Sidee uga bixi kartaa Cabdikhasaarenimada ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Fikradaha Xaliye Podcast.
    Telegram : t.me/XaliyeAli

ความคิดเห็น • 91

  • @AhmedAliOmar-t6w
    @AhmedAliOmar-t6w 10 หลายเดือนก่อน +5

    Xaliye qof ka nolosheyda wax ka badali ayaa thy ilaahey aku daayo ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤😊😊

  • @abdulaahi961
    @abdulaahi961 11 หลายเดือนก่อน +9

    Aad iyo aad baad u mahadsantahay wll bilabay markan ku dawaday ka dib :
    1 waxan joojiyay daawashada p**nka iyo s***gada
    2 waxan bilaabay in aan onlinelka ka shaqeeyo
    3 waxan iska dhaafay inan radiyo xaliimo
    4 waxan iska dhafay inaa an waqtigayga galiyo inaa la hadlo qof aan waxba igu soo kordhineenin iyo daawashada dadkas
    5 waxan bilabay exercise aan sameeyo waxan rajeenaya mar dhow in aan gymka aado
    Thanks wll❤
    Marka hore ilah baa leh mahada marka xigtana naftasateeda oo isbadashay mahada sedexad adiga leh
    Thanks more❤❤

  • @HassanDaahir-oc6hs
    @HassanDaahir-oc6hs 9 หลายเดือนก่อน +1

    Aad baan ugu xiisay teacher

  • @Mustafe_solio
    @Mustafe_solio 6 หลายเดือนก่อน +1

    Marxaba macalinka kaliya ee aan lacag iyo hanti kaa rabin sida kuwa schoolka oo kleh. Podcast free ah bixiyaa kasoo koloshayda wax vadan kanadalay . Indhahana noo kala qaaday na tusayna wadada aanu hor u mar ku gaadhi lahayn more respect macalin.

  • @abdirahmanhurre9023
    @abdirahmanhurre9023 ปีที่แล้ว +2

    Fadiilatu sh xaliye rabbi hagaarsiyo.

  • @xaliyexaliyr3263
    @xaliyexaliyr3263 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa alaajh xaliye🙏🙏🙏🙏

  • @Moha17kdb
    @Moha17kdb 10 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin xaliye waan kusalamey marka hore magaceygi waa mohamed abdi oo kala so hadlaya nairobi macalin aniga wax badan ayaan ka faidey shaxda nagaha iyo nin ahaan in ad isdisto jir ahaan iyo xirfad ahaan iyo aqoon ahaan intaba waan kugudu jiraa oo waan wada shaqa ila sidex billod an wada ad ayaan kugu maxad celinaya macalin🙏

  • @FeisalAbdukadirMohamed
    @FeisalAbdukadirMohamed ปีที่แล้ว

    WAA MAHAD ALLE INAD SO BAXDEY ANAGOO AAD KUGU BAAHAN. THANKS BRO

  • @cadceedbalaale5891
    @cadceedbalaale5891 ปีที่แล้ว

    Thanks brother xaliye

  • @kingmo6738
    @kingmo6738 ปีที่แล้ว +1

    NO MORE ABDIKHASAARENIMO . NO MORE DAANYEERNIMO
    DANTAYDA UUN BAAN FIIRSADAA IMIKA . JAZAKALAAH KHAYR HOGAAMIYE XALIYE

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ka abal mariyo wixi wanagsan eed qabatay Professor Xaliye

  • @abdikafimohamed3720
    @abdikafimohamed3720 ปีที่แล้ว

    Macamin ayaatulaah xaliye keepgoing

  • @hodancabuulo51
    @hodancabuulo51 ปีที่แล้ว +1

    i'm support u wllo
    Waa runtad sheegayso waan kugu raacsanahay

  • @xudunmediachennal8985
    @xudunmediachennal8985 ปีที่แล้ว

    Macalin waad guulaystay anaguna talooyin badan aad leedahay ayaan qaatay waan kuguulaystay horay usoco macalin soomalidu waa umada qudhee ee qofkii horay usocdaba lugaha kudhagee

