DEG DEG SIDII LOO DILAY, SABABTA & NINKII DILAY XOG CUSUB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.พ. 2022
  • #SUBSCRIBE
    JACAYL ISKU BADALAY DIL IYO GABAR SOMALIYEED INAY NAFTEEDA KU WAYDO ARIN ARGAGAX LEH
    Join this channel to get access to perks:
    / @britsomalitv
    IFIYE22
    Brit somali TV
    Markhaatiga nool
    marqaatiga nool
    FINANCE
    INVESTMENT
    financial education
    REAL ESTATE PROPERTY
    BUSINESS LAWYERS
    best home insurance
    MAKING MONEY
    homeowners insurance
    commercial building insurance
    best home insurance providers
    bitcoin
    make money online 2021
    stocks to buy
    bitcoin price prediction
    crypto world
    meet kevin
    best Bayer 2021
    best Bayer
    make money online 2022
    Somaliya , Somaliland
    finzar como
    fazer thumbnail estilo gaba op manoj dey how to get more views with thumbnails #Ukvisa #HighPotentialvisa #Newukvisa
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 181

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 ปีที่แล้ว +9

    ASAXAABTA SUBSCRIBE, SHERE IYO LIKE DHIIRI GALIN AYAY NOO TAHAY, GUULAYSTA
    Please kindly consider subscribing if you haven't already. Your presence makes a big difference. Thank you very

    • @munajax822
      @munajax822 ปีที่แล้ว

      Soco badhiweyne

  • @farxiyasvalogs
    @farxiyasvalogs 2 ปีที่แล้ว +11

    Shaydaanba ku sababay gabadhana waqtigeeda dhamaaday allaha u naxariisto

  • @luulahmed5767
    @luulahmed5767 2 ปีที่แล้ว +11

    Hala dilo ninka marxumadane janad àllaha geeyoاللهم امين

  • @princessnaima6011
    @princessnaima6011 2 ปีที่แล้ว +18

    Gabdha marxuumada ah walalked oo waliba wiil yar ah siduu u hadlay 😥 wuxuu yiri abayo wiil inuu korkada taabto uma ogalanlaheyn maanta ma nin ciraaq ah baa ku dilay ilmada ma ceshan kartid hadad dawato qoyska gabdha laga dilay nasiib daro iyo musiibo ayaa nagu dhacday hadan nahay umada somaliyed meel waliba silaceena iyo oohintena ayaa taalo yaa rabbi intii dhimatay u naxariiso

  • @hassanahmed5038
    @hassanahmed5038 2 ปีที่แล้ว +8

    Alaha Ina barakeeyo dhamaantiin anagana samir iimaan alaha naga siiyo aamiin

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n 2 ปีที่แล้ว +3

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajacuun alaha u naxariisto gabadha qabri geeda alaha u waasiciyo. Hal qof ayaa danbi galey maxaa carab oo dhan idin saaray nabigeenii maxamedba waa carab calayhi salaatu wa salaam

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 2 ปีที่แล้ว +1

      Waarun carabtu waa dad dhaqan xun weliba ciraaqidan anigaa aqoon fiican u leh dad ka akhlaaq xun maba jiraan. Maxaad adigu nabigii meesha u keenii? Qofwalba camalkiisa ayuu leeyahay, lkn dadkani siday u badan yihiin ayaa la sheegayaa uun

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 2 ปีที่แล้ว +7

    Alxamdulillaah
    Aadbaan kuugu mahad celinayaa Cabdixaafid adiga iyo Amaalba
    Dhibaatada Umada Soomaaliyeed ku haysata Daduunka uu wadankoodii Hooyo xataa ku jiro Allaah haka sooro
    Soomaalidu waxay tidhaahdaa
    Kitaab Gurigiisii loo diidey sayax Allaa baday
    Aadbaan uga murugoodey Gabadhan yarta ah ee halkaa lagu diley iyo Waalidka aan aasan karayn xataa Ilmahoodii
    Kuwa Badu cunayso kuwal Gaalo qaadanayso ee diinta laga saarayo waxaasoo Dhami waa dhibaato ay inoo geysteen dad makasa oo dalkeenii Barwaaqada ahaa inaku dhibaataynaya iyagoo inoogu soo gabanaya wax aynu Caabudno waa Qabiile balse aynaan dhib mooyee aynaan Dheef ku qabin Soomaaliyeey aan ka XOROWNO

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 2 ปีที่แล้ว +6

    Maskiin illaah swt ha u naxariisto waalidkeed iyo eheladeedaba samir iyo iimaan illaah ha ku risaaqo🤲🤲🤲🤲

