WAXAAN AADNAY AROOSKA MUNIRA WALAALKEED SEEDIGEEY & DHAMAAN FAMILKA MUNIIRA AAN KULANAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 154

  • @abdirizack4066
    @abdirizack4066 2 ปีที่แล้ว +15

    Niyow hada kahor mar an kudawaday afkaga waxan kamaqlay in aad xafidul Quran tahay. Sida aad udhaqmeysidne ma’ahn wax kuucuntamo. Sxb Quranka uu ilaahi kubaray ama xujo ayuu kuunoqonaya ama xujo ayuu kugunoqonaya. Fadlan Quranka noolashaada hakamuuqdo. Kudhaqan kuqaanka oo kucamalfal. TH-cam ka iskada gabigisba shaqa kale iskaradso

    • @yumna4675
      @yumna4675 2 ปีที่แล้ว

      Good advice form your brother

    • @asmacumarcraxmaan2313
      @asmacumarcraxmaan2313 2 ปีที่แล้ว +1

      M.a talo wacn siiday

    • @abdirizack4066
      @abdirizack4066 2 ปีที่แล้ว

      @@asmacumarcraxmaan2313 mahadsanid

    • @leylahasan8352
      @leylahasan8352 2 ปีที่แล้ว +1

      Walaal Jizakallahu khayr
      Walaalkaa waad waanisay
      Kaligiina maahee waabadanyihiine
      Soomaaalaay isdabaqabta
      Muslinbaanu nahay,dhaanka gaaladana waan kudhaqmaynaa
      Wax fiicanmaaha
      Diintu waxay sheegtay Ninkaaan
      Nagihiisa ,iyo kuwaladhashayba
      Celin Dayuus buukusifoobayaa
      Warninyohow Dayuus hakusifoobin

    • @abdirizack4066
      @abdirizack4066 2 ปีที่แล้ว

      @@leylahasan8352 Shukran walal. Xaqa umada ilaahi hafahansiiyo

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  2 ปีที่แล้ว +37

    Arooski ugu horeeysay an ka qeyb galno waye like saara video ga thanks

    • @faraxabdiahmed6819
      @faraxabdiahmed6819 2 ปีที่แล้ว

      Reerka maku aqbaleen waa Tay kuu diidanaayeene hhhhhh

    • @aminamohamed7039
      @aminamohamed7039 2 ปีที่แล้ว +1

      Gabadha la aroosayey wa ina adeertaa

    • @MohamedBuskutOfficial
      @MohamedBuskutOfficial  2 ปีที่แล้ว +1

      @@aminamohamed7039 wiilka aroosaya waa Muniira walalked ku Aabo ah

    • @Boqoradakgs
      @Boqoradakgs 2 ปีที่แล้ว +1

      @@MohamedBuskutOfficial masha allah congratulations aan lenahay cousin

    • @fatxiyaosmanbarry3996
      @fatxiyaosmanbarry3996 2 ปีที่แล้ว

      Sedi iyo caroska ilmaderadey wann idiin Salamanca

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa Allaah Maxamed Rageedi Geesi wa kii Guulesta Hambalyo Arooska iyo Adiga iyo Mudiirad-ba guulesta

  • @ayanebadaan9621
    @ayanebadaan9621 2 ปีที่แล้ว +1

    Machallah mohamedow munira abtigey mourad abdo ayaa daley saas umaan ogeen barasho wanagsan sedi

  • @qumanefourreh3667
    @qumanefourreh3667 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah hambalyo aya ku so dirayan reer apti aroos wacan

  • @faadumomaxamedamiin2202
    @faadumomaxamedamiin2202 2 ปีที่แล้ว +2

    Baydha Idin kaso salamaya buskud iyo Muniira qurux mash allah

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 2 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah beautiful ❤👌👍👍 Mohamed keep going waxad smaeysay sida Nin ka raga s Laga rabay…. gabdha markay ku mudato oo reerkeeda dhan kaga Soo gudo Waa in uu wilka qalbigeeda ilaaliyaa oo uu reerkooda madaxa sarto wax walba oo oga yimada Marka great job Illahay ha isku Kiin barakeeyo idin ka iyo reer ka cusub ba 🤲👍👍

