MARWAAN YARE HEES CUSUB LACIIF KAMA YEELIN 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • / marwaan_yar. .
    Codkii: Marwaan Yare
    Erayadii: Abiib indhoqanbaare
    Laxan: Nabiil Bulle
    Music: Qasim Karama
    Music Mixing and Vocal recording: Qasim Karama

ความคิดเห็น • 359

  • @marwaanyareofficial7642
    @marwaanyareofficial7642  3 ปีที่แล้ว +356

    Hey Guys welcome to my channel Marwaan Yare official please subscribe and thumps up:)

  • @diinicalaa1923
    @diinicalaa1923 3 ปีที่แล้ว +41

    Ado o wcn laciif kama Yeelin 2021🍂

  • @eithapdilaahiguletg1718
    @eithapdilaahiguletg1718 3 ปีที่แล้ว +59

    Marwaan yare taagerayaashiisu farta hataagaan like na ha saaraan

    • @cabdiwahab8752
      @cabdiwahab8752 3 ปีที่แล้ว +2

      Waxaan ka mid ahy taa geeraha marwaan yre

  • @iphaanmahad891
    @iphaanmahad891 3 ปีที่แล้ว +15

    Qofka ugu horeeya firsaday like saaray daawaday baan ahay iphaan mahad 👉💝💖💕👑love you marwaan

  • @abdimaalikayshka2432
    @abdimaalikayshka2432 3 ปีที่แล้ว +9

    Hees Iyo Bar Wlhi HEESTII Qarniga Iyo CAJIIB ah Fanaanka nagu qaaliga ah marwaan yare hore usoco brother keep going my brother 🔥🔥💯💯💯💥

  • @zahrujahappy1418
    @zahrujahappy1418 3 ปีที่แล้ว +12

    The best song Legend wll qalbi wngsn marwaan yare fanaan aan ku doorsaneen kumanaanta fanaan ee somaliyed cisi iyo karaamo ku nolow wll mcn ❤🙏

  • @hoodoibraahimhassan3912
    @hoodoibraahimhassan3912 3 ปีที่แล้ว +48

    King of the world👑
    Marwaan Yare🥰

  • @abdikaniahmedmahamed80
    @abdikaniahmedmahamed80 3 ปีที่แล้ว +9

    Yeah Man nin adag my Legend marwaaN yare fanaan aan fankiiza jeclahay fanka inan ku biiro ayan jeclahay waxana tahay fananka kaliya aan ku dayaN lahaa fankiiza✌️🤙👋😍👏👏🙏🙏

  • @ramadstudio4688
    @ramadstudio4688 3 ปีที่แล้ว +19

    Saw Lageygiyo Beerkaa Kumuusan Lifaaqmin Saw Jacylku Lafteyda Laciif Kama Yeelin Saw Lageeygiyo Beerkaa, Saw Ma Uu Limin Haatan Awooda Lahaayo Saw Hadeer Uma Liiti Dartaa Uma Liicin Saw Lixaadkiyyo Jiirkaa Laadnaaday Ahaaday Sooow La,aantaa Qudheyda Ma.... Loodani Waayay, Saw Haweenba Lurkooda Dhamaan Kama Leexan Saw Labaatan Dhigaaga Ah La Loolami Meeysid, Hadeenu Lamaane Hoy Liaahi Ahaanin Saw Lurkiisa Jacaylkaa Lahiisimaayooo.

  • @queenqarnih6679
    @queenqarnih6679 3 ปีที่แล้ว +15

    Eyeyyeyeyeyyey hees io badh manay igu socotaa marwanoow .legend nolow 💝👌

  • @abdikaniahmedmahamed80
    @abdikaniahmedmahamed80 3 ปีที่แล้ว +10

    Saw Lagaygiyo beeerka kumuusaN lifaaqmin
    Saw jacaylku nafTayda laciif kama yeelin
    Saw Ma uu lumin awooda lahaayo
    Saw hadeer uma liiTo darTaa uma liiciN
    Omg nice Song 🎶 🎵 🎧