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 2 ปีที่แล้ว +9

    Gabdhoow iska ilaaliya ragga Carabta u dhashay:::::::Afka hala galina ka fogaada meeshaaa ku arak taaan illaahay sharkooda ha naga xijaabo Qasab iigu jecloow hadaa doodina waa dilayaaaae waaa la yaaaab

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc. Illaahow u naxariiso ayada iyo intii Islam ah yaa Rabi. Marxuumada waalidkeeda iyo ehelkeeda samir iyo Iimaan Allaha siiyo. Carabta dhalin yaro badan ayaa ku maqan, ee hoos haloo eego Insha Allaah.

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 2 ปีที่แล้ว

    Men u dhoofiyaan Somaliya iyo Hooyadeed iney aragto iyo Familja 🙏🙏🙏

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalaah hadeey ogolaan lahayd xataa wuu u awood sheegan lahaa. Marnaba kamay badbaadeen . Axmaq aduun iyo aakhiraba is kharibay waaye. Tiirka waa in lasoo taago loona Dilo.

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 ปีที่แล้ว +1

    iLaahay.ha.unaxariisto.Amiin

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 2 ปีที่แล้ว +5

    Waalidiinteeda iyo ehelkeeda samir iyo iimaan Allaha ka siiyo gabdha gacan ka xaq daran ayaa dishay

  • @farhiajama5556
    @farhiajama5556 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha unaxariisto qabriga ha uwasiciyo kitabkeedana midta Rabi ha ka siiyo

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 2 ปีที่แล้ว +3

    Jaceel iyo maseerba waa waali caadi qofka controolka iyo maskaxda ka lumisa. Rabi yasir oo umada ka badbaadi

  • @sucdi1758
    @sucdi1758 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaah ha u naxaristo marti la jacelyhy ilaah haka dhigo xaqdaro lagu dilay ninka ila tiirka yalaga daba harin insha alah

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 2 ปีที่แล้ว +6

    Allaha u naxariisto qabrigana Allaha u waasiciyo walashayn

  • @qaadijocadey1366
    @qaadijocadey1366 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waa xanuun ilaahay ha unaxariisto walidkana qalbiga ha u qaboojiyo🥺 cadalad in ay hesho ayaa alle uga baryeenaa🤲🤲🤲

  • @mohamedcaydiid6868
    @mohamedcaydiid6868 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha alaah qusul wanaagsan somaliyad dhabah

  • @elaataysin1229
    @elaataysin1229 2 ปีที่แล้ว +2

    Inaalillahi wa inaa ilayhi rajicuun ALLAH haw naxariisto

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 2 ปีที่แล้ว +5

    Allaha u naxariisto qabrigana Allaha u waasiciyo

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว +3

    MARWO AMAAL AND MR.ABDI HAFIID. JAZA KALLAA WA JAZAA.

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 2 ปีที่แล้ว +2

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Illahay ha unaxaristo gabadhas😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdulwakeelmohammed3377
    @abdulwakeelmohammed3377 2 ปีที่แล้ว +4

    Maha wax cusub carabta hablaha somaliyed xita kuwa la qabo qasab ayay ku isticmalaan taasna way cadahay cadayn waxa kugu filan somalida ku nool sweden hablihii somaliyed carab ayaa wada haysta waliba way garacan hablaha somaliyedna iyga ayaa hoosta ka gala gabdhii diidana way dilaan sidan oo kaleh abdihafid sweden 3gabdhood ayaa sanadkaan lagu dilay waxaana dila carab iyagana doonta gabdhan hada way diiday wayna dilen Wayo carabtu somalida aduumo ayay idinka aminsanyihiin e somaliyey carab ha la layo wayo ilahay ayaan ku dharte carab waa cadaw ga kaliya we somali ledahay

  • @maryansheikhabdi6860
    @maryansheikhabdi6860 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha unaxariisto marxumada
    Jaceyl qasaba lama sheegin waa waali dadka qaar alle naguma soaadiyo

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto
    Walidkan samir alle

  • @adamabby2248
    @adamabby2248 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah haka warabiyo janada Fardowsa aclaa

  • @storyofmylife2102
    @storyofmylife2102 2 ปีที่แล้ว +4

    May allah mercy on her and grant heaven amiin

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 2 ปีที่แล้ว +5

    انا الله وإنا إليه راجعون اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة اللهم امين يارب العالمين

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 2 ปีที่แล้ว +1

    War wuxu caqli xumaa ma dumar kaluu aduunka ka waayey qadartu kaa adag meel walba oo aad joogto ilaahaw gabadhaas u naxariiso aamiin yaarabi
    Ninkaasna danbiga si uu uga Haro halays dhaafiyo shaydaan baa qaatay subxaanalaah ilaahaw hanugu keenin taasoo kale adoo qaxootiya qof dhan nafta dhaafi waa waxkale

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว +7

    IN SHA ALLAAHU CADAALAD BAYNU SUGANNAA.