  • @nadiaquruxchannel794
    @nadiaquruxchannel794 2 ปีที่แล้ว +3

    Iso boqda walaheyga somaliyed ❤wan ku farxi lahaa hada iso daweysan waa gabadini ❤

  • @fatimahassan6138
    @fatimahassan6138 2 ปีที่แล้ว +1

    MashallAh wa gabadhi. Zouad iyo Mourad Q4 Hampalyo 👏💐♥️. Habo !! Buskut iyo Manira hampalyo 👏💐♥️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fatoumafatoumaabdi1408
    @fatoumafatoumaabdi1408 2 ปีที่แล้ว +6

    Merci 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯ciise 🥰🥰🥰🤩

  • @saafiali3547
    @saafiali3547 2 ปีที่แล้ว +6

    Raxaweyn iyo carab anigaa ka dhashay ciisena waan jeclahay dhiiga ikacay hhhh

  • @adnahirsi8346
    @adnahirsi8346 2 ปีที่แล้ว +7

    Ayyyy muniira qurux dharka waad ku soo baxday 👸👑♥️

  • @salahsahal9259
    @salahsahal9259 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah hamplayo hamapalyo Illahye haysku barkeeyo

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakalah hambalyo reerkii wadajiree nabad gala ubad khayr qabana kalahela amiiiiiin yaa rabbi 🌹 🌹🌹🌹🌹🌹🌹💞💞💞💞💞💞🍃🍃🍃🍃🍃🍃🍃🍃🍃🍃🌻🌻🌻🌻🎊🎊🎊

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 2 ปีที่แล้ว

    Mansh allah tabarakallah iskuwar ubad bari ah allah ha inikalasiyo walalayal amin yaa rabi 🧡💚🤍🖤💟🥀⚘🙏

  • @fatimahassan6138
    @fatimahassan6138 2 ปีที่แล้ว

    Zouad cawled hampalyo 👏💐
    Inader qali wan ku salalmaya 🇩🇯👋👋👋👋👋👋👋

  • @neimadjama7125
    @neimadjama7125 2 ปีที่แล้ว +2

    MACHA ALLAH TABARAKALLAH MABROUK REER DJIBOUTI FC Q4

    • @MohamedBuskutOfficial
      @MohamedBuskutOfficial  2 ปีที่แล้ว +1

      Q4❤

    • @neimadjama7125
      @neimadjama7125 2 ปีที่แล้ว +1

      @@MohamedBuskutOfficial Inadeer Mounira salane sare depuis Djibouti spécialement Reer Q4

  • @asmaali597
    @asmaali597 2 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah allah ha iskukin barakeyo walal adiga iyo munira ino ilali gabadha walal from Djibouti

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 ปีที่แล้ว +2

    KOR ALLAH KA YEELO REER ABTIGEY AL ARABIYA.🥰😍🤩🤲🤲🤲

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe2991 2 ปีที่แล้ว

    maasha allah sifiican ayad noga so duubten waxan modnay in an arooska jogno sida uciyarnay ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sihamhassan950
    @sihamhassan950 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allh hambalyo lenahay heesta ku oye wlhi nasiib adaa uuleh wallka arooskisa inaa ka qeyb qadado lkin aniga uma yelan nassib alhamdullh abyo hambalyo lenahay wallkeyn ❤🎉🎉

  • @3azuzah
    @3azuzah 2 ปีที่แล้ว

    Mashalah, Ilaah isku barakey ❤ Heesta is no 1 👍❤️

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah Allah haysku barakeeyo Aamiin yaarabi ❤️🌹

  • @maryanhaji1702
    @maryanhaji1702 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah what is beautiful wedding was may Allah bless them ❤️😍🤲

  • @halimaisse6884
    @halimaisse6884 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh hambalyo hambalyo hambalyo ayaan leeyahy reerka cusub ❤ ♥ 😍

  • @ubahali4307
    @ubahali4307 2 ปีที่แล้ว

    Asc buskudoow walaal waa farxaa laakiin aaway diintii, subxaanallaah, walaale alle u noqo , quraanku haku celiyo. Reerkaaga quruxda badan niiki iyo heeso haku aaminin, buskudoow hanoqon dayuus, gabadhaada quruxda badan iyo jeceylkaaga ha galin Caro alle.

