASHAADKA 2 MILLION ASAD KU JIRAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 589

  • @KowsarDahir-ts6to
    @KowsarDahir-ts6to 5 หลายเดือนก่อน +303

    Wax ka nasib xun majiro ado saliga nabiga arkey oo ku salin ku salin nabigenah muhamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤😢

    • @Sucdinuur-u7i
      @Sucdinuur-u7i 5 หลายเดือนก่อน +2

      Salalaahu caleeyhi wasalim a

    • @ayanahmed915
      @ayanahmed915 5 หลายเดือนก่อน +2

      Salalaahu caleyhi wasalaam ❤️❤️❤️❤️

    • @FatumoMuse-np4ex
      @FatumoMuse-np4ex 5 หลายเดือนก่อน +1

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ♥️

    • @istahilxaaji5795
      @istahilxaaji5795 5 หลายเดือนก่อน

      scw

    • @habibonoor8730
      @habibonoor8730 4 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw

  • @neima837
    @neima837 5 หลายเดือนก่อน +36

    Kousali nabiga Mohamed scw ❤ inchallah 2M sister adna I love you ❤❤🎉🎉

  • @Abdulluhi232
    @Abdulluhi232 5 หลายเดือนก่อน +227

    igula Sali xabiibgeena Mohamed scw 🫶🏽❤

    • @QueenZuuzu178
      @QueenZuuzu178 5 หลายเดือนก่อน +1

      Scw❤❤❤

    • @Farhia_ali
      @Farhia_ali 5 หลายเดือนก่อน +2

      Swc Swc. Swc. ILAAH. Kucaafiyo. Abaayo

    • @Rin4444qurux
      @Rin4444qurux 5 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

    • @sakimustaf8147
      @sakimustaf8147 5 หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @FarxaanyaasinFarxaanyaasin
      @FarxaanyaasinFarxaanyaasin 5 หลายเดือนก่อน

      Scw

  • @NajahYusuf-t2d
    @NajahYusuf-t2d 5 หลายเดือนก่อน +235

    Adno nin rageeed ayaad hantidey ilahay ha kuu dhaafo abayo ❤️❤️

    • @Ceymir-et
      @Ceymir-et 5 หลายเดือนก่อน +2

      Amiin❤🥺🔐

    • @Seynabcadey-t1t
      @Seynabcadey-t1t 5 หลายเดือนก่อน +1

      Aaamin aaamin

    • @HamdaCabdi-c3b
      @HamdaCabdi-c3b 5 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin insha alaha ❤

    • @khadraali5225
      @khadraali5225 5 หลายเดือนก่อน

      Amiin ya Rabi🤲🥰

    • @najahabdi4351
      @najahabdi4351 5 หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa walahay ninkeda waa nin wanagsan

  • @HamdaCabdi-c3b
    @HamdaCabdi-c3b 5 หลายเดือนก่อน +71

    Intan arakay hablaha youtebrada naag adna gaadho man arag Alaha ku xafido Abayo boqol dhaanbad tahay kartidii oo qof ah ❤

    • @FiyoTiuo
      @FiyoTiuo 4 หลายเดือนก่อน

      1xbet 😢

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 5 หลายเดือนก่อน +130

    Alla koko sey kugu faraxdey markey ku aragty❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 5 หลายเดือนก่อน +241

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍😢

    • @Farhia_ali
      @Farhia_ali 5 หลายเดือนก่อน +6

      Swcswcswc

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 5 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @RuweydaCabdicasiis
      @RuweydaCabdicasiis 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@Farhia_alicasfge my sorry 😐😔😔😔😐 my sister and shopping

    • @suleqomustafa870
      @suleqomustafa870 5 หลายเดือนก่อน +3

      Scw scw scw scw scw

    • @AaminoMaxamed-fr8gh
      @AaminoMaxamed-fr8gh 5 หลายเดือนก่อน +4

      Scw❤❤❤❤❤

  • @ShugriIbraahim-u4t
    @ShugriIbraahim-u4t 5 หลายเดือนก่อน +31

    Miskiinta amiira waa 2aad ee hurdad laga qaso alle ha caafiyo walhi lakiin adna waad ka farxisay adigu m.a ❤❤