  • @queenoflove6860
    @queenoflove6860 3 ปีที่แล้ว +8

    #Hadeeynu lamaane lilaahi ahaane
    waan kahelay miraha Heestan iyo marwaanba

  • @updyrahmankalif9701
    @updyrahmankalif9701 3 ปีที่แล้ว +9

    LEGEND marwaan yare heestan aad mcnthy wlhi lkn Vedeo kajeclahaan lahyn

  • @boqorkaumada9562
    @boqorkaumada9562 3 ปีที่แล้ว +41

    From TikTok heestan inta iga danbeeso like saar👈

    • @qoslaayetube8585
      @qoslaayetube8585 3 ปีที่แล้ว

      @cabdiraxman biLe media zxp Wanku sare please Anna iisaar 👏👏👏🌹

  • @dagandowloofficial
    @dagandowloofficial 3 ปีที่แล้ว +14

    🔥🔥🔥 laciif kama yeelin

  • @aqoonbadan3931
    @aqoonbadan3931 3 ปีที่แล้ว +14

    Waaw ash calaa hees Marwan is Legend✊✊✊✊ keep going🙏

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 3 ปีที่แล้ว +344

    Adoo heesta dhegeysanaya hadaad comment akhris uso gashay like iisaar 🙏😅

  • @barkhadzaki1286
    @barkhadzaki1286 3 ปีที่แล้ว +9

    legend marwaan yare allah yacisak bro from hargaisa cadeey

    • @raaxorr8435
      @raaxorr8435 3 ปีที่แล้ว +1

      👌👌👌👌💋💋❤✊👍

  • @amirtayyip923
    @amirtayyip923 3 ปีที่แล้ว +5

    Yaslaam wufaaclek my poi heesti qarniga💙🥺
    First view

  • @SALMAANBILE
    @SALMAANBILE 3 ปีที่แล้ว +15

    Marwan yare fanaanka 2020 ❤❤❤🥰

  • @nasrimohamed84
    @nasrimohamed84 3 ปีที่แล้ว +5

    Heestan oo buxda kal io laab ugu baahnahay legend marwan🔥

  • @kiinabdi8318
    @kiinabdi8318 3 ปีที่แล้ว +5

    hes iyo bar waye 10 mar dhagaystey ❤️❤️❤️✅✅✅

  • @mashuutibrahim9931
    @mashuutibrahim9931 3 ปีที่แล้ว +2

    Mrwn hory ula soco lgnd nabiil bulle☝️✌

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 3 ปีที่แล้ว +12

    Marwaan yare aboowaw( Ayeeyo Xaawo Maxamed Siyaad) xagee joogtaa ayeeyo fiican ay aheed. Anoo yar aa igu kudanbeesay.

  • @fatimaxayaat1184
    @fatimaxayaat1184 3 ปีที่แล้ว +16

    Sow lagaygiyo beerka kumuusan lifaaqmin
    Sow jacaylku laftayda laciif kama yeelan
    Soo ma uulumin haadan awooda lahayoo
    Sow hadeer uma liiito dartaa uma liicin
    Hadaynu lamaane lilaahi ahaanay
    Sow lurkiisa jacaylka Lahii samimaayoo
    Sow lixaadkiyo jiirka ladnaaday ahaani
    Sow la aanta qudhayda ma loodaniwayin
    Sow haweenba lurkooda dhamaan kama leexan
    Sow labaatan dhigaaya la loolamimaysid
    Iskuday qofkii jacayl waxyaqana fahmaya erayada caadi maha codka laxanka music dhamaan way kadhisanthy aniga sigaaray iitaabaty
    Heeeeeeesta

    • @caydaruusahmed1771
      @caydaruusahmed1771 3 ปีที่แล้ว +1

      Ana Kula Dareemaya Waxa Dareemayzo 💘

    • @Genius_29
      @Genius_29 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi wad kentey

    • @iskufilan2900
      @iskufilan2900 3 ปีที่แล้ว +1

      Hadiinu lamane lilahi ahaanin 🤗🤗🤗

  • @djxabiipofficial8328
    @djxabiipofficial8328 3 ปีที่แล้ว +6

    Sow lageyga iyo beerka kumusan lifaqmin sow jacaylka laftayda laciif kama yeelin 🥰🥰🥰❤❤💯💯👌👌👌