  • @Aisha-gl8jg
    @Aisha-gl8jg 2 ปีที่แล้ว +1

    Woow masha allah allah ha idin dowroo

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 ปีที่แล้ว

    Wow wow Inaba cadi ma aha alle Haku arooskan masha Allah guurkii qeyr badan alle idinka dhigo wiil iyo caano lagu bash badho noqda. Beautiful songs loved.thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work.

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 2 ปีที่แล้ว +5

    Habo safarkiina nabad ugu soo noqda gurigiina Arooskana nabad iyo barwaqa ayaan urajeen

  • @sihaamahmed3773
    @sihaamahmed3773 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah viva raxan wayn😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 2 ปีที่แล้ว +1

    Guur qayr qabo AMEEN YAA ALLAH Lakin dhaqanka muslim ha la ilaaliyo ALLAH wuxuu raali ka ahayn yaan la sameynin

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga 2 ปีที่แล้ว +7

    Félicitation pour le mariage de ton frère, , j'espère qu'ils ouvrent leur coeur, leur trouveront l'amour et le bonheur....Parce que les somaliens n'ouvrent pas leur coeur donc ils sont pauvres en amour..!

  • @sulekaablsiyeh1462
    @sulekaablsiyeh1462 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah tabarakallah very beautiful

  • @faisaali7176
    @faisaali7176 2 ปีที่แล้ว +2

    Manshaalah isku waara Aroos qurxoon Maxamed buskut u so romantic 😍 ♥ Mara maat cidlayn gabadhada mu naira 💞🤚🤚

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah tabaarakulaah ilaaheey ha ha niskiin barakeyo Hambalyo arooska iyo aroosada isku waara kala hela ubad qayr qabo

  • @M.khaliij.
    @M.khaliij. 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allh ileen guurku waa qanaaco allow idin barkey

  • @hamoudranoun5225
    @hamoudranoun5225 2 ปีที่แล้ว

    Masha ALLAH Alef Alef mabrouk 🎉

  • @farhiyayuusuf6815
    @farhiyayuusuf6815 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah barakobo

  • @KhadijaKhadija-dn1xk
    @KhadijaKhadija-dn1xk 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashallaah allaha isku kiin barakeyo idinka iyo arookaba waxaan idin le yahay Alfa mabruuuuuk my dhigeyga Yémen

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 ปีที่แล้ว +2

    Munira I like yr style gabar asturan oo gorgeous ah Maasha Allah 💖❤🧡

  • @starlastella
    @starlastella 2 ปีที่แล้ว +3

    😍😍 masha Allah tabarakallah 💓💓❤️❤️💯🥰

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 2 ปีที่แล้ว +1

    Maaansha allh. Hambalyo hambalyo hambalyo 🌹🌹🌹🌹🪴🌷🌷🌷🥀🥀🥀

  • @maxmax8338
    @maxmax8338 2 ปีที่แล้ว

    aawyay cabsida Allah

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah hamabalayo walalo

  • @maryan3892
    @maryan3892 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah aroos wanagsan,wow munira beautiful 😍😍😍😍 you and your family

  • @naimaissa7158
    @naimaissa7158 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah elif mabrook ❤❤❤❤

  • @juweriya_abdinasir
    @juweriya_abdinasir 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Hambalyo ❤🌹

  • @zuhurcabdilaahi196
    @zuhurcabdilaahi196 2 ปีที่แล้ว +2

    Reer abtigay ❤❤❤❤❤

  • @sahramohamud9741
    @sahramohamud9741 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallaah allaha isku barakeeyo aroos wacan

  • @katharma
    @katharma 2 ปีที่แล้ว

    TabarakaAllah.

