@@Fowzia69 shacabka ayaa aad u xun 100 sano ey qaadanee intaa laga helaayo dad nadiif waa i. Xanaanada ha laga soo dhisaa ilmaha dadka waa weyn kuli la dhamewyo
Mahamud dahir. First and formost he is a brilliant man. He talks about reality Concering somali his tory and on how a peace should be re-stored in somalia. He is a well experienced and honest!!!.
Ciidan axmaar ee soo gala somaliya waxey ku dhacday shacabka somaliyeed ee Puntland waxaana soo geliyay Cabdulaahi Yuusuf Allaha unaxariistee. Xamarna asiga ayaa wadanka keenay oo waa lawada ogyahay.
Dowladii Soomaaliya Waxaa Dumiyey Rag Soomaaliyeed oo laga Soo hubeeyey itoobiya ayadoo Doonaysay inay Marka hore Soomaali isku jabiso isku dirto Kala qaybiso Ayadoo adeegsaneyso Dad Soomaali kadibna Markay u bislaato ay si fudud ku Qubsato.
Waa nasiib daro in maanta xildhibaano katirsan Gollaha shacabka soomaaliya ineey Itoobiya u durbaan tuntaan si dal iyo dad horleh u qaadato. Waxaa kaloo layaableh Madaxdii dalka loo doortay oo umadii Soomaaliyeed kala dilaya.
Dadkan waa dad aan wax baran Caqligaas dheer malaha waxaana hormuud u ah dad Amxaarada u shaqeeyo oo durbaan qabiil wataan, ilaaha Leenahay meeshi aa ku dhaamaan laheen aa soo gaarney sidii muslimiinta Spain
ninkan ha soo fiir sado shirkii kenyo ka dhacay ee lagu doranaye cabdulahi yusuf sadax nin ayaa u saxaxiixay Wana shariif sakin cali gedi iyo cabdulahi yusuf ader qabiil ku hayo hadabo ku dhagntahy hawiye
Cadow aan Carab ahayn ma lihin. Khayraadka Dalkeenna in la soo saaro yaa diiday. Waa Carab. Mandhow Catowga iga Daa Carabi Waa Naage. Carab waxay kuu oggoshahay ma leh. Waa Xaasidkeenna mana noo oggola wax Horumar ah. Ethiopiaanka haddii Nabad, Qaddarin iyo Deris-wanaag aan ka helno iyadaa nooga roon. Period
Cabdilaahi yuusuf,isagaa Ciidamada soo geliyey koonfur iyo muqdisho ba,Cali maxamed geedi haday doonaan ha ku wada socdaan laakiin,Cali heshiis bay ku Ahaayeen labadiiduba way ku wada qanacsanaayeen,Caqliga dadkana lama Caayo keligii Cali maxamed geedi,Awood umuu lahayn inuu Ciidanka Ethiopia soo geliyo,Cabdilaahi yuusuf Ayaa soo geliyey Ciidanka
Ma ahan hawiye, Cali Maxamed Gedi waa nin warsangeli darood ah oo hawiye dhaqan ku ah. Waxaaba isu yaqaanaan nin aan la kulmay ayaa ii sheegay inay yihiin warsangeli darood.
Xitaa iney munafiq yihiin ka garo meeshooda Hal Amisom lama geynin Sababto waa dad weligood Gaalada u shaqeeyo xitaa waagii xornimada. Laakin aawey dadki fahmi lahaa oo iska celin lahaa Marki wax yar la kaco, qabiil aa laguugu Leexinaa
Xaqiiqada Ayuu Sheegay Dr Aways Dadka Aan Taariiqda Haynin Comment Bilaa Macna ah Ha iska Soo Xariiqeen Wuu Mahadsanyahay Dr Aways inta aan Xaqiiqda ogayn Dhagahooda Haku Shubo
Asc BRIT somali TV guleestaa kusoocdaa ÉTHIOPIA Kamaa wada Hadlikarno Badhena OK guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Siyaasigu waxa uu soo bandhigay Dood heer sare ah waxa uuna muujiyay geesinimo iyo inuu ka hadlo xaqiiqada Soomaaliduna runta ma jecla ee waxay jecelyihiin been munaafaqnimo xaasidnimo iyo ila meerayso waana waxa kaa muuqda adiga Sidaas awgeed fikirkaagu waa mid aan sal iyo raad lahayn sida dumarkio ayaana u jaq jaq leedahay Garta meesha taala ama kaalin libaax ka qaado ama iska aamus lo'yahay.