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida2970 3 ปีที่แล้ว +6

    Keep going marwaan Yare hees IGA gadantey ayaad soo saartey

  • @caddaaofficial144
    @caddaaofficial144 3 ปีที่แล้ว +8

    Marwan legend the one an only ku wata sxb keep going

  • @kuukaayofficial7116
    @kuukaayofficial7116 3 ปีที่แล้ว +30

    Heesti safwaan halac inta soo xauusatay like dac👍

  • @nurkazkw9673
    @nurkazkw9673 3 ปีที่แล้ว +7

    My best musician 💓💓

  • @baariwaalid9775
    @baariwaalid9775 3 ปีที่แล้ว +18

    Legend Alweys Legend❤❤

  • @bashirabdulkadir3161
    @bashirabdulkadir3161 3 ปีที่แล้ว +6

    Heestan hassan gantaal isku cod ektihiin wllhi.

  • @nimcocagagane6563
    @nimcocagagane6563 3 ปีที่แล้ว +7

    Inta ila argtey inuu Codkiiza mcn Yahy marwaan like😂😋😉

  • @shaafisharaf8868
    @shaafisharaf8868 3 ปีที่แล้ว +3

    Xidiga fanka ❤💎

  • @azliathar1014
    @azliathar1014 3 ปีที่แล้ว +3

    Marwaan yare wa ku wataa bro♥️🙏🤝

  • @mmcyare82
    @mmcyare82 3 ปีที่แล้ว +9

    Waaw xidigeena we love ❤️ u

  • @fatimasaed5391
    @fatimasaed5391 3 ปีที่แล้ว +3

    Marwan fanaan saxaa♥️

  • @najahahmed3728
    @najahahmed3728 3 ปีที่แล้ว +1

    mashaa alllhaaa wlllhy aaad ayaan utageraaa marwaan yare❤️❤️❤️❤️✌️✌️

  • @faadumofaadumo8666
    @faadumofaadumo8666 3 ปีที่แล้ว +3

    ما شاء الله مره مره طيب حق يا مروان يارا تلوين

  • @fasowlyrics9362
    @fasowlyrics9362 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxaaanaa fanaan kaa ah hore usoco wlal qali marwaan yare🏖🏖🏖🏖

  • @minajaman
    @minajaman 3 ปีที่แล้ว +10

    Eshcalaa hees 💋💋💋

  • @abdirizakali9227
    @abdirizakali9227 3 ปีที่แล้ว +5

    Amazing song another level marwaan yare

  • @sabirstudio7
    @sabirstudio7 3 ปีที่แล้ว +2

    First view my role model💖💕💕marwankeyga

  • @NasriqalbiNasriqalbi
    @NasriqalbiNasriqalbi 3 ปีที่แล้ว +4

    wan kusaray ina adeerkey marwan

  • @deeqowdeeqcade4022
    @deeqowdeeqcade4022 3 ปีที่แล้ว +2

    Boqorka codka somaaliyed keep going

  • @wiilkayoutube1752
    @wiilkayoutube1752 3 ปีที่แล้ว +3

    wooow Amzing🙏marwaan yre

  • @ugaaz
    @ugaaz 3 ปีที่แล้ว +8

    Fanaankii Codka Hallaasiga ah lahaa Marwaan Yare Ft Meastro Qasim Karama 🔥

  • @roodobeerdoone7352
    @roodobeerdoone7352 3 ปีที่แล้ว +3

    My brother horay usoco 🥰

  • @ayaanlesulayman7328
    @ayaanlesulayman7328 2 ปีที่แล้ว +1

    Lengend Alweys lengend 😘

  • @soummohamed933
    @soummohamed933 3 ปีที่แล้ว +4

    Marwan 😘😘Hees Macaan

  • @maimunahussein552
    @maimunahussein552 3 ปีที่แล้ว +3

    Amazing voice 💔💔 ma fourvite songz

  • @najma1989
    @najma1989 3 ปีที่แล้ว +2

    Lil bror hees iyo badh🥰🥰

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend heesaha.noocaan soo badi fadlan my fanaan

  • @beeldaajesaadik2782
    @beeldaajesaadik2782 3 ปีที่แล้ว +155

    adoo heesta dhagaysanaya hadaa commentiga aqrinayso like ii saar walal garkaa ku haystaaye😂🙏