  • @qofcilmileh335
    @qofcilmileh335 2 ปีที่แล้ว +7

    Maa sha alaah gabadhan waa qof degan oo ficilleh somali. Waa in wadamada kaladuwan qusuliyadaha inoofadhiya gabdho lagadhigaa

    • @Hana-997
      @Hana-997 2 ปีที่แล้ว

      Dal iyo dibad wa ina hablo aqoon le loo dhiibo si cadaalad sinaan iyo horo'umar loo gaadho.

  • @sahraisaaq7768
    @sahraisaaq7768 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto gabdha

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 2 ปีที่แล้ว +3

    Ciil iyo cara badanaa .somali meelkastsa way ku dhiban yihiin.

  • @adoonkiialle6708
    @adoonkiialle6708 2 ปีที่แล้ว

    Alle hwo naxaristo wllhi somali mela wlba weya ku daycan yihin

  • @geesideeqsi1035
    @geesideeqsi1035 2 ปีที่แล้ว +3

    Rabi naxaristi haka warabiyo, samir iyo allaha ka siiyo walidintedi iyo walalahedba, rabow u naxariiso

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 2 ปีที่แล้ว +3

    Wllhi Soomaali waa wada police oo weliba wey ka horeeyaan police Maasha Alaah Tabaaraka viva Soomaali weyn Alle ha unaxriisto samir jamiil ah waalidiinta iyo ehelka asxaabta dhamaanteen waa garab inga baxdey

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha u naxariisto marxumad dahabo
    Marti la jecelyahay Alle haka dhigo
    Qabriga Alle ha u waasiciyo
    Qabriga Alle ha u nuuriyo
    Sabr iyo imaan saadiq ah Alle ha siiyo walidkeed, ehelkeeda iyo qarabada
    Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin😭

  • @mulkimohamed6493
    @mulkimohamed6493 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaha u naxariisto marxuumada

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 ปีที่แล้ว +2

    Alaha haunaxaristo yarabi geeri xanun bdn ahayd

  • @abkisse8438
    @abkisse8438 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto walasheyn

  • @falisali8326
    @falisali8326 2 ปีที่แล้ว +9

    Allaah ha unaxariisto Aamiin yaa rabbi, carabtu waligeedba Somalida waa necebyhiin cadaabka Alle haku geeyo ninkaasoow

  • @amaaracadey3358
    @amaaracadey3358 2 ปีที่แล้ว

    naxariistii jano allaha ka waraabiyo

  • @mruun2509
    @mruun2509 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha u naxariisto

  • @deeqoomar3074
    @deeqoomar3074 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaha unaxariisto samir iyo iiman Allaha ka siiyo ehelki ay ka geeriyootay

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 2 ปีที่แล้ว +3

    CARABTU WAA DAD WAALAN OO CRAZY AH ISAGOO QOXOOTI AH BUU GABDHAN ISLAAM DILAYA.. CADAABTI ALLAH KU GEE

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 2 ปีที่แล้ว

    Adigaan warkiii oo sax kaa sugaynay

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha unaxariisato

  • @aminaali5724
    @aminaali5724 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaha u naxaristo walashen

  • @nasro.xuseen4772
    @nasro.xuseen4772 2 ปีที่แล้ว

    Aallha.unaxaxariisato

  • @malyuunmaxamed7145
    @malyuunmaxamed7145 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @ay46
    @ay46 2 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay ha unaxariisto

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 ปีที่แล้ว

    Inaa lillah wa Inaa ilayhi rajicuun

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 2 ปีที่แล้ว +1

    inaaa liliaaahi wainaaa illayhi raajicuuun allaha u naxariis to

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto walaasheen, sabir iyo iman eheladii.

