Sidee loo dilay Xamdi?😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 28

  • @SagalMohamed-zd3ti
    @SagalMohamed-zd3ti ปีที่แล้ว

    Allaha u naxaristo gabadha maskinta lakin waxan illaahey karajeyna dadka iskubeheystay inxaqeda duudsiyan in aduunka illaahey ugajiseyo insha allah

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 4 ปีที่แล้ว +2

    Kufsigu magaalooyin badan buu ka dhacaye arrinka yaan la qabyaaladeyn Rabbi baa xaqiiqada oge.

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle samir hakaa siiyo gabadhiina. Danbiilayaashana Alle ha kashifo.

  • @khadroabdi7033
    @khadroabdi7033 4 ปีที่แล้ว

    Mida kale mar wey dhameysay iskulka mar wa 21 19 20 years gabadhana iney garob thy ninkan nagtisa aya shegtay waxa kalo lashegay iney maqayad ka shaqeyneysay wa yaab iga celmi badan e xaqeda alaha siiyo xamdi

    • @amiintupe5756
      @amiintupe5756 3 ปีที่แล้ว

      Walee waan ku kufsan gorba gooray noqoto

  • @alex.westaway5911
    @alex.westaway5911 4 ปีที่แล้ว

    siyaasiyiintii qabiilka lagu difaacayey waa kuwaas.Reer waxba ma halayn ee dambiileyaasha yaan la difaacin, hana la soo qabto

  • @losblancoz7513
    @losblancoz7513 4 ปีที่แล้ว

    MAANSHA ALAAH ABTOGEED SOYAABB LEH AYUU UHADLAY UMADA CASHAR HAW NOQOTO HANA KAJAWAABAAN

  • @losblancoz7513
    @losblancoz7513 4 ปีที่แล้ว +1

    ALAAH HA UNAXARIISTO MARXUMADA

  • @abdirahmankujuu3234
    @abdirahmankujuu3234 4 ปีที่แล้ว

    ilhy ha unaxaristo

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 4 ปีที่แล้ว

    subxaanallh danbiile waa danbiile qabiil maleh waa inuu helaa wajahaa ciqaabkiisa

  • @anisoelyes5735
    @anisoelyes5735 4 ปีที่แล้ว

    Yaa huu

  • @cabdirashidcabdillahi4264
    @cabdirashidcabdillahi4264 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllo xanunuku wuu nawada sameyey alaha unaxaristo xamdi tan labab dowalu qaladka hasrin ee qabiilka joji wayo marawabo darodka ayaad kumeeynenis dhibka aad idunku sameysan ee aqa alaha idin fahansiyo ee cadaalada xumo naalaguma xukumin somaliya ee madaxda sharafta lerh ha ugafiin somaliyo waa nabad xarka ad firdhinerso jojiya ee isweedii adiga gabadha maxa damiin ugu yeeli weysay ood uu ogaani weysay haleyka sheqeyso iyo niney ado iyo saxibke lasocota maxa wajibkaga uga sobixi wesay abeebe qabiil

  • @safiamohamud1222
    @safiamohamud1222 4 ปีที่แล้ว

    Allah ha unaxariisto
    Amiiiin yaa Allah
    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
    Somalia look like Kenya very things Money if you don’t have money nothing
    You can’t do anything happen is stupid government Sorry my brother’s and sister’s No government stupid police officers money to what about people life
    Is like Animal 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @farhiagedigediadan
    @farhiagedigediadan 4 ปีที่แล้ว

    Gabdhow is jira waad u Jeediin arrinta meshey mareyso mugoow nin ha isku raacina kii idiin rabo reerkina u sheega gurigiina ha yimaado ha idinku shukansado

  • @mustafeahmed2547
    @mustafeahmed2547 4 ปีที่แล้ว

    Alaa Kariim

  • @ikhlaasibraahim4849
    @ikhlaasibraahim4849 4 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride 4 ปีที่แล้ว

    😭😭😭

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 4 ปีที่แล้ว

    Kufsiga dilka wata wuu ku batey Somalia, in hey, ado ay lacag ku bixiyaan ayaa wadanka laga aaminsan yahay..... Toloow maxaa ka jira?

  • @smx111
    @smx111 4 ปีที่แล้ว

    Kan qaatil buu u egyahay I dhahaa jaladan

  • @khadroabdi7033
    @khadroabdi7033 4 ปีที่แล้ว

    Marexan cadowgisa cusbo dadatan ka dhigay wey is yaqanan dadka dhaqanka u leh kufsiga iyo dhaca no marexan wadan ayey dagan gabar la kofsadana lagama sheego

  • @niyaanshow7432
    @niyaanshow7432 4 ปีที่แล้ว

    Murawwa show
    Murawwa. Show