  • @mursalabdi0229
    @mursalabdi0229 3 ปีที่แล้ว +11

    heesta safwaan hallac inuu soo wadana inta og like saara

  • @lifeofmelikah
    @lifeofmelikah 3 ปีที่แล้ว +6

    Wewe my legend 🥰❤️🍯

  • @ubxacabdigg7626
    @ubxacabdigg7626 3 ปีที่แล้ว +1

    waaw wey shidatahy hesta🌟🌟🌟😍🇸🇴🇸🇴👈

  • @ugbaadabdirashid3531
    @ugbaadabdirashid3531 11 หลายเดือนก่อน +1

    Alx qof ijecel waan haystaa ❤😢

  • @kaafiyalaki561
    @kaafiyalaki561 3 ปีที่แล้ว +3

    keep going pro marwe

  • @kafiyahis1183
    @kafiyahis1183 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan malintii waxan listen 👂🏾 gareyay 10000😭😻

  • @mostafheahmed138
    @mostafheahmed138 3 ปีที่แล้ว +6

    Adugu waliga ma dad uunbad sida hees ugu qabsan heeestani waa heesti safwan halac

    • @xamsexaaji6929
      @xamsexaaji6929 3 ปีที่แล้ว

      Wr gaparee pa tahy ee ma mom tadaa ziisay

    • @xamsexaaji6929
      @xamsexaaji6929 3 ปีที่แล้ว

      Wr gaparee pa tahy ee ma mom tadaa ziisay

  • @farhanosman3626
    @farhanosman3626 3 ปีที่แล้ว +1

    Intaan hees dhageesnaayay waa tii koobaad marwaan yare pro guuleeso

  • @halaziheersare790
    @halaziheersare790 3 ปีที่แล้ว +2

    lipaaxi marwan cade💯🙆‍♂️

  • @maxamedbare8377
    @maxamedbare8377 3 ปีที่แล้ว +16

    Team marwan yare halay saaro 👍👍

  • @zaammahamut1609
    @zaammahamut1609 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going my best fanaan♥️

  • @CALI-MAHDI
    @CALI-MAHDI 3 ปีที่แล้ว +5

    Hadaad heesta dhamystirateY like ii saaR

  • @iskufiinsidhoyadade5313
    @iskufiinsidhoyadade5313 2 ปีที่แล้ว +1

    www Marwan kibgooy fananka canka ♥️💓😍👩‍❤️‍👩💯💯💯💯

  • @maxamedcabdullahicalibarre2059
    @maxamedcabdullahicalibarre2059 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a Another level

  • @jezymudo9680
    @jezymudo9680 3 ปีที่แล้ว +1

    ☝️Marwan Yare keep going

  • @Siciiddhiif14
    @Siciiddhiif14 3 ปีที่แล้ว +4

    Dadka soo qoraya heestan safwan halac ayaa soowadaa isku qaafiyadba maaha labada heesood isku midna maaha.
    Marwaan wof caleef
    Inta iga dambaysa like ii saara

    • @mursalabdi0229
      @mursalabdi0229 3 ปีที่แล้ว

      safwaan hallac soo wada

    • @Siciiddhiif14
      @Siciiddhiif14 3 ปีที่แล้ว

      @@mursalabdi0229 isku mid maaha walaal labada heesood

    • @mursalabdi0229
      @mursalabdi0229 3 ปีที่แล้ว

      laxanka layskuhaystaaa ereyada waa la buuxiyaa mar hada laxanka haysatee

    • @subeermahamed3655
      @subeermahamed3655 3 ปีที่แล้ว

      Heesta safwan halac baa iska leh pro

    • @ruunmacalin6565
      @ruunmacalin6565 3 ปีที่แล้ว

      Heestan comin soon miya mse wyba dhamestiran thy

  • @MohamedAbdi-rt1ej
    @MohamedAbdi-rt1ej 3 ปีที่แล้ว +1

    Fast one ☝️ best song keep going

  • @mohamedbillow7719
    @mohamedbillow7719 3 ปีที่แล้ว +1

    Qasaim karama 👌👌👌💕🙏

  • @abibalijoo3737
    @abibalijoo3737 3 ปีที่แล้ว +9

    Saw lagaygiyo beerka
    Kumuusan lifaaqmin
    Saw jacaylku laftayda
    Laciif kama yeelin
    @abiib indhoqanbaare