  • @samirafaysal4813
    @samirafaysal4813 11 หลายเดือนก่อน

    Thanks man

  • @Dajiye614
    @Dajiye614 ปีที่แล้ว

    Macalin 🙏🏿 👏🏿 🙏🏿

  • @abdisamadhussein7663
    @abdisamadhussein7663 ปีที่แล้ว

    wlhi legend zhp waaad i dhistay wax badan waanan kuloo soo xidhiidhya

  • @jokerx77l
    @jokerx77l 7 หลายเดือนก่อน

    Keep goin macalin😊

  • @maadeysmadadaalo5864
    @maadeysmadadaalo5864 ปีที่แล้ว

    Xaliye waa legend kii oo qofah plz noo soo samey videos badan 🙏🙏🙏🙏

  • @aweysahmedmohamuud2938
    @aweysahmedmohamuud2938 ปีที่แล้ว +1

    Alx lillaah

  • @SoomaneSoomane
    @SoomaneSoomane ปีที่แล้ว

    Gulayso walaahi waxaan ka faaiday walaahi yaaqeey❤

  • @xaliyexaliyr3263
    @xaliyexaliyr3263 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah

  • @FeysalmaxamedJabril
    @FeysalmaxamedJabril ปีที่แล้ว

    Macalin sethy❤❤❤❤

  • @samatarxaragoode4948
    @samatarxaragoode4948 ปีที่แล้ว +1

    As usual, great and incredible live!!!

  • @abukarmusdhaf9945
    @abukarmusdhaf9945 ปีที่แล้ว +3

    Gym maatagay dartada siiga baan is kadhaafay dartaada jiifkaaan kakacaydartada cabdi qasaarada is kabadalay dartaada gabdhihii aan daba ordi jiray bana is ka dhaafay dartada noloshaa cashar mu hiim iga bartay ustaad xaliye thankes 😌😌😌🤥

  • @Real_00533
    @Real_00533 ปีที่แล้ว +1

    FIKIRKEY GA KU AADAN NAAGAHA WXA UU KOR U KACAY MARKAN ADI KU BARTAY RUNTII AADBAN KAGA MAHADCELINAYAA Keep up pro

  • @yacquubcabdulahi9180
    @yacquubcabdulahi9180 ปีที่แล้ว +2

    Teacher telegram maxaa kuu qoran waaba waaye wlhi Teacher inaa been kuu sheegin waa is badale Teacher mahadsanid

  • @xamseqalbad4261
    @xamseqalbad4261 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa kuguda jiraa isbadalka Naftysa

  • @thorje21mustaf13
    @thorje21mustaf13 ปีที่แล้ว

    THANK YU

  • @zubeerdaahirzubeer5144
    @zubeerdaahirzubeer5144 ปีที่แล้ว +2

    Sanadkii tagay emotionbaanahaa laakin hadda no thanks xaliy podcast❤

  • @ezmailchannel9997
    @ezmailchannel9997 ปีที่แล้ว

    Macalin wax badan ayaa iska badalay noloshydii kadib markaan casharadii qaatay
    1 waxaan joojiyey buriskii naagaha
    2 waxan bilaabay shaqo
    3 waxan bilaabay inaan jiimka aado
    Mashalah horumar balaadhan ayaan rajaynayaa sanadkan 2023

  • @saladmahamud-mo9nh
    @saladmahamud-mo9nh ปีที่แล้ว

    Wakuwata xaliye

  • @sacdiyomaxamuud1065
    @sacdiyomaxamuud1065 ปีที่แล้ว

    Horay usoco taliye

  • @maxamuudcabdiwahaab
    @maxamuudcabdiwahaab ปีที่แล้ว

    Horay usoco legend

  • @G.TAATIKO
    @G.TAATIKO ปีที่แล้ว

    aad baad u mahad santahay macalin run ahaantii aad baan ugu faa'iday barashadii sanadkii tagay Bisha/11/2022
    Aniga waxaan ahay arday dugsiga sare
    Waana sanadkii iigu dambeeyay macalin
    Aniga ahaan waxaan leeyahay masahlana
    In lagashaqaysto dalka sababtuna waa
    In shaqooyinka ay salka kuhayaan arrimo
    Qabyaaladed.

  • @mahamudshasha6978
    @mahamudshasha6978 ปีที่แล้ว

    Mr xaliye

  • @ahmedmaxamud2373
    @ahmedmaxamud2373 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @Ali-mc2vq
    @Ali-mc2vq ปีที่แล้ว

    Ustad clip-yada aad play-gareeyso ,
    ka dibna aad noo sharaxdid si ay Cashar inoogu noqdaan waa kuwa muhiim ah .noo soo badi wax badan baan ka faaiday Aniga ahaan .