😂😂😂 Abdullahi Yusuf Hawiye Miyaa ??? Somalida Waxay Ka Warhaysaa In Afar Daked Ethiopia Farmajo Siyy Taasna Ma Hawiya Hawiye Dowlada Somaliyed Asaa Ugu Horeyy Mantana Asaa Hayo Amxaro Waxa Somalia 🇸🇴 Ka Hortagan Waa Hawiye ♥️ Allah UNAXARISTO Malintii Ugu Horeysay Ay Soo Galen Ethiopia Dhulka Somaliyed Waa Geridii General Caydid Allah UNAXARISTO Ninkan Hadan Loo Shegin Runta Kaligis Mesha Yaan La Kenin Damerka Abdixafid Jooji Qabyalda
warjiritan soomaaliya gogortan ma gelikaro dawaladna ninjecelesi ismakanan ha jojiso dawaladu wa mid tankale awayi maxakamadi sere o dadkan kala hagilaha ninki manta itobiya ada ama lugu sawiro ha ogaado wado cesa gasha halaga foogaado qarandumisinimo ama dawalada ha ahaado ama shaqsi ha ahaado
1982kii ayuu Abdullahi yousuf, ciidankii Ethiopian ahaa soo geliyey Galdogob, wey caddahay xataa uma baahna in uu qof soo fariisto aan dalkan taariikhdiisa kuwii qaldi jiray in uu yahay ayaa u maleynayaa , waar naga xishoo ku dheh. Ninkaan Kamaaludiin Xamar ayaa lagu dilay ninkii lagu xaman jirayna ma sheegin wixiuna ahaa ZOBBE.
Siyaad barre Gabeyre’s yir asaga baa noogu weyn abdulaahi yusuf hal number ooi madexw ku noqday waxaa siiyay qan yare farmaajo shiekh shariif baa siyaasada ku soo daray in cabdrashiid Safavid xiirane xasan shiekh baa keenay calanka U N ka keenay
Dr Mohamud Dahir waa qofka aan ugu jeclahay dadka Abdihafid waraysto hadal cad oo nool cilmina ku lara anigu coffee ayaan usoo qaataa taariikh baad ka baranaysaa
Abdullahi yousuf, ayuu ahaa ninkii dalka soo geliyey.
Somalidii godki qabiilka Ethiopia ayey si fiican ugu soo dhacdey
Cabdulaahi yuusuf ma ilooday cabdulaahi yuusuf waxas waa qabyaalad ka hadal baan u arkaa
Waa looga horeeyay Hawiye ooga horeeyay adeer wax qabsada wadanka nabad ka dhiga intaad iska dhaaf tan cabaadka ama u dhiiga somalida kale
Kuwaan qabtaalad waa dhaafeem waa musiibo na loo soo direy
Xitaa dhul kooda lama geynin Amisom Sababto waa munafiqiin Gaalada Amxaarada la shaqeeyo walahi bilah Somaliland ayaa ka xalaal San oo Hal weji leh
@@Michealfot Haa waan ogahay allaha naga qabto nin cadaalad ah oo qabiil iyo qashin nala dhaafa allow noo keen
@@Fowzia69 shacabka ayaa aad u xun 100 sano ey qaadanee intaa laga helaayo dad nadiif waa i. Xanaanada ha laga soo dhisaa ilmaha dadka waa weyn kuli la dhamewyo
Qofkii ugu horeeyey ee amxaaro wadanka keeney waa cadulaahi Yusuf alle uma naxariisto isaga iyo inta kale ee hada doonayaba Aamiin
Amiin naarta allaha ku fogeeyo
Maashaa ALLAAH dr Aways
Waa sax wanna xaqiiqo dhab ah kala saara masiirka iyo aayaha caruurteena danta gaara
Hal qof oo Somalia ah sanadkan. Ma noola oo intaas fahmaayo, siriqdii Amxaarada noo dhigtey waa ku dhacney ilaahoow adaa ilaaha
Maansha Allaah maxamud daahir aways waa nin geesi ah jecel a dadkii,dadkiisa iti diintiisa oo waliba ilaashanaya dalkii iyo dadkiisa jzk Qayran 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Soomaali dhaba ah.