  • @nimconimoo5678
    @nimconimoo5678 3 ปีที่แล้ว +1

    wwwwww legend welkm back❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋

  • @Queenofmahaday
    @Queenofmahaday 22 วันที่ผ่านมา

    hesta wan ka helay ❤

  • @mohadalka4357
    @mohadalka4357 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend marwan ana uhoreya 👍👍👍👍👋

  • @marwanhassan7506
    @marwanhassan7506 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going bruh

  • @abdicasiisali557
    @abdicasiisali557 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going my brother marwaan yare

  • @iamaj790
    @iamaj790 3 ปีที่แล้ว +2

    Fanan Cod macan badan
    Marwan wa adiga taageero ilahe dartii ku ahay

  • @MuscabMuuse-zj9wf
    @MuscabMuuse-zj9wf 5 หลายเดือนก่อน

    Ilahow hanjeyga mayara.😢ilahow iirunee hankeyga😢❤🤲

  • @NajibXasan-g6k
    @NajibXasan-g6k ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bilalhazz1229
    @bilalhazz1229 3 ปีที่แล้ว +1

    Marwan waatu taarera

  • @msszuhra7560
    @msszuhra7560 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkan codkiisa maalinka maqli iilaa hda waku haystaa marwaan Yare fv fanan

  • @mascudmohamed4509
    @mascudmohamed4509 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hadeno lamana ehen hooy lilahi ahanin 😢😢😢😢

  • @apdiwaliahmed2074
    @apdiwaliahmed2074 3 ปีที่แล้ว +24

    Amazing voice 100%√

  • @aaminoxagaley8827
    @aaminoxagaley8827 3 ปีที่แล้ว +6

    saadaali ciyaarta cawa barclona vs atletico madrid fikirkaadu waa muhiim mahadsanid

  • @j.m0handaj.m0handa89
    @j.m0handaj.m0handa89 2 ปีที่แล้ว +1

    Jaceylku lavteyda lacIiiv wuu ka yeeli waayay wlahi.
    lakin ma aqaano in laigu Soo maqanyahay😂✋

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 3 ปีที่แล้ว

    Wooow my brother caadi mahan heestan

  • @JamaJamaludin-c1s
    @JamaJamaludin-c1s 3 หลายเดือนก่อน

    Legand marwaan

  • @xayiofficial7402
    @xayiofficial7402 3 ปีที่แล้ว +12

    legend and the only somali singer guy

  • @warabishmaxamed297
    @warabishmaxamed297 3 ปีที่แล้ว

    Marwan yare horey usoco keep going

  • @koboyolo5160
    @koboyolo5160 3 ปีที่แล้ว +3

    Legend 🤞

  • @lakuufarah7013
    @lakuufarah7013 3 ปีที่แล้ว

    Fananka sanadka 2021
    Maansha allah codka

  • @xamdaanmaxamed9779
    @xamdaanmaxamed9779 3 ปีที่แล้ว

    AxYaa saWT maRwaan yaRe 🤩

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 3 ปีที่แล้ว +4

    Heestan iyo heesa kale oo bilaa music ah channelkayga ka daawo..... mahadsanidiin

  • @abdulaahifarxaaan2734
    @abdulaahifarxaaan2734 3 ปีที่แล้ว

    fananka fananinta mrwan

  • @Plusqueparfait-tv4nj
    @Plusqueparfait-tv4nj หลายเดือนก่อน

    Mashallah. Anda. Love 🎉❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimhusseinidle5675
    @ibrahimhusseinidle5675 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going broski

  • @c.fataaxjacfar3634
    @c.fataaxjacfar3634 3 ปีที่แล้ว +17

    HEESTA SAFWAN HALAC INAY UEEGTAY YA ARKAY

    • @hooyomacaan947
      @hooyomacaan947 3 ปีที่แล้ว

      Waaba iyadii bal safwan marku soo saaro aynu yaanan ku danbaabin

  • @naadiyack1067
    @naadiyack1067 3 ปีที่แล้ว

    Marwaan yre qof lugu daydo🍁🍁🍁🍁🍁