  • @fahima6186
    @fahima6186 2 ปีที่แล้ว +6

    Allow xaqeeda soo daahiri🤲🏼😥

  • @wiishyare5491
    @wiishyare5491 2 ปีที่แล้ว +2

    Nagahan somaliyed ayaga marka hore ba dhuqdhuqda yaqan iyo shisheyo dabo orod koleyba waa gabar somaliyed allaha unaxaristo

  • @makoahmed9651
    @makoahmed9651 2 ปีที่แล้ว

    انا لله وانا الیه راجعون الله یرحمها ویوسع مدخلها اللهم امین

  • @hamdisalah6117
    @hamdisalah6117 2 ปีที่แล้ว +1

    Inaa lillahi wa Inaa ilayhi raajicuun Allah ha u naxariisto 😭 😭😭😭😭😭

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxariisto

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 2 ปีที่แล้ว

    lnaa lilaahi wa inaa ILeyhi raajicuun
    Allaha unaxariisto Dahabo

  • @hamdihassan1703
    @hamdihassan1703 2 ปีที่แล้ว +1

    Alayarahma ilahow janada kawaraabi ina lilahi wa inaa ilahey rajicuun

  • @hani8826
    @hani8826 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariisto yaa rabbi😭😭😭

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah yaa raxma waa gabadhi ugu horeysay aan maqlay nin ajinabi diiday allaha u naxarista

    • @yasminmahamed198
      @yasminmahamed198 2 ปีที่แล้ว +2

      ilaahow unaxariisto Aamiin yaa Alaah

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว +1

    ALLE YAA RAXMA

  • @farxaanyuusuf
    @farxaanyuusuf 2 ปีที่แล้ว

    ilahay ha unaxaristo insha allaah

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana LAAH ilaah nabadbaadi aduun waxkasta waa la arkaa
    Gabadhaas ilaah unaxariisto

  • @haki617
    @haki617 2 ปีที่แล้ว

    allah unaxriisto falimkedana samir allah siiyo Masha Allah amal India ayan ku arkay aydo u adeegta jaliyada hadana jaliyada malaysia good job 👏🏻

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 2 ปีที่แล้ว +1

    Ajnebi khayr ma leh.

  • @bilalmarijuana1959
    @bilalmarijuana1959 2 ปีที่แล้ว +5

    Somaliyey maxaan sugnaa, carabta hada Somaliya joogto haloo dilo, ragga Malaysia joogo dhiig yaraa, war u aara gabadha soomaliyeed 💪✌️

    • @xamdixamda5214
      @xamdixamda5214 2 ปีที่แล้ว +2

      Subxana Allah qof anan wax geesan miyaa lodilaya qof anan waxba Ka ogeen taasi xaqmaha ninku Dal sharci leh ayu dilka Ku gestay cinqaabtiisana wuu maraya gabarteena allaha unaxaristo

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 ปีที่แล้ว

      Kurdi waye 😂😂😂 carab maaahan

  • @macerinaladida6997
    @macerinaladida6997 2 ปีที่แล้ว +1

    Alhaha.unaxarito.çadalad.ban.uu.rabna.gabdha.somaliyed

  • @halimaalawi3044
    @halimaalawi3044 2 ปีที่แล้ว +1

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ،إنا إليه راجعون اللهم ارحمو موتانا وموتى المسلمين فسيح جناتك قبورهم روضه من رياض الجنة اللهم آمين،يارب العالمين،
    اللهم ارفعلنا بلاء وباء،
    Musiibada iyo xumaanta wey badatey aduuyada ,
    Xal Allah ha keyno,

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 ปีที่แล้ว

    Amiin

  • @yasminali74
    @yasminali74 2 ปีที่แล้ว +1

    Manta asaga dhib qabo oo inta la dilin aduunka ciqab ku marayo ... Dahabo Allaha u naxariisto 😭🥺🥺

  • @ladanmoo885
    @ladanmoo885 2 ปีที่แล้ว

    I love Abdifatah Allow ku daaa .wll

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 2 ปีที่แล้ว +4

    inalilahi waina ilahi rajicuun 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @xurmoqowdhan7126
    @xurmoqowdhan7126 2 ปีที่แล้ว +9

    Jaceylka ma khasaba IndHo adegisa bal daya😠
    Mar walba nafteedi maso noqoneyso oo wey weyday 😭Maskinta Alle ha u naxaristo 😢🤲

    • @abdallahb8646
      @abdallahb8646 2 ปีที่แล้ว +7

      Inta badan waa dhaqan ay leeyihiin raga u dhashay ciraaq ,maqrib ama loo yaqaano moroco hadii ay diido gabadha ay rabodaan iney dilaan ama ay marwalba dhibaan