The debate is not healthy at the moment pls stop balkanisation of somali people.
Thank you 🙏
Somali Guull
Yaan lakala qeybin soomaali
Midnimo
Absolutely 💯
Mahamud dahir.
First and formost he is a brilliant man.
He talks about reality
Concering somali his tory and on how a peace should be re-stored in somalia.
He is a well experienced and honest!!!.
Ciidan axmaar ee soo gala somaliya waxey ku dhacday shacabka somaliyeed ee Puntland waxaana soo geliyay Cabdulaahi Yuusuf Allaha unaxariistee. Xamarna asiga ayaa wadanka keenay oo waa lawada ogyahay.
XAMAR CLAAHI MAKEENIKARINAA GEEDI IYO INA CAYDIID AYAA SOOHOGAAMIYEY
Cabdulhi yusuf iyo caligeedi
Siriqdii Ethiopian ka ayaa ku dhaceen inta Dhulkiina ilaa dhan. Laheed een qabiil ayaa u kala bax deen Ilahay cimrigiina Allah gaabiyo
Adeerka geedi ma ilaawdey iyo muse suudi yalaxow,parlaman baa Ethiopia keeney oo hawiye badnaa ee iska celiya Ethiopianka,calaacalka jooji
Cabdixafiid, waan ku salaamay. Runtii, ninkan oo kale inaad sooyaal wax ka waydisid way ila khaldan tahay. Waayo, ciidanka Ethiopia nin hawiye ah oo keenay ma jiro. Balse cidda codsatay ciidan tiradiisu dhan tahay 20.000 askari, wuxuu ahaa AUN Cabdillaahi Yuusuf. Mahadsanid.
Cali Maxamed geedi ayaa keenay isagaana afkiisa ka qirtay waaba wax qoran oo duuban cid inkiri kartana ma jirto
Dowladii Soomaaliya
Waxaa Dumiyey Rag Soomaaliyeed oo laga Soo hubeeyey itoobiya ayadoo Doonaysay inay Marka hore Soomaali isku jabiso isku dirto Kala qaybiso
Ayadoo adeegsaneyso
Dad Soomaali kadibna Markay u bislaato ay si fudud ku Qubsato.
Cali gedi ma asiga madaxweyne aha shaqale bu aha wa ano ku iri xamse ba cidan kenay aso xasan ka amar qaadan@@dahabajama4680
Maashaa alaah cilmi iyo caqliga alaha kuu saa idiyo
Cabdullaahi yuusuf ayaa keenay cidamada itoobiyo
Maan shaa allaah
Itoobiya waxay hore u qaadatay dhul soomaaliyeed
Haatana rabto dhul hor leh
Jawaasiista inta badan hal qabiil mahan itoobiya waxaa xamar keenay jaajuus cabdullaahi yuusuf oo mj ahaa iyo jaajuus cali maxamed geedi oo agaal ah iyo kuwa kaloo badan marka yaanan waxbo la duugduugin
Sax lkn markaas etoopiya saxib ayaa la ehed dowlada
Xassan Sheikh
Xiligiisi asaga u Saxiixay ciidamada Itoobiya inay
Ka mid noqdaan Ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Afrika ee Soomaaliya
Madaxtooyada waxaan u fadhiyey Gabre oo Sirdoonka Itoobiyan ahaa Dowladi uu Xassan Sheikh madaxda Ka ahaa Itoobiya waxay oola dhaqmi jirtay sidii Gobal Itoobiya Ka tirsan.