  • @ameyra1
    @ameyra1 5 หลายเดือนก่อน +75

    Kooko lee saaid ugu faraxde imaanshahga😭😭😭😂

  • @Imoo5
    @Imoo5 5 หลายเดือนก่อน +125

    Saa u oga ina adeyso adno isn't easy sasa ka rabna😂😂❤

    • @Kimmina-x2i
      @Kimmina-x2i 5 หลายเดือนก่อน +3

      ani xitaa wlhi mrke baxeen is dhahaayay adna ne wee aade weena dhacdy lkn talxiiska noogu dheeshay

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 5 หลายเดือนก่อน +87

    Adna m.a mss suprise la dhaha walashod o xanun san aye so boqatay waliba kadis wlh wa iga badisay adna m.a

  • @Ceymir-et
    @Ceymir-et 5 หลายเดือนก่อน +52

    Adna naag tagtay oo talaabsatay ciyaalada ku daba lumaan mss 1m😮‍💨👸🦁🥺❤️

  • @ikranfatxi3544
    @ikranfatxi3544 5 หลายเดือนก่อน +14

    sundus is so cute qaabka kuu soo dhaweyse is so warm love her

  • @AmenaMuhammad-wo2br
    @AmenaMuhammad-wo2br 5 หลายเดือนก่อน +90

    Adna afar dhan wxa lagu dhahy wx yar ma aha boqol dhanto ma laga rabay ❤

    • @hananXasan
      @hananXasan 5 หลายเดือนก่อน +2

      Msha allh

    • @khadraali5225
      @khadraali5225 5 หลายเดือนก่อน

      ma sha ALLAH ☝️🥰🥰

    • @RayaanHonasti-v6j
      @RayaanHonasti-v6j 4 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤ wa sas m.a

  • @zeinabcabdullahimaxamed3881
    @zeinabcabdullahimaxamed3881 5 หลายเดือนก่อน +49

    Diyaarad raac wx yar kadib so laawo wlle nacala awuukta lee mhno kkk kkk ilaahow maal fidna lahen isii inta ila mid amiin dhaha 🤲🤲

  • @Nafisa762
    @Nafisa762 5 หลายเดือนก่อน +21

    Adna ani gacan kuutagay wlh nagta kaliya ee diyarada kadhigatay bajaj😂 raaxeeso quen dadbaa hoormuud utahee cadaowka allha kaa haayo❤❤❤❤

    • @Fardawsacc
      @Fardawsacc 5 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂 bajAj

  • @AsmaSalan
    @AsmaSalan 5 หลายเดือนก่อน +38

    Naag nafteda ka fikiraysa wllhi wad tahe waliga sida u raxayso

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 5 หลายเดือนก่อน +25

    Allah is one 😢❤☝️

  • @safiyamahmoud3035
    @safiyamahmoud3035 5 หลายเดือนก่อน +42

    Adno gacan ayaa u tagaye masha allah❤❤❤❤❤❤❤

  • @Amiin_1
    @Amiin_1 5 หลายเดือนก่อน +8

    Walee best youtuber girl ayaad tahay hore usoco 😂

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 5 หลายเดือนก่อน +10

    Adna naag nool wye oo wxy heesato ka muuqato wll wngsan mash Allah ❤
    Wlh Asad qosolkow iga dhameeyay Amiira see u jiifataa 😂😂😂

  • @Sheeko_time
    @Sheeko_time 5 หลายเดือนก่อน +74

    Inta amiiro tagerto like ❤ azxapta waxan sogudbiya sheekooyin igu dhirigaliya 🥺😊❤❤

  • @UbahMahadBashey
    @UbahMahadBashey 5 หลายเดือนก่อน +15

    Koko iyo arimahena leee iman shahaga kufarxeeeen😂

    • @wadanisomali9675
      @wadanisomali9675 5 หลายเดือนก่อน +4

      Xaqqda wxy thay arimaheena waa iska daacad. Maahan dadka views dartis qfka u raaca.