  • @hamdaosmanabdi7660
    @hamdaosmanabdi7660 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah aroosku shidana

  • @ninasalah3939
    @ninasalah3939 2 ปีที่แล้ว +3

    magaladeyda aa jogteen, inaan idin arkaa ficneyd wlhi. Jag gillar Muniira.😍😍

  • @fatoumafatoumaabdi1408
    @fatoumafatoumaabdi1408 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah ❤

  • @naimaweedowcumar6659
    @naimaweedowcumar6659 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha hambalyo ❤ ♥ 😍 💖 ✨

  • @idylmohamed2367
    @idylmohamed2367 2 ปีที่แล้ว +4

    Umada somaliyed dhiba Allaha ka qaado. Masha buskut iyo munira iyo atos qaaliya ❤ 😍 💖

  • @zuhurcabdilaahi196
    @zuhurcabdilaahi196 2 ปีที่แล้ว +2

    الله يحفظهم ويعزهم اهل يمن اللسعيد❤🧡💛💚💙💜💚❤

  • @sahraggfbvghsccsheikh5149
    @sahraggfbvghsccsheikh5149 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah illahay kuwi isku wara hainka dhigo

  • @samiraawad2572
    @samiraawad2572 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah alfi mabruke aux mariés 🎉

  • @islamicdjibouti8155
    @islamicdjibouti8155 2 ปีที่แล้ว +2

    Félicitations mabrouk fromdjiboutii

  • @minasana5951
    @minasana5951 2 ปีที่แล้ว +1

    Belle voix de haybad maydal masha Allah ❤ Hambalyo dhamaantiin ❤

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 2 ปีที่แล้ว +1

    Machaallah illahay ha isku barakeyo ❤️🎆🤲🏼👏🏻

  • @NaaagdaAli6593
    @NaaagdaAli6593 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah😘😘🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴

  • @hamdaaden949
    @hamdaaden949 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah félicitations pour le mariage de ton frère et belle chanson

  • @sumayaahmed2588
    @sumayaahmed2588 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah🥰🥰

  • @raniaabdiweli5789
    @raniaabdiweli5789 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah ❤️ hambalyo

  • @nimcokibuyu7819
    @nimcokibuyu7819 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah👌👌

  • @shukriabdi2953
    @shukriabdi2953 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Hambalyo 👑 ❤ ♥ family

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @noracali1204
    @noracali1204 2 ปีที่แล้ว

    Buskut wa ku Salami adiga iyo dumashidey hada an o gadai inat ina adeyteyda qabat
    Mashallh illh hakudhafo
    Adeyraha markey dhalayen Heys maxt udariweysi 🥰🥰🥰💃

    • @noracali1204
      @noracali1204 2 ปีที่แล้ว

      Hesys yamenta maxat u dariweysi
      Maxa dhacay

  • @faroochannel5391
    @faroochannel5391 2 ปีที่แล้ว

    Heesta yaqayhay isoshega plz

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah felicitations 💞

  • @ahmedaleela4440
    @ahmedaleela4440 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxamad buskud iyo manuura dacadnimadoda waatasa anı walahy malınti lasoocebaysa nayay wala jiray wayo dacadnimo kamuqata runtii ddakan a lama ataago Ilahay haydin la jiro waka rerki dheggalay ishi buktaay kubikaacso jacayl xasid mawayayo dad adag iga dheh🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @MohamedBuskutOfficial
      @MohamedBuskutOfficial  2 ปีที่แล้ว

      Alle wuxu raali ka yahay hada sameysid o dadka hadalkooda iska iloowdid waa guuleysanee wa xaqiiqa thanks

  • @ahmedmohamedhawa6110
    @ahmedmohamedhawa6110 2 ปีที่แล้ว

    Machallh Machallh mes cousins

  • @yusufabdi3855
    @yusufabdi3855 2 ปีที่แล้ว

    Goormee heshiiseen wllkeedi iyo fmlkeedi

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaha 🤲🤲

  • @kaltumjama6989
    @kaltumjama6989 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarakallaah beautiful family wishing you the best 🌹🌹🌹