Hadda maxaa qaban karnaa?
Dr kuma raacsani sheekada c/hi yusuf aya itobiya diidanaa waa been
Abdullhi waa ninkii ugu horeeyay ee daba dhilif ethiopian ah. Xitaa puntland itobiya ayuu ku qabsaday.
Meeshaan waxaan ka gartey inaan soo gaarney meeshi Somalia ku dhiman laheed ama. Filmki dhamaadkiisa RIP wadan keygi Somalia, shacabka weriye been aad, siyaasi Tuug, Culumo inkaar qabto intaas ayaa na hor boodeyao
ASC Siden ujekahey Dr Maxamed dahir caweysa
Abdullahi Yuusuf ayaa keenay cid walbo waa ogtahay bihin bihinta naga daaya.
Waa nasiib daro in maanta xildhibaano katirsan Gollaha shacabka soomaaliya ineey Itoobiya u durbaan tuntaan si dal iyo dad horleh u qaadato.
Waxaa kaloo layaableh Madaxdii dalka loo doortay oo umadii Soomaaliyeed kala dilaya.
Below barkalawe ninki axmar keney Somaliada wey garanayaan wa cabdulahi yusuf
Sheekada Hada waxay maraysa Qaran. Qabiil meel naga dhiga soomaaliyeey wan inan meel kasoo wada jeedsana kala qaysananta waa waxa Cadowga Ay Rabaan aqliga ha shaqeeyo
Dadkan waa dad aan wax baran Caqligaas dheer malaha waxaana hormuud u ah dad Amxaarada u shaqeeyo oo durbaan qabiil wataan, ilaaha Leenahay meeshi aa ku dhaamaan laheen aa soo gaarney sidii muslimiinta Spain
Ethiopia guul guuuul
Anagaa soomaali wasna ❤🤍💚 Somaliland guul
❤🤍💚
somaliland baa sabaabtay in aay marba wadaan leef leefaan somaliland guuuuuuuul insha aalllaah cadowgeeda cagta hoostiisa💪💪💪💪💪
RUNTII WAA SAAXIBUL-CAQLI INA DAAHIR AWEYS WELIBA WAA XAQIIQDA SHAQSI KA HADLA.
Kkk nijaas inay darood yahiin wala ogyahy ma umadii soomaaliyeed ayaa kadhaadhicinaysiin in geedi inuu keenay itoobiya ayada oo la ogyahy cabdullahi yuusuf inuu madaxwayne aha asigana dalbaday
@@salmanbashiir1712 SHAME ON YOU.
@@abdisharif8315 anaa kuwaso tankle wxaan kugubishaareenaya inuu daarood dambe villada katalineen ilma amxaaro
Marhore cidii itjopia keentey waa la soo dhaafey hadeey na heeysataa waa in aan u midoowney dalka in aan ilaalino waa muhiim
Cabdulaahi yusuf ayaa Ethiopia keenay Somalia 🇸🇴 maha wiye ayuu ahaa
Ilaahey hadayo Waa rijal hadi ragayagu sida ahan la hayen side u ekanlaha dalku Ilaahey noosodir mid kharqaba
Ninki ugu horeeyey amxaaro keeney Somalia 1975 iyo 2006 waa Abdulahi Yusuf Ilahay uma naxariisto isaga iyo wixii ku fikir nacalada
Aaxmaar waa cadawgeena jiray jirina doona ee aqligu hashaqeeyo
Abdulahi Yusuf ayaa keeney 1975 iyo 2006di
Qabqablayaal doqomo ahna waa la so deen haddii Ilahay laga cabsanayo
Waa runtii
Waa kula sodhaweynaa
Ethiopiën ka Hawiye, Daarood Dir( isaaq ) Raxanwwyn Beesha shanaad ma keenin, waxa keeney siyaasi dan leh.Allahayow shartooda na dhaafi.