    • @xurmoqowdhan7126
      @xurmoqowdhan7126 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdallahb8646hadeyba sida yihin waa dad yaab Leh wlhi🤨xasidin weye

    • @bella-xb1ug
      @bella-xb1ug 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi waa yaab

    • @da8660
      @da8660 2 ปีที่แล้ว +1

      waa run anaa arkay waydilaan nagtii diida.Gabdha somaliyeed oo hamoodina nimanka ajanib raga somaliyeed ee masakiintaa

    • @faizalifeahmed5660
      @faizalifeahmed5660 2 ปีที่แล้ว

      @@abdallahb8646 qof ki labad oo arinkan sheego aya tagay iqaarintu ana carabta qaar wa SAS aya la dhahay dhaqan xumaa waxa. Such egoistic Male dominated society 😏

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 2 ปีที่แล้ว +2

    Allow unaxriiso amiiin yaa rabi

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว

    Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 2 ปีที่แล้ว +3

    Fadlan report police ka usheega safaarada marka qofku uu handadaad lagugu sameeyo ha qarsanina

  • @hafsakhalif5629
    @hafsakhalif5629 2 ปีที่แล้ว +8

    Allaha unaxariisto gabadhaas
    Lkn waxan kayaabay ninmaka somalida qaarkood cuqdadahaysa o ilaa maalinkii gabadhaas ladily waxayleeyihiin gabdhaha somaliyeed ayagaa lagakariwaayey Ajaaniib! war ma,adinkaa asxaan ufala gabdhaha wa,adinka meelkasta kudila kuna kufsadee

    • @abdallahb8646
      @abdallahb8646 2 ปีที่แล้ว

      Amiin ilaah ha u naxariisto walasheen gacan ka xaqdaran ba dishay
      Walashay ogow walalkaa nabar u ku geestay oo aad ku barato iney san baas lahayn

    • @ribnarim7518
      @ribnarim7518 2 ปีที่แล้ว +1

      Uu sheeg bal malaig iska dhigayaan

    • @umuyusuf7484
      @umuyusuf7484 2 ปีที่แล้ว +3

      Gabdhaha somalida idinka wad dili kartan lakin nin ajanibah wad wa ku qalad marku dilo waryada i dhagesta nin ciraqi iyo nin somali wa isugu key mid

    • @aayahenatours
      @aayahenatours 2 ปีที่แล้ว

      @@umuyusuf7484 nin islamed inu ku dilaba hadii laga xumadey soo danqasho loo danqadey maaha qofka allow caqli na sii

    • @ahmedroobl9060
      @ahmedroobl9060 2 ปีที่แล้ว +1

      @@umuyusuf7484 hh adey kutaala cidi kudilesa adey kutaal anaga hanooshegin aniga naag somaliyed inaan nolol lawadaago ayaan necbahey lkn inlaxumeyo ama ladilo majecli

  • @samatarsangub3118
    @samatarsangub3118 2 ปีที่แล้ว +3

    Sxb wixii carab ah oo aad aragtaan gabadhaa haloo dilo, siduu carab xun ah ku dilaa gabadheena waa wax nagala arkay.

    • @samiiracabdale7404
      @samiiracabdale7404 2 ปีที่แล้ว

      Allah haw naxariisto walalasheen
      Dil waa dil uun qofku jinsiyaduu doona ha ahaadee laba sii xun ninka xaaskiisa dilayaa

    • @xaawodhiin5804
      @xaawodhiin5804 2 ปีที่แล้ว

      yes waa saas

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 ปีที่แล้ว +1

      Carabta wayba kala duwantaay isku daqan xitaa maaha. Aramaic Assyrian wax badhan bay qaban

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 ปีที่แล้ว

      Kurdi ayu ahaa

    • @guleet75
      @guleet75 2 ปีที่แล้ว

      @@blessingchanne1866 Waa Ruunta ! Imka Syrianka SaaS ma aha !!