  • @xaliyexaliyr3263
    @xaliyexaliyr3263 ปีที่แล้ว

    Anaa 1 kaeh macalin waa mahad santahay🙏🙏🙏🤝

  • @AdanGaley-ns2vr
    @AdanGaley-ns2vr ปีที่แล้ว

    Macalin waan kumaxad satahay

  • @maanshire
    @maanshire ปีที่แล้ว

    ustaad waxaan ka bartay wax badan oo nolasha quseeyah lagama marmaana u ah nolasha thanks

  • @maxameddeeq6404
    @maxameddeeq6404 ปีที่แล้ว

    Macalin wad mahad santahay danyernimada wankabaxay .

  • @AdanGaley-ns2vr
    @AdanGaley-ns2vr ปีที่แล้ว

    Is that
    Macalin
    Xaliye magaceyga
    Waa Adan galey
    Wan kusalamay

  • @sheeylong9946
    @sheeylong9946 ปีที่แล้ว +1

    Macalin sanadki tagay wxn ka bartay shaxda nagaha, niin shaqayso ban aha oo hablaha fahamsaneen, lkn hada wxn bartay oo proffersor dr xaliye ka bartay "ninka marka kaste oo sanadki weynado value ayu yeeshta waa hadi uu abdi khasaro ahayn, hablahana sanad walbo oo wey Nadan value hoos ayu adaa". Marka wxn fahamay naftada wax u qabso nin adag iska dhig biri gabdh yar oo freesh aah wad soo iibsan... naag dalan iyo garoob oo 00 aah lacagtada cuunin awoowe shukrn

  • @FaYSaLl_RaShKeY
    @FaYSaLl_RaShKeY 11 หลายเดือนก่อน

    Istaad

  • @shaakirabdulahi9020
    @shaakirabdulahi9020 ปีที่แล้ว

    Legend

  • @abdikariimmohamoud
    @abdikariimmohamoud ปีที่แล้ว

    Boowe guuleyso. 🥰

  • @mohamedsaedmohamed
    @mohamedsaedmohamed ปีที่แล้ว

    Legend Alla muxuu is Amaanay 😅😅
    20% waa Dhab
    Se 80% waa Been Hadalkiisa Ninkan

  • @mahamudshasha6978
    @mahamudshasha6978 ปีที่แล้ว

    Saxiib

  • @axmedcrixmaan3201
    @axmedcrixmaan3201 ปีที่แล้ว

    Waan is badali dona isha allah 2024 ayaa nobalana !!!

  • @MaxamedAbdirisak-p6o
    @MaxamedAbdirisak-p6o ปีที่แล้ว

    Maclin soda wow Adigo mahadsan Anigana wanku tageersanahay my name Mstr moha

  • @muxiyodiinmaxamed759
    @muxiyodiinmaxamed759 ปีที่แล้ว

    Kkkkk cajiib hogaamiye waan kusalaamay

  • @zakariyemaxamed5501
    @zakariyemaxamed5501 ปีที่แล้ว +1

    Million dhalin yaraha bad usabab ahayd isbadalka nolel ay xaqijiyeen anigu mindsite ahan adbn wx badan kga faide keep men landhere "

  • @abdiduran6061
    @abdiduran6061 ปีที่แล้ว

    Waxaa iska kay badalay Xaliye aawadiis:
    1. Exercise ka serious baan uqaatay waana laasimay.
    2. P*** ka iyo gacanta waan joojiyay.
    3. Suit kan macalinkaa sabab u ah.
    4. Dib dhigashadana ficin baan ku badalay.

  • @xaliyexaliyr3263
    @xaliyexaliyr3263 ปีที่แล้ว

    Waxaa joojiye naaga buriska wa xaabartay sida loohadlo waa mahad santahay 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mahamudshasha6978
    @mahamudshasha6978 ปีที่แล้ว

    Guleyso

  • @GuuleedCali-b2k
    @GuuleedCali-b2k 11 หลายเดือนก่อน

    Xaliyo markasta maxaa u dhahaysaa aniga aniga aniga

  • @SoomaneSoomane
    @SoomaneSoomane ปีที่แล้ว

    WAA BALAN KAMA LEEXDO WADADADA ILAAA AAN GUULKA GARNO MACALIN

  • @ahmedmaxamud2373
    @ahmedmaxamud2373 ปีที่แล้ว

    Wax badan baan ka faaiday Pro Xaliye Halkan Kuma Koobi Karo Lkn Telagramka Kawada Hadlayna

  • @husseinmohamed2259
    @husseinmohamed2259 ปีที่แล้ว +1

    Waan is bartey prof.xaliye..qofkaan ahay..that's all what I want..