Amxaarada wagi Xasan Dahir Aweys (WADAADA) xoog ku so galen Specifically Gedo, Hiiran, Mudug dadka history aqriya ha la aqriyo. QABIIL HA U QADAN
hawiye waa raga itoobiyaanka jilibka u laabay
Sayid cabdille, Sheekh bashiir , faarax oomar, axmed gurey, Micheal mariana iyo ragii syl kuwaas ka hadal iyagaa somali soo gaadhsiiyay gobonimo ilaaliyay xeebteena , masaari iyo Ethiopia aniga cawgeyga weeyee baastaryahow wicilka ahi
Cabdulaahi iyo cali waa is wateen anaa dhageystey asooleh ninkii rabo inuu waxnoqdo cidaas ha laheshiiyo adaga asaa madaweyne ahaa labadooda waa wada wateen
Geed8i baa keenay asagaaba sheegtay Hawiye wlhi dowladnimada suuq geen ayey umaleeyeen iyo xaraash
CALI GEEDI XUKUUMADIISII DHEH Hadii KALE Villada ISBAARADII SACAD ayaa ooli laheed QANYARE CAATO MUSE SUUDI AYAA XOOG XAMAR KU HEESTAY TAAS KA HADAL JAALE HAWIYE .
Waa somaligi ugu horeeyay ee qaladkiisa qirta saas baa loosiiyay
Ninkii ugu horeeyay ee amxaar wadanka somalia soo geliya oo weliba calankooda ka taagay wuxuu ahaa darood cabdullahi yusuf doqonkaan ogaadeen waa dhintay waa soo nooladay muxuu hawiye ugu ordayaa wuxuu cadeynayaa sidii sacii in uu meel ugu xernaa oo cambuulada la cunaye gurguurte amaba qoslaye qpfba sidii u yaqaano ama xabaala qote wuu isyelyeelayaa doqonkan ogadeen waxaa muqdisho ku haya hawiye ee hal habeen kumuusan hoydeen
Wey cadtahay Cabdulahi Yusuf aya kenay asigoo ka argudanayo reer muqdisho
As long as Madaxda Soomaalida aanay heshiis ahayn Somalia faragalin laga dayn maa
DADKA QAAR ISMA OGA WAAYO WALAALKIIS MUXUU SOOMAALI UGEYSTAY OO DHIBAATO AH
Ciidamada Kononfur Galbeed markay Guardiyayaan waxay sititaan. Sabab!
Abdulahi yusuf baa Amxaaro keen xamar 25 kun oo uu kubaabiyay shacbkii muqdisho ilaa ay markii dambe 20 ku la’ga dilo intii Kalamazoo carartsy wixii Zumba Xawa
Qof somalia jooga ha aaminin what so ever waa law mentality maantaba wuxuu amaanayaa oo hero inooga dhigayaa dalkale iyo dadkale oo dawladnimadeena lugooyo ku hayay, 😂😂😂 subxanallah
From Awdal news
Ninkii so galiyey Amxarada Moqdisho ama somaliya. Amabase waqtigi Dagaalka 1977 o u xagal daaciyey waa Abdulahi yusuf.
Wixii hope waa inadhaafeen hada hada ha hortago cadawga soo jireenka ah
ninkan ha soo fiir sado shirkii kenyo ka dhacay ee lagu doranaye cabdulahi yusuf sadax nin ayaa u saxaxiixay Wana shariif sakin cali gedi iyo cabdulahi yusuf ader qabiil ku hayo hadabo ku dhagntahy hawiye
Cadow aan Carab ahayn ma lihin. Khayraadka Dalkeenna in la soo saaro yaa diiday. Waa Carab. Mandhow Catowga iga Daa Carabi Waa Naage. Carab waxay kuu oggoshahay ma leh. Waa Xaasidkeenna mana noo oggola wax Horumar ah. Ethiopiaanka haddii Nabad, Qaddarin iyo Deris-wanaag aan ka helno iyadaa nooga roon. Period
Xaqiiqada lamaqarinkaro illaasiyaadbare ayuu adeegsanaayay xabashi eeldooreedna asagaa 20 kun oo ciidana dalbaday nimankakale c yuusuf ayeey ushaqeeynayeen,lagabilaabo geedi,ina ceydii,s c jeele.