  • @amaalawees5105
    @amaalawees5105 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ku salin nabigena muxamed scw ❤scw❤scw❤ scw ❤scw

  • @CabdalahiMaxamed
    @CabdalahiMaxamed 5 หลายเดือนก่อน +24

    Adna adiga iyo xaajigaga Allaha idiinxafido isha xasidka Allhanigaqabto❤❤❤

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 4 หลายเดือนก่อน +3

    Ar adnaa😅ma naxeyso fakatax lee iska dhahee iida safar waxba lama aha iyo bixitaan😂ilamaha yaa ugu tagty hooyo calwiyaa m.a❤

  • @baismail7521
    @baismail7521 5 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah walaal qiimo leh baad tahay adna maadama walashaa oo xanusanaysay aad ka daba tagtay amira ilahay ha caafiyo ilahay ha isu kiin daayo xaajigaagana alle hakuu daayo ❤

  • @wllyohaanqanciye1565
    @wllyohaanqanciye1565 5 หลายเดือนก่อน +29

    Gabadhena mzz 1m waa ku wataa wllhi halkas kasi wad wllshei❤❤

  • @maymuu432
    @maymuu432 5 หลายเดือนก่อน +32

    Fariidsana say walshed ugu murugsanyd jah

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 5 หลายเดือนก่อน +6

    MashaAllah adnahen maqaca afar Dhani wax lagugu bashay aya jiraba illahey odan fican oo naxares badana wuu kulu noleyay illahey hais kukin dayo I'll xasad illahey haidin kaa qabto. Ameen thuma Ameen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 5 หลายเดือนก่อน +7

    M.a Adnaheena abyo Mcn Wallahi qof naxariis badan Aa tahay Ani Walashei ii Noqo yaqay markasto Aa san Farxad iigu sameesid Adna m.a keep going my sister ❤❤❤

  • @aaminoladan8839
    @aaminoladan8839 5 หลายเดือนก่อน +37

    Ar adna fakatax maaaa ka daba dhahday anaga xitaa surprise noogu dhigtay ❤

  • @MaanKa-h7x
    @MaanKa-h7x 5 หลายเดือนก่อน +27

    Adna m.a sey fiican aa qabo
    Allahuma barik❤🥺

  • @NajmaMahamed-h1m
    @NajmaMahamed-h1m 5 หลายเดือนก่อน +13

    Koko ayaa aad ugu faraxday adna mash Ala ❤❤

  • @amira_somalia
    @amira_somalia 4 หลายเดือนก่อน

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad scw 🕋❤️👍🏻

  • @RidwaanIbraahim-eh1xx
    @RidwaanIbraahim-eh1xx 5 หลายเดือนก่อน +5

    Allah isukiin daayo wll intaa noshihiin farxad ku dhamasta

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 5 หลายเดือนก่อน +17

    Adna anagana gurigaaga ku imaaneynaa,,, ya tahy markaa dhahdodna Tageerahaaga❤🎉

  • @FadumoDagan-om1sj
    @FadumoDagan-om1sj 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wakujeclahay isoojawaab😢😢😢

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 5 หลายเดือนก่อน +8

    Ala adna marke ku araktay amira farxad❤❤❤walalaha m.a

  • @faadumomohamed-kx5bb
    @faadumomohamed-kx5bb 21 วันที่ผ่านมา

    M.a afar dhan wad na washay❤❤ teamka wey gugu farxen❤❤

  • @fartamoh6fartamoh660
    @fartamoh6fartamoh660 5 หลายเดือนก่อน +29

    Wlhi bilahi waa ogay iney adna san😂sameyneyso 😂😂

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar 5 หลายเดือนก่อน +51

    Rabiyaw Amiira caafi😢

  • @Akwadani
    @Akwadani 5 หลายเดือนก่อน +9

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sulekhoOmar
    @sulekhoOmar 5 หลายเดือนก่อน +16