  • @makoahmed9651
    @makoahmed9651 2 ปีที่แล้ว

    In sha Allah wa latoogan doo nikan dilaaga dahabo na Allaha ha unaxariisto marti lajecelyahay Allaha ha ka dhigo waalidkeedna samir iyo iimaan hakasiiyo Allhuma ami 😂😂😂

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 2 ปีที่แล้ว +2

    guurki ma qasan ba wayabe

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 2 ปีที่แล้ว +1

    Midida dhararkeeda maxey ku soo kordinaa walaal. Ilahey ha u naxariisto

  • @ruweydahussainahmed179
    @ruweydahussainahmed179 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha unaxariisto wlshyda marti la jacel yahay Allah haka dhigo
    Kan dilay wlshyda waxaa uuna dhigay
    Garab la.aan
    😭😭😭😭😭

    • @shafaarmoha9479
      @shafaarmoha9479 2 ปีที่แล้ว

      Zry wllo ilaahey Samir iyo Iiman hasina siiyo Qalbigana Alaha Idiin Qaboojiyo Dhamaanteena wey Naga Baxday madama ey Aheyd Muwaadinad Somaaliyeed Xanuunka waan idin la qabaanaa Ilaahey Marti lajclyahay Haka dhigo 😭😭

    • @ruweydahussainahmed179
      @ruweydahussainahmed179 2 ปีที่แล้ว +1

      @@shafaarmoha9479 Aamin yaa rabbi

  • @user-de8nk4yx5y
    @user-de8nk4yx5y 2 ปีที่แล้ว +1

    انا لله وانا اليه راجعون

  • @jamadarwiish6048
    @jamadarwiish6048 2 ปีที่แล้ว

    M

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 2 ปีที่แล้ว

    InkStoo aan jeclaan lahaa in waalidka ay duugtan

  • @afrahalsomali6954
    @afrahalsomali6954 2 ปีที่แล้ว +1

    Soomaali meel walbo weykudhebntahay,ilaah baldkeena hanoo fecneyo,, gabdhana ilaahy hadhoxareesto

  • @sahroali2647
    @sahroali2647 2 ปีที่แล้ว +2

    ALa ciil badanaa kaas yaa soomaliyaa iikeena bal ma qasab Buu kuleeyahay😭😭😭😭

    • @ikramabdirizak6087
      @ikramabdirizak6087 2 ปีที่แล้ว

      Abyo sahro ali somaliya way jogaan iyago inta kufsaday dilay marka daalin malkasta wayjogan

  • @whome4851
    @whome4851 2 ปีที่แล้ว +1

    Dumarka Soomaaliyeed waa dayacsanyihiin

  • @vp106cy4
    @vp106cy4 2 ปีที่แล้ว

    Dameer bakhtiday igadhe

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 2 ปีที่แล้ว +1

    BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN MEELKASTO JOOGTAAN

  • @asadsimba9470
    @asadsimba9470 2 ปีที่แล้ว +4

    Siduu carab xun ku dilaa gabar soomaliyeed, hada carabta Muqdisho ku sugan gabdhaha ne Hala xoogo ragga ne Hala laayo that will be our revenge and it sends a massage

    • @whynot5194
      @whynot5194 2 ปีที่แล้ว

      Adiga ba nin somali waxo so qaso ina badalkiisa lago ciqaabo ma jeclide sas ha u hadlin

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 2 ปีที่แล้ว +1

      Aqligaaga intu leegyahay unba ka hadashay . Shame on you

    • @xaawodhiin5804
      @xaawodhiin5804 2 ปีที่แล้ว

      yes I agree

    • @faizalifeahmed5660
      @faizalifeahmed5660 2 ปีที่แล้ว +3

      Maya walal sas haku talin hal qof dulmi oow geestay dad dhan ama qoomiyad dhan loma dhibaatayn karo ninkas asiga hoogay adun iyo aaqiro ba hadi. Hadi la toogto tii rabi sugeyso hadi xabsi la galiye noloshisa inta ka dhiman. Rag walan qooqan 30 naag arkin ayaa lala xira wa fuulayan kaas wo ka shalayaa. ee Allah ha u naxariisto walasheyna

  • @faaaduma6876
    @faaaduma6876 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhimasho in lagu xukumo ayaa xaq ah.

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 2 ปีที่แล้ว

    Waxan kufarsxsanahay iney joogto wadan sharcigu kashaqeyo oo an aheyn sida wadankena oo kale wayo gabadhii Nisa ushaqeyneysey ee ladiley Ragii lagu eedeeyey waaba ladacsiiyey waa kaaf iyo kaladheeri .kuwa somaliya dhibka iyo dilka kageystey maalinbaa sharcigu qaban inshalah

  • @afrahalsomali6954
    @afrahalsomali6954 2 ปีที่แล้ว

    لا حول ولاقوة إلا بالله العلي العظيم،،

  • @funnytvtv9654
    @funnytvtv9654 2 ปีที่แล้ว

    Wale Somalia kuwa joga ubahan iin wax loqabto oo Malin kasta qarax lola dhacayo wana kaxumahay iin gabdhan ladilay