Prof is very knowledgeable and historian.keep up
Cabdullahi yusuf ba amxaaro keenay
Cabdilaahi yuusuf,isagaa Ciidamada soo geliyey koonfur iyo muqdisho ba,Cali maxamed geedi haday doonaan ha ku wada socdaan laakiin,Cali heshiis bay ku Ahaayeen labadiiduba way ku wada qanacsanaayeen,Caqliga dadkana lama Caayo keligii Cali maxamed geedi,Awood umuu lahayn inuu Ciidanka Ethiopia soo geliyo,Cabdilaahi yuusuf Ayaa soo geliyey Ciidanka
mr Yuusuf ayaa dalbaday oo yiri 60kun anoon helin magali ksro xamar Geedina wuu lasocday markuu Yuusuf waayay kursigana waa mar dambe
Run ayu sheegey WALLAHI
Asalaamacaleykum masha alaah
Ma ahan hawiye, Cali Maxamed Gedi waa nin warsangeli darood ah oo hawiye dhaqan ku ah. Waxaaba isu yaqaanaan nin aan la kulmay ayaa ii sheegay inay yihiin warsangeli darood.
Nin gurigiisa bahal galinaayo ma jiro. Cabulaahi yuusuf ayaa keenay itoobiya. Daaroodka dadka inee ka caqli badanyihiin ayee moodaan .majeerteen ha is qabadsiiyaan dowlada anagaa villa somalia geeynay iyo itoobiya hawiye ayaa keenay.
Xitaa iney munafiq yihiin ka garo meeshooda Hal Amisom lama geynin Sababto waa dad weligood Gaalada u shaqeeyo xitaa waagii xornimada. Laakin aawey dadki fahmi lahaa oo iska celin lahaa Marki wax yar la kaco, qabiil aa laguugu Leexinaa
Ninki ugu horeeyey amxaaro keeney Somalia 1975 iyo 2006 waa Abdulahi Yusuf Ilahay uma naxariisto isaga iyo wixii ku fikir nacalada
Somalidii ayanna islaynaysa oo kala rattay ayaa difaacaya dalka waxaa laga Rabaa dawlada in ay dadka somaliyeed mideeyaan
Abdixafiid mawaxaan runsanaa madexweyne ciidan uusan ogalaan ayaa nin uu magacaabay iska soo galiyey
Ilaahay aan kabaqno
Xassan waa ninkii markuu Jig jiga tagay lahaa Ethoipia waa walaalaheen waxaa schoolada nalooku dhigi jiray in ay cadiwgeena yihiin waxaasna waxba kama jiraan
Dowladdaan waxaa looga fadhiyaa xildjibaanadii yiri Waxaan taagersan nahay Ethiopia, wA inay soo xiraan si Maxkamad loo geeyo laakiin dadkaan yar yar oo xireyso keliya hanaga dhaafto.
Maashaa Allah waa aqoon yahan dood academic ah inkasta oo qaar uu hadal siyaasadeed yahay
Very sad the somali land is still colonised by eithiopia and they want to add ur sea.