    QUEEN ADNA ❤❤❤❤ let's go 💪😂😂😂

  • @UgasMuhumed
    @UgasMuhumed 4 หลายเดือนก่อน

    Adana waiga walaysa hes anjeclah yad idartay waw❤❤❤❤❤

  • @FaadumoHassan8-kc4gt
    @FaadumoHassan8-kc4gt 2 หลายเดือนก่อน

    Koko wallahi qosalkeey iga dhamaysay❤❤❤❤❤❤

  • @HanaHana-h6n7i
    @HanaHana-h6n7i 5 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allh adno wlahi ana is moday in aad i timi wllo ha isku kiin dayo adiyo wlahai iyo temeka kalepa😢😢😢❤❤❤

  • @safiabdilahi
    @safiabdilahi 5 หลายเดือนก่อน +2

    Miss kadis adna haloo baxsho 😂😂😂😂😂

  • @munakhayr1793
    @munakhayr1793 5 หลายเดือนก่อน +5

    Asxabey walalky dhinty ee igu soo duceeya 😢😢

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad 5 หลายเดือนก่อน +1

      Abyo allh hawnaxariisto aamiin😢😢😢

    • @tuneycdy8094
      @tuneycdy8094 5 หลายเดือนก่อน +1

      Ya Rabi unaxariisto🤲

    • @FarduusaxmedSaalah
      @FarduusaxmedSaalah 5 หลายเดือนก่อน +1

      Ilahy hanat
      Fardowsa haka warààpiyi aamiin aamìn❤❤

    • @cafiifa241
      @cafiifa241 4 หลายเดือนก่อน +1

      Allaha unaxariisto abaayo

  • @marwahasan2204
    @marwahasan2204 5 หลายเดือนก่อน +5

    Amin ilahay haku daayo abayo angana isaga ookale alla ha nasiiyo

  • @masbal9180
    @masbal9180 5 หลายเดือนก่อน +22

    Amiira qurux Alle hacaafio

    • @Amirafan1
      @Amirafan1 5 หลายเดือนก่อน +2

      Amiin ❤❤

  • @MumtaasCumar-op4hr
    @MumtaasCumar-op4hr 5 หลายเดือนก่อน +7

    M.a adna walaalnimadu ciyaar ma aha❤❤❤

  • @AragSan-i6b
    @AragSan-i6b 5 หลายเดือนก่อน +17

    Gabar youtuberah oo 1m gaadhay maa soo gashay😂😂

    • @MinhaajAbdullahi-of1wi
      @MinhaajAbdullahi-of1wi 5 หลายเดือนก่อน +3

      Ani kaligey inaa maqaly umaleynayay adina ma ila maqashay😂😂😂😂 adno musciso wye wllhi😂😂😂😂😂

    • @AragSan-i6b
      @AragSan-i6b 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@MinhaajAbdullahi-of1wi haa😂

    • @Maariyo5364
      @Maariyo5364 4 หลายเดือนก่อน

      Haa de adno xubu neh miss 1m ladhaha 😅😅😅

  • @Khadra933
    @Khadra933 5 หลายเดือนก่อน

    Mansha. Allaah Gabadh. Adag. Way. Ka. Seexan. Waysay. Walasheed. Oo. Xanunsan. Iyo. Asxaabteeda. 27

  • @CawoCayuuni-w9g
    @CawoCayuuni-w9g 5 หลายเดือนก่อน +27

    ❤adnay mashallah walashed oo xanunsan safarna ah waad joogi kari wayday gurigi waaxSa walalo is jecel la dhaha is ilashada❤❤❤❤

  • @fartuundhaanto
    @fartuundhaanto 5 หลายเดือนก่อน +12

    Wanpa sugayay inaad ka dul dhcayso Adnoy😹❤️‍🩹

  • @AamiishNuura
    @AamiishNuura 5 หลายเดือนก่อน +1

    M.a adna farxada iska jeclhy alah isku kiin dhowro❤❤❤❤❤

  • @FaadumoHassan8-kc4gt
    @FaadumoHassan8-kc4gt 2 หลายเดือนก่อน

    Koko wallahi qosalkaa igadha maysay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hananXasan
    @hananXasan 5 หลายเดือนก่อน +5