  • @abdullahijama9171
    @abdullahijama9171 10 หลายเดือนก่อน

    Ustaad waad mahad santahay ragu waad u hilisay waxaa tahay dhirigaliye

  • @mohamedfarah1269
    @mohamedfarah1269 ปีที่แล้ว +1

    Xaliyow Somali hadan nahay dhaqankena ayaa ku dhisan khiyaali iyo been dhinac kasta been iyo khiyaali kunoolnahay

  • @SoomaneSoomane
    @SoomaneSoomane ปีที่แล้ว

    MACALIN DIYAAR AYAAN KUU NAHAY MACALIN WALAHI WAA KAA FAAIDAY WAXBADAN MACALIN

  • @saciidabdullaahi1857
    @saciidabdullaahi1857 ปีที่แล้ว

    Badbadiye waa alah oo kaliya

  • @osmanmohamuud3051
    @osmanmohamuud3051 ปีที่แล้ว

    Macalinka saxda ah ee nulasha wax badan iga fahan siyay danteyda hada waa aqanaa macalin

  • @SoomaneSoomane
    @SoomaneSoomane ปีที่แล้ว

    SOO DAAAAA

  • @siyaadoshow1433
    @siyaadoshow1433 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @fuadmansa1142
    @fuadmansa1142 ปีที่แล้ว

    Xaliye jebkyka wba zero 2017 ila iyo 2021

  • @kingmo6738
    @kingmo6738 ปีที่แล้ว

    XALIYOOW CARUUR AANAN DHALIN AYAAN KORIN JIRAY KKKKKKKKKKKKK WAX WAYN BAAD II TARTAY WAAN KA BAXAY DAANYEERNIMO IYO CABDIKHASAARENIMO . LACAG BAAN SAMEEYAY WAAD KU MAHADSAN TAHAY

  • @cashocabdi2169
    @cashocabdi2169 ปีที่แล้ว

    Xaliye qabiil kee weye 😂😂

  • @RoomaQali
    @RoomaQali 8 หลายเดือนก่อน

    Wan walwla Marka utag jacaylkayga

  • @nuurabdullahi6074
    @nuurabdullahi6074 ปีที่แล้ว

    Aniga Adban ugafaidi

  • @libaaxdaanyeer4490
    @libaaxdaanyeer4490 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid macalin

  • @crizakmuktar3478
    @crizakmuktar3478 ปีที่แล้ว

    Mclinku uu mahadasanyahy waqti loo baahnaa ayaad timi walhi

  • @mohamedsaedmohamed
    @mohamedsaedmohamed ปีที่แล้ว

    Cabdi Khasaaraha U Wayni Waa Xaliye Marba Haduu Dumarka Usoo Dhigtay
    Heesbaa Ahayd Waxa Caynba Cayn Looga Dhigay Ha Is Cajabiyaan adeer Ma Adaan Ku siin Lahaa Mise Adaan Ku Casha Gayn Lahaa Loser Yahow Kabaluuska Ahi

  • @farhaanmahamed-vs1ct
    @farhaanmahamed-vs1ct ปีที่แล้ว

    Taliye sare nolaw intaa adiga barnamujkaga la qabsadey taliye xaliye naftii iyo hantidii wey badbaaday Aabbo talo ayaad mudan thy

  • @abdifitahafrika5673
    @abdifitahafrika5673 ปีที่แล้ว

    Macalin Facebook kaga saxda ah link gisa Comment please
    Wayo? Fb badan o laga sameystey o kala kacsan ba jira

  • @user-fz3se1ic4v
    @user-fz3se1ic4v ปีที่แล้ว

    𝚖𝚊𝚌𝚊𝚕𝚒𝚗 𝚊𝚛𝚍𝚊𝚢 𝚌𝚞𝚜𝚞𝚋𝚊𝚊𝚗 𝚊𝚑𝚊𝚢