Xaqiiqada Ayuu Sheegay
Dr Aways Dadka Aan Taariiqda Haynin Comment Bilaa Macna ah Ha iska Soo Xariiqeen
Wuu Mahadsanyahay Dr Aways inta aan Xaqiiqda ogayn Dhagahooda Haku Shubo
DIGIL OW MIRIFLE WAXA KU QASBAYA ITOOBIYA WAA XASAN SHEEKH IYO XULUFIHISA INEY
WEERER KU YIHIIN DHULKA
DM WAA INEY ARRINKAS IYO DAMACAS FOOSHA XUN JOOJIYAN WAABA INTAS SABAB ITOOBIYA AY U JOOGTO😮
Asc BRIT somali TV guleestaa kusoocdaa ÉTHIOPIA Kamaa wada Hadlikarno Badhena OK guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
BSTV WAAN DAAWADAA LAAKIIN DIB DAMBE U DAAWAN MAAYO DADKA NOOCAN AH INAAD WARAYSATO MA AHA.
CILMI IYO CAQLI KUMUU HADAL WAA NOOCII SIYAAD U BIXIYEY. AFMIISHAAR.
1970 ARIMAHA DADKII HOGAANKA HAYEY HAL QOF WAXBARASHO MASARI KUMA JIRIN
Adeer Adigu maxaad diidan tahay. Mise runtaa ku dhibtay
Siyaasigu waxa uu soo bandhigay Dood heer sare ah waxa uuna muujiyay geesinimo iyo inuu ka hadlo xaqiiqada Soomaaliduna runta ma jecla ee waxay jecelyihiin been munaafaqnimo xaasidnimo iyo ila meerayso waana waxa kaa muuqda adiga
Sidaas awgeed fikirkaagu waa mid aan sal iyo raad lahayn sida dumarkio ayaana u jaq jaq leedahay
Garta meesha taala ama kaalin libaax ka qaado ama iska aamus lo'yahay.
😂😂😂 Abdullahi Yusuf Hawiye Miyaa ??? Somalida Waxay Ka Warhaysaa In Afar Daked Ethiopia Farmajo Siyy Taasna Ma Hawiya Hawiye Dowlada Somaliyed Asaa Ugu Horeyy Mantana Asaa Hayo Amxaro Waxa Somalia 🇸🇴 Ka Hortagan Waa Hawiye ♥️ Allah UNAXARISTO Malintii Ugu Horeysay Ay Soo Galen Ethiopia Dhulka Somaliyed Waa Geridii General Caydid Allah UNAXARISTO Ninkan Hadan Loo Shegin Runta Kaligis Mesha Yaan La Kenin Damerka Abdixafid Jooji Qabyalda
Cabdi xaafidow adna qabyaaladiiste ayaa anagaad kanoo kale noo sii farinaysaa adeer bajasha eaad kula jiraa waa in layska kiin celshaa daalimiin isku bahaystey qabyaalad
WALEE CARAB WALAALNIMO REER QASO KAWEYSEY KAHELIMEYNEE ILAAHEY HANAMIDEEYO CAQLIGA HANOOSOO CESHO
Kaadib beeloew ah waa cabdulaahi yusuf
Rugcadaayoow xaal qaado!!!!!!!!!!!!!!!
warjiritan soomaaliya gogortan ma gelikaro dawaladna ninjecelesi ismakanan ha jojiso dawaladu wa mid tankale awayi maxakamadi sere o dadkan kala hagilaha ninki manta itobiya ada ama lugu sawiro ha ogaado wado cesa gasha halaga foogaado qarandumisinimo ama dawalada ha ahaado ama shaqsi ha ahaado
Been badadaan A yussuf. Aa saas yiri
1982kii ayuu Abdullahi yousuf, ciidankii Ethiopian ahaa soo geliyey Galdogob, wey caddahay xataa uma baahna in uu qof soo fariisto aan dalkan taariikhdiisa kuwii qaldi jiray in uu yahay ayaa u maleynayaa , waar naga xishoo ku dheh. Ninkaan
Kamaaludiin Xamar ayaa lagu dilay ninkii lagu xaman jirayna ma sheegin wixiuna ahaa ZOBBE.