    Allow hani xafido walhi waa jeclhy walal saan isku jecl ❤ waa haysta allow idhaf daqiqda makal Marno ❤❤ washeey mcn

  • @fatema29000
    @fatema29000 5 หลายเดือนก่อน +3

    Miss 1m and miss surprise 🎉❤

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 5 หลายเดือนก่อน +2

    Dunidda waa khafiif🥺
    Dadkuna waa Daciif😭
    Qaarkood waa Wariif😅
    Love HAda iisarto♥️Waxa Tahay Xariif❤️😂🤝

  • @Maserley
    @Maserley 5 หลายเดือนก่อน +9

    Dadka dhahayo amiira kuma farxiin amiira wey huruday weena qowneed😢

    • @NajaxAbdi-qi8fg
      @NajaxAbdi-qi8fg 5 หลายเดือนก่อน

      Haa

    • @Maariyo5364
      @Maariyo5364 4 หลายเดือนก่อน

      Haa mailed noh amiira 😅😅😅😅

  • @FaadumoCabdul-s5x
    @FaadumoCabdul-s5x 5 หลายเดือนก่อน +8

    Mnsha alh ilhy ha ku daayo xaajiga

  • @HodanIsmail-e4z
    @HodanIsmail-e4z 5 หลายเดือนก่อน +2

    Adana waa cuarad curadu waa aruuriso walhi ❤

  • @mohamudhassanmamo427
    @mohamudhassanmamo427 5 หลายเดือนก่อน +9

    Ilaxow icafi amiradena

  • @MustafeSubeer
    @MustafeSubeer 4 หลายเดือนก่อน +1

    1m yaneey halmar iiso qosal please

  • @mohamudhassanmamo427
    @mohamudhassanmamo427 5 หลายเดือนก่อน +7

    Mzz million ❤❤debley teyna,,love you sisz ,,,keep going ❤❤❤

  • @MaxamedNuur-sc7qb
    @MaxamedNuur-sc7qb 2 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah ❤❤❤

  • @ilhaanmukhtarmohamed5383
    @ilhaanmukhtarmohamed5383 5 หลายเดือนก่อน +29

    Alla manta inaa ugu horeyo maleyga dareema 😂❤

  • @FatxiCalisalaad
    @FatxiCalisalaad 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh adno abyo wll wanagsan ayaa tahay allh ha isku kiin daayo adi iyo xaajigaaga wllsheen amiira quruxna allh hanoo caafiyo aamiin ❤❤❤❤

  • @nasrocabdiqadircabdullahi6338
    @nasrocabdiqadircabdullahi6338 5 หลายเดือนก่อน +2

    M.a gabadhi ugu horesay ay kadis diyaarad u raacday adna ❤m.a abaayo allah hakuu barakeeyo xaajigeyda

  • @NimcoAbdilaah
    @NimcoAbdilaah 4 หลายเดือนก่อน

    Adna xabiibti guul

  • @AishaMusse-zj8ho
    @AishaMusse-zj8ho 4 หลายเดือนก่อน +1

    M.a adna wllhi naag talaabsty oo nin rageed hantiday illhy isku kiin dhaafo

  • @naimafaisal3128
    @naimafaisal3128 5 หลายเดือนก่อน +3

    Karti bdan wlhi dulqadkiyo qofa howl guri ee TH-cam shaqadisa howl yar ma ahan m a❤

  • @NajmaAli-t1l
    @NajmaAli-t1l 5 หลายเดือนก่อน +5

    Alla adna sanadka luuq kaga bood noqotoy😂😂😂😂

  • @MahamedIbrahimdirir
    @MahamedIbrahimdirir 5 หลายเดือนก่อน +11

    Mss 1 millon

  • @Mariamdegan-mn1ts
    @Mariamdegan-mn1ts 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah tabarakalah allaha ku xiftiyo ninkaga caruurta iyo dhaman familka 🎉🎉Adna ❤❤❤