  • @naimaissa7158
    @naimaissa7158 2 ปีที่แล้ว +1

    Buskut iyo jabiba masha Allah cute family ❤❤❤❤

  • @maaido5659
    @maaido5659 2 ปีที่แล้ว +4

    Aroos iyo ciyaar ba iskag jirtiin
    anaga mantay wa ooynaynaa 😭
    ma no so tacsiyaya maclaa
    anag wa idin jeclhy

    • @issaamouni1415
      @issaamouni1415 2 ปีที่แล้ว +1

      Ogow wa adunyo in dhimata in dhalata ina arosata

    • @osmancaani8218
      @osmancaani8218 2 ปีที่แล้ว

      Masha allaha ciisee

    • @abdirhmandollarvlogs
      @abdirhmandollarvlogs 2 ปีที่แล้ว

      Wlo walalaheni somaliyed e dhintay Allaha u naxaristo🤲

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Alaah

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaa familiy qux badan il xun idin ma arak to 👍🥰🥰

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    As, tanaa lasoo jiroyey miyaa yariusaydataanaa qiimobadan dumaroo khayrbadan dagan wax taqaan fariidadtaan saxsax cadayyareydataanaa waa laguuyaqaan kabacdina kabacdina Familyyyyyy

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 ปีที่แล้ว +3

    Manshalah😍

  • @rodajameyusuf9539
    @rodajameyusuf9539 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 2 ปีที่แล้ว +1

    Hamampo hamampo 👑👑

  • @HiboHassanOsman
    @HiboHassanOsman 10 หลายเดือนก่อน

    Maslll❤❤❤❤🥰🥰🥰😍😍😍

  • @Fatima-to4un
    @Fatima-to4un 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah🤩🤩😘😘💖

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 2 ปีที่แล้ว +2

    First time aroos an idinku arko

  • @farhiaabdisaid3456
    @farhiaabdisaid3456 2 ปีที่แล้ว +2

    Yaa is Aroos ay noo sharax bal

  • @fathimoabdifitah6982
    @fathimoabdifitah6982 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allh

  • @maryanjama1292
    @maryanjama1292 2 ปีที่แล้ว +1

    MaschAllah

  • @shariifotaliso404
    @shariifotaliso404 2 ปีที่แล้ว

    Ar buskut waa ilbaxyey waa is cadeeyey 😂😂😂😂😂🙏

  • @naimosheikh1683
    @naimosheikh1683 2 ปีที่แล้ว

    Beautiful weeding

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  2 ปีที่แล้ว +1

    New video channelkena kale th-cam.com/video/z4_877kqBTg/w-d-xo.html

  • @shamishoussein7587
    @shamishoussein7587 2 ปีที่แล้ว +1

    This guy he’s not American he has accent you don’t know was born in America

  • @Najmadhool
    @Najmadhool 2 ปีที่แล้ว

    Ina abti koofida iska dhig sidakale top baatahay

  • @AliAhmed-pj4po
    @AliAhmed-pj4po 2 ปีที่แล้ว +2

    Oo reerkii miyeey heshiiyeey?

    • @M.khaliij.
      @M.khaliij. 2 ปีที่แล้ว +2

      Nin wanaagsan markuu ku qaba reerlaaga colaadba ma idin dhaxtali karto ninkagoo wanagsan wax ka wanagsan ma jiran mansha allh

  • @saytuunahmed4739
    @saytuunahmed4739 2 ปีที่แล้ว

    Wsc

  • @halimojibril7917
    @halimojibril7917 4 หลายเดือนก่อน

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @raaliyorooney4676
    @raaliyorooney4676 2 ปีที่แล้ว

    Wale nabsigii buskut masoo daahin waa kuwaas maanta wiilkii gabar rahaweyn uu keeney oo buurhakaba ku heesaya😅

  • @fardowsaomar7134
    @fardowsaomar7134 2 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