Somali inte qabil ku dagalamaan wlh amxaro la waregeso somalia😢
dadku way wada ogyihiin in wuu cabdilaahi yussuf keenaay daaroodku been badanaa
Siyaad barre Gabeyre’s yir asaga baa noogu weyn abdulaahi yusuf hal number ooi madexw ku noqday waxaa siiyay qan yare farmaajo shiekh shariif baa siyaasada ku soo daray in cabdrashiid Safavid xiirane xasan shiekh baa keenay calanka U N ka keenay
Dadka waa ineey yeeshaan qadiyad ,
Ciid somaliyed xor ah ninkii calanka anxarada suray waxa u ahaa cabdulahi yuusuf alaha u naxariiste marka taariiqda qofna ma aasi karo waxii dhacay intad iska dhaaftan hada maxa xalka dalkena yahay rageenow
Somalia Sudan iyo Oman ayan umalayn inay ahaayeen saddexdii wadan ee aan u jarin Masar xiriirka diblumaasi kadib heshiiskii kampdavid
Ninkaani wax ma oga. Dhibaatadii Cabdullahi yousuf uu dalkan u geystay wey taagan tahay. Markaasi ayuu leeyahay Ali geedi ayaa keenay, waan jiognay sidey wax u dhaceena waa la ogyahay.
600sano ayuu ka hadlayaa, ka hor ayaa jirtay 5000sano ayaan xiriir lalaheyn Somalia & Masar, laakiin cidna laga maqli maayo, qoladii tirahdo Ethiopian waa walaalaheen, waa dambiilayaa.
Anagu Somali banahay massar gurmad iyo garab kama rabno wayo MASSAR damiir islamnimo malle musliminta Qaza ay gallo oo dhan ay xassuqayan wax ha uu taarto
Massar itoobiya aya nodhanta somalibannahay wan iska ceeliinnayna
Itobiya
Xassuqa
Ninkan
Wuxu
Kadlayo
Waa
Marheshis
La
Ajay
2MASARIDII HORENA MAJIRTO SOMA.IDII HORENA MAJIRTO WAA DANEYSTAYAAL IYO JAAJUUS
Hawiye baa somali u ilaaliya dalka iyo dadka maxaa gobalada in oramada u joogaan G/mudug iyo hir/ Shaqbeel u noogu waayeen
Majeerteen ayaa keenay ciidamada la socday itoobiya waxay ahaayeen psf ciidamada diyaano watay cabulaahi yuusuf ayaa keenay ciidamada itoobiya. Cabulaahi yuusuf ayaa keenay ciidamada itoobiya. Talyaani iyo ingariis waxaa keenay boqorkii cali yuusuf.cadow dalka soomaaliya ma jiro ilaa Majeerteen ayaa keenay. Taariiqda dib ugu noqo.
Haddaad tahay waqti lumis jawaab ma mudnid.
@@OMARAhmed-cd6ch saliida qumbada miyaad wadatay bowe
Cadawga soo jireenka island jira
Scww
Kala saara waagas etoopiya dowlada saaxib aye la eheed lkn hada wxaa la isku haaya qodobo masiiriya
Waxaat noqotay kuwa amaxaarada u adeegayo ayaat waraysi kaqaadaysaa meesha qabiil in wax logga sheego soomaaliyeet waa qalad teeda kale wahigiisa maxuu uqarinaayaa maalinba marxaled ayaa lataagnaa
Mohamud dahir
Waa nin runtii mas kax ahaan ufakaraya.
Ma uu ogola keeni taanka xabishida!!
Qabiilkii rabo ha ahaado ninkii axmaar uraya la saftaa Waa isku mid
hada masar ma waxa wado xassan mise xamze waxa kenay masar xassan merki hore waxa kenay abdullAhi yusuf
Beenbadanaa cabdulaahi yuusuf ayaa madex weeyne ahaay asaana ka masuila.
WAZ RUNTIIS AMXAARO ABGAALNIYO HG AAKENEY
Ninrageedmaxamuuddaahirwaadmahadsantahaywarsoomaalinimoyaadkuhadashay