  • @FaizaHassan-q4v
    @FaizaHassan-q4v 5 หลายเดือนก่อน +1

    Miss kadis😂

  • @CabdiraxmanMohamud
    @CabdiraxmanMohamud 4 หลายเดือนก่อน

    Teamka dhan hereabouts make dhece

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 4 หลายเดือนก่อน

    24:43 alla sundusaaa 😂qolka ayayba ku xareesty xaraabo socoto waye xalay idhafrisy koko kulahaa😅sundus way ku faraxday adna imaanshaheda❤🎉❤❤

  • @RoodaCllaahi-c4i
    @RoodaCllaahi-c4i 4 หลายเดือนก่อน

    Mss kadis keep going ❤ adan

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 5 หลายเดือนก่อน +36

    wah waraa Adna adi hal maalin Amiira ma ka maarmaysid miyaa ar Adnaa wixi meesha laga samaynaayo so fiiri le kuso dhacayso hadii la baxo ba 😂 wllhi been ma sheegaye maalinti asxaabta baxayen o Admira iyo Adna is macasalamaynayen waxa igu so dhacay kadiskii hore saa waxa niyada iska dhahay tokadaan macquul ma noqonayso yacni ine Adna kadis 2aad samayso ileen boorsadaba u xirxirned 😂

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd 5 หลายเดือนก่อน +1

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa)

  • @Kaafiya66
    @Kaafiya66 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabaraka Allah

  • @LubnaIbrahim-cs4nt
    @LubnaIbrahim-cs4nt 5 หลายเดือนก่อน +4

    Ayyyy mansha allh wllshy adna

  • @NuurtoMaxamed-ud5kg
    @NuurtoMaxamed-ud5kg 5 หลายเดือนก่อน +5

    Adna deydii wan ku salaamey

  • @dekamohamed6906
    @dekamohamed6906 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mss kadis 👸🦁🥰

  • @Jaamacmacalim-yf7xy
    @Jaamacmacalim-yf7xy 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wll cadna m

  • @LulAbdullahi0197
    @LulAbdullahi0197 5 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah Adna illahey kuu hifdiyo qeyr naa Allah kuusiyo guuleyso qalii ❤️🤲🏽

  • @Jinan202
    @Jinan202 5 หลายเดือนก่อน +16

    😂😂😂 adna faraba i dheertahay wlh naag nool🎉

  • @mohamudhassanmamo427
    @mohamudhassanmamo427 5 หลายเดือนก่อน +7

    Adan abayo darilaxey kujeclaxay ❤❤😢

  • @ShamsaAdam-mo8mi
    @ShamsaAdam-mo8mi 5 หลายเดือนก่อน +4

    Mss 1 million❤ keep going adno❤❤

  • @halimaabdullahi8916
    @halimaabdullahi8916 5 หลายเดือนก่อน +3

    Tan Waxay copy iyo kudayasho ugu jirta team 27 talent kale ma hesato

  • @Queenrazuuna
    @Queenrazuuna 4 หลายเดือนก่อน

    Mss 1m wa ku wada ❤🎉🎉

  • @AaminaQalid
    @AaminaQalid 4 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DaimonMoha
    @DaimonMoha 5 หลายเดือนก่อน +3

    Xaajikaga alh ku dayo adno afar dhan

  • @ZakiyaMohamed-xb1wc
    @ZakiyaMohamed-xb1wc 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ar adnaaa gacan kuu tagay hbn hore marka dhhesay wa cidloday aabo ka daremaye inaa baxeso wa ku faraxsanahy inaa kulantaa walibo ayago fileen m.a❤

  • @NajaxAbdi-qi8fg
    @NajaxAbdi-qi8fg 5 หลายเดือนก่อน +2

    Dadkn kuli hurdo leee😂😂lkin koko io samia fresh weye

  • @fadxiyasharaf7420
    @fadxiyasharaf7420 4 หลายเดือนก่อน

    mashallah wll

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 5 หลายเดือนก่อน +5

    ABAAYO. AMIORA. ILAAH. KUCAAFIYO
    ABAYO

    • @sulekhoOmar
      @sulekhoOmar 5 หลายเดือนก่อน

      ❤🤲🏻